ASKAR AAN BINI'AADAM AHAYN OO CIIDAMADA ISR4iL KULA DAGAALAMAYY QAZA - YAAB

  Рет қаралды 85,362

HBN Online TV

HBN Online TV

13 күн бұрын

ASKAR AAN BINI'AADAM AHAYN OO CIIDAMADA ISR4iL KULA DAGAALAMAYY QAZA - YAAB
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 145
@user-vu6df1om9o
@user-vu6df1om9o 11 күн бұрын
Allahoow Rabigayoow U Hiili Falastiin Oo Ku Xooji Malaaigtaada Khalaaiqdaada Kala Duwan
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 11 күн бұрын
Alhamdulillah Allah ciirkisa iyo ciidisa inta ku dhex nol cadow ha uga dhiigo Israail iyo America
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 11 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 11 күн бұрын
Ilahy ciidamadiisu wey badan yihiin yaa xayuun yaquun awoodad tus wey guleysa palestien Inshallah
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 11 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطين يا رب العالمين 🤲
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 11 күн бұрын
وما يعلم جنود ربك الاهو😘👍
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 11 күн бұрын
Allow madaxda Carbeed ku Imtixaan Cuduro Maskaxada Iyo Cafimaadka daro Waa Cadaw ka Sii Xuun Yahuuda Islaamna ma Sheegan Karaan Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajim
@aminasalah9773
@aminasalah9773 11 күн бұрын
وما يعلم جنود ربك الا هو
@MohamedIbrahimcali12
@MohamedIbrahimcali12 11 күн бұрын
ماشاءالله
@sabadxassan7942
@sabadxassan7942 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤5​@@MohamedIbrahimcali12
@abibabdoulkarim3553
@abibabdoulkarim3553 11 күн бұрын
​@@MohamedIbrahimcali12¹
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 11 күн бұрын
Markasta waxaan kukalsoonahay Alle subxaana watacaalaa Yahuud iyo xulufadeedana dagaalka qax darada ah way kujabi doonaan insha'Allah Raxmaan!
@snw9257
@snw9257 11 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الحمدلله
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 11 күн бұрын
Shinida Allaha Usiyaadiyo, iyo Waxkastoo dhibaateeyo, yuhuud amiiin yaarabi
@rnoor9763
@rnoor9763 11 күн бұрын
Maashaa'allaah tabaarakallaah ilaahey waxwabo waakaraa, hadey dowladaha islaamka kufiirsadeen cadawga isbaheestay ilaaheyqabaan xaqudirirka guul degdegana allahasiiyo inshaa'allaah aamiin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 11 күн бұрын
Aillaahaw ciidamadaadu nuucckasta ayay leedihiin alloow gurmad adiga ahayn malle allow waa mahadaa shini ayaa sdam kasiisay cadawga allow ciidamadaada kaladuwan. Ku salid cadawga alloow guul iyo gobonimo in sha allaah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 11 күн бұрын
Allahu Akbar Allaha ducada islamka u aqbal dagaalyahanada Falastiin Allaha ku quweeya kuna xoojiy cudankiisa qarsoon cadowga gumeysi yahuuda iyo kuwa isku soo baheystay munaafaqiinta Gaza Rafah daanta galbeed Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin Allaha ka badbaadiya shacabka falastiin Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
Guul insha Allah
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 11 күн бұрын
Ilaheey haw Soo diro junuudiisa oo laayo yuhuuda aamiin yaarabi
@AbdillahiOmar-qd2lc
@AbdillahiOmar-qd2lc 11 күн бұрын
alaha iskusalido madaxa carabta
@hassansidi6845
@hassansidi6845 11 күн бұрын
2:23
@AbdillahiOmar-qd2lc
@AbdillahiOmar-qd2lc 11 күн бұрын
allahu gargarkaga ufideh falstin yarabi
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
Allahu Akbar
@user-tb8fm8xr9m
@user-tb8fm8xr9m 11 күн бұрын
Waa ciidamadii ilahay allahu akbar guul falastiin
@user-if6iw4ir9h
@user-if6iw4ir9h 11 күн бұрын
SubhanAllah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 11 күн бұрын
Allaha duqeymaha Gaza Rafah ka badbaadiya Allaha ma qarxiya bambooyinka ay diyaaradaha soo tuuraan oo ayaga dib logu xasuuqa Allaha cidanka yahuuda iyo kuwa kale ka garab dagalamaan qabuurahooda ka dhig Gaza iyo daanta galbeed Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin iyo inta la jirta Allaha cadowga Falastiin jabiya oo kashifa Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@Caliya7
@Caliya7 11 күн бұрын
Yaa Allaah wax aan la arag oon lamaqal oon laga shekeynkarin oo mucjiso ah oo cadowgu ku cibro qaato kusookici oo kumadhi meel ay joogaanba cadowga Allaah iyo muslimiinta.
