5 WEBSITE OO FAA’IDO BADAN! USEFUL WEBSITE

  Рет қаралды 21,573

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

5 Website oo nolosha kuu fududaynaya ayaan muuqaakan idinkula wadaagaya.
Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 119
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Like & Subscribe saar muuqaalka Kuna soo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
@aniga1968
@aniga1968 Жыл бұрын
Qoraalka magacyada website ma muuqdaan, khaasatan kan ugu horeeya
@thabit21s58
@thabit21s58 Жыл бұрын
waa muqaal qiima badan mahad sanid ustaad. midka buugaagta mahanee inta kale waan kahelay waana ubaahnaa thanks again🙏
@husseinabdulkadirhashi3956
@husseinabdulkadirhashi3956 Жыл бұрын
Jazakallaahu Kheyr Ustaad
@axmedculusow1906
@axmedculusow1906 Жыл бұрын
Maashaallaah zakariye ALLLAAH haku xifdiyo youtube waan fiirsadaa aad & aad ayey u xiiso badan yihiin.
@MOHAMUDADANHASHI
@MOHAMUDADANHASHI Жыл бұрын
Mnsha Allah walal waan ka wada faa'iidaystay dhamaan shanta web mahadsanid walalkay Zakariye guulayso
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 Жыл бұрын
Ma sha'Allah, ustaad. Noo soo badi.
@mohamedhasan7604
@mohamedhasan7604 Жыл бұрын
maa shaa allah wallal zakariye videogaan aad uu muhiim uyahay xaqiiqatan kuwaan iyon kuwo lamida ahba nooosoobadi waadna kumadsantahay
@xamdiapdilahi
@xamdiapdilahi Жыл бұрын
mahadsanid wll zakariye👍😍
@abdirahmanhassan2534
@abdirahmanhassan2534 Жыл бұрын
Thanks Ustaadi
@abdiwahabawale6668
@abdiwahabawale6668 Жыл бұрын
Jazaka laahu kheyran Walaal qoraal ahaan Ma inoogu muujin kartaa
@diggir9
@diggir9 Жыл бұрын
Mahadsanid adeer
@abdirahmaanbinouf
@abdirahmaanbinouf Жыл бұрын
Masha allaah ustaad barnaamijka soobadi waxbadan ka faaiidnay Mahadsanid
@soomane5828
@soomane5828 Жыл бұрын
Shukran zxpo
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal inbadan waan kaafiiday Allaha ku barakeeyo
@hamseabdirahman4056
@hamseabdirahman4056 Жыл бұрын
Thanks zakariye Abdullahi
@naadiyamaxamuud6756
@naadiyamaxamuud6756 Жыл бұрын
Alle ha ku xafdiyo wllo soo badi kuwan oo kale
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 Жыл бұрын
Thank You ustaad😊
@abdallaomer2006
@abdallaomer2006 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@smartazu8723
@smartazu8723 Жыл бұрын
Wlall niyad wanagsan Alla haku barakeyo adunyo iyo aakhiraba Annagana hanaga dhigo kuwi ka faaiida aqoontad nala wadaagtid mar walba
@xuffaadchannel7941
@xuffaadchannel7941 Жыл бұрын
Intuba way I anfaceen wll mahadsanid jaza kallahu khayr.
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
mansha allah waad mahadsantahay wll
@hamdamohud557
@hamdamohud557 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@ibraabdullahiabdi6185
@ibraabdullahiabdi6185 Жыл бұрын
Thanks brother waxa jeclan laha inad siwado.
