Cilmi & Caado - Qeybta 3aad

  Рет қаралды 554,397

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

15 жыл бұрын

Cilmi iyo Caado or Tradition Vs. Modernity by Robert Tyabji and Hobollada Waaberi - Waberi Troupe.
Dhibka bulsho oo ka dhasha loolanka dhaqankii hore iyo kan cusub. Fikradda sheekada waxaa leh Yuusuf Aadan Allaale. Waxaa soo saaray Salaad Yuusuf, Sooraan Nooriin, UNICEF Soomaaliya iyo TV-ga JDS.
The societal problems that arise when tratidional values clash with the changes of modernity. Story idea by Yusuf Adan Alale. Produced by Salad Yusuf, Soran Norin, UNICEF Somalia, SDR TV.

Пікірлер: 136
@khadramusse3725
@khadramusse3725 4 жыл бұрын
Sooran iyo safi ducaale Ilahay ha u naxaaristo jannatal Fardawsa haka waraabiyo Amin
@saidahmed8531
@saidahmed8531 9 жыл бұрын
alle ha u naxariisto maalin dhawayd ayuu ku geeriyooday hargaysa isaga o ka toobad keenay fanka masaajidna mu adin ka ah alla janadi ha ka waraabiyo aamin
@geelgaad375
@geelgaad375 6 жыл бұрын
yyi
@rayaanibrahim6414
@rayaanibrahim6414 5 жыл бұрын
Mnsha allah alle ha unaxariisto
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 5 жыл бұрын
said ahmed Yaasalaam. Allaah ha u naxariisto. Ilaahow khaatumada inoo hagaaji.
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 4 жыл бұрын
Hoooyadaa towbadeedii was ma ninkan qaab madadaalo umada uwacdinaya kana hadlaya burburka qoyska Ayaa xumaan waday Ala maxay caqliyadii dhimatay
@haleemaali7901
@haleemaali7901 2 жыл бұрын
@@geelgaad375 kttk
@Twa917
@Twa917 5 ай бұрын
Ilahay haw naxaristo. Manta ayay tagantahay. Waxay. Qusaysa faraxa luga basta yurub jooga. Waba sida❤❤❤❤kkk
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 Жыл бұрын
Cabdullaahi Sooraan iyo Saafi Ducaale Allaha u wada naxariisto.
@CaatoXasan
@CaatoXasan 2 ай бұрын
P3q
@HasanJamac
@HasanJamac Ай бұрын
Cilmi iyo caado waa fikradii yuufuf adan alaale
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Sh. Cabdillahi diiriye sooraan iyo saafi ducaale Allah swt janooyinkaaga ugu deeqo oo naxariistaada waasaca ah sii iyagaa iyo muslimiintoo dhan sooraan ilaahay khaatumada Khayr buu ugu khatimay isagoo mu'addin ah oo xaafidul guarana ayuu dhintay ilaahow sidiisaa noo soo hadee oo khaatumada khayr noogu khatin yaa rabbi
@mmmnourhirs9010
@mmmnourhirs9010 5 жыл бұрын
Aamin
@hassanmoussa5994
@hassanmoussa5994 5 жыл бұрын
Alleh ha u naxariisto sooraan isagoo ka toobad keenay oo sheekh ayuu geeriyoodey ku beri dhaweyd hargeysa
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Allah Ha UNAXARIISTO dhammaantood, sooraan Wuxuu Geeriyooday Barri Dhawayd Isagoo Masaajid Hargaisa Kuyaalla mu'adin Ka ah
@abdinormaryacade
@abdinormaryacade 3 ай бұрын
Ĺ Looks àĺ 😅ßssppz daa😮 ß?ßaßAAAAßAAAAZZZZÀ ALL LLP DLDEEE M.P
@faysalismacil5166
@faysalismacil5166 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sooraan iyo saafi ducaale
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 8 ай бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso abwaan maxamed c laahi sooraan
@nurawale5694
@nurawale5694 5 жыл бұрын
labadoodaba alle ha unaxariisto aamiin aa@miin
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
geesi dhamaaday raxmatulaahi ha unaxariisso
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
wow war sooranoow yaasalaam abayaasha majajilada waliba fanka waxuu ku soo galay heesayahan thanks bro HB
@cllahikhalifxirsibulxan
@cllahikhalifxirsibulxan 6 жыл бұрын
ilahy naxariisto clahi soran
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 5 жыл бұрын
Ilahay hawnaxaristo safi ducale iyo sooraan
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 8 ай бұрын
Waa fikradi abwaan maxamed aada n dacar
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 8 ай бұрын
Waa ruwaayad xigmad badan xambaarsan
@cabdiqanixirsi4294
@cabdiqanixirsi4294 4 жыл бұрын
SOMALILAND DALKAYGA Allow dhawr
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 5 жыл бұрын
alle ha u naxaristo
@yousofjamanour5606
@yousofjamanour5606 5 жыл бұрын
cilmi iyo caado abwaan yusuf allale sooraan iyo saafi ducaale waxa kale oo ku jira fananin badan oo uu kamid yahay maxmed ahmed kuluc saynab baxsan cabdle yusuf hanooniye cabdikhadar xasan xuseen laari saado cali warsame binti cumar gacal khadijo cerigaabo fananadii weymad dalays cabdulahi abwaan dacar iyo qaar kaloo baadan anan halkan ku soo koobi karayn alle haw naxariisto inta dhimatay inta noola alle cafimad iyo cimri dherer ha siiyo
@qisojacaylaoodhabahcali6490
@qisojacaylaoodhabahcali6490 5 жыл бұрын
Wesmo
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 2 ай бұрын
Allaya Raxma Y Alaale
@nimcoh1532
@nimcoh1532 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
alla how naxariisto ruwaayddaaN intii wadey inyar baa kanool cilmi iyo caado waxaa sameeyey abwaankii weyn Doolal
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Naxariistii jano alle ha waraabiyo waa Sooraan iyo saafi dualeh.
