Xildhibaan Maxamed Abiib oo hada jawaabaya.

  Рет қаралды 32,107

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 172
@Aweys-i7u
@Aweys-i7u 2 ай бұрын
Wa xildhibanka kaliye runta sheego guul xildhiban maxmed abiib❤
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waa la ogaaday.safaarada somaaliya ee jabouti muxuu ka doonay
@LuulDheeman-or8zd
@LuulDheeman-or8zd 2 ай бұрын
Wixi abaha idoorow fuleyow😂​@@abdihakimahmedjamanuur8999
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o 2 ай бұрын
​@@abdihakimahmedjamanuur8999 laxey safaarada somalia hdu tago ma xaaraan baa mase asaga ugu horeyey Kenya mxy ka doonaan oo Ethiopia mxy ka doonaan iyagu ma kiligii baaa
@SagalcabdiraxmaanMaxamed-do2wl
@SagalcabdiraxmaanMaxamed-do2wl 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo xildhibaan maxamed abiib from GARXAJIS 🔥🔥🔥
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Ninkani waa xildhibanka kaliyeh ee runta shega ❤balse musse judan maa ogola iyo koxdisa oo faqash ayay uu yaganan
@BristolKingRider
@BristolKingRider 2 ай бұрын
MMTV xeer maha videoga siidad usoo duubten mmtv no cadalah. 😮😮😮 Mohamed abib amusin maysan
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
maxamad abib ha La dayoH nin wacn wayee 𝚏𝚛𝚘𝚖 𝚉𝚊𝚢𝚕𝚊𝚌🇩🇯🇪🇹😁🤝
@mahamudabdilahi4466
@mahamudabdilahi4466 2 ай бұрын
ni❤ geesi bad tahay iyo xildhiban maatala dadka soomaaliland dhamaan
@Hciid
@Hciid 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay habaqan halkaada ka sii wat
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 ай бұрын
Anoo reer Awdala waxan qaba in dib loogu heshiiyo Somaliland oo runtaa laysku sheego. hadaan khaldanahayna naloo sheego, hady wax naga dhimanyihina nala siiyo, si aan ugu faano wadanka, lakin sidan masoconayso, in qofka isaqina aminsanyahay inuu naga xigo dawlada, qofka samaronkina aminsanyahay in laga xigo dawlada. dib haloso ilabo dasturka, sibuxdana halogu heshiyo.
@kg6987
@kg6987 2 ай бұрын
Absolutely walaal👍🏾 Salaan Sare
@yaasir1936
@yaasir1936 2 ай бұрын
Waqtigaagii wuu dhamaaday , sidaan yeelay , waxaan sameeyey ma arkayseen ha kaa saarto
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Ina Samatarba waadiga ka hiiliyay.
@caesar2671
@caesar2671 2 ай бұрын
Khaa,in waddan
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 2 ай бұрын
Maxaad kawadaa somalia waxa la kuma madaxda ugu saraysa somaliland taas mad ilowday
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Somalia🇸🇴ha iska tago ninkani xil wayn baa loo dhiibiye🙏
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Hayeeeelin
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Laandere landere reer awdal state ❤ waa goobe besha samaron sacid awdal state guul iyo gobonimo
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
iyo 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐥 state🇩🇯😁 ciise weyne
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
@@art_lto2450 haa iyo waliba cisse wayne waa dad asal somaliyeed noloda midnimo
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
@@abdiali4991 lkn ogow somaliland waxay ka mid tahyy 5tii somali zxb like jabouti🇩🇯 somalia🇸🇴 somali galbe🇪🇹 NFD🇰🇪😁
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
@@art_lto2450 very good Somaliland waa 5tii somaliyeed balse hada dad jufo hoose is kuu aah ayaa uu haysta afduub inshallah wayka baaxaysa gacantoda dorashada iyo codka dadwenaha ayaa lagu kalabaxi donaa after 5 months soon xisbiga wadani baa sosocda walal
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
@@abdiali4991 haa lkn adu ma aminsanahy qaranimada jamhuriyada somaliland iga dhaf qabilka dagan somaliland ... somalia 🇸🇴 wad aragta wuxu xassan sameynayee 😁
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 2 ай бұрын
