YOUNG SOMALI MOM |💥night routine | Qudarta kenya🇰🇪 iyo somalia 🇸🇴 yaa raqiisan?🧏‍♀️

  Рет қаралды 19,704

Bidhaan Ibrahim

Bidhaan Ibrahim

6 ай бұрын

#youtube #somalia #dailyliferoutinevlog

Пікірлер: 115
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Videoga waqti bdn iyo juhdi badan aya iga galay ee like haka ilobin si walalo bdn nogu so biiran subscribe na saaro si uu marwalba kugu so dhaco videoga an so galiyo mhdanid
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 6 ай бұрын
Abaayo geedka poder ka ah laguma dhaqqo alabta waxaa lagu dhuba siinka allabta habenki marka nadiifiso siyeysan kugu imaan baranbaro
@SalmaAbdirisaaq-pm5uz
@SalmaAbdirisaaq-pm5uz 6 ай бұрын
Abayo maraq junbada iskadaa cafimadka uma fiicno
@fardowsashariif7947
@fardowsashariif7947 6 ай бұрын
Abayo wahada qaliga
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 6 ай бұрын
Mashlah abayo Lakin qudartaa cagadaha logu talagay gasho sababto ah albaabka cabitanada lagashtaa ❤cdy
@fadumoali4700
@fadumoali4700 6 ай бұрын
Mashallah ❤
@MaryamaBahja
@MaryamaBahja 6 ай бұрын
Bidhaanay xbbt lacagta youtube ka kasoo hadal oo barnaamijyo dhiirigalin ah gabdhaha usamee ❤❤❤❤❤
@Oumalkairehousseinf85
@Oumalkairehousseinf85 6 ай бұрын
Mâcha Allah huno keep going bidhan qurux karti badan
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 6 ай бұрын
Masha Allah ❤
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 6 ай бұрын
One thousand shilling waa $6 liin dhanaanta bacaha hilibka lagu xir xiro ku xir mase waa kaa halaabee carot ka bac ku xir kabsarta bac ku xir waqti fiican ayeey ku gaarsiin Insha allah
@diywithhubi
@diywithhubi 6 ай бұрын
Mash alllah abyo allah ku barakeeyo . Geedka aad dhahdey iso sheega magacisa waaa baytraf .
@user-le4zy6cs2w
@user-le4zy6cs2w 6 ай бұрын
Maasha allah ❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 6 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 6 ай бұрын
Masha alah
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@zahracuud7268
@zahracuud7268 6 ай бұрын
Msha alh
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 6 ай бұрын
masha allah quru,ey strong and yuong mom sxb wad cayishay isqawo qalanjo kkkkk.❤❤❤❤❤
@axlaammaxamed6097
@axlaammaxamed6097 6 ай бұрын
Masha Allaah
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 6 ай бұрын
Abayo qali masha Alllah
@nicimax
@nicimax 6 ай бұрын
Manshalh qali walhay nerobi wa jecelhay wan rabay qof sidan igu sharaxo mhadsanid mcnto
@sabrinabdikadir9994
@sabrinabdikadir9994 6 ай бұрын
Man sha Allah abyo hormar wacan baan kuu rajeynaa insha allaah
@makocusman132
@makocusman132 6 ай бұрын
Masha allaah abaayo nolashada allaah hakubarakeyo
@user-uo8cc7cd2k
@user-uo8cc7cd2k 6 ай бұрын
M.a illaahey hakuu barakeeyo abaayo
@mariamanka4687
@mariamanka4687 6 ай бұрын
masha allah bidhaney hormar wcn
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Mhdsnid wll
@Yusrahali4821
@Yusrahali4821 6 ай бұрын
Mashaallah ❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
🥰🫶
@zuzu2728
@zuzu2728 6 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98asc xabibty Dircyadi mahaysa
@user-pd8ex6tl8y
@user-pd8ex6tl8y 6 ай бұрын
Mashallah aad baad u habaysan tahay😉🙃
@ayaanhassan947
@ayaanhassan947 6 ай бұрын
Masha allah dumaashi horay u soco
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Queen🥰🫶
@salwaarab6435
@salwaarab6435 6 ай бұрын
Maaha allah ❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Ina ader qali🥰
@user-cc9wp2it5o
@user-cc9wp2it5o 6 ай бұрын
Masha alaah abaayo Canada farajka qudarta lagu gashto sogado horey usoco
@umuamiira6098
@umuamiira6098 6 ай бұрын
