Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan

  Рет қаралды 75,152

Xogmaal Media

Xogmaal Media

5 ай бұрын

Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan

Пікірлер: 46
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Odaygu waaba madaale xariifa maanshaa allaah cimrigiisaa illaahay u barakeeyay axmed xaasid maaha waayo wili waa dhalinyaro
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 4 ай бұрын
Xasuus cigaal iyo khadro iyo saalax qaasim faniinintii qaranka somaliyeed ilaahaw noodaa intii dhintyna ilaahaw unaxriso
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Nin qurux badan Stella ah waye Cigaal qabil kisa fowdo geliyo jacelka guleystay kun cil iyo kenadid lagu dhalay gadashis nin kale ma gursan wa ku gabow day jacel kisa wey is qarin mom maryan wa la xumeyay inta qof bani adan la xumeyo ya xumeyay maryan mursal cise botan qadro dahir cige ad ugu gaftay gus nag bon ah la geliyay leyma gelinayo tiri diday Cigaal lix carur Cigaal u dhashay diday majerten xolo badan qalen manta tacsi no talo axmed cali Cigaal naga dhintay dhahen isaga o nol midab takor gurka ad u xanun badan lagu sameyay maryan mursal ilmo iney dhasho xita lama Rabin ilah agtisa ka ahatay wilka isaga u ek kun cil dhashay kenadid isaga u ek kun cil axmed cali Cigaal in laga goyay la moda sidu ugu ek yahay
@malmo4235
@malmo4235 Ай бұрын
Waa 80 iyo something Subhanaallah allow cimriga udaa lkn waa Inuu waxaan tuuraaa fan waa munkar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Wan ku sugayay ku sahwiyay sadalinayay mudo dher ku sugayay wan ku kuso salamay saredan fila ya sidad I ogeyd ban u sida jacel ki kamana sabraye alahayow inow sahal amiin ya alah brother and sister jacel ka ha guleysto jacelka guleystay kun cil iyo kenadid lagu dhalay gadashis nin kale ma gursan wa ku gabow day jacel kisa isaga gadasheda ma gursan wa ku gabow yay 70 iyo ka badan year jira qurux iyo stel ilah siyay dada laga garan ilah isugu daray nin yar ma aha Cigaal
@abdullahiguled
@abdullahiguled 20 күн бұрын
Heestan waxaa Ahmed Ali igal la qaaday ilaahay ha u naxariisto ee Fanaanadii khadra dahir cigeh ❤❤
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 5 ай бұрын
Warhooy axmad cali cigaaloow dadkii fanka aad ku wadajirteen waydhamaadeen waxyarbaa kaharay haduu ilaahay waqti kusiiyey kafaaiidayso oo waxaan kadhexbax ilaahayna utoobadkeen
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Allah hasoohadeeyo 😢
@ahmedbusuri4160
@ahmedbusuri4160 3 ай бұрын
Axsan fanaan Legend AhmedAli Egal❤
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Ай бұрын
Masha Allah Adeer Ahmed Ali cigaal 🙏🙏🙏 we salute you 👍
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Sidad I ogeyd ban u sida jacel ki ka mana sabrayo legend Cigaal
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 21 күн бұрын
❤❤❤ maasha allaah wall axmad mahad sanid boqrka qaranka soo maaliyeed allaah haku xafido aan ku darsado hooyada fanka waligeedba weey ka mudeysaa caashaqa bulshada axasan calleek gabadha gaaban aadka kuugu dhaweyd qiyaas teyda waad ka mudeysay caashaqa waxaa udhiman sidaan isllee yahy heestaadi kale waxaan ka xasuustaa haddii aanan garab iyo Gaashaan kuu noqonine Kkkkkkk waa berina anaa kaa gaar siinaya macallin keena qaaliya allaah haku cafido
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 4 ай бұрын
Fanan weyn ader cimrigaga haraajiyo
@husseinhared
@husseinhared 25 күн бұрын
Ser lejen wa masrax qali misankaga wa cules waxa tahay fanan cod macan leh hab masraxed ❤❤❤ ma arag marna guul macalin guul❤❤
@farhanabdulle9737
@farhanabdulle9737 2 ай бұрын
Mashalah xidigii waabari leggen
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 ай бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Aadan Dacar iyo Laxankii Codkii Axmed Cali Cigaal 04/5/2024
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Legend 🎉❤
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 19 күн бұрын
I love it Jacayl horleh ayay igu abuurtay
@Shafici_Ali
@Shafici_Ali 4 ай бұрын
Markaa maqlay codka cigaal anoo taagan baan is arkay awal waa fashiyee
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 4 ай бұрын
Legend🎉
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 2 ай бұрын
❤❤❤
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 ай бұрын
Axmadoow laxanka usamee iyo muusaba hadaadan fanka daynayn waayo dhalin aad ucodmacaan baan muusiga iyo laxanka awgii hoos udhac ku keenaa Masraxiyadana bar Waxa aad waberi uga duwanayd 1.farxada joogtada ah 2.taakulaynta fanaaniinta ku ciilan fanka
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Hada wa leyska hesa music laxan macan in yar hesahoda leh
