FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII " BADDU INEEY MADOOWDAHAY, BIYO TAHAY MA MOOGTAHAY...TOP SONG

  Рет қаралды 490,346

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII " BADDU INEEY MADOOWDAHAY, BIYO TAHAY MA MOOGTAHAY...CLASSIC TOP SONG MUSIC
HEESTAN " BADDU INEEY MADDOW DAHEY, BIYO TAHAY MA OGTAHAY" ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN CABDI CALI WEYD
LAXANKA WAXAA U SAMEEYEY ISLA FANAANKA AXMED CALI CIGAAL
HEESTAN " BADDU INEEY MADDOW DAHEY, BIYO TAHAY MA OGTAHAY" WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU CAANSAN HEESAHA UU QAADEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL.
HEESTAN WAXAA LOO SAMEEYEY HABKA MUUSIGA IYO LAXANKA HAB YAAB LEH OO ISKA DABA DHACAYA IYO COD CAJIIBA OO HALAASIYA HEESTAN WAKHTI AYEEY LAHEEYD...WELI AL AANKAANA WAA TOP SONG
Inaan Sida Bilciideed
Farxad Loogu soo Baxo
Ku Bogaadshoo ma Ogtahaay
ku Bogaadshoo ma ogtahaay
Baddu inay madowdahay
biyo tahay ma moogtahay
boodhariba caashaqu
batallaale inuu dhigo
la soo booqdo ma’ogtahay
bal inaan riyada baas
bartamaha habeenkii
barkimada ku moodoo
beerka saaro ma’ogtahay
beerka saroo ooo ma’ogtahay
Beerka saarayee beerka saarayee
adanna uga beerka saaraa
Inan Sida ban joog cawl
baadiyoobay ma’ogtahay
badanka iyo waayahan
kalgacayl bariidsaday
cakuye inuu buuxo ma’ogtahay
Inan Sida ban joog cawl
baadiyoobay ma’ogtahay
badanka iyo waayahan
kalgacayl bariidsaday
cakuye inuu buuxo ma’ogtahay
markaan soo baruurogo
inaan baallahayga iyo
kaa baaro gogoshon
boholyoobay ma’ogtahay
boholyabeey ma’ogtahay
Boholyabe boholyoobaye
DAAWASHO HABOON

Пікірлер: 181
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
1975 kii ayaa koox suudaaniyiin ah Yimaadeen xamar oo bandhig ka sameeyeen waxa markaas Ay arkeen Iyadoo La tumayo heestan Baddu inay madowdahay dabadeed Iyadoo Masraxii lq joogo ayaa Ninkii suudaanta watay ayaa layaabay laxanka iyo muusiga heestan wuxuuna Xudeydi ahun waydiiyay Yaa ka shaqeeyay Heestan sidan udhadhanka wanaagsan ee aanaan hore u arag markaasuu yidhi Xudeydi "Inanka yar ee heesaya" isagoo uga jeeda Axmed cali cigaal.😊
@CabdiOsmankooke
@CabdiOsmankooke 11 күн бұрын
😮😅😅😮😅😮😅😅😅😮😮😅😅😅😅😅😅 7:48 😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😅😮😮😮😅😅😮😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😢😢😮😮
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 2 жыл бұрын
Wallee wuu uhagar baxay codka iyo laxankaba cajiib!!! Erayadii Abwan cabdi weyd
@hakeemadam6771
@hakeemadam6771 4 жыл бұрын
Allaa yaa cisak Axmed Cali Cigaal dhalin yaro ayuu ahaa waqtigaas Somalia Allow dhowr
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdirisaqismail5918
@abdirisaqismail5918 4 жыл бұрын
حلوه بس مستمع بعيد عن البلد في الغربة ف ده يزيدني شوق البلد ٱتمنى اعود الى الوطن الحبيب البنتلند قريباً إنشاء الله علشان يزيل عني صعاب الغربة ، تحياتي للٱخ ٱحمد على
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Axmed hesihiisu wxy ubadnyeen qisooyin dhab ah oo isga Ku dhacy ama abwaanada heska lahaa
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 9 ай бұрын
The words, tone, the wonderful voice and even the music are all absolutely another level👑👑🥰🥰🐎.
