XOGTA Dagaalkii ka dhacay Raaskambooni, Tirada ciidanka dowlada Ee Ku dhintay dagaalka, iyo....

  Рет қаралды 65,561

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 272
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Guul jubbaland guul jubbaland hadhaco gurgurte
@deqaissa7045
@deqaissa7045 Күн бұрын
Waa hoog iyo halaag usoo hoyatey umada soomaaliyeed illahay swt danbigaas dusha ha usaaro kuwa madaxda u ah wadanka bal yaa kadifaacaya cadowga gamurey ee gudaha kujira 😢😢😢😭😭😭😭
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Күн бұрын
Hassan aboor ciidanka Somalidha waxoo u dhameynaayo Shabaab ayuu rabaa in oo dalka ku wareejiyo.😢😢😢😢
@aminaqadroali5830
@aminaqadroali5830 Күн бұрын
Walahay waan ka xumahay wiilash isdilaya iyo doqonimada xasan sheekh
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Күн бұрын
Sida cadow loo jabiyo darood ka baro halgan somalinimo darood ka baro viva cawaale🇸🇴❤
@Wanilaawayisheg
@Wanilaawayisheg Күн бұрын
Xanuun badtahay af qadhmuuna ah ee waxan kalabax meesha
@cabdixakiimdirir7586
@cabdixakiimdirir7586 Күн бұрын
Guul jubaland from puntland
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Xaqiiqada ayaa sheegtaa
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar Күн бұрын
Guul JUBALAN inshaaalh💕💕💕💕💕💕💕💕💕ILAHYOW adig AWOOD LEEHE
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel Күн бұрын
Guul guul jubaland ❤❤❤💪
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt Күн бұрын
Balwan Gababo weye ciyalki Xasan sheikh Waxan 50 gaareynin meel buur ah kudhintay Wana kudaba jirnaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Күн бұрын
Subxaanallaah. Xasan madhalin ciyaalka ee ha dilina. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaqa. Ciyaalka Xasan dankama lahan. Min fadlikum waa wiilal lasoo khalday Biyo iyo Cunto siiya oo xira, hubkana kaqaada...Laakiin Naftooda u Amaangaliya beri bey wax Fahmi doonaan oo noqon doonaan Farxaan Qaroole 😢oo kale Allaha unaxariiste.
@ZayidAli-g3g
@ZayidAli-g3g Күн бұрын
Ciidamada.mooryaanta ee muqdisho lagakeenay lama orankaro cidan qaran waa burcad mooryaan usc
@quruxsan70
@quruxsan70 Күн бұрын
Guuul jubaland ❤❤❤❤
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed Күн бұрын
Jubbaland guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Күн бұрын
Jubaland guuul❤❤❤❤❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Күн бұрын
Rams guull inshallah
@hiboali5025
@hiboali5025 Күн бұрын
Guul jubaland, guulayso Balwan❤❤❤❤
@laylosiciid781
@laylosiciid781 Күн бұрын
Guul jubaland
@GoatSergio-q1s
@GoatSergio-q1s Күн бұрын
Guul Iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤jubaland
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Күн бұрын
Guul jubaland wll mahadsanid guuleyso❤❤❤
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 Күн бұрын
Xasan sheikh ciidanki dawladda somaliya e madaxwaynihi ka horeyey ku warejiyey wuxu ka dhigay kuwo shirqool lagu layey , kuwo iska tagey iyo kuwo sugaya xilliga la shirqooli doono tusaale Ciidanka raaskanboni la kenay o diyaradda kagu kenay miyanay shirqool ahayn , Waxa ka horeyey cidanki iyo sarakiishii gobollada dhexe lagu shirqoolay sida cawswayne,masaga waa iyo meelo kale o badan o hadda shabab haystan
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 Күн бұрын
Bal hadda duq xasan muxuu faaiiday. Boqol wiil ayuu aakhiro u diray. Subxaanallah
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Күн бұрын
Axaxaxaxax kuma farax sani hoqol Wiil oo soomali ah oodhintay Allah cadabi xasan garguurte Iyo marxuunka 😢😢😢😢😢😢
