XUUTIGA OO SHEEGAY IN DAGAAL HADDA KOW YAHAY + FARIINTA ABUU CUB-AYDA + WARAR KALE

  Рет қаралды 39,907

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

XUUTIGA OO SHEEGAY IN DAGAAL HADDA KOW YAHAY + FARIINTA ABUU CUB-AYDA + WARAR KALE
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#soomaaliya

Пікірлер: 71
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 3 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@elmimaxamud7959
@elmimaxamud7959 3 күн бұрын
Waqti badan ayaan galiyay inaan midwalba lak saaro ama aan sheer gareeyaa wax aan kaaga rabnana majiraan??
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m 2 күн бұрын
Dawlada Yemen 🇾🇪💪 dawlada falastiin 🇵🇸💪 dawlada ciraq 🇮🇶💪 dawlada lubnaan 🇱🇧💪 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊🇸🇴✊✊🇸🇴✊
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤maansha allaah walee carab oodhan iyo turkiba xuutigaa dhaama illaahoow barakee xuuti oo jabi yuhuuda iyo reer galbeedka yaarabi
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m 2 күн бұрын
Dawlada falastiin 🇵🇸💪 dawlada Yemen 🇾🇪✌️🇸🇴✊🇸🇴✊🇸🇴✊🇸🇴✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇵🇸✊💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 10 сағат бұрын
Guul insha Alaah muslimiinta ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 3 күн бұрын
ALLAHA JABIYO CADAWGA MUSLIMIINTA MEEL KASTA UU JOOGO, FALASTIIN ALLAHA GUULEEYO AAMIIN
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht 2 күн бұрын
الله اكبر guushii muslimnta way muqataa dardarne weyku socotaa alx
@Qaali12
@Qaali12 3 күн бұрын
Wad mahadsan tahin HBN😊
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 3 күн бұрын
Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 3 күн бұрын
Ratbag.kurageeda.yaa.alaah.yemaniyiin.guul.guul.guul.insha.alaah
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 3 күн бұрын
Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Allow Rabiyoow Jabi oo Jabi Sahyuniyada Iyo Xulufadda Yahuuda Allow Danbas Ka Dhiig Allow Kala Firdhii illaheyoow Fashili Ya Rabi Ya Allah Allow Kibirkoda Masajidka Al Aqsa Iyo Dadka Rer Falastiin eyku Layan oo ey ku Xumeyan Kitaabka Quranka Allow Amaalkoda ka Dhiig Burbur Iyo Baaba
@nestehamohame
@nestehamohame 2 күн бұрын
😂😂😂 manta wa faraxad yahuudi o la duqeyeye ilaheye qeyer Ha siiyo Yemen 🇾🇪 🤲🤲🤲🤲❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸free Palestine 🇵🇸
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 күн бұрын
Maasha allaah walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yaarab ❤❤❤
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 3 күн бұрын
guul ayan u rajaynayna xutiyinta ee ku garab istagay rer falastiin doqonta yuhuda wa la baxsan dona
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 3 күн бұрын
Allaahu Akbar
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 3 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@DrGaadaa
@DrGaadaa 3 күн бұрын
❤alahu akbar ❤xutiyinta + xisbulahi + xamas + ciraq + ruushka + eran + turki = ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 күн бұрын
Mahadsanid
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 2 күн бұрын
Waan kusoo ceshceshtaa Warlina saan Mabsuud ugu ahay in an dhageysto e sas kuwada
@MuseMucad
@MuseMucad 3 күн бұрын
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 3 күн бұрын
Allah akbar guul falastlin inshallah
@ashaomer4235
@ashaomer4235 3 күн бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤❤🇦🇪🇵🇸♥️♥️♥️
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 3 күн бұрын
alxmdulilaah war lagu farxo ayaan maqleeynaa alxmdulilaah kumaanaan mar ❤❤
@AhmedAky
@AhmedAky 3 күн бұрын
Where calada Somalia 🇸🇴 ❤
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 3 күн бұрын
Top +
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq 3 күн бұрын
wallahi waxaan kutilmaamo magarankaro waxaaey taaganyihiin booskii laga rabay muslimiinta caalamka aloow xuuti guuleey aloow xamaas guuleey aloow xizbulaah guuleey aloow muslimiinta quluubtooda isusoodun ilaahoow culeyska kaqaad wlaaaleheen reer palestine ilaahoow awood aan adiga aheeyn maheyno ilahoow tabar aan ducaaheeyn maheyno
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq
@MohamedTahliilmohamed-tb1cq 3 күн бұрын
allahu akbar cawa frxadeyda lama khiyaasi karo walaahi waaku fraxsnahy 11daqiiqo gudahood waa dycadii aan hurgufeeynay
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 3 күн бұрын
ALLAH HACAAWIYO WALLAALAHA MUJAAHIDIINTA FALASTIIN YAMAN CIRAAQ IYO LUBNAN AAMIIN YAA RABBI
@adanibrahim1121
@adanibrahim1121 3 күн бұрын
MM. CADDE. I YO. MOWLEED. Thanks for the News
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 3 күн бұрын
Guul ilaahayaw sii muslimiinta
@cabdulaahiaxmed330
@cabdulaahiaxmed330 3 күн бұрын
Walaal bari markaad leedahay allah aduu idmo dheh please thanks
@MolidHamud-u2e
@MolidHamud-u2e 3 күн бұрын
Waa iswanag sana
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 күн бұрын
Reer qaza waxay u baahanyihiin lidka diyaaradaha intaa hadii ay helaan guul wayn ayaa heliyaan insha allh
@shukrisharif1442
@shukrisharif1442 3 күн бұрын
Alahu akabar
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 3 күн бұрын
Burburkii yahuuda baa la joogaa alxamdulilaaah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 күн бұрын
Waa markii labaad ee venzuala fashilisay isku dayga argagixisada maraykanka oo halis ku ah nabada dunida
@MolidHamud-u2e
@MolidHamud-u2e 3 күн бұрын
isha Allha wayguulaysanayanfalsti
@YacinMahmod
@YacinMahmod 3 күн бұрын
Ok
@DrGaadaa
@DrGaadaa 3 күн бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@abdullahimjimale-um9vo
@abdullahimjimale-um9vo 3 күн бұрын
Ina Adeer yareey xayeesiiska
@barkhadomar2960
@barkhadomar2960 3 күн бұрын
Alaylahe xuuti waa rag mar haday la heleen waa guul kaas oo midhan ha ku ganaan😅😅😅
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 3 күн бұрын
Asc hbn online khayr sheeg
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 3 күн бұрын
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 3 күн бұрын
Sax all mahadle
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 3 күн бұрын
Asc
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 3 күн бұрын
Asc asxaabta
@user-lm1fk7lv3c
@user-lm1fk7lv3c 3 күн бұрын
Fariin loo diray reer galbeedka mowliid
@MohamedHassan-bu3zm
@MohamedHassan-bu3zm 3 күн бұрын
900like😊
@anfaalosman3572
@anfaalosman3572 3 күн бұрын
Labadan nin kama heli jirin markay Been been see ka shaqayn jireen.laakiin hada waxaan ogaaday hada in ruux ruux kale u shaqaynayaaba aanu xor ahayn. markaan hada fiiriyo wararkooda waae rag xirfadooda isticmaalaya. waana dhagaystaa inta badan ana inta layga rabo lama daaho.Go ahead,and never give up.
@MudalibMaxamed-y2g
@MudalibMaxamed-y2g 3 күн бұрын
Guuuuuul xamas Guuuuuul xamas
@AnnNicola-o4d
@AnnNicola-o4d 3 күн бұрын
Perez Betty Lewis Lisa Wilson Robert
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 күн бұрын
Marekan qaswade veneswela ayu faraha lagalay
@AxmedMuxamed-w9b
@AxmedMuxamed-w9b 3 күн бұрын
Xudeyda gubatey oo ah goob qaali ah sida Kismanyo Israel nabad mey ku ladi doonta??
@AxmedMuxamed-w9b
@AxmedMuxamed-w9b 3 күн бұрын
Waxaan ogaadey heeshaha iyo tiktok iney damiirka xumeeyan dhalin yaro wax barta aduunkan waa fursad free ah korsooynka online ka ah raadiya asc
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 3 күн бұрын
Ciil Badana War Rashku maa na Siiyo Hal Kun oo Heybarason
@anfaalosman3572
@anfaalosman3572 3 күн бұрын
Kuwaanu ku siranay oo markii danbe ceeb ka dhaqaaqay iyo ku mashquul iyo kala dil umada soomaaliyeed hadana isu haysta wadani dhab ah.
@HassanMaxamedyare
@HassanMaxamedyare 3 күн бұрын
NABADU. MANTAY. YEY. DAN. UTAHAY
@OsmanOska-nr2kb
@OsmanOska-nr2kb 2 күн бұрын
Sxb warkagu u ficnyhay lkiin odaygan lamoodo inay hurdo hayso kada warka adu akhrii isbadall ayaad arkiidoonta tiijaabi
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 3 күн бұрын
Israa'iil kama ilbaxdo miyaa Gantaalkii lagu ridaba inay yiraahdaan meel banaan ayuu ku dhacay iyo hal Ri' ayaa ku dhaawacantay iwm
@Abdirage-zq1mg
@Abdirage-zq1mg 3 күн бұрын
Uqsumu bilaahi inaydun yaabi hadii aan israil laga qaban Al nijaas Netanyahu waar iska qabta oo wasa Netanyahu banaanka keena nimanka resist oo cuqdadu ka buuxdo ee ilaahnimada sheegtay ee fulaydaa caruurta laaya marka la soo baacsado hadii kale dee saaka Dee saaka waa dhamaadkii israil burburkii israil
@user-bi1fq1sb8c
@user-bi1fq1sb8c 3 күн бұрын
Xayesinta so gaabiya
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 3 күн бұрын
Maraykanka makukhasbi doona Israa'iil inay sogaba gabayso dagaal ka maadaama dagaalku inuu balaaro
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 3 күн бұрын
Gantalaha difaaca cirka hasaneystano
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 3 күн бұрын
Allaahu Akbar
@AhmedMohamed-si5ej
@AhmedMohamed-si5ej 3 күн бұрын
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 32 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 54 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 12 МЛН
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,7 М.
Strong tree🌲
0:34
스쿠킹 SQUKING
Рет қаралды 10 МЛН
Ой пап 🤣
0:32
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 3,6 МЛН
ToRung comedy: 🙏rescue the baby👶
0:50
ToRung
Рет қаралды 23 МЛН
Встретила младшего брата спустя многие года 🤯
0:53
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,1 МЛН