XOGTA IYO XUKUNKA XAAWO IYO KOOXDEEDA OO BARAHA BULSHADA FAL CELIN BADAN LOOGA DHEX SAMEEYAY.

  Рет қаралды 59,740

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Kuwaa Xabsiga xataa yeysan ku nasan halagu shaqeeyo iyaga oo luga ka xiran...... Beeraha halagu falo, .....Magaalada Muqdisho halagu xaaqo,
@bisharahmed747
@bisharahmed747 Жыл бұрын
Ani waxan qabaa in ayaga dhan la dilo
@luulacadeey3131
@luulacadeey3131 Жыл бұрын
iska jir xugminta dilka adigoon waxa jira adan xog ogaal ka aheynin meesha wa somalia oo dadka qaar waxaa lagu qasma in ay qirtaan wax aynaanin lug ku lahaynin
@Somalireaction
@Somalireaction Жыл бұрын
​@@luulacadeey3131haddi ay jirto Ina wax la isku qasbo dadka wadooyinka socda inta la so qabto MA lagu qasbo dambi u saaan lahayn dadkan aad u jideedo dhamantooda waa dambiliyaal falo dambi ah ayaa lagu so qabtay marka qof dambiyaal ah qiil ah u raadinin wll
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
​@@luulacadeey3131haa wlhi 😢😢😢😢😢
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ha loo soo jeesto. Aad bay ula shaqeeyaan Khawaarijta.
@Abdallepoi____1___7
@Abdallepoi____1___7 Жыл бұрын
🤣🤣🤣sarakisha io madaxda dowlada la shaqeyso wx kla shege meshas waa leys wada ogyhy 🤣
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Sida ugu dhakhsaha badan ha loo dilo inshaalaah dhiigyacabka uraya
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Gabadha wexey U egtahay qof laqalday 😢
@ahmedhussein3985
@ahmedhussein3985 Жыл бұрын
somaaliyey ninkaan shacabka ma mucaawimo muu u sahnihaa mise kharax kuwaan daawo aan Dil eheen malaha
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Waa runtaa dadkii weey bahaloobeen naftii ba afar shilin baa kaga qiimo badan qali ba maleh waxii la rabaa laga sameeysan karaa dad maaha waa in la is dhaafiyaa kuwaan duligaa
@AbduhabIsmail
@AbduhabIsmail Жыл бұрын
War arkagixiso warkagixiiso kurka halagawadagoyo shiid
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 8 ай бұрын
DHULMAHANTE MEEL KASTA OO UU JOOGO WAA NIJAAS NIJAASI DHASHAY PLEASE DILA OO TOOGTA
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Жыл бұрын
Waxba yeey miskiin iska dhigin xarig dheer hala xiro kufaarta
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Masiibo haku dhacdo kuwaan umadii weydhameeyeen dhiigii umada ayey xaqdaro kubanaysteen lacnad haku dhacdee
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Dad Waa weeyn aa marka la qabto sidee u sheekeeynaayaan Allaha umadda idinka qabto
@abdiharman7451
@abdiharman7451 Жыл бұрын
ARGAGIXISO, BALAAYO IDIN LA TAGTAY, DAD-CUN WAXAY SHAQO KA DHIGTEEN IN DAD LADILO UJEEDO LAGU GAARAYO AAN LA OGEYN.
@YuulkaHool
@YuulkaHool Жыл бұрын
BAJAAJLE XUN WAAYE,
@DaauudMohammed
@DaauudMohammed 6 ай бұрын
Aqayaar sxb gawadha dowlada aniga Mey isiiso
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z Жыл бұрын
Odaygii 1sano ayaa lagu xukumay ee nabad doonka ku shaqaynayey , gabartii yarayd ee baahida alaabta ku haysayna 8sano🤣🤣kadib waa cadalad dheh
@HassanAbdi-mc5po
@HassanAbdi-mc5po 8 ай бұрын
Mayaabe waa ilaahey
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 ай бұрын
Xamar kala bar ayaa Alshabaab ah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
War Xamar Oo dhan aa Alshabaab ah. Africankaanka haduu baxo airporka Iyo furdada wee xermaayaan. Qurba joog Oo dhan wee soo baxaayaan sida aan qiyaasaayo Tii Allah ma ogi sidee noqon doonto Xamar. Umadaas masaakiinta dhibka heeysto Allaha ka qaado
@homesports8346
@homesports8346 Жыл бұрын
Dowlada ciyaarta umada hagadayso. War isgaar sinta telephone nada. Cuneys halaga saaro walahi in ay waxba sameyn karin degmo walbo asak heen ah oo dhar cad ah halugu dadiyo. Hadey sidaas dowlada sameso walahi way cirib tirmayaan qoladaan
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Waa runtaa waa in eey awooda isgaarsiinta la wareegtaa dowlada dhalin yaro fiicaan weey buuxaan Muqdisho hala shaqaaleeyo ayagaa magaladooda sifeeysanaayo
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Waa in dawlada isgaarsiinta la wareegtaa hadii kale saan lee lagu jiraa
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran Жыл бұрын
Yaa damaanad qaadaa amniga shaqaalaha iyo milkiilayaasha shirkadaha ileen meel waliba wey kuyaaliin ee?
@homesports8346
@homesports8346 Жыл бұрын
@@nin-geed-saaranwaa wax iska kafudud tasi u fakar maskaxdaa kasoo sar mida kale su`aal adiga Dantada iyo mida umada oo dhan teybaa tixgalineysaa ?
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
Murxuun Afrika basaasay weye Ha la toogto wajikale male
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
XIJAABKA AYAA SOOMAALIDA ISKU QARIYAAN EE HUBKA AY QAWAARIIJTA U HEEYSAY MEEQA DAD AYAA LAGU SOO XASUUQAY.
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Dil halagu rido soomali baa loo abuurey kuwaan in lagu burburiyee iyaga burburiya mahadsanidiin dowladeena
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Жыл бұрын
Waa balaayo naloo soo diray
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Gabarta Abgaal miyAa??
@bisharahmed747
@bisharahmed747 Жыл бұрын
iloohoow muu walalkeey xataa ku jiro
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
War is gaadhsiintu shaqadeedii way gabtay
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Hooyadey baan ka haray markey dhahdo maxaad oga hartey dhaha oo waydiya balaaya heshada sheydaanta ah
@SihamAweysow
@SihamAweysow Жыл бұрын
Habaar idinku dhac war kuwaan yaa an dhaafsho inkaar Allaha ku rido dadki Waa dhameyeen Waa bahalo mid idinkama haro kuwa dadka dhameyay ilaah unada ha idinka qabto
@warcadaadey
@warcadaadey Жыл бұрын
Alshabab argti hadan lagu dilin waligod lagama guuleysanaayo ugu yaraan hala naafeeyo
@abdishakuur1820
@abdishakuur1820 Жыл бұрын
asc waxan dhilahaa ayaga dhan waa isbir soma caanhayane halag taqaluso bilis
@NasriShukri
@NasriShukri 8 ай бұрын
Ilahay kuwan dadka hakasogaro
@homesports8346
@homesports8346 Жыл бұрын
Waa leysoo wacay kulhaa baqtiga aaway nabad sugidii amniga war communication da gacanta ku dhiga any isgaar siin ah xafad walbo 4 nabad sugid. Halaga shaqeysiyo. Iyo wada walbo raga diyaarsan hala dhiso. Somalia walahi Nabad Marawaan musal sal ayad mesha kuhaysaan
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
55 jirka ma Abgaalaa?
@MohmedCiise
@MohmedCiise Жыл бұрын
Khawrita lami halo karkariyo
@calim8311
@calim8311 Жыл бұрын
ASC waxay ila tahay in dhalinyarada shaqo abuur loo sameyo , shaqo caadi ah ayayba umaleyaa qaar kood howsha ay qabtaan,
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 Жыл бұрын
Riwaayadahan la jilaayo ee SNTV xager laga maal galiyaa, dadkani shaqo kuma laha shabaab, dad waxoogaa kharash ah la siiyay weeye. Cidbaa kharash lagaga qaadanayaa Riwaayada SNTV
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
Hhh sxb qoloda maad kamid thy
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 Жыл бұрын
@@Football-fans327 Beenta ayaan necebahay iyo Riwaayada shacabka loo dhigayo. In Xaqiiqfa laga hadlobweeye, kolba qof faqiira iyo mid dhimirka ah ayaa barnaamij laga samaynayaa kharashna lagu qaadanayaa. Nin ka kaliya ee ay Shabaabka ahaa wuxuu ahaa Xanafi, dilaagii weryayaasaha, waxa kale dhamaan jilitaan ayay ahayd.
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 Жыл бұрын
Dad badan ayay shirqooleen ee hala dilo
@nafisonafta2799
@nafisonafta2799 8 ай бұрын
War reer xamarow dadka hobalada ka inado naga ilaaliya pls
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Maxaa loo dili waayay carafaad basaaska ayaa ugu xun
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Kuwaan waa in loo midoobaa oo gacan bir ah lagu qabtaa
@homesports8346
@homesports8346 Жыл бұрын
Shabaab Yaa dhalay marka hore. Somalia oo dhan way wada igyihiin. Qabyalad ayaa dhashay shabaab. Ogaada shabaab way qangaartay. Uur ayey ledhay maxad fileysaan somaliyeey in ay dhasho??? Iso jawaba
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran Жыл бұрын
Fahad iyo farmajo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 ай бұрын
​​@@nin-geed-saaran Alshabaab ayaa tahay Farmaajo iyo Fahad Geed ayey kugu xireen Tell ayey kaa dhagaysan jireen kadibna meesha aad joogto ayey kaa soo qaban jireen. Waana sababta aad u necebtahay Mardhowna wadkaadi ayaad dhalaysa Inshaa Allaahu
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Clool wayne calooshu ku qaraxday duli
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
Dhagarqabe buu yahay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Waxaa qosol leh Xasan Culusow Dhuusoweeyne maxkamadiisa waxee ka socotaa Xamar Iyo inta laga soo qabto meelaha ee ku duulaan marmar Oo Xamar la keeno. Hiiraan tuugmo uu ku tagay 😂
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 xukun cajiib ah
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Masiibo kugu dhacday waaba naage qalbi adagaa jilbaabka waa in laga wada dhigo naagaha inta khawaariijta la madhinayo hadhaw ayay qaadandoonaan inta ilaahay dartii u sidata
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 256 М.
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 746 М.
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 57 М.
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
CIRO CODSADAY LACAGTII MUUSE XAYIRAY SOMALIA HAYSAY SALAMAAD
8:45
Ninkii ugu khatarsanaa arsinal iyo shuute maxaa kala qabsaday
50:24
GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .
46:41
Somali National Television
Рет қаралды 207 М.