Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdullahi - Ma Deyrkii Makaan Gubay lyrics

  Рет қаралды 434,889

Barisamaad

Barisamaad

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 3 жыл бұрын
Aun axmeth gacayte bal u fiirsada laxanka iyo codka cajiibka rabii hakugu casuumo fardawsa
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Dunida halaawansan ee uu fanaanka sheegayo xiligaaa soow kama darno tan maanta!?? Alle ha u naxariisto faaniinta😰🤲
@faysaliman3213
@faysaliman3213 Жыл бұрын
Abwaan cabdiqays waa cajaa,ib hesihiisa hadii aad u fiirsato waa wada xikmad
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Taasaa been ahayn imikaa duni wada halawsan lagu jiraa allah cimri dheer iyo cibaado suuban ha ugu deeqi Abwaan cabdi qays Aamina iyo Axned gacaytana janno iyo naxariis waasaca
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
@@faysaliman3213 aad iyo aad SI gaar ah baan u jeclahay sugaantiisa🥰🥰
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
@@jamaadnuura10 aamiin aamiin abyoo qaali 🥰😅🤲
@ZakariyeAxmed-c7y
@ZakariyeAxmed-c7y 9 ай бұрын
Daniel wada hagaasan dadku wada damaashaadaan aan wada dakeeynee madeeyrkii makaan disse weynnu kkufiicanee . .
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 3 жыл бұрын
Sidaan ereyad heezta ka dhandhansaday wa nin laba gabdhoodo walalo ah wada damaaciyey cajiib midhaha laxanka iyo fanaaninta codka tool fanku waa fankii hore👏👏
@HSA3614
@HSA3614 3 жыл бұрын
Damac kaliya mahan gabadh aya lagu mehriyey habenki arooska ayuu damcay walashed uu yiri igu mehriya tan takalana aan furo walga diidey wa sheko dheer. Kadib aya hestan la tiriyey habenki aroska waxan horey udhicin ayuu sameyey
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
@@HSA3614 qisada si kooban la iila wadaagi kartaa qofkay ku dhacday
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
@@HSA3614 qisada si kooban la iila wadaagi kartaa qofkay ku dhacday
@ckariimsharmarke3658
@ckariimsharmarke3658 3 жыл бұрын
@@HSA3614 ninkaas ayaa riwaayada la socda fadlan jiilka cusub u sheeg taariikhda heeska
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 Жыл бұрын
heestan waxaan dhagaysanayaa 29/july 2023 habeen axada aan kugu suganahay xaalad jaceyl qof kasta oo commantigaygan akhriya waxaan ilaahay uga baryayaa inuu hamigiisa u rumeeyo
@MaxameddeeqDeeq-zq4it
@MaxameddeeqDeeq-zq4it Жыл бұрын
Aaamiin pro🙏
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 Жыл бұрын
@@MaxameddeeqDeeq-zq4it❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
​@@abdialimdheeg9434Allaahuma Aamiin 🤲🎉🎉 Ana waxaan daawanayaa 1/12/2023 habeen sabti soo galayso ❤😊
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 2 ай бұрын
Aamiin sxb sidoo kale
@Stephencurryisthegoat
@Stephencurryisthegoat Ай бұрын
Aaamiin wll😢 adna sidookale wxan daawanayaaa habeen axad ah walipa fiid ah 8:23 ❤
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Heestani waxay ka timid sheeko run ah oo ka dhacdey Hargeysa 70's kii waana Erayadii macalinka weyn ee Abdi qeys,xuusteeda ayay leedahay sheekadana oo caan ahey in yar ba og imika sidey u dhacdey.! Laba fanaan luuq fiican leh ay aun Gaceyte lehna laxanka iyo marwo Amina cabdillaahi
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 Жыл бұрын
Sheekada wan yar maqlay xanteeda balse manoo dulmari kartaa adigoo mahadsan
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Жыл бұрын
Waan maqlay qisada inskata oo aan berigaas soomaali dhexdeeda ka maqlay, haddana kolley afka Cabdi qays kama maqlin
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Жыл бұрын
​@@saaxibulqaraam5848koely geestaan ruwaayad bay ku jirta magaceeda wa iga dhunsan yhy balse inaan youtube ku arkaa filaya waa horaan ka daawaday cajelad ku dhawaad 2010ki filaya Nin ba agabar guursanaya kadib buu mid walasheda jeclaanaya oo jacayl aada u qaadayaa ayadi bu uso bandhiganaya jacaylka Markasay dhahaysaa HADUU LABA WALAALAA DARANDOORI KUGU YIRI ..