@geedichannel7342
@geedichannel7342 Жыл бұрын
Mahadsanid sakariye hargaysa kugu arkayay maalin
@Forexsom
@Forexsom Жыл бұрын
Thank you 🙏 my friend
@abdisamadabdiraxman9181
@abdisamadabdiraxman9181 Жыл бұрын
Aniga tinywow iyo photopea shukran sxb zakariye
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon Жыл бұрын
Masha Allah, thank you for sharing these important sites.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
You most welcome walal
@migrelax5669
@migrelax5669 Жыл бұрын
mashaa Alaah aad iyo aad baad umahadsantahay walaalkeey ajar aan lasoo koobi karin Alaah hakaa siiyo
@faaruuqtech..7609
@faaruuqtech..7609 Жыл бұрын
M.a Inoo wad ustaad
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 Жыл бұрын
Thanks bro
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 Жыл бұрын
Masha alah waan kaa faaiiday
@hanuunwade
@hanuunwade Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay mudane inta aad sheegtayba waan ka faa iiday mahadsanid
@tubehasan8852
@tubehasan8852 Жыл бұрын
Thanks
@khaliilkhadar4539
@khaliilkhadar4539 Жыл бұрын
Kuwan oo kale no soo badi ustaad
@musemohamed1064
@musemohamed1064 Жыл бұрын
شكرا جزيلا اخي
@terizona729
@terizona729 Жыл бұрын
Tnks pro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
5 WEBSITE MUUQAALKA KU XUSNAY wormhole.app alternativeto.net www.photopea.com tinywow.com www.gutenberg.org
@ilyaasfaarah123
@ilyaasfaarah123 7 ай бұрын
Mahadsanid zxp
@warsuganmedia9716
@warsuganmedia9716 Жыл бұрын
Maasha allaah wll waad mahadsan tahay zakariye cabdillaahi halkaa hawsha ka hay anaguna waanu ku dhiirigalin adna wixii waxtar ah nala soo wadaag mar kasta
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal InshaAllah
@Abuudypro
@Abuudypro Жыл бұрын
juma mubarak
@mohamed-qanidahir7148
@mohamed-qanidahir7148 Жыл бұрын
thanks ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
U welcome Mohamed
@jamalabdi3900
@jamalabdi3900 Жыл бұрын
Waan saaray likta
@hananahmed6489
@hananahmed6489 Жыл бұрын
Website's lacagta laga sameeyo kasoo waran inay wax ka jiraan iyo in kale
@kheyrfidiyemedia6352
@kheyrfidiyemedia6352 Жыл бұрын
Sxb Alle ha ku barakeeyo wad noo faa'ideysay
@EngMohamedBaarsheed.
@EngMohamedBaarsheed. Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Mahadsenid
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Жыл бұрын
Jazaakallaah kheyran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa iyaak walal
@mayjar_ahmed
@mayjar_ahmed Жыл бұрын
Thank you wl❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
U most welcome walal
@santa_0045
@santa_0045 Жыл бұрын
Gulayso wlal barmamijkan so badi wll
@bashkabashka147
@bashkabashka147 Жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمة اللله وبركاته Mahadsanid walaale waa websites dhamaan tood waxtar badan leh runtina aad ii anfacay. شكرا يا استاذ
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Mansha allaah mahadsanid wllo dhaman waawada fiican yihiin midba midkakale kasificanyahay Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@abdiwaliabdi2347
@abdiwaliabdi2347 Жыл бұрын
جزاك الله
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
واياك أخي
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
Shukran walal Allah haku sharfo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba Mahadsanid
@ahmedmursal9893
@ahmedmursal9893 Жыл бұрын
Asc wllo zakariye waxaan ubaahanahay mishiinkii tamaandhada shiidayey ee turkiye
@mohacaaqil7363
@mohacaaqil7363 Жыл бұрын
Thanks wll wn kahely dhamantood runtii
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
MashaAllah Mahadsanid walal
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 Жыл бұрын
Maansha allah waxyaabo badan baan ka faa'iiday thanks macalin Zakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 Жыл бұрын
@zakariyeabdullahiali adaa mudan macalin💯.