@abdullahiobeyd662
@abdullahiobeyd662 13 күн бұрын
Legend ahmed Ali Egal❤long live
@zuhairfarah9803
@zuhairfarah9803 2 жыл бұрын
Waa berigii jacaylka dhabta jirtay ee Sugaanta wacan lagu sheegi jiray Nasiib baan u yeeshay inaan waqtigaa joogay anoo weliba will yara fahmi jirayna Jacaylka iyo sugaan qaybaheeda kala duwan
@ahmedmsalah8712
@ahmedmsalah8712 Жыл бұрын
Musicga ayaaaba cajiiba qaabka loo tumay ee loo wada shaqaynayo👏👏
@cabdallakaynaan5697
@cabdallakaynaan5697 4 жыл бұрын
Asc axamed waxa tahay nin waxa qarada ah guul guul guul guul guul
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Woooow legeng Axmed cali cigaal alle cimriga u dheereeyo waa hees isku dhameystiran codka laxan iyo musciga mahadsanid masuul
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Waayeelka Jaqafsada Ciid Mubaarak bro. Mahadsanid
@googlee-mailaccountaccessi538
@googlee-mailaccountaccessi538 3 жыл бұрын
Axsanfanaan💜💛💚afkaagacaano.laguqabay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Aan kugu daree waa ereyadii AUN abwaan Cabdi Cali Wayd Allaaha naxariistee
@acbc3115
@acbc3115 3 жыл бұрын
Wasmo
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 ай бұрын
AHMED ALI IGAL HE IS WELL FAMOUS IN ALL SOMALI SOVEREIGN AND HE IS DOING GREAT JOBS. .....❤❤ ....
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 2 ай бұрын
Good old days with best fanaan,,
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Cigaal fanaan aad u cod macaan
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Heestu Marba hadeey kubilaabato AARAAR ka cabso Waxbaa soo Guuxaya.....
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Legend. Waa fanaanka somalida ugu akhlaaqda wacan. Allah Cimriga hakuu dheereeyo Ustaad Ahmed Ali Egal.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 жыл бұрын
Heestaan saan u jeclaan jirey markaan dhalinyarada ahaa
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 3 жыл бұрын
Sidoo kale, berisamaadii iyo waqti ssn soo laaban doonin
@drmohfar301
@drmohfar301 4 жыл бұрын
Waayo waayo!!!!
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Dadkaan in badan oo kamid ah waydhinteen AUN amiin
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Somali music dhaqanki hore iyo dadki hore hesahi hore ayaad nagaqatirty mahadsanid
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Shakur maxamed Adaa Mudan sxb
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 Жыл бұрын
Hees iyo badh Runtii dhinac kasta waa loo hagar baxay ❤❤
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
Aad iyo Aad Ahmed Cali shaqo badan ayaa gashey heestan caadi maaha
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Best of the best in somali music
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Waa abu-dabi-1988 yaasalaammmm
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 4 жыл бұрын
Asc, magacaygu waa cigaal bashir cali cigaal caymo, la lacala hadii youtube sii jiro 50,000 ilaa 10,000 oo sano Kuwa iga dambeeyow qoraalkan waxaa qoray nin la odhan jiray cigaal caymo oo noolaa 50,000 ilaa 10,000 sano ka hor Hadana jiilka soo socdow waxaan idin farayaa isku duubni wada jir wax isi siin Il fogna iskaga eega cadowgiina iyo dalalka dariska ah
@NourishandFlourishHub
@NourishandFlourishHub 4 жыл бұрын
wa naga nixisay sxb
@leearmani6436
@leearmani6436 4 жыл бұрын
Qoraalkan waxa qorey abwan layirahdo siciid dhoolayare aad waxan u bogaadinayaa abwanka qorey heestan plz dhalinyarada somaliyed ha isku dayen iney taariikh reebaan iyo iney wax curiyaan wad mahadsantihiin
@leearmani6436
@leearmani6436 4 жыл бұрын
Siciid dhoolayare my phone lumber 758413812 Nairobi Kenya
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
@@leearmani6436 qoraalkeebuu qoray ma heesta? Heesta waxa midhaheeda curiyey cabdi cali weyd.