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
70gii ka jooji dadka beenta taariikhda been haka sheegin
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Ani heestaan ereyadeeda ayaan jeclahay balse ma maqal qisadeeda, balse Abdi Qays waa Abwaan Qisooyin ka heesa
@ismaciilabdi9323
@ismaciilabdi9323 3 жыл бұрын
Anihu mijaahid Odhamaayo Ilahay ha una xariisto Axmed gacayte ragu waa Ragiii hore hadal waa Intuu yidhi
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Ereygan mujahid waa erey gafa wxa is waydiin leh muxu ku mujahidey horta ma qasu xoreyey
@SuperKahin
@SuperKahin 5 ай бұрын
Isagay dhib ka so gadhay oo waa la dilay muxu ku mujaahiday allaw unaxariso xaqdara lagu dilay fananka
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 3 жыл бұрын
Heeskan waxaan xasuustaa ilaa 2006 wakhti aan ku qiyaasay, waxaan ururin jiray cajalado badan oo ay ku jireen heeso badan oo qaraamiya waxaa dhagaysan jiray raga waawayn Anna marka ay guriga ka maqan yihiin ayaan gaysan jiray intaan cajaladaha duubo ninkii garanaaya ayunba garanayee Markay cajaladu dhinac isgug gurmato waxa lagu duubi jiray qalin amma qodax Wakhtigaasan maqasha ka dhex qaadi jiray 🥰 Wakhtiga hadda 16/12/2021 khamiis
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 2 жыл бұрын
RAGEEDII
@iqracali5897
@iqracali5897 2 жыл бұрын
M.a barigaa dad baa jirey 😘
@jamarashiid4060
@jamarashiid4060 Жыл бұрын
Some history 😂
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
heeskan waxan ku xasuustaa inan aan jaar ahayn yaraantii ayaa dhegaysan jirty Iminka oo sacaduna tahay 12:22pm ayaanku murqaamayaa Sanadkuna yahay 3/8/2023 Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin 🎉❤
@ZamZam-u3z
@ZamZam-u3z Жыл бұрын
😂lolz 😂😂
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh Жыл бұрын
Saqraan😂
@mohamedsuldan49
@mohamedsuldan49 4 ай бұрын
Ana waa mxmed cabdi waxan ku marqamaya cawa 23.3. berbera sanadka 4.08.2024
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 4 ай бұрын
War ma burco ayad kumarqaameysey xilligaas
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 4 ай бұрын
😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Abwaan cabdi qays cimri dheer iyo cidaado san Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdillahina naxariis waasaca iyaga iyo muslim oo dhan inagana haynooga daba naxariiso
@abdilahiibrahim2710
@abdilahiibrahim2710 2 жыл бұрын
Dhegaysiga heesaha adeero axmed muxumed yuusuf (gacayte ) waan ku barbaaray ilaa welina waan dhegaystaa ❤
@CabdirahmanAliraage
@CabdirahmanAliraage 5 ай бұрын
Maashaa allaah fan waa fankii hore ,murtina waa indii hore loo yiri
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 2 жыл бұрын
Hees xasuus igu leh runtii ...waliba sanadihii 2008 ...iy0 school kii hoose dhexe....ee guryosamo iyo hargaysa.... Caawana waxaan ku dhagaystay si kadis ah anoo berbera iyo hotel shide Yare. ..nawaaxiga dakada ...2022 sabti
@XasanClaahi-um5gm
@XasanClaahi-um5gm Жыл бұрын
aee wa k YIHIIN AABOW HEESTA LAGUMA FAANO 😊
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 10 ай бұрын
Reer Sh isaaq Somali oo dhanba iskugu tagtay iyagoo Xoriyaddi iyo dawladdi Uhibeeyay Somalinmo, A.Gacayte faqashta dishay. 😢
@CumarMuxyadiin
@CumarMuxyadiin Ай бұрын
Soomaalidu isuguma tegin ee nin arxan daran oo umada xoog ku heystay ayaa u adeegsaday ciidamadii Wadanka isaaq keliyana maahane majeerteen waa la xasuuqay la kufsaday oo la dhacay