Abib geesi geesi Insh'ALLAH president of somaliland
@abdigah5364
@abdigah5364 2 ай бұрын
Reer Bani-Israel lama rogine cadawgooda ilaa waqti faraacinada ilaa maanta la bahdilay mar baddu qarqisay iyo immika oo cadawgoodu xeryaha qaxootiga iyo Gaza ku bahdilan . Taariikhda ha dhex-fadhiisan وبالله التوفيق
@abdilaahiabdi3193
@abdilaahiabdi3193 2 ай бұрын
Maxamed abiib guul guul guul guul
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 ай бұрын
In xabad lagu dhufto si taahilaa jaahilka
@CadnanPedro
@CadnanPedro 2 ай бұрын
Meesha way sheegteen isaaqu ee xildhibaan musuula oo caqli galaad tahee meesha uuga tag boorama noogu imo madaxwaynaha Awdal state ayaan kaa dhigaynaa
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Nimanka isaaqu wayba cadaysteen wax yidhaahdaan isaaq baa Somaliland leh ee beelaha kale waa marti markaa sidii reer sool reer awdal ha ka tashadeen
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 2 ай бұрын
Waa nin si saxa waxa u shegay lkin qolada xukumadu waa fashil ee badalu
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 ай бұрын
Nin waliba waa cunay dee runta la isu sheegayaa muuse iyo kulmiye dalka iyo dadkaba waa cuneen mahamed abiibna in uu runta sheego waa sax hadii la eedeeyo oo la dheho xamar buu tegayaa imisaa xamar tegey oo jooga kulmiye ayaa waxan ka danbeeya anaga ayaa kulmise ahayn oo hadana kasoo horjeedna
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 2 ай бұрын
SOMALILANDta Cafimaadka qabta oo dhanba ku garab taagan xildhibaan
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 ай бұрын
Xildhiban nada kale Ma Xashiishbaa 😅😅😅
@abdiwahaabnoor5949
@abdiwahaabnoor5949 2 ай бұрын
Haaa😂
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 2 ай бұрын
Xildhibaan maxamed abiib geesi eroi
@Miicaadyare
@Miicaadyare 2 ай бұрын
Gadabuursow Dagaalama oo Xabada Rida waa intaas ood dhimanba waydaane’ Gunimada ka baxa sidan ah.
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 2 ай бұрын
Geesi nolow fariid wa runta ❤️👏🏽
@1Horyaal
@1Horyaal 2 ай бұрын
Xogsira oo an ka helnay.ninku dhaw dabagale.inla shegay inay xildhibanka toogtan ama sumeyan.reer Awdal saa u ogada
@pro___serbia
@pro___serbia 2 ай бұрын
wlhia ninkaan waa madax gob ah oo laandheere ah xildhibaan samaroon oo kaliya ma matashide somaliland dhan baad matashaaa
@XasanBacadle
@XasanBacadle 2 ай бұрын
Farabadana inta lagu dhegaysanayay maxamed abiibow waanay mahadsantahay xeer ilaalinta qaranku inay shaqadeeda garatay haka hordhicine sharciga isku Difac wadadaas oo qudha ayaa ku furan jamhuriyada cadalad ayaa taala
@koracaalami8863
@koracaalami8863 2 ай бұрын
Cadaaladee war meesha qof an isaaq ahayn waa kudulmanyhy
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 ай бұрын
SOMALILAND INTAY KU SONOQOBAYSO QARANNIMO QABIILNA QABIIL MA BIXIN KARO DADKIISA IYO DUUNYADIISA
@SuratMaidah
@SuratMaidah 2 ай бұрын
Cadawga Gudaha (Maxamed Abiib)
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Nafsiga soomaaliland kolay wuu ku qaban inshaalaah daacad ma tihid Caasid soomaaliland neceb mar walba u hiiliya cadawga soomaaliland land lacagta cashuurta ee ciidanku ka qatanyahay adiguna 3000 kun oo doolar lagu siiyo Beenaale ha ku gaban xoolaa la dhacay qiiqa ha isku qarin Ciidanka soomaaliland waadigii ku farxay ka waran arinta jabuuti Waa nasiib daro in cashuurta umada la rabo in lagu qixiyo Ceeshka ayaa ku qabanaya waxba soomaaliland kama qaadi kartid Waa lagu bartay waxaad tahay
@nadiiryusuf-l9o
@nadiiryusuf-l9o 2 ай бұрын
vidioga iska hagaajiya wa
@CarafaadJamaal
@CarafaadJamaal 2 ай бұрын
Muuqalka iska hagajiya ni9
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 2 ай бұрын
Labka kiisa adag. Meesha reer baa leh, ree Awdalna iskood ha isku maamulaan. Sebankan ma jiro qabiil qabiil u taliya e.