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 11 күн бұрын
Alahu Akbar ilahay haku xoojiyo cidamadiisa
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
So Duceeyaa insha Allah ❤
@snw9257
@snw9257 11 күн бұрын
Illahay juunidisa weye oo Illahay uu soo diray walaalaha reer Qaza ee dulman
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 11 күн бұрын
Madaxda carabta munaafaqiinta Allaha ayaa ka shifay oo dhabarka ka toogtay dagaalyahanada Falastiin iyo shacabka falastiin Gaza Cunaqabatayn baa saaran markuu Xuuti Cunaqabatayn ku soo rogay yahuuda dekada dubay bay ugu soo degtaa sacudi soo martaa jordan u soo gudbisa madaxda yahuuda kashifta waxay kula heshiiyaan oo dhabar jabin ku ah falastiin waxay rabaan in la qariya Allaha ka shifa Allaha umada islamka ka qabta munaafaqiinta Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@halimaosman7863
@halimaosman7863 11 күн бұрын
Allaa ina nasra Allahi qariib🤲🤲
@user-uf5gr3wn4r
@user-uf5gr3wn4r 11 күн бұрын
Ilaahow u gargaar walaalahayo
@user-hl3iz1xv7g
@user-hl3iz1xv7g 11 күн бұрын
illaahayow madaxda carbeed soo hanuuni Oo xaqa fahansii Aamiiin
@user-qs1jt3ic2u
@user-qs1jt3ic2u 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤ mansha allaah waa gormad ale rabigey belaayo aan la arag hakusalido yuhuuda insha allaah
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 11 күн бұрын
ياأيها الكافرون: الله مولانا ولامولا لكم
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 11 күн бұрын
Illaahayoow jundigaaga ku badi dagaalmayasha falastiin illaahayoow yuhuud hoog kurid aamiiin
@user-pm1pp8of2e
@user-pm1pp8of2e 11 күн бұрын
Maashaa Allaah shinidaasi waa gurmad Allaah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 күн бұрын
Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine yaarabi
@mursal4191
@mursal4191 11 күн бұрын
Thanks wariye
@user-gl4xl9of2p
@user-gl4xl9of2p 11 күн бұрын
Ilaahow falastiin u gargar yaa rabiii
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
Thanks Brother 👍
@marwoali6189
@marwoali6189 10 күн бұрын
Ilaahoow falastiin dhagaxooda uga dhig rasaas .aamiin aamiin
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
Taas wa ciidan ilahay so Diiraay
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 11 күн бұрын
Shini iyo masasba allaha ku soo diro
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 11 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 11 күн бұрын
Gurmad.alla.illaa hay.ciidankiisu.waa.badan.yahay
@4.dw_330
@4.dw_330 11 күн бұрын
Allahu akbar illahow guul raagta siiy wllalaheena falastiin ya rabii
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 11 күн бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Calicismaan-us5fm
@Calicismaan-us5fm 11 күн бұрын
Alle hajabiyo yuhuuda isha allaah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 11 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 11 күн бұрын
Maasha allaah shini iyo wax ka xun ilaah ha u keeno
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 11 күн бұрын
❤الله اكبر
@CibadoAbdi-gv8ck
@CibadoAbdi-gv8ck 11 күн бұрын
Shugran wall mowlidow ale haku xifdiyo aqariyo aduunba adiyo ehelkaba ❤
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 11 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 11 күн бұрын
Allaha Wayn ha u gargaaro hana u hiiliyo Umadda Madluumiinta Reer Palestine. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin.🤲 Allaha Wayn ha jebiyo ha burburiyo ha baabiyo Daalmiinta Argagixisada Israel iyo Xulufadooda. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin. 🤲