@afgooyebishe2893
@afgooyebishe2893 3 жыл бұрын
Waah waah waa hees aad u mac oo darandoori ah mhdsnid wll
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Afgoye sidio ksle mahadsanid
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Rabi haw wada naxaristo maanta labadooduba Waa Meyti🥺🤲
@Maxamed1Saleebaan
@Maxamed1Saleebaan Жыл бұрын
Aamiin wllo
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 7 ай бұрын
Manta waan qurayaa , malmo kadib waa bilo kadib sanado kadib rubcu qarni kadib nusqarni kadibna qarni kadibna taarikh taxana ah aduunyo like saara IGA danbeye
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Heestan Waxuu Abwaan Sulub cumar Axmed ku alifay , Qiso dhab ah oo rag walaalo ahi ku dhasheen ,Sidaan qisada ku maqlay Sulub walaalkii ayay xaasku ka safartay , waxaanu jecla walaasheed oo gurigiisa joogtay , faraa kala gaadhay intay marwadu maqnayd , sidaas ayaanay ugu calool galeen wiil hada nool oo hargeisa jooga, Qisaduna waa dhab ee maaha dhalanteed,
@cabaasdhajaar
@cabaasdhajaar Жыл бұрын
wll taariikhdaasi way jirtaaa laakiin heestan ma uu ka curin heestan qiso kale ayaa laga curiyay oo hargeysa ka dhacday waxaana abwaan cabdi aadan xaad qays
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Qisada heesta ma maqal lkn Abdi Qays inuu leeyahay ayaan maqlay
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs Жыл бұрын
Fara kala garay dumashidii war xishood
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 2 жыл бұрын
Yaa salaam! Gacayte iyo aamina cabdilahi yaaba dhaafi kara🔥
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajaaib heestan badanaa waxa aad looga qaadaa, aroosyada miyiga, waana heesaha u khaaska ah, aroosyada miyiga, runtii waa hees xusid mudan, AHUN Gacayte,iyo Aaminaba.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Adaa malaha ka qaadi jiray
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
@@jamaadnuura10 Aad iyo Aad Weliba aroosyo badan baan isku Laba rogay adigu malaa aroos miyi maadan Tegin baan filayaa Jamaadeey. 😂😂😂 Ciyaala Night Clupp baad tahay. Sharma boy iyo dhac dhac baad Ku Jaastaan caruurihiinan dambe😂
@anisahussen5673
@anisahussen5673 Жыл бұрын
Heeskaan markaan laqabsaday waxay ahayd 1986-kii
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 2 жыл бұрын
wllhi hada jogna duni wada halawsan.baL ina keen tik tok soo arag.! 🚶‍♂️
@IsmailAbdimumin-r1h
@IsmailAbdimumin-r1h Жыл бұрын
Deyrkii makane daa duni baaba oloshee Adaa daaro fuule Alaha sweet hajaneyo Aamino A,vs A,gaceyte ❤❤❤❤❤❤❤❤
@muuseaar4787
@muuseaar4787 3 жыл бұрын
Amba waxaygu soo da a Daruurihii kalgacalkoo Duufaanku ima dhigo Aawadaa dabayshuye Midbuu lacag kudaal yidhi Midba dayaxa haybsada Ana adigaa iidaran
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mujaahid gacayte
@MaxamedJibriil-kh2em
@MaxamedJibriil-kh2em Жыл бұрын
Ale ha naxriisto labada fanaan way dhinteen maanta duco ayey u baahanyihin
@ahmedabdi2462
@ahmedabdi2462 Жыл бұрын
Qofba inuu kadaaqo daran weeye geedkuye❤❤🎉2023 11/13
@CraxmanAxmed-wb6of
@CraxmanAxmed-wb6of Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto axmed gacayte iyo aamina Abdi laahi
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 3 жыл бұрын
Xaaskaaga walaasheed markaad jeclaatid waa iska sidaan iyadane ku jeclaato lkn xishood dabraayo, qiso jaceyl xanuun badan waaye.
@QamanHasan
@QamanHasan 2 жыл бұрын
Dumashida sed ku jeclate
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 2 жыл бұрын
@@QamanHasan bal weydiii😂😂😂
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo 2 жыл бұрын
Qisada ninkey qabsataa ka hadli karaa
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug Жыл бұрын
Qax Iyo 1996 Ayaa Xaalada Jacayl Isoo Daristay Markaas Ayaan Ku Tuuran Jiray Cajalad Aan laqaxay Markaas Ayay Iigu Darnayd Waan Ku Guulaystay Al Xamdulilaahi
@HalisTa..22
@HalisTa..22 7 ай бұрын
Duni wada hallowsan Dadkan wada jacaylkaa Ee daad kalgacal iyo Dhamaan fuushan donyaha Ayaan dacal ka raacee Inkastoo dad gacaliyo Xidid kala dambeyn jiray Ma deyrkii makaan gubay? Layaab malaha dookhuye🙇‍♂️🤔 17-5-2024 one of my worst days in my life😕
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Waqooyi af-somaliga caadi maaha
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Somaliland ❤
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Irir Samaal😂😂😂
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan Жыл бұрын
Oromo, mayee😂
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Heesta version kan waxban waan raaadiyey mahadsanid wllo qof channelka soo galiyey ee wakhtiga galiyey qorista erayada alle haw naxariisto Axmed gacaydte
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Waa eraydi Cabdi qays abwaanka wayn
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Wxn ku xasuusta laba hablod oo wall ah ayan mid jecla tan jecley moye ta kalena anigay ijecley kadib malin ayan u yedhey tii ijecleyd heestan ayn idhi dhageyso
@siciidjirde8549
@siciidjirde8549 2 жыл бұрын
Ujeedka heesta waa dumaashidii walaasheeduu qabaa wuuna jeclaaday sidaa ayey kusocotaa
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
1970 ruwaayadii gaal iyo islaam gabdhow yaa ku leh abwn cabdi qays luuqda gacayte iyo aamina cabdullaahi
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 Жыл бұрын
Layaab ma laha dookhuyee
@mubaarikzaytuuni9927
@mubaarikzaytuuni9927 Жыл бұрын
Waayo wayo ❤
@khadaraxmed7973
@khadaraxmed7973 3 жыл бұрын
Jacyil kii yoo qofaa qarami iga dheh
@maxamudsaleban7826
@maxamudsaleban7826 Жыл бұрын
Xasuus iyo dareen. Galab khamiisa 19 /1 2023
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 3 ай бұрын
heestan waxan dhagaysanayaa 2024 oo ay Axad soo galayso, Ilaahay ayaa og wakhti xigga ee aan dhagaysan doono iyo goobtan ku dhagaysan doono likes 👍 i saar si aan dib ugu soo laabta sannado kaddib.
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Жыл бұрын
❤❤amba damaca uurkiyo ❤❤inkaston dardaro qabo ❤❤danbaa ii runsheegtee AUN legend's 1-10-2023
@MohamedBakayle
@MohamedBakayle Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Жыл бұрын
Heestan caawan dhegaystay 22 October 2023 Sababta waxaa lahayd inan tiktok qabsatay habeenadan Oo heestan aroos miyi ka qaaday
@kaalmomedical5650
@kaalmomedical5650 5 ай бұрын
Heestan waxay ku saabsantahay nin jeclaaday xaaskiisa walaasheed
@Guroonjire.01
@Guroonjire.01 Жыл бұрын
Cabdi Qays😇
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 Жыл бұрын
2023 9.29 cajiib nin damac ma daayo dumashida xeta walagu daaya🤦‍♀️
@othmanbazar9174
@othmanbazar9174 2 жыл бұрын
Ma dayrkii makaan gubey Layaab malahadookhuye 22/2/2022 02:22pm Tuesday
@drhusseinahmedsalad4522
@drhusseinahmedsalad4522 2 жыл бұрын
Erayga : dagagar, dagagan maxaa laga wadaa?