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i 2 ай бұрын
Dhibaatada dalkan waxaa qayb ka ah golaha wakiilada. Waxaa laga soo buuxiyey dad noocan oo kale ah oo aan istaahilin xasaanad. Dad si xun u soo koray oo aan akhlaaq masuuliyad ay ku qaadi karaan lahayn. M Abiib dal iyo dad caafimaad qaba uma noqon karo xildhibaan.. VIVA SOMALILAND
@Abdirashidcali-ep1is
@Abdirashidcali-ep1is 2 ай бұрын
Libaax waa nin kaan walahi guleysoo walal
@IbraahimMuse-p4j
@IbraahimMuse-p4j 2 ай бұрын
Waa qarandumi allaha kaaqabto dalka cuqdadlaw yohow
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 2 ай бұрын
Rijaal waa ku ceeb maanta xukuumada waayo inay yidhadaan safaarad ayaa loo tagay ayadoo madaxda somaliland la kulmeen xasan sh maxamuud
@sahnim7481
@sahnim7481 2 ай бұрын
🤣🤣😅Marka aad komentiga akhriyeysid hawmaleyn iney wada ree Somaliland yihiin.
@shahidcali2926
@shahidcali2926 2 ай бұрын
Somali hadaan nahay runta lisku marabo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Waxaad hood kawada waa la ogyahay Waxaad wado Ayaan sharciga waagaqsanayn maad Sigrid sida xildh kale ee kula midna ah waad Eden darantahay bilaa Akhlaaqna waad ta hay
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 ай бұрын
MARKA HORE WAXAAD LAYN TOLKA LAYN HABIXIN HAKU SOORIN QOFKALE HANTI HABARYOONIS HABARCAFAN MA BIXIN KARTO
@abdigah5364
@abdigah5364 2 ай бұрын
Waar dalkii aad uu dhaaratay iyo dalkale u muran dhex-marayo ayaad dalka kale u hadashay weliba si xaq-darro ugu hiilisey . Dhaartii waad jebisey oo xag diineed iyo xag distoorba waxa tahay dembiile وبالله التوفيق
@jsl9429
@jsl9429 2 ай бұрын
I have never seen anything like it in my life wallah! I’m born and bred in the uk, if Mohammed Abiib was in the UK parliament he’d be locked up for treason.