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Күн бұрын
﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي مَنْ هُوَ مُسْرِفٌ كَذَّابٌ ﴾ سورة غافر ) ILAAHAY KUMA TOOSIYO JIDKA TOOSAN QOFKII BEENAALE AH EE XADKIISA DHAAFA ) Surat Qaafir ADEER XUSEEN
@aminahassen2195
@aminahassen2195 Күн бұрын
Subxaanallah Welal somaliyed ba la iskujarayaa😭
@RudwanApdulahiziyad
@RudwanApdulahiziyad Күн бұрын
Lkn DFS Ayaa qalaDka Leh Walhi Guul Juplnd
@naasircawaale5555
@naasircawaale5555 Күн бұрын
Jubaland guul insha Allah
@snw9257
@snw9257 Күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan dhalinyaradas Somaliyeed ee Xasan xumadon aya ka masuul ah😢😢😢😢😢
@mahameddacaad1253
@mahameddacaad1253 Күн бұрын
Guuleyso ameen jubland ❤❤
@Wanilaawayisheg
@Wanilaawayisheg Күн бұрын
Guul daarood ismaaciil
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g Күн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand ❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰💪💪💪🥰
@ZayidAli-g3g
@ZayidAli-g3g Күн бұрын
Cagtaa Lamariyay Guuldarada waxa uguwacan ciidanka.xasan juquraafiga dagaanka mayaqaaniin jihad alshabaaka iyo jihad bada dhulka ka hiilaiyay
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p Күн бұрын
❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤jubalaan dawlad xasan shiik ayaa kusooduulaye xasan munaafaq asagaa gardaran daroonis iyo waxac alaahle iyo waxii diyaaradao
@FaadumOsmaan
@FaadumOsmaan Күн бұрын
Waa run lkn waxaan ka xumaxay Waxmagaratada meesha lagu daabulay Hassan garguurte ha dhoco
@dekaahmed9655
@dekaahmed9655 Күн бұрын
Wariye daacadaad tahay warka keen
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Күн бұрын
Warka balwaan baa xaqiiqada u dhow meeshaas ciidankii Lageeyay waa ku jaba
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Күн бұрын
GUUUUULLLL JUBALAND INSHA ALLAH💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏HAWIYE LAND NEXT MARXUNKA
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Hubkaa muqdisho ka yimi Waa in gacan lagu dhigo, Dagaalkaana caawa la soo gebagebeeyo Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Күн бұрын
Xasan iyo xamse dowon Waxay raadinayeen😊
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Күн бұрын
GUUL JUBALAND GUUL.I.A.
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Күн бұрын
Qaqabta ciidanka xasan dhiga xabsiga guul guul Ahmed madoobe
@billeabdi1061
@billeabdi1061 Күн бұрын
Guul jublaan ❤❤❤
@FaaizanuurdiinMxasan
@FaaizanuurdiinMxasan Күн бұрын
Waa waxlaganaxo wlhi wiilasha soomaaliyed inay iskubabi iyaan laba siyaasi cadaqatayal ah midba midka kale dantiisa kadhax arki waayay 😢😢😢😢
@HindaMuhumed
@HindaMuhumed Күн бұрын
jubalandgùuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedqeys1352
@mahamedqeys1352 Күн бұрын
guul iyo gobanimo jubalaan insha Allah ❤ ♥ 🥰
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Күн бұрын
Ilaahow hogaamiye khayr qaba oo ummadda mideeya noo soo dir yaa rabiyow
@abdulaahimaxamuud7956
@abdulaahimaxamuud7956 Күн бұрын
❤❤guul jubalad
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 Күн бұрын
Xassan sheekh,waa ka baaqsan karay in askarta somaliyeed isku baabi'iyo ama qabiilada somaliyeed.
@MaryanAden-w9h
@MaryanAden-w9h Күн бұрын
Warkaas waa sax
@aadansaxane956
@aadansaxane956 Күн бұрын
Jubalan guul❤
@AminaHussein-g5f
@AminaHussein-g5f Күн бұрын
Subxaanallah.hah inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@bulohus8548
@bulohus8548 Күн бұрын
Waa wax laga xumaado in Askar- Ama ciidan somaliyeed laysku laayo!!