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 Жыл бұрын
Wcs wrb jimca wngsan thnks zakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wacan oo wanaagsan welcome
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 Жыл бұрын
Ilaaheey kheer Haku siiyo walaal.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@naturallyandmotivation6884
@naturallyandmotivation6884 Жыл бұрын
Waan ku salamay zhp zakariye pin igu qabo wll
@haniyuzuf7916
@haniyuzuf7916 Жыл бұрын
Khyr io xaznaad pdn illahay haku ziiyo wll🎉❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba shukran
@naadiyamaxamuud6756
@naadiyamaxamuud6756 Жыл бұрын
Wllo Zakeriyey qaybtii godaddy waanu is fahminaysay fadlan maad iga caawin
@mohameddaahir8363
@mohameddaahir8363 Жыл бұрын
dhamaanba waan kahelay mahadsanid
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 Жыл бұрын
Wacallaykum wasam jasakalah kheyr chuma lamida
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waa iyaaki soo dhowow walal
@the4rqueens555
@the4rqueens555 Жыл бұрын
Soo qor muuqaalka wll plz aad loguma jeedo kan uhoreyo warm ayan ufahmay
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh Жыл бұрын
Wll programka aad screen record ka ku samaysid may sheegi kartaaa fadlan
@mayjar_ahmed
@mayjar_ahmed Жыл бұрын
Wll thanks wllhi aad baad u mahadsan tahay wayadan ayan is laha logo da iyo photoshopka barbaro adobe yadii aya lacag igu noqday anoo kharash yar raadi is leh ayad si bilash ah i caawisay mahadsanid in badan❤
@naadiyamaxamuud6756
@naadiyamaxamuud6756 Жыл бұрын
Zakeriye wllo website ayaan dhistay waxaan ku daabacay 27 maaqaal haddii aan domain name iibsado markay dadku soo booqdaan lacag sidaas ma ku samayn karaa mise waxbaan ku xayeysiiyaan tusaale ahaan affiliate marketing products.
@haniyuzuf7916
@haniyuzuf7916 Жыл бұрын
AlternativeTo❤🎉
@abdirisaqmohamedhagy8643
@abdirisaqmohamedhagy8643 Жыл бұрын
Asc...waa ku mahadsantahay kistaas macluumaad ka ah eed nagu soo kordhisay...Fadlan inan download sado ayaan u baahday ,waanse keeni waayey...fadlan hadaad igu soo kordhin kartid. mahadsanid.
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 Жыл бұрын
Thanks Wall zakariya for sharing Golden App.Wallal waxan joga xaryaha qoxtiga Kenya.Walla waxa jira fursadad badan oo ganacsiga. 1. Electronics, Foods, and cloth, lakini wall waxa jira lacaga lana marka. Mala lacga la ga samayni kara.kadi sofi an gancsi fcn an u bilowna ani iyo dalayart.ba. Thanks.
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 Жыл бұрын
Haday jiran Mala.walla ilso wadaga.Thanks.
@jamalabdi3900
@jamalabdi3900 Жыл бұрын
Magacyada website ka soo qor zaki
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
5 WEBSITE MUUQAALKA KU XUSNAY wormhole.app alternativeto.net www.photopea.com tinywow.com www.gutenberg.org
@sakariyecabdulqaaadircali4737
@sakariyecabdulqaaadircali4737 Жыл бұрын
Ustaad waxaa kasoo hadashaaa domsin expiar
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Wannagsan oo wacan Like na waan saaray
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@SuradTV1
@SuradTV1 Жыл бұрын
Hadan awoodi lahaa inan like badan sari karo wlhi waan sari lahaa mahadsanid wll
@hamzefaizel2083
@hamzefaizel2083 Жыл бұрын
Wll Sakariye Webseityo Laga Baran Karo Luuqada English Ka Nalaso wadaag iyana Mahadsanid Wll.