@mohammedhussen4265
@mohammedhussen4265 Жыл бұрын
Anigana intaas hadaan noolaado fariimtaan Waan kaa reebayaa InshaAllah
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
It's one of the greatest song of all time in the somali music industry in the terms of lyric,music and voice Mr Egal
@Mosman47
@Mosman47 4 жыл бұрын
wll waxaan aad qortay noo fasir anagu somali ayaanahaye fami meeynee
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waa hees culus. Muusigu dhuuxuu dhaqaajinayaa.
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Thanks
@joeabdul7670
@joeabdul7670 Жыл бұрын
Absolutely. Agree with you brother.100%
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
Axmed call firewall best fanaan and abwaan musigeyste///hadase👉midka/siiifiican/sheeekh/axmed_weeeyi
@alifarah4857
@alifarah4857 Жыл бұрын
Musigii Somali jazz ninkii garanayaa garanaya😢
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
I and egal share our cradle land...wardheer.hundred percent legend.
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 4 жыл бұрын
Xasuus qaali ah iyo codkii dahabiga ahaa ee axmed cali cigal
@almoakram6090
@almoakram6090 4 жыл бұрын
heesta iguma cusba waana u soo joogay waqtigeetii aan yaraadee
@mohfeisal7418
@mohfeisal7418 4 жыл бұрын
Haa walhi hestani wan jeclaysiyo xasuso gaaray ledahay badhtamaha habenkii barkimaha komodo beerka saaro ma ogtahay😥
@joeabdul7670
@joeabdul7670 Жыл бұрын
Greatest song. Waberi legend ahmed ali egal
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Allaya cisak Axmed cali cigaal waayo waayo
@timocadecade9781
@timocadecade9781 3 жыл бұрын
Waxaa heeskaan sameeyey abwaan dayaraa xiligaas cabdi cali weyd oo ogaantey har Harheysa joogey sheekada soomaalidu tiraahdo maryam mursal baa looqaadeyna waxba kama jiraan
@aliosman8418
@aliosman8418 3 жыл бұрын
Goormaad ogeyd oo uu hargeisa joogay Cabdi Cali Weyd, beri hore ayuu dhintaye ilaahay ha u naxariistee
@timocadecade9781
@timocadecade9781 3 жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 macanha kama wado waa dayaryahay lkn abwaanadii hore ayuu kamid ahaa raggii ugu yaraa sxb sas ii fahan hadan xigmad layaable ayuu allasoo baxay
@timocadecade9781
@timocadecade9781 2 жыл бұрын
@@aliosman8418 55 sani jir ayaan ahay 1985 ayaana maqalkiisa iihu dabeyse
@aliosman8418
@aliosman8418 2 жыл бұрын
@@timocadecade9781 waa hagaag ina adeer
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
@@aliosman8418 Dee waa runtii Cabdi cali weyd oo heesta sameeyay waa reer hargeysa rabbi haw raxmadee heestani waxay ka mid ahayd riwaayaddii Nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa waxa kale oo riwaayadda ku jirtey heestii suul dhabaale ee Cabdiraxmaan cismaan maxabbe (cabdiraxmaan dheere) iyo sahra axmed ay darandoorriyi jireen iyo heeso kale oo badan.
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii c.c.weyd laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Axmed Cali cigaal
@maaxjama1972
@maaxjama1972 Жыл бұрын
Ma oga
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Cigaal cimrigu kuu dheeraa maalmo na la sii jooog ma aqaan wxuu ku jiraa dadka dareenkayga ka xaysta
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Was heesihii hire ee waaya waayo
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
badu Iney madawdahey biyo Tahey ma ogtahey Axmed cali cigaal fanaan qaran Cidmubarik Kulu caam wa Antum bilkheyr
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Heesa cigaal is an other level comparing to his time upto know
@abdiwelibashiir7610
@abdiwelibashiir7610 4 жыл бұрын
Aad waxaan u xasuustaa sheekooyin na dhax maray Dhawr nin oo ninkaan walaalo yihiin waxaana ka mid ahaa markuu tartan noo qabtay Abdulqaadir Ali cigaal oo dhahay hadda ka hor mar uu yiri waxaan kala saarayaa Abwaano Tartan suugaaneed loo qabanayay allaha u naxariistee kolkaas ayuu ku wareeray sidii loo kala reebi lahaa aniga nin sxbkay ah oo la odhan Jirey Abwaan Cige Markaas ayuu erey warkiisaba ku soo koobay oo yiri "" Ganoofado isku god ah waxaa laga qaadaa maan-garaas'' ee nimankaan rag u raadsho waan idin salaamayaa idilkiin
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Mansha Alaah. Nin weyn "Culus" baad tahay saaxiib. Ii sheeg micnaha Ganoofado iyo Maan-garas waa igu cusub yihiine. Mahadsanid
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 Жыл бұрын
Adigu ma waxaad tahay cabdow Bari samaadkii ninkii heestaa loo Soo diray adeer gcliye
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Durbaankii Ooyaaye Sheekh.