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Iyo Mohammed Ahmed kuluc
@shamsoahmed6573
@shamsoahmed6573 3 жыл бұрын
Intii waday badanaa weey dhinteen rabi hau naxaariisto
@Baahalow
@Baahalow 15 жыл бұрын
Music By Lead Guitarist Mohamed Hussein farah, Naaxiyadda Heesaha by Hanuuniye, Cabdullaahi Cabdi sabriye, Cabdi Khadar Xasan and Mohamed Hussein Farah.
@maxamedosmaanhirsi4881
@maxamedosmaanhirsi4881 7 жыл бұрын
ok
@FAYSALCABLE
@FAYSALCABLE 11 ай бұрын
😅😅😅p😅😊😊😅😊😅😅😅😊
@FAYSALCABLE
@FAYSALCABLE 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@yahyeali5263
@yahyeali5263 8 жыл бұрын
najma
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 5 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo sooraan iyo saafi ducaale iyo intii dhimatay umadda islaamka ahba aamiin laakiin aad baan u qoslaa markuu lee yahay idinku maxaa ahaydeen marxuumku kkkkk
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cyarddinmohamed5590
@cyarddinmohamed5590 4 жыл бұрын
2020 still watching 🔥🔥🔥
@rabicoali7635
@rabicoali7635 6 жыл бұрын
aamin yarabi
@user-dv5it5lg5c
@user-dv5it5lg5c 2 жыл бұрын
رحمهم الله جميعا
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Ihihihihihihihihii waaahagaag.saxsax
@mahadxikmad7080
@mahadxikmad7080 3 жыл бұрын
Axsan ruwaayad
@hibo271
@hibo271 12 жыл бұрын
i love it waalhi
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Qaladaad miyaanay lahaan jirin ruwaayadahni
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
Wax waxfalayo iyo wadaad xume iyo habro wadatoy ilahow unaxariiso safi iyo sooran
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Ameen YA rabbi
@Mayaah87
@Mayaah87 2 жыл бұрын
❤️❤️
@abdulegale1956
@abdulegale1956 5 жыл бұрын
Murti waaye laakiin muusikada ayaa xumeesay Cajiiiiiiiiiiib qamriga waa hooyadii ceebta
@AhmedSaed-qj5qj
@AhmedSaed-qj5qj 6 жыл бұрын
Waaaw waaberi ha noolaato waa filimkii cilmi iyo caado ee abwaan dacar
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 5 жыл бұрын
Waa filimkii cilmi iyo caado iyo abwaan Yusuf aadan xuseen (alaale)
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Meeqo jeeeeer.
@arsenal20able
@arsenal20able 11 жыл бұрын
Riwayaadan maxamed adan dacar baa sameyey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Runrun.
@nimcoh1532
@nimcoh1532 5 жыл бұрын
Sooraan
@abdulegale1956
@abdulegale1956 5 жыл бұрын
Cajiiiiiiiiiiib
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 7 жыл бұрын
d.ago
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 6 жыл бұрын
Naa maanaa ku qaba mise adaa iqaba ? 'Waan is qabnaa ' jwb gaaban oo run ah 😂😂😂
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Xays Galbeed jawaabtu sax ma aha ee naagtu iyadaa laqabaa ee waxmaqabikarto
@menzakiheri9954
@menzakiheri9954 5 жыл бұрын
Xays Galbeed Zach
@sado83abdi4
@sado83abdi4 5 жыл бұрын
Heureusement Tata safi ce jour là tu m'a fait quitté ex fleur ou bien le quartier Hollywood et pour ça je te remercie ! C'était dans les années 84.. signé la fille de b
@Wajaale64
@Wajaale64 5 жыл бұрын
Naa maxaa tidhi !!!!!