@abdigah5364
@abdigah5364 2 ай бұрын
@@jsl9429 Ina Abiib is naive and sick of jalousy
@KhadarHusein
@KhadarHusein 2 ай бұрын
Bacaaac
@abdurazakdahir1741
@abdurazakdahir1741 2 ай бұрын
Somaliland iyo muse bixi kala sara ciid rabta malaha muse bixi dhagar qabe
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Ninkan runta.ayaa lagu nacayaa
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 ай бұрын
Mar labaad inad ka oyeysiisann rabtaan
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 2 ай бұрын
Rag rag dhalay ninka ka ilmaysiiya wasiir buuni iyo xinif iyo kulmiye
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 2 ай бұрын
Waxaa lagaadhay dhamaadka kooxda gooni ugosadka argagixisada somali didka ah e SNM ay uafdubanan lahayeen Shacabka Gobalada waqooyi E Somalia reer awlad haka tashadeen masiirkoda way so dhamaty waqtigii beel somaliyeed beel kle u dawladayn jirty inats kadib aan eego inay Burco iyo Hargaysa qaran noqdaan e No clan can rule over another clan😂
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq 2 ай бұрын
Waa danbiile qaran halaga qaado xilka
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 2 ай бұрын
xildhibaan Maxamed abiib wallaalow anagaa ku baahan ee Xamar nogu kaalay guri ayaan ku dhiseynaa gudoomiyaha parlamankana waan kaa dhigaynaa ee please no kaalay
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 2 ай бұрын
Hadan anigu imado kawaran
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 2 ай бұрын
Afqadhmuune cadawga gudaha somaliland ilahay ha kashifo
@cismangaab4446
@cismangaab4446 2 ай бұрын
Munaafaq ayad the wadanka inlagu dhaafiyo weeya
@koracaalami8863
@koracaalami8863 2 ай бұрын
Muse Ma aragtid miya mise wa reerkaga war munaafaqada nagala taga qabilba qalbada idin jabiyay
@abdillahihassan9157
@abdillahihassan9157 2 ай бұрын
Maxamed abibi wa xildhinka kaliya ee runta shega xukumada Somaliland ma rabtio wax runta shega sida daraded aya lagu coladinaya xil maxamed abibi ❤❤❤
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 ай бұрын
Waa gafane dhargay oo aan aqoon badana lahayn waxasaa golaha inoo fadhiya baroranaya 😢😢😢😢😢😢😢
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Xaqaaga ayuu udoodaa, ay kugu dul cunayaan kuwa aad qabiilka ugu xaglinayso😂Xoolayahy qabiilka kala wayn yahy sharciga iyo Somaliland🙏
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 ай бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 qofkan aan hadal yaqaanka ahayn ee dood yaqaanka ahayn ee jaahilka ka ah diin iyo maadiba ayaa umada khildhibaan u ah
@abdikaremmigane6806
@abdikaremmigane6806 2 ай бұрын
Waad buktaan allaha idin caafiyo cuqdad baa idin dishay Xildhiban guuleeyso libaax mataalaad dhab ah
@tratraijonache5050
@tratraijonache5050 2 ай бұрын
Vive Mohamed abib
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 2 ай бұрын
Maxamed abiib nin adag
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Dadkan loo hanjabayaa waa Beesha Isaaq. Maxamed Abiibaw ka ugu horeeya ee intuu ooyo cararayaa waa Adiga. Dadka Reer Awdal ee nabadgelyada ku naaloonaya ha dhibaatayn.
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o 2 ай бұрын
Hooyadaadii ii doorka ahyd bd u sheegi doqonow gadabuursi waa dadkii ku tiriyey burco iyo hadaan bari lagaa naadin ee dulcad ku gaadhsiyey orod duqa ku dhalay gabaygaas ka warayso nacalaa kugu taale kadib qoriga soo qaado oo soo dagaal ah
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
We have lost trust, sorry✉️
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 ай бұрын
Ma Mar Labaad ayaad ka Oohineysaan Xildhiban 😊 Ilaahay ka Baqa Oo Inanka yer dacwadda ka xidha😊
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 ай бұрын
Kuma dacan habar awal measho maha skolki qomaludka lagu barto..ABARSO
@HoodoXaashi-kp6xj
@HoodoXaashi-kp6xj 2 ай бұрын
Manooli. 😂😂😂😂😂
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Kan umada ka hor dhaqaajiya oo xabsiga nagaga hayaa. Ciddi diida iyo Ciddi ka xanaaqdaa iyageey jirtaa. Lock him in.
@a.h.h4482
@a.h.h4482 2 ай бұрын
Nayaa wax fiican maad qorin, Mohamed Abiib iyo Awdal waa mid Caqligu ha shaqeeyo Heego xageed Isku wadaan waa la garan laayahay acuud bilaah shadaadiin, jaadkii ayaa idin madax baray hoos isu eega.