Naaag nool ❤😊
@yunnaali3117
@yunnaali3117 6 ай бұрын
Mashallh gaari dumaR❤❤ nagnol😂
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 6 ай бұрын
Anaa xamar kaala imaadee yaan lagu sirin meeshaan ari ma hayan waa waxaro yar yar
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
😂😂wlhi dheh
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 6 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 adaa arki doonee war iga sii markaas insha Allah ani wadankaan markaa ku cusbaa waa ku wareeray xitaa hilibkooda sidii kii xamar uma carfaayo wax badan ku kala duwanahy
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 6 ай бұрын
Abàayo Ari waaweyn iyo mid Yar Yar Waa isku jiraan ayadaa dooqaneeyso abayo laakin xamar iyo inta labadaba qaali waaye hada arika qaaliyoow noqday daraad gasoogatay
@maryamibrahim207
@maryamibrahim207 6 ай бұрын
Hore uso
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 6 ай бұрын
Abaayo bidhaan waxàa gusheeka caanahan buru seedka ha ubilaabin ilmaha wey gubaaba aan ankar ma ogi anika xilwaa siistaa masha allàah waye
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Heee mexe dhibe beri tasa u bilabi rabay iso jwb
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 6 ай бұрын
Wlhi abayo jooska adàa iska laakin Anika margaan imaaday ayàan ubilaabay ilaayo sadax blood ilmaha wey Ika baaba eencaanahooda xilwada wax udhaamo malahan hadaa rabti baroobey jooska adàa leh abayo
@rahmocabdi1745
@rahmocabdi1745 6 ай бұрын
Alla Abaayo waa runtaa Aniga 4 bilaa kenya joogaa ciyaalka canaha kenya waa iga caatoobeen lkn Hada Xilwaa ubilaabay awalna Xamar ku siin jiray
@queenteexo7449
@queenteexo7449 6 ай бұрын
Abayo alabata fridgeka lagu galiyo soogad9 masha allh
@umuhanii
@umuhanii 6 ай бұрын
Habibty cabbage iyo cananas fridge uma bahno
@maryamibrahim207
@maryamibrahim207 6 ай бұрын
Iso booqhoo chanel keyga ashabteyg qaaliii ❤
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 6 ай бұрын
Mashallh abayo cagaga qudarta sogado kugur siii uu balas kugu yeesho talajadu
@ifrahabdinur8239
@ifrahabdinur8239 6 ай бұрын
Beerka iyo kilyaha ariga Kenya raqiisan iyo hilibka ariga fruitka qudaarta❤
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 6 ай бұрын
Asc mashlh quruxey sificanba uhagaajise lkn waxaan kugu darsana qudaarta baca jira lugu xirxiro oo cadcad sida kaarodka iyo liinta iyo barbarooniga waxbadan bay kuu yaalayaan suuqa gabdha wareejiyo hadii kale way kaahalaabe
@ramlahuseanahmed2928
@ramlahuseanahmed2928 6 ай бұрын
Abyo afakaadhada markastaa soo gato dhaxdee bolol katahay marma cayriin see lagu garanaa mida bisil afakaadhada mar dhaw leeba bartay please iso jawab
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 6 ай бұрын
Cereen sogado bac ku xer jikada dhiig xabad bislato shido
@ramlahuseanahmed2928
@ramlahuseanahmed2928 6 ай бұрын
@@NaagKarmet-zw2sv Haye abyo mahadsanid
@user-kl4uf6pj5q
@user-kl4uf6pj5q 6 ай бұрын
abaayo qudaarta xitaa islii mahanee meelo kale laga doonta jira oo aad ujaban sida hilibka okale
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 6 ай бұрын
14:14 wadankeenii😂😂 Wlhi daacad ban u qoslay waa run wax kasta raqiis bay u haystaan, qaar baa ka waalay
@HappySunsetMountain-wx4li
@HappySunsetMountain-wx4li 6 ай бұрын
M.a abayo bidhaaney maanta tukaanki aan tiktok ku arki jiray baan aaday m.a si wanaagsan laiisoo dhaweyey
@aminazahra592
@aminazahra592 6 ай бұрын
Ma. Abyo lkn barbaroniga io lebda macda hilibka lagu rido ku rido sida woo kaga halawaa❤
@nasriinadow3298
@nasriinadow3298 6 ай бұрын