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 4 ай бұрын
Legend
@naseebgade8885
@naseebgade8885 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 3 ай бұрын
Dumarka soomaalidu qurux badanaa markay sidan u labisanyihiin waaw.
@husseinhared
@husseinhared 25 күн бұрын
Ustadka fanka hibo alla kusiyey fankada hab masraxedkaga alla kusiyey abbahi fansen codkada macan gudbinta fanfanmasraxeda gudbintada guul caqil waxa tahay fan fanan qali ah❤❤❤fanan masragaga quruxda badan ❤❤❤
@abdihaji7617
@abdihaji7617 4 ай бұрын
Heestan Horan ayaulaha
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Isaga iyo Khadra Dahir alle qabriga haku janeeye
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 ай бұрын
Iyo saalax qaasim
@adamabdi743
@adamabdi743 3 ай бұрын
@@mascuudyusuf410 heestan saalax ma qaadeyn ee riwaayada ayuu kula jiray
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 ай бұрын
@@adamabdi743 si fiican u hubso oo raadi ayadoo qaaraami ah kadib indhahga ku arag markaas isi sax adgu
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 4 ай бұрын
Hobladiii waabari hoyadii fonka somali waxba nagu dhacaya allawa damiirrka noo adke waayo jooga
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Jawi farxad iyo nolol happy ah dhan weynay muqdisho ugu daran qof kasto muqdisho ku nol gorma dhiman ku tagan marna cidamada dilo marna Qarax Al sheydan ku dhiman iminka ugu ronahay Al XAMDULILAH ilah mahad nabad na siyay iminka xoga nafis Helen rer muqdisho
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 3 ай бұрын
Www
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 4 ай бұрын
Wow waa laba kacleeyey imagine 2024 codkiisu weli waa dhalo. Xasan baa fankii gabow uga fariistay oo codkii ka xumaaday markaas ayuu yiri waa toobad keenay oo waa soo Muslimay 😂😂 Adduun iyo xaalkiis hadda Xasan baa balwad ku dacaayadayn jirey Cigaal. Hadda Cigaal weli waakaa actively performing ka ah Xasan waa ku daayey sariir buy ku ururay isagoo wejigii duubmay Cigaal xitaa da’da lagama garto!!
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Axsan hes u qaday wan kuso salamay sidad I ogeyd ban u sida jacel ki wa diday
@hibakhasan1598
@hibakhasan1598 3 ай бұрын
Weligood ilbixi mayaan somaali meel kasto ay qabtaan bal waxs camera ordaysa cajiib
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Cigaal xiliga labo Mar raganimo sameyay marka maxamed siyad yiri wa in la gursado dadka bonta ah maxamed cali samatar wasir ka gashan dhiga aha gabar ta maxamed siyad bare dontay lo diday oday ga isaga waxu ku baqay sameyn wayay in yar ka dib Cigaal gursaday maryan mursal cise botan dadka bonta la yiri la midab takor waye darod afka furten hawiye sidu rabo aheyd inaga nala dhashen dadka bonta la yiri la midab takoro Al hawiye la dhashen ki waqoyi joga iyo ki darod ku qaran ah iyo Mel kasto jogan dadka somaliyed la midab takoro hawiye waye maxamed gorgarte hawiye iyo maxamuud gorgarte hawiye na kala dhalay walalka hadu ku cilay ku gursaneyn cuno kula cuneyn welka cunto is lama galno jarer weyne Hal well wax ku wada cuna iga fican abgal ku shirbay dadka walalahod cilay silcis gorgarte ka mid ah wa badan yihin somali hawiye ah gorgarte hawiye ah waye la midab takoro maxamed gorgarte nef dhintay hilib kisa cunay lo midab takoray hawiye waxu sameyay xaran hada xisabiyo iney I cunan aniga o nol ka baqa wa igu nacen runta
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Xidigiihi fanka hobaladii Qaranka hobaladii fanka somali xxx hargays 3:14 a❤❤❤ hargaysa
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 2 ай бұрын
Hees iyo badh weeyi lakin Musicga ayay sixun u tumeen shit
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u Ай бұрын
Music maxaad ka taqanaa
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Ай бұрын
Wax badan
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u Ай бұрын
Music waxba kama taqaanid
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Ай бұрын
@@user-wq4xi1so2u ma ada tumay 😂😂
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 50 МЛН
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
Garaadsan Media
Рет қаралды 2,8 М.
Ruug cadadigi soo Roogal ceeli hees cusub  axamed cali cigal
5:38
WAR-JIR NEWS
Рет қаралды 71 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
Dhalad - Ahmed Ali Cigaal
5:46
Madaale Productions
Рет қаралды 66 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 2,5 МЛН
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 14 МЛН
Не поймаю говоришь? ;)
0:55
BORODA TV
Рет қаралды 6 МЛН
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 14 МЛН