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 11 күн бұрын
Allah masiibo tiisa ugu xun haku rido yahuudda Wayna jabi doonan incha allh
@user-zw5kx3bn7t
@user-zw5kx3bn7t 11 күн бұрын
Ilahay xayawanka hakusalido yuhuda
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 11 күн бұрын
allaahu akbar illaahow masiibo kurid yahuud iyo waxii taageera aamiin illahow uhiili falastiin xuuti aamiin yahuud iyo carab allah isku diro aamiin
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 11 күн бұрын
Asc waamku sallaamay wallaalkeey mowliid fallastiin allaah ciiidan shini ah ku diray allaaw u siyaadi yaa rabi
@user-ug9zc1kv9f
@user-ug9zc1kv9f 11 күн бұрын
Maasha allah junuudi ilaahey ayaa kujira dagaalka waaney jabin doonan yuhuuda ilaahey swc nacey
@ardoyusuf6649
@ardoyusuf6649 11 күн бұрын
Subxanallah
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
wlc Brother
@AbdillahiAhmed-sc7hf
@AbdillahiAhmed-sc7hf 11 күн бұрын
Palastin 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 11 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@user-mu5fo4kx2x
@user-mu5fo4kx2x 11 күн бұрын
ilaahey hakusalido n junuudihiisa aamiiiin
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 11 күн бұрын
bismillah asc illahey ha usiyaado waamucjiso masiibo ah cuqubadey geeysteen aawgeed illahow caradaada hanagu dilin subxanallah waxase kadaran hadey tan kuwaana qaadan waayaan mida soosocta illahow noonaxariiso illahow shacabka reer falastin iyo mujahidintoda xaqqooda usoodhici illahow shacabka reer falastin iyo mujahidintoda badbaadi illahow shacabka reer falastin iyo mujahidintoda dhibatada kaqaad illahow aamiin subxanallah illahow markale caradaada hanagu dilin
@Gmaaad
@Gmaaad 11 күн бұрын
Ilahay ha ugargaaro walalaheen falastin waxa halkaa dhigay waa carabtii la dhalatay
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 11 күн бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth 11 күн бұрын
Ilahayow ilmadayda yanay beenobin ducada ii aqbal ya allah ya allah ya allah falstiin no badbadi
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 11 күн бұрын
Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago hana isku salido dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@fardousaali8771
@fardousaali8771 11 күн бұрын
Illahay yuhuda baabii falastiin u hiili
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 11 күн бұрын
Emiratka waxbey qa oqyihine dhabar jabista xamaas allah masiiba âne lagaraneyne alow qu ride
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg 11 күн бұрын
Caalaku wuxuu adoon uyahay yahuud & maraykan
@kawsarAli-eq1dd
@kawsarAli-eq1dd 10 күн бұрын
Subxaanallaah Alle yuhuud belo hawsoodiro
@MaxamedCabdi-hb3wc
@MaxamedCabdi-hb3wc 11 күн бұрын
Allaahu.akbarwaayuhuud.baabai
@RashiidMuhumed-hw2rv
@RashiidMuhumed-hw2rv 11 күн бұрын
وما نرسل بالآيات الا تخويفا
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 11 күн бұрын
Qofkii nasiib leh maanta Rafa iyo Gaza ayuu yuhuuda kula dagaalamayaa Allow u gargaar wallheen
@fartun9503
@fartun9503 11 күн бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏👍👍👍👍
@user-zw5kx3bn7t
@user-zw5kx3bn7t 11 күн бұрын
Alaahu akbar cadawga aqalada Matilda kuduminaya ilahay gacantisa
@samatardaher1798
@samatardaher1798 11 күн бұрын
Mawlidow jabuti kahadal
@AishaCbdirhman-bp4op
@AishaCbdirhman-bp4op 11 күн бұрын
Wwa jundullahi shinidu
@marianhussein1545
@marianhussein1545 11 күн бұрын
It is crazy where is the UN
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 11 күн бұрын
Dhulka iyo ciirka Allaha ku kiciyo yahuuda