@sahrujacali4144
@sahrujacali4144 Күн бұрын
inshallah Allah guul jubalaan
@shukrisalah6790
@shukrisalah6790 Күн бұрын
Guul jubaland waana ka xumahay dhalinyarada la marin habaabiyey ka masuul ah xasan
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Күн бұрын
Xassan Magafe waa Al Shabaab markastana ciidamadii Qaranka somaliyeed inuu shirqoola oo lalaayo inta hada dhimatayna waa kuwii udambeeyay no more ciidamadii Qaranka somaliyeed way dhamaadeen Xassan dhiiqo qabyadii wuu dhameystiray😮
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Күн бұрын
❤ guul Jubaland ya Allah
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Asc alloow sahal umuuraha adaa waaxideee🎉🎉🎉waa caqli xumo xasan weeye
@fadumo6292
@fadumo6292 Күн бұрын
❤❤❤❤waa sax balwaan inaad xaqa u hiilisid ilaahow Somali midee ilaahowmadaxda sharkoda Naga qabo subxaanallah alla dhalinyarada waxay u dhimanayaan aan la aqoon hooyooyinkooda may qabsadaan
@JaneSmith-c3k
@JaneSmith-c3k Күн бұрын
Guul guul Balwaan geesi guulayso
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t Күн бұрын
Cabdulahi balwaanow xasan xolo xabaalihii u canshuurta u kaqadanlahaa buu iska soofogeyey walidkii dhalay baa axmed madoobe sowacay oo idhi cashurti baa nobaqatate no as xabaalahay nagu badiye guul jubaland idan allah
@nahawi1479
@nahawi1479 Күн бұрын
Meel ay Xasan Afar jeeble iyo Axmed Geeddo naar u Taliyaan Hooyo Soomaaliyeed ayaa ku Goblami, Waxaan la Yaab banahay kuwa Amarkooda Qaata Ee u Dhimanaaya.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul ciidanka difaca dowlada jubland wey cibadeysdan dhar baxo kul ba ku dhacday maleeshiyad belad la so aruriyey jab xogan ba garay metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hub badan ba laga qabsaday qac ba ka yartay daqadah ugu galiya odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey jaban wey fashil man wiil yar bey so walan
@FaysalMohamed-h9z
@FaysalMohamed-h9z Күн бұрын
Somali dillaya Somali kale miyad cibaado u yaqaan inallilah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Күн бұрын
Laba wiil oo somaliya ayaa laysku dhameyey Subxaanallaah Hassan u Qubo ha ku dhacdo wiil Asha hala kala bad baadiyo 😭😭😭😭‼️
@samkabal8376
@samkabal8376 Күн бұрын
thanks abdullahi balwan
@MohamedIbrahim-s4x
@MohamedIbrahim-s4x Күн бұрын
Mooryaantii hawiye oo ciidanka jubaland Dharbaaxo ku dhuftay guul jubaland 😊😊
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Күн бұрын
guuuul guuul geesiyada xaqudirirka libaxyada jubalan guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🇬🇶💚💙🤍🦁🦁🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥♥️♥️👍👍✌️🙏
@abdicasiskasim6168
@abdicasiskasim6168 Күн бұрын
Aawey shacabkii jubbaland mudaaharaadyo waaweyn abaabula adinkoo gubaya calanka turkiga iyo sawirka madaxweynaha turkiga boorarna ku qora turkiga oo la saftey maleeshyo beeleed uu hogaaminayo qabqable xasan aboor saa xasan hadda madaxweyne maahan dastuurkii lagu doortey uu ku dhaartey ayuu tuurey miduu asaga qortey keeney saasuu ku dhacay mudaaharaadyadaa wey baahayaan ugu dambeyn turkiga wuu diidayaa in uu duqeeyo jubbaland hala soo dadajiyo mudaaharaadyadaas
@sheikhharun7310
@sheikhharun7310 Күн бұрын
Guuuuul Jubalan insha Allah ❤❤❤😂
@MaxamadAxmadmaxamad-w8y
@MaxamadAxmadmaxamad-w8y Күн бұрын
ماشاءالله
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Күн бұрын
Gul jubaland ❤
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Күн бұрын
Jubaland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha 💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MaxamadAxmad-kp6hi
@MaxamadAxmad-kp6hi Күн бұрын
Wx. Dhi. Lafahalgari ayaga laisku jabiya. Alahà kala.qabojiyo Amin amin
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Cabdillaahi balawaan noolowo MD musuqabalka umada soomaaliye❤❤❤❤🎉🏇🏿🏇🏿❤️👍
@maxamedxasan4851
@maxamedxasan4851 Күн бұрын
IINSHA ALLAAH WAXAA GUULAYSANAYA CIIDANKA JPL EE GARDARADA IYO QABYAALADA LALA DOONTAY INSHA ALLAAH
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg Күн бұрын
Maanta waxaa nalagu duqaynayaa diyaaradihii caalamku noogu deeqay.