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 ай бұрын
isaaqow dulmiga samaroon kalataga hadii kale samaroon iyo ciise tashta aawdal seed ayaan aqoon saneyna hawiye hadanahay
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Issaq haa odhan wll deh xabashiland 😂
@ahmedaamin7706
@ahmedaamin7706 2 ай бұрын
Niyohow ninkani malaha maskaxiyan hasa wuxuu ina yidhi 1000& ma haysto gaadhiga hebalbaa lah inyar kabacdi bal u fiirso hadalkiisa hadan 7000 & ayaan geerashkaa kaga hagaajistay oo la igu dili gaadhay buu yidhi tuuga isma qariyo dadku hadalada umaba fiirsadaan
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 2 ай бұрын
Khadka iska hagajiya
@kg6987
@kg6987 2 ай бұрын
I want you to become president of somaliland one day inshallah
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 ай бұрын
Waar ninkan ka hadha waa muwaadin mar marbuu tararaaye nacasninada halaga mareeaysto
@MahamedAwcabdi
@MahamedAwcabdi 2 ай бұрын
Nooloow
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
Mujaahid Mohamed Abiib waan ku wadanaa waxa socda waan lasoconaa waxaa iska tagay Sool dhulbahante iyo warsangari maantana waxaa tagaya Mataanihii SAMAROON iyo Ciise
@DhidarYuusuf-ut9nt
@DhidarYuusuf-ut9nt 2 ай бұрын
Geesi awdal hadaali
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 2 ай бұрын
Khaain wadan calooshiisa la ciyar ah😊😅
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 ай бұрын
Sharcigaa cid walba ka sareeya
@harushhassan5248
@harushhassan5248 2 ай бұрын
Reer awal haddii xil Mohamed Abiib la idin kala hoos baxo oo aad gudnimo dooratan awal oo la idin kala wareegayna waa imaaneysaa oo iska socda la idin dhaho 8nin oo il adeer ah ayaa sidas idin galeysa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
OYAAYE INAAD BASAAS TAHAA LAGU CADEYNYAA SIRTADA LA SOO HELY SAFARADA JABUUTI EE HASSAN OOYEY LEEYAHEY LAGAA SOO HELY WARKAAGII
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 2 ай бұрын
Waaa cadawga somaliland
@keyowxgaldile2863
@keyowxgaldile2863 2 ай бұрын
isaaq waxan ahayn waa somalilad cadow geda waa fikrada snm taas inad kusocotan midnimada somaliya ayay Dan utahay good
@xaashicumar5134
@xaashicumar5134 2 ай бұрын
Waxaa haw bixin reer soomaliland baad wax la qabtaa
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 ай бұрын
Maxad difacaysaa jiri bad tahaye guuul somalilan cadawgedu ha jabo
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 2 ай бұрын
Sharciiga shaqaynaya hadu shaqaynwayo shacbiga jawab bixindona inbadan baan amusnayn ina abiibaw walaga xiishoday xadkii sharcigana wad dhaftay qaran duminta ad samayseen adiga iyo kooxo badanba talaban idiinka qaadi doona barlaman danbee od ahanaysana majirto boqoll iyo labadan danbii ay laguugu haya oocadana sharcigana shaqaynaya waxba dabada reer hagalin
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 2 ай бұрын
Free botan
@fathiayu3868
@fathiayu3868 2 ай бұрын
Daawada lagugu soo ogey maxkamada ayaa la iska difaacaa laakiin tv la ma soo fadhiisto show off
@abdit8270
@abdit8270 2 ай бұрын
Waar naga xishood oo dadka ka xishood dhibaato maad arag, dadkan reer somaliland dhibaato aan ku soo marin qax dul gaajo tagfi qaxooti bay soo mareen. Waa in dadka iyo dalka lagaa qabtaa....adigoo kale kal xishooda ma lihid ee kal baqdaad leedhay.