@mutasali4903
@mutasali4903 Жыл бұрын
Wll waxad noosa galisa warbixin ku saabsan youtube iyo meesha lacagta laguu soo marinayo
@sheekhcabdirashiidcalisuufi_7
@sheekhcabdirashiidcalisuufi_7 Жыл бұрын
Walaal horta mhdsnd, barnaamijyada waxbarashada ku saabsan noo soo badi fadlan, waliba ardayda heerka jaamacadeed ah barnaamij wax ku biirin kara. Mhdsnd
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 Жыл бұрын
Anigu waxaan isticmalaa wetransfer
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 Жыл бұрын
Walaal ma computerka uun baa loo isticmaalayaa
@updywahaab1891
@updywahaab1891 Жыл бұрын
Ustaad zaki fadlan lacagaha online sida Bitcoin iyo Crpto kaso hadal mahadsanid
@diintakaliya
@diintakaliya Жыл бұрын
aad ayad umahadsnatahya
@hapiabdi7915
@hapiabdi7915 Жыл бұрын
The first view
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@abdiwahabawale6668
@abdiwahabawale6668 Жыл бұрын
Photopia halkaa mid kaliyaa La arki karaa
@siciidabdi4210
@siciidabdi4210 Жыл бұрын
Photo pea 💕
@abdulkadirmuhumedgure5865
@abdulkadirmuhumedgure5865 Жыл бұрын
M.a
@mahdiomar8551
@mahdiomar8551 Жыл бұрын
Tinywow
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 Жыл бұрын
Wll video Yada KZbin ka app and ku download garaysan karto noo soo sheeg
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Photo pea
@abasibrahimcc2817
@abasibrahimcc2817 Жыл бұрын
USTAAD MAHADSANID IN BADAN, ILAAHAY HA SHARFO, NOO BADINA. HAL SU'AAL IGA JAWAAB SHANTAN WEBSITE WAA FREE XOGTA WEYNU KA HALEYNA LAAKIIN IYAGUNA BADALKEENANA MAXAY NAGA FAA'IIDAYAAN ???
@attosh123
@attosh123 Жыл бұрын
Codkaaga kor u qaad oo hagaaji oday
@maxamedjakir
@maxamedjakir Жыл бұрын
Wlaal nosharax sida wax logu diro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waan sharaxnay walal sifiican muuqaalka u daawo
@ABDIHAKIMPRO
@ABDIHAKIMPRO Жыл бұрын
Qaabka loo isticmaalaayo inaad ku dartid ayaa fiicneyd si dadka websiteka garaneyn ey iyagana ugu faa,idaan mahadsanid
@khaliilkhadar4539
@khaliilkhadar4539 Жыл бұрын
Alternative.to waan ka faaiday masha allah
@sunaansomalicitizenssc7045
@sunaansomalicitizenssc7045 Жыл бұрын
Opportunity websites 1)Wormhole app / we transfer 2) Alternativeto 3) Project Gutenberg 4) Tiny Wow 5) photopes
@4MI100
@4MI100 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
11:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
MA DOONAYSAA SCHOLARSHIP IYO DHOOF 2023 SHAHAADAN DIYAARI!
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
Web Design Timelapse: Nike Homepage | Wix Studio (Webpage Design)
0:21
NewForm with Brandon Groce
Рет қаралды 673 М.
Dhimashada SEO: Sir ka baxsatay shirkadda Google
4:04
Bakaal Warfaa
Рет қаралды 63
5 FIKRAD OO REAL ESTATE KAGA SHAQAYSAN KARTID | REAL ESTATE SIDE HUSTLES
10:21
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 31 М.
Illustrated Guide to LSTM's and GRU's: A step by step explanation
11:18
3 GANACSI 2022 BILOW HADA - 3 BUSINESS IDEA
9:22
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
How To Make a Personal Website For Beginners (Without Coding)
15:47
Aurelius Tjin
Рет қаралды 42 М.
QAABKA GANACSI ONLINE AH LOO BILAABO
13:26
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
KU SHAQAYSO MAKIINADAHA RAASHINKA SHIIDA
8:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 17 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН