Xog cusub oo laga helay weerarkii ay Biden & Netanyahu ku wada burburiyeen Isgaarsiintii X-bullah

  Рет қаралды 40,487

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Biden & Netanyahu oo wada diyaariyey weerarka lagu burburiyey Nidaamka Isgaarsiinta ee X-bullah, Macluumaadka cusub ee la helay.
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 39
@saleman8894
@saleman8894 Күн бұрын
Illaahoow u hiili islaamka❤
@SiciidCaweddheere
@SiciidCaweddheere Күн бұрын
Kusaliya nabigeena scw
@cabdicali8952
@cabdicali8952 23 сағат бұрын
Waxan waxa wada waa sirdoonka maraykanka iyo ingiriiska. Iyo harmalka. . Oo xaga hawada. Iyo qalabkaba ka tageeraya. Xitaa ciidanba. ❤❤❤
@qaalidcabdikariin9873
@qaalidcabdikariin9873 Күн бұрын
Guul xisbulaah
@MukhtarMahamud-m6x
@MukhtarMahamud-m6x Күн бұрын
Haben la mida wariye farax
@DekahassanAlihassanAli
@DekahassanAlihassanAli Күн бұрын
Isra il bariga dhexe iyo aduunka wa argagixiso
@SaadaamAbdi-c3n
@SaadaamAbdi-c3n Күн бұрын
Kusali nabigen❤❤❤❤
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x Күн бұрын
Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Jibriil571
@Jibriil571 Күн бұрын
Shiicada hala waso, waliba duqayn xoogan baa ugu xiga niyow Shiicadu flim casriya ayay dunida u jilaysaa, ilaahay dhiigii ismaaciil hanniyah ee ay iran gudaheeda ku shirqooleen buu ka jarayaa. Yuhuud anagoo sunni ah ayaa burburin doona insha allah !! Hamaas guul, waxba igama galin shiico uraysa
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Күн бұрын
Wahabi miyaatahay?
@Jibriil571
@Jibriil571 Күн бұрын
@@omarhussien8958 shiico uraysa, hala laayo !!
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 10 сағат бұрын
Maxad tahay marka adigu warki sucudiga miyad la timiid arag wadan carabta suniga ah dadka la dilayo wax garab ah sinaya waxay siyaan iska daya wayba la dilayaan
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 16 сағат бұрын
Wamakaruu wamakalalaah inalaaha qayrulmaakiriin
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 Күн бұрын
mansh Allah
@AbdiAgood
@AbdiAgood Күн бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 🎉😂❤❤❤❤
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 15 сағат бұрын
Maanta waa musiiba way yuhuuda waxa garab tagan kiristan oo dhan maaya dawladahii islamku ilahay uunba umaqan reer phelestiin
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h Күн бұрын
Guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine
@faadumoibrahin7734
@faadumoibrahin7734 Күн бұрын
Maguulesan isriil waligeeda guulesan meso
@MohamedDek-q1p
@MohamedDek-q1p 23 сағат бұрын
Waa sheko kale
@Sahraupdilahi
@Sahraupdilahi Күн бұрын
Alaw ugar gear falastiin
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 16 сағат бұрын
Anagaa kuxigna in midh midh laloo qarxiyo war aan iska tuurno ilaa habeen hore waan ka cabsoonaayay telkayga
@KayseHassan-pw3tp
@KayseHassan-pw3tp Күн бұрын
Warka ka daaya xayaysiiska
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 22 сағат бұрын
Asalaamacaleykum
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 21 сағат бұрын
Waxaa sameyey Sirdonka Mareykanka israiil wax ma samayn karto🤔🤔🤔
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Күн бұрын
Xabein lamida geylan media mahadsanied Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Free Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Күн бұрын
wa kadhki ugu danbeyay ee ay adeg sato gumaystaha oo awod bal noqday oo dicif nimada yuhuda ayay ku tu saysa
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Күн бұрын
waxaa dhibkan ka danbeya waa maraykan isaga sahlaya laakin waxba ma dhihi karo ee xisbulaah ha qaado talaabo cashar u dhigto
@MudalibMaxamed-y2g
@MudalibMaxamed-y2g 23 сағат бұрын
Guuuuuul xamas Guuuuuul xamas
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Күн бұрын
Waxaa maan gaab nimo ah in cadow aad is heysaan aad qalab uu sameeyay aad is yicmaasho
@mahamedmuhumed2029
@mahamedmuhumed2029 Күн бұрын
Xisbulah wali maysan qaangadhin siyasad ahaan meshay manta marayani waa meel ay xamaas sanado badan kahor ka gudubtay nidamka isgadhsinta iyo siday jamhaduhu u dhaqman xamas haka barato haday qalab iibsanayana china iyo Russia haw doonten intasan usojedin lahaa aad ayan uga xumahay maanta ooy arintu meel xasasi ah marayso in arintan ceebta ahi ku dhacdo jamhadi ugu xooga badnayd een ka sugaynay inay Israel ciqaaban....
@AbuKhaalid-e5b
@AbuKhaalid-e5b Күн бұрын
gaalo waa dad is leh oo qaraabo diineed ah wayn is caawiyaan .....bal kaalay muslimiinta ku kar walaalo baad tihiin is caawiye ku kari maysid yaa la igu kaa sawirin buu mid walba leeyahay yaaaaaaab
@Nasridaaudsakariye
@Nasridaaudsakariye Күн бұрын
Goni ugosadka taywaan dheh😅
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 Күн бұрын
Bby ciyaarta dhaaf😂
@felisabdi3794
@felisabdi3794 21 сағат бұрын
Maxey isaga baariwaayeen waayo maanta majirto shirkad aan la shaqeyn Israil, ayaamahan oo dhan bey ku faanayeen iney layn karaan cidwalba xitaa Nasrullaah, Muslimiinta waa iney iyaga soosaartan qalab iyaga u gaara… waa dayac weyn…
@truecomment3650
@truecomment3650 Күн бұрын
AF SOOMAALIGA XARIIFBAAD KU TAHAY LAKIIN INGIRIISKAAGA WAA 0 xataa kuma dhawaqi kartid ereyo sahal ah dhoor jeer baan arkay. erayga telefoonada waxaa loogu dhawaaqaa BEEJAR. marka iska dhis ingiriiska.❤
@hajii2033
@hajii2033 Күн бұрын
beenale beenta joojii
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 Күн бұрын
Ma adiga ayuu been kuu sheegay sxb
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 32 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 58 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 549 М.
If You Know These 15 Words, Your English is EXCELLENT!
7:39
Brian Wiles
Рет қаралды 1,9 МЛН
Game Theory
1:07:08
Yale University
Рет қаралды 432 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55