@faadumoali117
@faadumoali117 10 күн бұрын
Allaha unaxariisto shuhadada
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 11 күн бұрын
Duhur wanaagsan
@InnocentBlockGame-ee1hk
@InnocentBlockGame-ee1hk 11 күн бұрын
alalhyow ugargaar reee fastiin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 11 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo est ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mogadishusomaliaHollyqurantv
@mogadishusomaliaHollyqurantv 11 күн бұрын
Xamaas ma joojin doonto ilaa ay ka sifeeyaan wadada weeyn ay israaiil dooneeyso in ta gacan ku dhigayaan insha allaah nasriga iyo guushii allaah iyo anbiyada ka hadleen waa lagaaray ciligeedii alx allaah ayaab ku mahadsan insha allaah waxyiga allaah waa dhab dhabna wuu rumoobaa alx guusha waxaan allaah ka rajeehayaa israaiil in mandaqada bariga dhexe in laga si feeyo insha allaah
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 11 күн бұрын
Walaal mawliid nagadaya hadalada ah usa imaaraad masar jordan & israai'il ayaa isdiidan waayo falastiin waxagumadaya maaha israai'il ee waa usa uk iyo cabta qeybtoda kala ah masar imaaraad jordan ilaahay hakadul qaado walaalaha falsatiin dhibatada saaran mudada kabadan 70 sano insha alaah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 11 күн бұрын
Waaqalad inadciwaankas isticmashan ah inaysanbiniadam ahayn ragas cadawga iskacabinaya eraybixintasi waxaycawinaysa cadawga iyo xasuqa uwado
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 11 күн бұрын
🤔🤔🤔🤲
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 11 күн бұрын
Alow guuley xamaas o guusha usiyaadi muqawimada dhamantod
@SeynabMuxudiin-xx6oh
@SeynabMuxudiin-xx6oh 11 күн бұрын
Asc
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 11 күн бұрын
Asc abti mowliid digit wanaagsan
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 11 күн бұрын
Shinida alle junuudiisa ayay ka mid yihiin yahuuda yurub inay uqaxaan ubadi mujaahidiinta reer namaste iyo dhamaan mujaahidiinta kale xuutiyiinta xisbullaah kuwa ciraaq guusha Allah Wayne ayaa idin siin doono
@qaliifcabdulahi6885
@qaliifcabdulahi6885 11 күн бұрын
Mowlid away maxamed
@AbdillahiOmar-qd2lc
@AbdillahiOmar-qd2lc 11 күн бұрын
alawu guule falastin
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 11 күн бұрын
Wax aaloo jeering rabi ha ku salado m naxa yasha
@HirShabele
@HirShabele 11 күн бұрын
Ilah aya ku so diray shinida
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 11 күн бұрын
Ilaahay sw waa awoodaa inuu dhulka la jaro lkn imtixaan ayaa socda walahi
@user-zk1nf1gi2u
@user-zk1nf1gi2u 11 күн бұрын
Manta aad baan uga qalbi jabsanaa ilahow ada garanay sidad ugu talo gashay baan idhi lakiin hadi balayo lagu salido waan so diri dona
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 11 күн бұрын
Carabtu sidan raali bay katahy,xata mudaharada maleh,
@SmilingBarnOwl-jm6yy
@SmilingBarnOwl-jm6yy 11 күн бұрын
Shimbiro dhagax wato Alaaha uso diro yahuuda balayo Alaaha ku rido..
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 11 күн бұрын
Rule of jungle ayaa adunka kasocda
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 11 күн бұрын
War hooyo yuhuudiyad ah war keeda iska dhaaf nimanku rafax maxay ugu tageen oo ku jiray
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 20 МЛН
Зомби Апокалипсис  часть 1 🤯#shorts
00:29
INNA SERG
Рет қаралды 7 МЛН
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 11 МЛН
Mom vs Sebastian. Round ✌️😎😂
0:30
AnnaTwinsies
Рет қаралды 31 МЛН
小丑偏心白天使?#天使 #小丑 #超人不会飞
0:33
超人不会飞
Рет қаралды 10 МЛН