@sucdijama3653
@sucdijama3653 3 жыл бұрын
Fanaan SOMALIYEED
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
Yaasiiin aburaas Hargeysa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
@Yasiin aburaas Soo dhowoow Sxb ma Fanaankii Aburaas Ee riwaayadii jeel iyo jaceyl mataley ayaa ku dhaley mise aburaaskii lacagta lahaa 😂😂waa iga kaftan intaasi
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Abudhabi
@Ahmedhaadi
@Ahmedhaadi 4 жыл бұрын
Kaamira maano xul ah miyey ahaayeen
@nimojama5086
@nimojama5086 Жыл бұрын
He is our star
@wanaagchannel2527
@wanaagchannel2527 3 жыл бұрын
HEESTAAN GALAB AYEY I DHAAFISAY EXAM TEST AH MAR AAN JAAMACAD DHIGANAYEY
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Waa ereydii cabdi cali weyd
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa sidaa waad saxan tahay Axmed
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Sax abwaan weyd ayaaaa lahaaaaa
@adenmohamud9751
@adenmohamud9751 3 жыл бұрын
Stay live save long home Middle East
@yahyashareef4130
@yahyashareef4130 Жыл бұрын
Xasuus gaar ah 1976
@ahmedhussein243
@ahmedhussein243 4 жыл бұрын
Erayadii cabdi cali waayd
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aad iyo aad aun Abwaanka
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 3 ай бұрын
Waxaa mudnaanta 1aad leh abwaanka alifay ta 2aadna inta ka shaqaysay
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 2 жыл бұрын
Fadlan waxaan kaa codsamayaa HEESTA UU QAADO AXMED CALI CIGA RUN TAADA BEEN KA BAACI LABADU WAA ISKU BALEE KALA BAAJI ADIGOO BOTOR BARAN HA DHEELIN
@abdirahmanyalahow5669
@abdirahmanyalahow5669 4 жыл бұрын
Musiga kuwa garaacayo waa sudanes
@abdibashe567
@abdibashe567 4 жыл бұрын
Caleek intaan soo baraarugo inan baalahaygiyo kaa baadho gogashoo.
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Cwa o ciidku yhy 2cisho waaw
@carafaadmusic8848
@carafaadmusic8848 2 ай бұрын
Asc
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
csw
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Waw axmed cali cigaal
@ismailshire539
@ismailshire539 4 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 3 жыл бұрын
Afsomaligu si uu u Kirk,waa in aan qoqobka kabaxna
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 4 жыл бұрын
Tv ga soo dayay wa ka sudan 🌷
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Wallee waa runtaa oo astaantiisa ayaan arkaa ee tolow goormee soo daayeen xaggeesa ka heleen cajalka?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@@abdirahmanmukhtar5710 Aad baan kuu salaamayaa Sxb marka hore heestan suudaan shaqo kuma laha masuulka channelka ayaa sameeyey muuqaalkan Muuqaalka originalka ah waxa lagu duubey 🇦🇪 uae 1988 kii Codka iyo heesta kuu baxeeysaana waa tii idaacada loo duubey Ee fanaanku u duubey studiowga qolka cajaladaha Mushishana kale Ee muuqaalka heesta ka muuqda waa lagu qurxiyey iyadoo heestan dib loo soo nooleeyey editing iyo effekt na lagu darey codka saafi laga dhigey shaqo badan ayaa Sxb gashey heestan waan ku Mahadsanid commentkaaga ana Waxaa isku dayey inaan xaqiiqada muuqaalka heestan wax kaaga sheego
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 4 ай бұрын
​@@SOMALIMUSICCULTURE xog fcn baa nasiisa walaal waana ku mahadsan thy so noolaynta heesta
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
God fanan
@khadaribraahim6331
@khadaribraahim6331 4 жыл бұрын
Taariikha weyi
@amoorecio362
@amoorecio362 4 жыл бұрын
Heees sarbeeba bey eheed AUN allaha dhawre😍
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Waan maqlay anba lkn wax la hubo maaha heeso dadku si kle u bedeshaan baa jira
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa run dadku heesaha halkeey doonayaa ayeey u qaataan, Afsoomaaligu waa margi ayaa la yidhi nina si u yidhi nina si u qaadey
