XASUUSTII AUN CUMAR DHUULE CALI & HEESTII "TII DHAADASHIYO QURUX, MOWLE UU U DHAMEEYEE, ANA LAYGU...

  Рет қаралды 41,014

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

XASUUSTII AUN CUMAR DHUULE CALI & HEESTII "TII DHAADASHIYO QURUX, MOWLE UU U DHAMEEYEE, ANA LAYGU DHEEHAAY, WALI WAXAYGU SII DHEER, DHARAARTAYNU KULANIYO, AXDIGAYNU DHIGANEE..QAACI LIVE KABAN
HEESTAN ERAYADEEDA IYO LAXANKA WAXAA SAMEEYEY AUN FANAAN CUMAR DHUULE CALI ISLA ISAGA AYAA TUMANAAYA KABANKA
HEESTAN WAXA UU FANAANKU KA QAADEY SHOW LAGU QABTEY ABU-DHABI 1986
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 24
@zahroali9075
@zahroali9075 Жыл бұрын
😢😌 fanaka allah u naxriisto 2023 inta dawaneso iga danbeso wan idin salamay🙋‍♀️
@idirisshire277
@idirisshire277 3 жыл бұрын
Tii dhaadashiyo qurux mowle udhameeye Ana laygu dheehaaay Wali waxaygu sii dheer dharaartaynu kulaniyo Axdigaynu dhigane Hadaad dhiriftay inanyahay Anigoon wax kuu dhimin Inaan dhamayno Inala dhantaashe Yaa dhexdeena soo galay Waatan dhabaqday xaajeee
@nouhabdirahman2540
@nouhabdirahman2540 3 жыл бұрын
Tii dhaadashiyo qurux mawle udhameeye ana laygu dheehaay wali waxaygu sii dheer dharaartaynu kulaniyo axdiygaynu dhiganee hadaad dhiriftay inanyahy anigoon wax ku dhimin iimaad dhamaynoo ina kala dhantaashee ya dhexdeena so galay waatan dhabaqday xaajaduye Talo naga dhaxaysiyo arin dhaabado culus cidlo kaga dhaqaaqdee marna dhaayahaygaay ismaad odhan naf ku dhiman ka ilaali daxantiyo dhibta iyo xanuunke Nabsi lama dhitaystoo dhabta laguma qaatee dhiigiyo jidhkaagu sida dharab fadhiistaa Dhuunigaan wadaagniyo Taarikhdeeni dheerayd dhib wixi ina soo maray Dhab ahaan kalgacalkii Weriseey dharaarahan Dhanbaad uga janjeedhaa Nabsi lama dhitaysto dhabta laguma qaatee dhuuxiyo jidhkaagu sida dharab fadhiistaa Cumar dhuule cali alle haw naxariisto wuxu ahaa hobol heesihiisu qalbiga taabanayaan
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waxad tahay afyaqaan si wacan ayaad u qortay
@mazlaxmohammed9842
@mazlaxmohammed9842 2 жыл бұрын
2022 ayaan dhegeysnya allah ha ku naxariisto fnaanki somali u qalisana
@axmedxuseen9333
@axmedxuseen9333 5 жыл бұрын
Cumar dhuule Waa fanaanka aan ugu jecelahay AHN, u malayn maayo in erayo fankiisa ku koobi karo. Caalam dhan oo faneed iyo hibbo mar la arag ah oo ALLE ugu deeqay fanka soomaaliyeed ayuu ahaa. Mahadsanid jaalle.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Waan dareemi karaa Axmed Illaahay qariga ha u waasiciyo Marxuunku Fanaan buuxa ayuu ahaa oon hortii ina soo marin intii dhimatey illahay ha u naxariisto
@axmedxuseen9333
@axmedxuseen9333 5 жыл бұрын
SOMALI MUSIC & CULTURE Aamiin Aamiin jaalle, heestan erayadeedu kuwii cumar baad moodaaye jaalle iga sax hadaad garanayso inuu lahaa isagu iyo in Abwaan kale sameeyey.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@@axmedxuseen9333 Ok Jaalle
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 жыл бұрын
2021 heestan mooge yar kuso arkay Alle ha u naxaristo omar dhule legend😓
@mohamett0zcar589
@mohamett0zcar589 3 жыл бұрын
kuLa mid ahay canow
@dadahobujiss
@dadahobujiss 2 жыл бұрын
Ana ku yar oo irish ah baan kasoo arkay🤣
@dadahobujiss
@dadahobujiss 2 жыл бұрын
Ana ku yar oo irish ah baan kasoo arkay🤣
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
The best laxan The best erayo The best kaban Eesh Qiyaasak
@ayankeifmohamed4169
@ayankeifmohamed4169 3 жыл бұрын
😭 Nabsi lama dhiteeystooo Dhabta laguma qaatooo Dhiigiyo jirkaaguu sida dharab fariistaa Sanadkii 2021
@Mataan41
@Mataan41 2 жыл бұрын
Weli waxygu sii dher🤍 Dharartan kulaniyo🤍 Qurxdii moweLe ku dhameyey🤍
@Princesssenaco
@Princesssenaco Жыл бұрын
Jill 2000kun wan salmin ka biloda❤❤❤😂
@bj8572
@bj8572 2 жыл бұрын
i like the style of the somali music made in the 1900s
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗸𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗰𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗱𝗵𝘂𝘂𝗹𝗲 𝗔𝗨𝗡
@maareeye673
@maareeye673 Жыл бұрын
Wooow
@Kharyeuk
@Kharyeuk 3 жыл бұрын
Wa hees aan jecelahay heestan xaqiiq
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
Yaasalaam
@ubeidali1310
@ubeidali1310 4 жыл бұрын
Cumar Dhuule 🙏🙏🙏
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aun Fanaanka
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2,1 МЛН
Macaan iyo Qadhaadh | Cumar Dhuule | Qaasim | Boodhari | Lyrics
9:52
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Tii Dhaadashiyo Qurux - Aaron
4:33
Aaron Mischa
Рет қаралды 47 М.
Khadijo Qalanjo & Xasan Adan Samatar | Heestii Ragga iyo Haweenka
10:29
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 584 М.
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 660 М.
Indhahaa Ku Doogsada
6:13
ADDE JAMA
Рет қаралды 17 М.