Waxa jiro caagag yaryar o fruits ka lagu shubto o filinjeerka logu talo kuwaar raadi insha'allah filinjeerka woku nidaamsanaanaa wona ku deeqaa wax badan
@faatima126
@faatima126 6 ай бұрын
Qudaarta iska dhaq abaaa intaan fridge galin hakor
@somaliking838
@somaliking838 6 ай бұрын
Abayo qudarta iska dhaq inta frigka galin ilababkana cabitanka aya logu tala galay
@yaanabdiaziz8110
@yaanabdiaziz8110 6 ай бұрын
Xamar iyo Nairobi maxaa iska galay abaayo ani labadaba Waan aqaana xamar waa maskiin koris waxwalbo waa raqiiis wlhi Nairobi waxwalbo hada qaali waaye
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Horta mid Xamar wa mel tajir iyo faqiirba ku nolan karo lkn xamarba xamarta taqanay ma aha waxwalba weysi qaliyoben
@yaanabdiaziz8110
@yaanabdiaziz8110 6 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 abaayo hada ani xamaraaa jooga sanad kahor a Nairobi kasoo guuray wlhi iney isku dhaweyn Nairobi waa zaaid waxeeda
@user-vh7bi1yk6v
@user-vh7bi1yk6v 6 ай бұрын
Iyo bocorka kadudan kor qebta barafka gali qudarta jar jaran shegoya
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 6 ай бұрын
Refrigerator ka hilibka iyo qudaarta ma kuu Kala baxsan yahay abaay?
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 6 ай бұрын
wwwww❤❤❤❤🎉🎉
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 ай бұрын
bidhaaneey se cml heee beerka ariga ah xabadii 4$ ama 5 waaye 12$ waxaaa madiina lee waayaa u maleynaa wx qaali ah waa qudaarta naloo keeno sida avacadhaha iyo tufaxa iyo lin mcnta lkn nimcaa nahay
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 6 ай бұрын
Xamar iyo kenya qudaar iskuma dhawa xamar ayaa aad u qaalisan kaliya liinta markii laga reebo
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 6 ай бұрын
Soomaaliya oo dhan kenay hilibka kaga riaiis ah
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 6 ай бұрын
Quadrata xita mel raqisa baa jirta o markiti la dhoho
@fatimomaxamed2649
@fatimomaxamed2649 6 ай бұрын
Qudaarta iska dhaq abaayo khalka qudaarta iskaga dhaq ma fiicna
@ifrahmustafa5005
@ifrahmustafa5005 6 ай бұрын
Suuqa markeyti aad suuqaas raqiisan abaayo
@user-zx7ut4pi6r
@user-zx7ut4pi6r 6 ай бұрын
Abaayo inte kala so xiriira waku bahanahay ado rali ah
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 6 ай бұрын
Karootka iyo barbaronikaiyo linta bad ku xir walal
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
Kawaanka waxaa la dhahaa kario pangi neefka raqiis waaye taxi somali qaado
@umumaida6601
@umumaida6601 6 ай бұрын
Abaayo qodaarda iska dhaq intaadan fariijka gali in
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j 6 ай бұрын
Qudaarta waa la iska dhaqaa iskadhaqa qudaar aan ladhaqin filinjeer lam.galiyo
@wardoqurux762
@wardoqurux762 6 ай бұрын
abyo Kirid kasohdl
@user-yu1fd3jj8u
@user-yu1fd3jj8u 6 ай бұрын
Abaayo irbada kasoxadal
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 6 ай бұрын
Abayo bacaha hilibka lagu xirxirto ku xirxir linta iyo karotada iyo barbaroniga hadii kale way kaa qalaleysaa
@sacdiohaajiahmed9993
@sacdiohaajiahmed9993 6 ай бұрын
Wana qanaahe saliid cadey ku shiid kabsarta maka ureysee tedakale kenya meel ficn nooka dhigee muqdisho meel kawax fcin majirto ogow taas🥺🥺😔😏
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 6 ай бұрын
liin dhanaanta bac ku xir wey Adkaaneysaa hadiikale
@farxiyofashio9574
@farxiyofashio9574 6 ай бұрын
Berka xabdi 400 waye kenya abyo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Ha ana qalday kiilo 400ksh leyga siyay nuskilo 200ksh
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 6 ай бұрын
Abayoy canaha lana ogolo iskaqari dhibaatee kukenikartaaye