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haa hadal waa margi heesta hibo nuura qaado ee maxaa luray naftaadii dadka siyaasad bay ka dhigeen madaxweynihii aun aadan cade ku socotay bay yidhaahdeen abwaan axmed saleban wuxu ka sameeyey gabadh laga guursaday isagaa naftisa kula hadlaya siduu wareysi ku sheegay
@faysaliman7202
@faysaliman7202 4 жыл бұрын
Waa sarbeeb cidwalba way ogtahay xitaa Axmed cali cigal wuu ogaday markii danbe ,dhamaan fanaaniito waxay joogi jireen hoyga fanka hargeisa barigii somalia LA,isku Kiin odhanjiray
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
waayeelka jaqafsada media Waa runta walaal dadkeena ayaa wax si kale u fasirta xitaa hadii loo sheego siduu aaminsanaa Ee uu la jeclaa ayuun buu ku wadananayaa. Waa run Axmed Saleeban bidde isaga iyo jaceylkiisii laga guursadey iyo waayihiisa ayuu ka hadlaaya Wareysiga heesta leexo waan dhageystay Ee abwaanka tiiisa ayuun baa saxa oon raaceeynaa Waxa kale waa iska khuraafaad
@raamaale5
@raamaale5 4 жыл бұрын
Liji buu ahaa
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Waaaw
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Maduugoobin qeybdiid lafuhu wey duxayaan Cod aan duugoowin cigaal Erayadii cabduqadir cali cigaaal Heestan sheeko weyn oo aad xiisa badan qeyb ak ahayd
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali Heestan waa hees aan caadi aheeyn Cod, Music iyo erayaa ku dhamaadey. Aun Abwaan Cabdi Cali Weyd ayaa sameeyey heestan
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE aaheey waaa hees kamid ah kuwii loo jeclaa heesaha cigaaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Maasha alla walaa waa hees iyo badh heestani, waana heesaha ugu caansan ee Fanaan Cigaal qaado heestan waxeey leedahay hal ku dhag aan caadi aheeyn
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 Waa xog sugan waad saxan tahay bro
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Abdimajid Ali ereyada cabdiqaadir cigaalaa kkkk yaan lagugu qoslin caaceey heesta cabdi cali weyd ayaa midhahedda curiyee qosol weynaa.
@mahadabdi9371
@mahadabdi9371 4 жыл бұрын
Vidoga musica iyo heesta isma lahan waa laba vido oo laysdul saaray. Calaamada tvga sudan ma dulsaarna vidioga fanaanka.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Mahad Abdi ma dhibaata kaa haysta Videogan sxb anigu yaabaye, badd aan lagu diran ayaad sharaxeeysa!!!!! Comment faa,iido leh noo soo qor talo iyo tusaalaba leh
@baashaal6778
@baashaal6778 3 жыл бұрын
Waa iska caadi Heestaa lagu qurxinaa.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
Aar malaha qofkii ugu horeeyey ee ka dhegaysta baan ahay kanaalkan waa heesihii dhexe ee qiimaha lahaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Adan Madaxey Aad iyo aad waa runtaa waa heesihii dhexe ee Axmed Cali Cigaal, heestan cod iyo laxan iyo musig ayaa isugu tagey Muuqaalkan waxaa lagu Duubay Abu-dhabi 1988kii
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTUREhaa gartay 1978 iyo 1979 ayaa beerka saarayeey dhalintu ku heesi jereen rakimada ku moodoo beerka saarayeey
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Adan Madaxay waa sidaa waa xasuus qaaliya iyo waayo waayo
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Hees macaan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@samatartechnical2073
@samatartechnical2073 4 жыл бұрын
Haaaaaaah waah waah maqalbigayguu kalasoo baxay channel kani heestan waxa igu soo xaadiray waqti isoo maray oo aa jacayl ba an ladaris ahaa ilahay mahadii waan ku guulaysty lkn xusuustii Ereyada ee carab kayga kusoo noq noqan jirtay ayaa igusoo xaadirty waxaa kamid ahaa// badankayga waayadan kalgacayl bariisaday inuu buuxo ma ogtahy/markaan soobararugo inanbaalahaygiyo kaabaadho gogoshoon boholyoobay ma ogthay,