@OmarHassan-t2d
@OmarHassan-t2d 2 ай бұрын
Oohintii kaa dhamaataye xaarkii iyo kaadidiina ma socdaan huuro logos
@NajmaYazin-gn1vc
@NajmaYazin-gn1vc 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 2 ай бұрын
Caddowgaa hajabo maxamed abib yuusuf. Reer awdal garabkaaga ayay taagan yihiin nagtana way kuu hurayaan walaahi geesi baad thy
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 2 ай бұрын
Nolow ina abiib
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Guul guul xildhiban ina habib dhaman umada somaliyeed aya kuu wadata ee iskaga Kaley waxan goni uugosadka ee musse bixi temakisa waa mafia awdal state kudawag samaron iyo Cisse Wayne baa kuu jecel guul iyo gobinimo ❤
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 ай бұрын
Waa runtii ninkani waa run yaqaan
@jsl9429
@jsl9429 2 ай бұрын
Hooyada siilkeed ayaa saaqid ah, maanta ayaad nin 7 bilood shaqada jooga oo boqolal shirqool somaliland loo maleegiyay kashifay ayaad saaqid ku sheegtay. Sirdoonka Qaranku wallahi Waa malag Somaliland loo soo diray. Mohammed Abiib maanta ayay cadaatay inaad cadowga Somaliland tahay
@kadiguaabdallah5255
@kadiguaabdallah5255 2 ай бұрын
Ce un vrai citoyens
@ahmedhersi9193
@ahmedhersi9193 2 ай бұрын
Noocanoo kale waan garan lahaa hadii la ii igmado
@elhanweera2435
@elhanweera2435 2 ай бұрын
Xl m abiibow,aado khaldaadii Dib u eeg walaahi inaadeer
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 2 ай бұрын
Waar nacasyahow xildhibaankaaga nafta u bixi
@axmedjamac5125
@axmedjamac5125 2 ай бұрын
Xamil karanka weligaaba waad xagal kadaacdaaye
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 2 ай бұрын
Kadaroo diibii dhaall waradaheen dhamantood dadwaynuhu mashan barlaman mahee dhamantood halaga saroi danbilee marka laqabto qabiil dabada hagaliyoo somaliland way arkan dalkanii hadan laga badbaadin xamaglayasha barlamanka wax alaga qabtoi adeer reer awdal wayku arkaan imikadasad danbii qaran ku jirta tuug la wada oogtahay khainall wadanimada haday kugu raacan iyagay utala sharciga laysku xeeriya niman ogolayn shurucdii dalka diidani siidu xiil dhiiban kuyahay
@MuhadAwale
@MuhadAwale 2 ай бұрын
Maxamed abib hadi lagu nabadgelin waayo oo aad somaliland qabtada umadaxbananan waydo awdal madaxwayne kanoqo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
OOYAAYE XASANAD IYO QABIIL KUMA GABANNKARTID HADAAD DAMBI XEER ILLALINTA KU HAYSTO MAXKAMDA LAGU GEYNYAA MEESHA SHARCI BAA KA JIRAA
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Inaad safarada somalia la kulanto inaad qarankaga ka soo horjeedsato xilka Iska casil
@charmarkeabdillahikamil464
@charmarkeabdillahikamil464 2 ай бұрын
Tolaaydu waamaxay ? Garbax dee yaa...Yaa samarooneey du waamaxay miyaanad xildhibaan qaran ahayn. Ma sidan ayaad u madhnayd !!!
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 ай бұрын
🔥🫱🏾‍🫲🏽
@CismaanBakooshe
@CismaanBakooshe 2 ай бұрын
Bentley safaradah,Asda,oobade Samara,tag,bidhiqate,ugùmaad,horan
@omarmahamed-ks1de
@omarmahamed-ks1de 2 ай бұрын
Alle ku gabey qanje weyne a caasha badhi waar dalka ka qabta
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Xildhibaan Maxamed Abiib kubaashaal Qaran Reerka😂Dagaalna ayaa ka futaxun maanta Beri Harti baa kajooga oo fursad kusugaya, furin 2aad by isku furayaan😂Laba dhinac🙏
Hoggaamiyaha Somaliland u baahan maxaa horyaala?
30:45
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 59 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 62 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 26 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 319 М.
"Xasan Sheekh oo Xabaaluhu Ka Nabad Galiwaayeen ..."Xil Maxamed Abiib
18:50
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 62 МЛН