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 2 жыл бұрын
Dagagar waa waxaan adkayn ama aan dhuuqsanayn, haddii aan albaabka si' wacan loo xirin oo la dhuujin waa la dagagaray.
@laynqabow7000
@laynqabow7000 2 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 masha allh ustaad halkeeda ayaaad dhigtay buuxsinka adhiga hadaan aad loo adkayn ama loo dhacamin waaa ladagagaray hhhhhh soo saamaha
@cabdikariimyuusuf233
@cabdikariimyuusuf233 Жыл бұрын
Waa xadhig xishid
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Dagagar Waa Wax An Si Wanagsan U Xidhnayn Ama Loo Qabsan Karin
@samriyebubaal5366
@samriyebubaal5366 Жыл бұрын
Habeen ramadaana 2 April (11 ramadaan ) saacaduna tahay 2:30
@tashadetuff5503
@tashadetuff5503 2 жыл бұрын
Amba damacii uurkiyo Inkastoon dardar qabo Danbaa ii runsheegtee Xishood bay dabraaye
@ubahnora9157
@ubahnora9157 2 жыл бұрын
2015 ban bartay hestan
@zuhebfrank8205
@zuhebfrank8205 2 жыл бұрын
Wonderful song really!
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Yaa ilaa leh burut
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 9 ай бұрын
Alla ya raxma
@ApdullahiCateye447
@ApdullahiCateye447 Жыл бұрын
Ma dayrkiiban gubay waa mya
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 Жыл бұрын
Voice ❤nice and wonderful
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
QuL. HO WALAAHO
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
Caashaq baa dirqiyayee : maahan Ee waa caashaqbaa i dirqiyayee
@kawsarbaashe9770
@kawsarbaashe9770 Жыл бұрын
❤❤
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 жыл бұрын
Hadal cajiib ah La yaab malaha dookhiyo
@maxamudcabdi4913
@maxamudcabdi4913 2 жыл бұрын
Hadal cajiib ah La yaab malaha dookhiyo
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
Ninka
@SM-lh8be
@SM-lh8be 3 жыл бұрын
14/8/2021
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Isku hebeen ayeynu daawanayna
@hasanguays2611
@hasanguays2611 2 жыл бұрын
Axla hees
@abdimajiidabdisamed7849
@abdimajiidabdisamed7849 Жыл бұрын
Mudug poi inta kaso raacday tiktok so raadisey
@raniyajama9630
@raniyajama9630 3 жыл бұрын
17.08.2021
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
LA CAMORO
@ApdaleChanaale
@ApdaleChanaale Жыл бұрын
Talow dagagar ma seeto looga jeeda
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
YURACONA
@deeqocabdicali6048
@deeqocabdicali6048 2 жыл бұрын
U🎾🏉🏉🏉🎾🎾
@salehhassanmohamedhussein3982
@salehhassanmohamedhussein3982 2 жыл бұрын
Hhh
@Deeqaabdinur
@Deeqaabdinur 3 жыл бұрын
7/11/2021
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 206 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 17 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 57 МЛН
Amina Cabdilaahi & Axmed Gacayte Yusuf Ahun | Ma Deyrkii Makaan Gubay
7:02
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,3 МЛН
HEES QORAAL AXMED GACAYTE IYO AAMINA CABDILAHI
6:54
MAHURAAN TUBE
Рет қаралды 185 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Qalbigiyo waxay maqan: Caasha Cige
6:19
SURUD STUDIO
Рет қаралды 492 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,1 МЛН
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 224 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 17 МЛН