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Samatar waa hees macaan heestani erayadeeda, laxanka, musiga iyo codka fanaanku aad beey isugu dheeli tiran yihiin. Waa hees xassuusta qofka wax jecel ku hadheeysa.. Enjoyed bro
@mohfeisal7418
@mohfeisal7418 4 жыл бұрын
Mudug boy wallow meel aankala xiriro ma ishegi kartaan
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Fanaanka iguma cusuba balse heesta ayaa igu cusub
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Dadkii danbe tahay bro haday heestan kugu cusubtahy waa heesihiisa ugu caansan cigaal
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Cigaal waa wiil yar markaa
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Beeeer
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Seedi Waa Beer miyaa Yaasiin Aburas
@hassanabdi424
@hassanabdi424 3 жыл бұрын
💯💯💯💯
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Who made this melody
@khadarcoof8204
@khadarcoof8204 2 жыл бұрын
Asc Asc Asc Asc Asc Asc ²
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Lyric by A.A.Wayd
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Hestani xasuus garabay ii samaysa waxaan xusuusta 15 sano Kahor anoo Barbara jooga inan dhagaysnayay heestay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Maasha allah @Axmed Ciide
@ahmedmahmud8845
@ahmedmahmud8845 3 жыл бұрын
xasuus waagii ceelmacaan
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Public
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Meeshu waa bosaso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Meeshan lagu duubay muuqaalkan waa Abu-dhabi UAE 1988
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE kooxda garaacaysa waa suudaan,
@sackyare554
@sackyare554 Жыл бұрын
L
@hindamuuse4142
@hindamuuse4142 3 жыл бұрын
hhhhh
@abdwarsame9719
@abdwarsame9719 4 жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa Cabdi Ali Wadaad diid
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Walaal waxaa lahaa AUN abwaan Cabdi Cali Wayd. Ee ma ahan Cabdi Cali Wadaad diid. Magaca iska sax.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 waa cabdi cali wayd. Wayd weeyaan maaha wadaadiid
@ia5159
@ia5159 2 жыл бұрын
Oh this is the song which was change to ma ogtahay maryam ineey madoowahay ma ogtahay midgaan ineey tahay to diss his marriage to her 😂😂
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
Waa eryadii cabdulqaadir ali igal
@alihersi5974
@alihersi5974 4 жыл бұрын
Cabdi xali wayd baa lahaa ereyada
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Ereyada cabdi cali weyd no more qabyaalad awood uu ereyadaa cabdiqaadir cali cigaalkaad sheegaysaa Ku falkin karo ma jirto.kkkkkk
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Kadaa fanka been abuurka iyo malaha aad ku sheegayso. Waxaa lahaa heestaan AUN abwaan kii waynaa Cabdi Cali Wayd ahaana abwaanka abwaanada ugu heesaha macaan. Waliba kamid ahaa abwaanada lagu xasuusto dareenka macaan ee lagu majirto. AUN Abwaan Cabduqaadir Cali Cigaal Ciro ma lahayn.
@bashirabdinor1989
@bashirabdinor1989 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 walal waa saad u sheegtay oo erayada waxaa lahaa Cabdi Cali.lkn aan ku saxee Cabdulqadir waa ka weynaa Cabdi Cali waana ka heeso badnaa. Malahayga isagaa u yaraa Cabdi Cali Abwaanada berigaas.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
@@bashirabdinor1989 da' kamahadlayo anigu balse maskax curineed iyo burji suugaaneed ayuu leeyahay abwaan weyd ninkaa ina cali cigaalna ma simi karno cabdi cali weyd waayo curinta nooc walba oo ay tahay waa lahaa sida gabay, hees masrixiyad ama curin riwaayadeed markaa fan socda ayuu ahaa.