@yahyeali5263
@yahyeali5263 8 жыл бұрын
woooooooow ilove
@cartanhashi6801
@cartanhashi6801 11 жыл бұрын
waa lama ilaa waan Riwaayadani waxay ka hadlay say bur-burka faamligana ilaahada Soomaalidu meel kastooy jooogto boro balamaym baa haysat
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
Taariikh dhaxal gala Waxaynu nahay majority ahaan caruurtii Waqtigaa ficilkan lamatalayay lakorinayay
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Ereyada y.a.alaale laxanka hanuuniye codka sooraan iyo saafi ducaale
@ahmedyasin5565
@ahmedyasin5565 8 жыл бұрын
sooran cadi mahan
@ahmedyasin5565
@ahmedyasin5565 8 жыл бұрын
was as a as
@ifraaxmuse979
@ifraaxmuse979 6 жыл бұрын
AscAhmed Yasin
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
Wax waxfaliyo wadad xume iyo habro wadatooy in
@sabrincabda1652
@sabrincabda1652 7 жыл бұрын
wax wax fala iyo wadadya xumey kulahaa kkk
@sharmakeyusuf2083
@sharmakeyusuf2083 3 жыл бұрын
February 2021 still watching...hit like please
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Meeshu waa halkee
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Muqdisho 1985
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
Cqaadir weheliye, kkkkk ahaha, jilka hada soo koryaad tahay, ee la, jaan qaady , fanaanintaan cusub, sooraan l allaha u naxariistee iyo saafi ducaalaba waa fanaanintii waaweeynaa ee qaranka, ee waayo waayo, allh yaa raxma RAXMA WAA SICA !
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Oomeeshuu kaboodhkiciyay waa maxay
@xurmeyoxassan1434
@xurmeyoxassan1434 5 жыл бұрын
warer moye adi waliga wanag malahan asxan riiiwayad caajiib ah
@socheherson8605
@socheherson8605 6 жыл бұрын
Saa F
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
من شابه اباه فما ظلم
@cabdilaahicali7331
@cabdilaahicali7331 4 жыл бұрын
ugbaad
@ibrahimsaed3636
@ibrahimsaed3636 5 жыл бұрын
alla haunaxariisto sh abdillahi diiriye sooran
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
Alayaa raxma raaximiin saafi ducaale iyo sooran
@abdiraxmanfarey7395
@abdiraxmanfarey7395 8 жыл бұрын
waxa magaratid ken walaayada iyado sax ah hada yee jirtaa qurbaha
@calimaxamed4016
@calimaxamed4016 6 жыл бұрын
Abdiraxman Farey khsamkan
@shamsoahmed6573
@shamsoahmed6573 3 жыл бұрын
Hhhhhhh wlhi
@saabriincadeey3417
@saabriincadeey3417 4 жыл бұрын
muusikadu waa dilki Alberto ee waxyabo muusiko kaxun aya wadanka kadhacayo ee wax kaqabo
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 15 жыл бұрын
Saafi Ducaale ma nooshahay? Fananad cod macan ey eheed, waxan ku xasuusta Barnaamijki salaamaha iyo Heestedi furitaanka " Macaariif is jecel yio Mahuraaan walaalaa hadeey kula lumaanoo
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Maya Barri Hore Ayay Geeriyootay Allah Ha Unaxariisto amiin
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 4 жыл бұрын
Marka aad qoraalka soo qortay oo ah 10sano kahor way nooleed lkn hada waa horeey dhimatay iyada iyo sooraan oo hada idiin muuqda 2duba way geeriyooden ninka commentiga soo qoray hadaad adigu noshahay Allaha kuu siyaadiyo cimriga waa aduunyo 10 sano gudaheed meqa qofaa dhimatay Rabiyow qaatumada noo toosi.