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 6 ай бұрын
Abayo hada walafasaxay dugaamaka sidii soomaliyee usaarantahay waaki laqari jiray maahin axlh
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 6 ай бұрын
@@user-zu8gh4po1e sas ma ogeeen waxataganah gabadha laqabto shugran qali
@zuhraabdikadir3442
@zuhraabdikadir3442 6 ай бұрын
Bidhan caano nooce ogu bedele nala so wadag caano fican
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Hye wll 🥰
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 6 ай бұрын
Abaayo qimaha cuntada na noso gali
@farxiyoahmed4084
@farxiyoahmed4084 6 ай бұрын
Walaaley qudaarta hadaan bac ku xirin way iga xumaataye adigana adon waxba galin ayaad tòs ugu ridaye maxaad ku samaysaa
@ummuaisha8791
@ummuaisha8791 6 ай бұрын
Liin dhanaanta iyo barbarooniga bac ku xir
@nadiirahaji5086
@nadiirahaji5086 6 ай бұрын
Abayo anaga afkadhada kiladii 1$ baa lasiiya somalilnd
@anananan5550
@anananan5550 6 ай бұрын
Bacda cadanka qudarta kuxirxiro sifo kagag halabin
@aaishaabdullahi5095
@aaishaabdullahi5095 6 ай бұрын
Dabada maxa ubaxa ugu aade manta dhan 😅
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 ай бұрын
Bar baroniga bac ku xer hadii kale wuu kaaa bajaqaaaa
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 6 ай бұрын
Abaayo caagag soo iibso ee finijeerka kugu khudaarta
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Hye abyo🥰🫶
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 6 ай бұрын
Qudarta sas dhakhse kaga halabesa caagag lgu shuba jiro quruxey
@deqaxasan1833
@deqaxasan1833 6 ай бұрын
Hada xamar hilib ariga waa raqiis neefki bishaan waa 60$
@marwohuddaofficial
@marwohuddaofficial 6 ай бұрын
Beerka miya lamisama xamar bisibka
@user-vh7bi1yk6v
@user-vh7bi1yk6v 6 ай бұрын
Qurarta cagaran iyo bamiyaha kor kuxareyso wey kahalabeysa linta bacda marada kurid hadi kale wey ka adkaneysa
@aniisomohamed7234
@aniisomohamed7234 6 ай бұрын
Abyo ani idhibene qeebta barafka ma lagu xareya iso jawab kher hesho😊
@kowsarkiinchannel9969
@kowsarkiinchannel9969 6 ай бұрын
1kiidolar 150shilin bu ahay markii igu dambeyse sarifka
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Ha wa 157ksh
@user-zu8gh4po1e
@user-zu8gh4po1e 6 ай бұрын
Suuqa gaari banki ladhahaa hilib hala mar soogado beela
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 6 ай бұрын
Fruitka kenya raqisan but inta kalr xamar ayaa ka raqisan
@user-uk9hz3wc7s
@user-uk9hz3wc7s 6 ай бұрын
Qudarta iska dhaq wayo dawo aya lagu bufiya ma fcno ina horay ka xarey sato
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Wa ogahay wll Marka karinayo dhaqa wayo ad ban u dalana kama garin mhdsnid
@marwomohamed8011
@marwomohamed8011 6 ай бұрын
Hhhhh ma hadey karineysaaa mrkay time keeda gaadho waala dhaqaa wareerka dadka kal tag
@user-xn9cf1tp6m
@user-xn9cf1tp6m 6 ай бұрын
Ama waqtigeda baa dhaqaa marka kariniyo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 ай бұрын
​@@marwomohamed8011gabdha way saxanthy booka firij ka ka aqri iska dhaq in taadan galin ayaa ku qoron
Hadad Nairobi 🇰🇪ku noshahay videogan waku muhiim
5:40
Bidhaan Ibrahim
Рет қаралды 229
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 32 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 107 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 574 М.
@Bilanbelo Sida u hagajiyey storka #organize
6:47
BILAN BELLO
Рет қаралды 1,3 М.
MORNING ROUTINE OF A YOUNG SOMALI MOTHER | Naz Ahmed
8:41
Naz Ahmed
Рет қаралды 29 М.
Sida aan u Hagajiyay Gurigena cusub ee Nerobi🇰🇪
9:55
Bidhaan Ibrahim
Рет қаралды 26 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 32 МЛН