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Cwa ciidku yhy wcisho
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Cwa oo ciidku yhy 2cisho
@abdiwelibashiir7610
@abdiwelibashiir7610 4 жыл бұрын
@@ramadanmoha3726 Maansha allaha aaa ereyadii Axmed Cali weyd waxaanse aad ula yaabay sarbeen ragadka ku jidha heestaan waa nooca loo yaqaan "" saar-gabab"" haddii uu ereygaas kugu cusubyahay waa jaad ka mid ah laamaha Sarbeebta
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Heskan wa lagu qalday marka u qaday ka dib lo shegay bada iney madow dahay biyo tahay ma mog tahay lo fisirkeda aha maryan iney madow dahay midgan tahay ma mog tahay
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Heestaan Axmad Ali Cigaal Waaa lugu qiyaamay kadib ayuu Gadaal ka Shalaayay Taas Oo Micnaheedu Eheyd Xaaskiisa labad Ciyaal Udhashay ayay kusocotay Heesta Waaa lugu Gaaday Hahahahahahahahahaha
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Safiya Lowra waxaan filaya inaad sheekooyinka been abuurka ah ee fanka dadku u turjuntaan ee ku tiri ku teenta ah inaad meesha la timid. Waxaa maskaxdiisa ka tuujiyay AUN abwaan Cabdi Cali Wayd oo ahaa abwaanada lagu xasuusto dareenka macaan ee lagu majiirto dhanka heesaha jacaylka. Heestaan waa hees uu abwaanku ku gudbinayay dareenkiisa iyo jacayl ku waxuu yahay. Ee kadaa gafka reeraha wax quseeya ma ahan gurigiisa iyo marwooyinkiisa. Dhanka hada u bahan tahay faahfaahin xaqiiqda raadi. Mahadsanid
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 Walaal Adiga Afayeen miyaad Utahay Fanaanka Kow In Heestaan lugu qiyaamay Somaali maxamad ayaa kamarkaati ah Baddu iney madow Tahay Biyo Tahay ma Moog Tahay Taas Oo micnaheedu Yahay maryan iney madow Tahay midgaan Tahay ma moog Tahay Hahahahahahaha
@nuradenbarre32
@nuradenbarre32 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 muxuu heesta raali galintaa ee ruuneey isoo eeg uqaaday hadaana lagu gaadin ?waliba markaas maryan murzal baa kacarartay maskiintu
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@nuradenbarre32 wax wayn ayaa kaa qaldan heesta ruuneey isoo eeg waxaa qaaday AUN Macalinkii Boqorkii codka sugaanta Somaaliyeed Maxamed Saleeban Tubeec. Wax aadan runtooda ogayn ha faafin. Aan kusaxee hal abwaan ayaa lamada heesood wada lahaa AUN abwaankii waynaa Cabdi Cali Wayd. Oo hayb iyo ehelna ahayeen Maamo Maryan Mursal. Ee labada heesba xaaskiisa ayuu abwaanku ku amanayay.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@safiyalowra6510 walaal Somaali ayaa tiri waa iska sheeko baraleey, Maryan Mursal Ciise Bootaan Allaaha ayaa sharaf iyo xaq-dhowr siyay. Tankalena nin Somaaliyeed caruurtiisa hooyadood macaayo,. Afhayeen ma ahi lkn cayda hooyadii umada ayaan diiday. Ee adoo runta ogayn layiri halaso shirtagin. Sugaanta Somaaliyeed ma ahan mid laysku caayo ee yanan ayadana loo gafin. Maryan Mursal waa hooyo ee waxaas aflagada ah ka tirtir isku shiixoo. Mahadsanid
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
til.aaanta.heestu.love.music.best....tilmaanta..nimcoooyin.ka.naajaral???.bisha.ciiida.isu.imaaatinka.bulshada.nimcada.ayaa.soo.xaaadirta..........sigaara.kuu.arkey.ma.og.yihiiin.raadyow..hargeysa.-...&...bulshadeyduba.???...((((...batalaaale.dhigey.yes.waaa.goold.buskut...To.Raaadyow...hargeysa....
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking *❤(Wcb)2 bullring ppe24/25elite eagle-eyed) vstv
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 106 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 50 МЛН
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 109 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
Heestii Cududdayda Sii Daa Lyrics Xasan Adan Iyo Aun Sahra Axmed
8:22
laylis channel
Рет қаралды 221 М.
Heestii Yusur By Axmed Cali Cigaal
5:27
Farah Barud
Рет қаралды 111 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 84 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 629 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН