Masha Allah, ayaan quruxey Allah kuu barakeeyo iyadoo wadanka ku cusub ayaan wada sheqeyn jirnay wey dadaashay Allah kuu barakeeyo inta hadalada xun dhag ha u dhigin horay u soco
@Bloxfruot4 күн бұрын
Masha Allah ilahay
@MariamHassan-pc8wl5 күн бұрын
Masha Allah tabariika allah wll kudayasho wacan waa full family tukankuu🎉❤
@Shadeahamod4 күн бұрын
Farax minyaro miyad noqoty wadiga u dholacadaynaye nin naagle hayga saqiro
@MarshalMartin-k6w5 күн бұрын
yaabka adunka ganacsi miya geesinimo u baadan walaahi wan qosla naagtan beenleyda ah ee jaahilaada ah dadka aqliga lee way fahmayan wa naag liskeega ku ganacsata oo liskeega bay lacag ku heeshay lacagti bay bisness ku samaysay taan geesinimo waxba kama taqano ee waxay taqaana sida lis ka loga faaido😂🤣😅
@Yaaracilmi4 күн бұрын
لاحول ولاقوة الابالله 😬
@MarshalMartin-k6w4 күн бұрын
@@Yaaracilmi qurafad carbeed naga dhaaf yaa jaahil waayo arabtu somalida dayero bay u haystan oo way kufsadan yaabka adunka
@fatumaali14635 күн бұрын
Faraxey si gooniya ayaad ugu hadashay min yaradee 😂 Laka wis wisnaa Odayaasha miyaad gaadaysaa???