@FadumoMaxamed-o9x
@FadumoMaxamed-o9x Күн бұрын
Dhaqbooy ooyihnaa idinkii idin danbisaa shubadi kushahay was
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Guul guul ciidamada juballan xaqabaa ku dagaallate guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿💪❤️
@MaryanAden-w9h
@MaryanAden-w9h Күн бұрын
Juballand guul
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Күн бұрын
Xaafad waxay xaafad ugu duushaa waa xasarad somali ciidan qaran oo lagu heshiiyay majiraan
@abwaankacusub
@abwaankacusub Күн бұрын
BALWAANOOW RUN SHEEG
@maxamedbarre4385
@maxamedbarre4385 Күн бұрын
ليست هذه هي الطريقة التي تعمل بها الحكومة وهذا الرئيس يريد من الجيش الصومالي أن يقتل نفسه، أيها الرئيس حسن، يجب أن تجد حلاً، هذا ليس حلاً.
@CumarfaraxGuure
@CumarfaraxGuure Күн бұрын
حقيقة ❤
@hudaabdihuseen88
@hudaabdihuseen88 Күн бұрын
Xasan dhiiqo wiilashii soomaaliyeed wuu dubtay 😢😢
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 Күн бұрын
Balwan Ninba yidhi.Anoo oyni rabo ayuu sac seenta ugu dhoftay Xassan qaloon madax shabeel ayuu leefay .Shabaab aaway.
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x Күн бұрын
Guuuuuul Guuuuuul
@AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul
@AbdiwahaabAbdulaahiHassanAbdul Күн бұрын
Laandheere soodaa wararkii udambeeyay waagii ssc baa iskugu keen dambaysaye halgankuna waa halkiisii
@hawahassan8872
@hawahassan8872 Күн бұрын
Hassan iyo hamze rabbiyow nagaqabo wiilasii soomaliyed ayey iskuleynayaane illaahayow xabbada ayaga kujeei yaa rabbi dowomadan naga qabbo indhaha beela idmka alle xoolala yahow wiillasha kala joojiya Hassan caruurtisa dibadaha ayu geeystay aawey dadkii kale war hedhahaya wiilasha hallaka qabtu
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Күн бұрын
Ninkii dhoof kuyimay geeridu dhibaysaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Ninkii diyaarad lagu keenay jubaland ayey geeridu dhibaysaa,
@BileAhmed-b2h
@BileAhmed-b2h Күн бұрын
Balwano jubalan gul iyoh gabanimo❤❤❤❤❤❤
@abdallajama6066
@abdallajama6066 Күн бұрын
Waa wax laga xumaado in dhalinyarada Somaliyeed dano shaqsi loo adeegsado. Wax waxay boobayaan ha boobeen laakin dhalinta yaan la laying.
@Nimcoalimahdi
@Nimcoalimahdi Күн бұрын
Rabi hakala qaboojiyo wilasha dabka lagu shubay
@AbdirahimYaqub
@AbdirahimYaqub Күн бұрын
Ahmed madope gull gull ❤❤❤
@AminaHussein-g5f
@AminaHussein-g5f Күн бұрын
القاتل والمقتول في النار .سبحانالله
@bazeera5520
@bazeera5520 Күн бұрын
Illahay dadkan iyo dalkan ha uga gargaaro jahiliinta qixinta dadka ku haya oo dadki dhibay
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 Күн бұрын
Waa xoolo dad lamoodo. War caac madooneeyno. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@bisharo8936
@bisharo8936 Күн бұрын
Inalilahi wa inaa ileyhi raajicun...ma ciidamdii somaaliyeed baa is laaynayo
@RaxmoMaxamuud-v7g
@RaxmoMaxamuud-v7g Күн бұрын
Masha Allaah guul
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs Күн бұрын
Barlamanka.somaliyed.maxey ,dhowranayan.oo kale alla hooyoy.somaliyey.war.fadhiga. ,kakaca.tanu.waa.masiibo 💔😭
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw Күн бұрын
Ax walhi aad baan uga naxay, xassan ciidanka ma dhalin ee waa wiilasheeni oo amar un ku socda Allah hakala qaboojiyo, waa kaa dhimay kugu dhimay😢💔
@nasriinmubarak2729
@nasriinmubarak2729 Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 22 сағат бұрын
Dadka ku farhaya dhimashada wiilasha Somaliyed subhanallah
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
doomaha bada soomaraya waa laxidhayaaa badana cirka kama soodagi karaan waa laxidhay
Интересно, какой он был в молодости
01:00
БЕЗУМНЫЙ СПОРТ
Рет қаралды 3,7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 16 МЛН
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
HALISTA HISHIISKA GUUSHA ITOOBIYA EE BADDA | SYRIA | RUSSIA +
31:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
Xogta Dagaalkii Shalay ee Raaskambooni "Ali Harare ayaa falanqeynaya"
43:18
Интересно, какой он был в молодости
01:00
БЕЗУМНЫЙ СПОРТ
Рет қаралды 3,7 МЛН