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 3 жыл бұрын
Hiraab ayaa cunay waxanoo dhan oo iimaan laheyn
@heyheyheyhey5605
@heyheyheyhey5605 3 жыл бұрын
Jini hiraab kugu dhac
@kingrk1879
@kingrk1879 8 ай бұрын
Walaahi waa run ilahay iyaguu waydiinayaa qiyaamaha iimaan lawayaasha
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
SOMALIYO 😢WAS LEEY QIYAAMAY INTUU ODOGA SARQARSAAN😢
@abdulegale1956
@abdulegale1956 5 жыл бұрын
🗡🐎
@cqadirweheliye6610
@cqadirweheliye6610 10 жыл бұрын
waa suaale sooraan kan hada nool oo burco joogo oo weli majaajiliistaha ah miyaa mase waa sooraan kale
@tiisheaxmed382
@tiisheaxmed382 9 жыл бұрын
Maaha soorankan hada waa sooraan wuxuu joogaa hargaysa waana wadaad wuu,ka baxay fanka masaajid ayuu ka eedaamaa sooraan hada ilaahay haka aqbalee
@user-pv8hs6wp9w
@user-pv8hs6wp9w 9 жыл бұрын
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 7 жыл бұрын
Cqadir Weheliye maaha kani waaberi ayu ku jiray dhowan ayuu dhintay
@nagiibabdirashid1441
@nagiibabdirashid1441 6 жыл бұрын
Kan Allah ha u naxariste waa dhintay wuxu ahaa Imaamki Masjidka Nakhiil ee Ku yaala Hargeisa
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Cqadir Weheliye ,, Kani Burco Joogaa Waa Daba ka fuul, Waaban Garan waayay xiliguu magaca xadey
@maxamedcalibulaybulay1748
@maxamedcalibulaybulay1748 3 жыл бұрын
Hinaase know was sida dumarka had jooga ayay kahadlayen mideast fooxisay utagta iyo nin Nacas reerkiisa dhqan waayay
@sweetyrodo8415
@sweetyrodo8415 11 жыл бұрын
wax magaratidey keeeen walayada lol
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 7 жыл бұрын
225477718d.marjoram
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 жыл бұрын
sweety rodo k
@kingahmed4748
@kingahmed4748 11 жыл бұрын
vodka ayuu cabayaa kkkk ragedi
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 2 жыл бұрын
Kkkk
@faysalcabdi3393
@faysalcabdi3393 Жыл бұрын
0
@mariam370
@mariam370 12 жыл бұрын
raggah soomaalidda iyagoo qeyra masuul ah bay islaweeyihiin intuu khamro ka so dhargay kullahhaa yaa wayeel ah o u weyn reerka hahaha
@khadramusse3725
@khadramusse3725 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@hamzemouse8569
@hamzemouse8569 3 жыл бұрын
@@khadramusse3725 .kkkkkk
@tiisheaxmed382
@tiisheaxmed382 9 жыл бұрын
Barigaa soomaliya vodkaha waa,laga heli jiray ,habeen tagay sooma laabto lkn soomali way kala tashatay hada
@ifraaxmuse979
@ifraaxmuse979 6 жыл бұрын
Tiishe Axmed kkk
@alidaud1309
@alidaud1309 9 жыл бұрын
votka ayuu cabaya rageedi
@qisojacaylaoodhabahcali6490
@qisojacaylaoodhabahcali6490 5 жыл бұрын
Wezmo
@quruxdumar389
@quruxdumar389 5 жыл бұрын
Qofkani ma maryan mursal baa
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Saafi Ducaale Weeye Allah Ha unaxariistee
@marwaaliballahkuxirnow
@marwaaliballahkuxirnow 4 жыл бұрын
rer Somaliland ceebta maku faanaan mise wa ucaado? inta xunba wa shegtaan
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Ceeb noceya nayaa
@sainabsheikh9856
@sainabsheikh9856 Жыл бұрын
جج %%
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Runrun.
Cilmi & Caado -  Qeybta 5aad
9:55
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 337 М.
Cilmi & Caado - Qeybta 8aad
9:58
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 174 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 162 МЛН
Sanqoole in the Jawaan
14:25
LBchannel
Рет қаралды 268 М.
MASIBADA ADUNYADAA
1:52:30
QAANSO
Рет қаралды 294 М.
Cilmi iyo Caado.flv
6:55
Xildhiban Publications
Рет қаралды 30 М.
Darajo iyo Xil yaa mudan.flv
11:15
Xildhiban Publications
Рет қаралды 271 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 332 М.
RIWAAYADII DHAYLO JECEL IYO CABDI HAYBE LAAMBAD QOSOLKII ADUUNKA QAYBTII 3
8:53
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cilmi & Caado - Qeybta 1aad
9:51
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 147 М.
Starman #starman #superman #starmanmeme #shorts
0:16
Dr.Superman
Рет қаралды 16 МЛН
И пусть весь мир подождёт 💞 «Постучись в мою дверь в Москве»
0:37
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 8 МЛН