kheir allaha kusiiyo,ducada illahay hakaa aqballo, Aamiin,Amiin,Aamiin, qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin. 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii 2021 iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda ,haddii kale naga qabo iyaga IWM.
@sahraabdi15892 жыл бұрын
War Cali maanta wax run ah ayaad ka hada ahay qosol kii baa naga dhamaa day siday ahayd baad uga sheekay say adiga iyo mustafe
@abdinasirbarkad49432 жыл бұрын
Wali waa falaqayn cajiiba oo run ah cali xaraare wax badan og iyo sxb kii mustafe Martin
@bigphish19832 жыл бұрын
Calooow wanku salamay aad iyo aad ban kuku xirnahay
@afrahhussein31362 жыл бұрын
Heestee iyo jaas ba wada socda isruxa badani ma fiicana adigaaba u qajilaya waxan layaabay markay xaflad madaxi fadhido isruxayaa islaamo fananiku sheega meeday ardaydii ubaxa ahaa iskulada
@IRIR-SAMAALE_1142 жыл бұрын
Caliyoow walaaloow ninkaan mar danbe ha wareysan, waa ninkii yiri, mana dukado mana soomo, ee waxba yuu inoo sheegin ee marka hore Rabbigii xaqiisa ha guto.
@monamahfud25342 жыл бұрын
Labo Waal oo reer boorama oo heesa ayaa jira
@nasrichannel99942 жыл бұрын
Markaan channelkan ku arko Mustafe Martin Ayaan nacaa channelkaba
@abdimohamoud98852 жыл бұрын
Aliyow inadeer nin culus baa tahay like waa jiraan kuwa cusub laboratorio teer maalin quwaax oo reer boorame baa jira
@abdimohamoud98852 жыл бұрын
Ismaaciil danan walkiis baa jira
@Johnson-gb9yf2 жыл бұрын
Nin khadka ka baxsan ayuu meesha soo fadhiisiyey
@a.m.k99762 жыл бұрын
Qofkii magiciisu ku deeqo ayaa hadalkiisu ku deeqaa Martin Ab iyo isir midna Soomaali uma laha.
@abdibashe5672 жыл бұрын
Asc Ali iyo mustafe maah maahdii ahayd.(Meel aar ka kacay atoor tal tal laabsay) weeyaan xaafka fanka Soomaalidu
@samowsamale34902 жыл бұрын
Maahmaahdan aan kuu saxo, “ meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay”
@queenafrica82192 жыл бұрын
So true 👍 👌 😢 👏 🙌
@saidmoumin36572 жыл бұрын
Thank you Cali
@sadoyusuf84092 жыл бұрын
Caliyow waan ku salaamay, balse qofka aad marti gelineysaa ha noqdo mid wax laga faa'iidi karo. Martin muxuu soo kodhinayaa?!
@Xuseen_Afrika2 жыл бұрын
Like ta hala siiyo cali xaraare libaaax
@karti-soor2 жыл бұрын
Salaan Sharaf Kaftanka Siyaasadda Ali Haraare iyo aqoonyahan sare Mustafe Martin. Welcome back.. 🤣 🤣 🤣
@khaliifatechnology29952 жыл бұрын
Kkkkkk nin asagiiba halaysan baad dhaqan ugu sheekeynaysaa