Biyo kulul subaxdii waaaw intaas dhanaa

  Рет қаралды 105,508

Hussein Alje

Hussein Alje

3 жыл бұрын

#miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
biyaha kulul waaaw intaas dhanaa
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 288
@missjama2943
@missjama2943 3 жыл бұрын
4 sano ayaan cabaya heer waxaan maraya biya la. aan socon karin winterka dadka waxey cabaan shaah aniga waxaan cabaa biya diran alhamdulilah malinkaan bilabay ayaa cafimad igu horesay
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
Mnshlh wll
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
@marwa ibra isku day wad awoodaa inaad cabto ileeen caafimaadkaaga adigaa naga ogee
@adharomar845
@adharomar845 3 жыл бұрын
Waqtiga soonka seen u cabaa
@missjama2943
@missjama2943 3 жыл бұрын
@@adharomar845 waxaad cabtaa afurka kadib
@missjama2943
@missjama2943 3 жыл бұрын
@marwa ibra walashey 3bil ayey igu qadatay inaan la qabsano dulqaad muji waad laqabsan dontaa cafimadka waa muhiin
@amuunguulaneaxmad3191
@amuunguulaneaxmad3191 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah shukran walahi adiga dhan waxaad tahay faidadi oo qof ah wanku wataa walahi marlabaad shukran
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 3 жыл бұрын
Masha Allah jszakallahu khayra 🌹
@jimcaalejiinow6270
@jimcaalejiinow6270 3 жыл бұрын
Macil Waan ku wataa qof aan kuxiranahy ayaaa tahay maasha allaah illaaah aku xafido yaa istaaad
@yasirmohammed9062
@yasirmohammed9062 3 жыл бұрын
Jezakalaahu kheyr
@farhanjay2637
@farhanjay2637 3 жыл бұрын
Shukran walalkey alaha kaa abaar mariyo,waxaan kuweydin lahaa biyahas kulul samborka mexe faiido uleyihin yacni qiyas bis ma ahan waxa aad ka fahansanthy ama wax kale hade jiro iiso shek shukran
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay jizaakallaahu qeyr walaalkeey xuseen,aljey.
@dunxx2140
@dunxx2140 3 жыл бұрын
Shukran ustaad Maasha allah illlahey haku xafido
@kaltunomar9971
@kaltunomar9971 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا جزاء
@kadraabderahman3144
@kadraabderahman3144 3 жыл бұрын
Ajir iyo xasanad Allaha kasiiyo wllo 🥰🥰
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 3 жыл бұрын
Mansha allah wax wanagsan baad noso gelisa thanks bro
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 3 жыл бұрын
Mashaa allaah walalkey qali allaha ku xafido wlhi video yashada wax badanaa ka faidaaa ruun ahaan ❤❤❤❤🙏
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 жыл бұрын
Xuseen wallaal mahadsanid allaha ku barakeeyo
@shafieali3093
@shafieali3093 3 жыл бұрын
Thanks macalin 🥰
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Maasha allah jazaaka allah khayr wllo
@sumeyoahamed4545
@sumeyoahamed4545 3 жыл бұрын
Manasha Allah walal khyre alle ha ku siyo
@abdallahussen5040
@abdallahussen5040 2 жыл бұрын
jasakallah kheyr walalken husein alje
@raxmoibrahim5439
@raxmoibrahim5439 3 жыл бұрын
Asc walal Hussein Alje masha allh ihal hakuxifdiyo
@aliyahmohamed1196
@aliyahmohamed1196 3 жыл бұрын
Mahdsnid wall Mcn mahdsnid sida nugu faaideysan alla khair haku siiyo
@samiraabdiwahab1470
@samiraabdiwahab1470 3 жыл бұрын
Asc wallky Waxa dilay sayid cali binu abiidhaalib raliyallaahu canhu karamallaahu wajhu Nin magaciisa la dhahaayo cabdiraxman binu muljim oo yahuudi ahaay cadabka aakhiro alle haku waariyo
@sheikh367
@sheikh367 2 жыл бұрын
Mashallah thanks bro for beneficial
@asmacabdislm3454
@asmacabdislm3454 3 жыл бұрын
mnsha allh wll thnks alle ha ku barakeeyo suaal ayaan ku waydiinyaa ma ka daba cabi karaaa green teaga biyaha kuluul subaxii markaan cabo biyaha kulluu??
@naeemanaeema6595
@naeemanaeema6595 3 жыл бұрын
جزاك الله اخي حسين
@hooyagaban9345
@hooyagaban9345 3 жыл бұрын
Wllkay ilaahay ha kusiiyo cafiyo caafimaan 😍😍
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 3 жыл бұрын
ماشاءالله جزاك الله الخير شكرا 😊
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 жыл бұрын
Maanshaa Allah wn isku tijaabin inshaa allah 🙏
@sahumamahdi6523
@sahumamahdi6523 3 жыл бұрын
Masha allah wll khayr allah haku siiyo waa faido fiican
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs wll xusen masha Allah tabrikllha walahi waxa yar ayu leyahay biyaha diran asag iyo lin ayan isku cabjirey masha Allah wan jojiye kaliy jizakalaha qeer walal xusen ilahey haku barakeyo Aamiin Yaa rabi
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Coach
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 жыл бұрын
Jasakalaah kheyr walalkey 💜🇸🇴
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@hamdakeise7270
@hamdakeise7270 2 жыл бұрын
Thanks so much my brother keep going
@fufuaweys1771
@fufuaweys1771 2 жыл бұрын
Masha Allah Wllkey mahadsanid ❤👍
@strwwfsf5517
@strwwfsf5517 2 жыл бұрын
Mashaa allaah allaahyaxafidak aamiin wlle ilcadawna allaah kuma tuso jisaakumu allaahu qeeran
@fadumoabdi5842
@fadumoabdi5842 3 жыл бұрын
MashaAllh wlky Jazaakalaahu khyr Hadii aan isku dayo hawabta su aasha waxa diley cali binu daalib Abdrahaman ibn miljim ninka dhahi jirey
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Thanks bari bilaabaa insha alah brother
@abdiissack9412
@abdiissack9412 3 жыл бұрын
Masha allah shukran
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 3 жыл бұрын
Jizaakalaahu qeyr Waan arkay ayagoo cabada
@munamohamed1189
@munamohamed1189 3 жыл бұрын
Masha allh wa mhdsnthy wllo ajar allh ka siiyo insha allh
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 3 жыл бұрын
Mashallah walalkey wan kafaidnay wana bilaba inshallah
@nimcahassan5248
@nimcahassan5248 2 жыл бұрын
masha allah shukrn akhii
@husseinalje-fans
@husseinalje-fans 3 жыл бұрын
masha allah
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 жыл бұрын
Mashaallh ilahaay hakudaayo jzk qayer
@ceyniabdullahishsiidow278
@ceyniabdullahishsiidow278 3 жыл бұрын
Masha allah shukrn wall
@haniomar4884
@haniomar4884 3 жыл бұрын
Asc wll xuseeyn shukran yaa akh jasaakalah
@maryamamaxamed7095
@maryamamaxamed7095 3 жыл бұрын
Khayr Allah ahku siiyo walalkey
@lisamouna4493
@lisamouna4493 3 жыл бұрын
Asc brother Marhaba brother thanks for everything from Djibouti
@fardowsomaxamud3337
@fardowsomaxamud3337 3 жыл бұрын
asc abowe wan kusalay wllokey wan kahelay kawaran fadi matahay fadlan isojawb
@user-zi9oi7or1d
@user-zi9oi7or1d 2 жыл бұрын
Masha allah
@indhadro2633
@indhadro2633 3 жыл бұрын
Manshllh wllo khyer alle ha kusiiyo
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 11 ай бұрын
Afar koob hal mar lama wada cabikaro amiino koob
@khadijahmohamud8004
@khadijahmohamud8004 3 жыл бұрын
Asc wllky masha Allah Allah hakufitiyo
@abdisalanmussa3983
@abdisalanmussa3983 3 жыл бұрын
Shugran ustaad mahadsanid
@umumucad8007
@umumucad8007 3 жыл бұрын
Masha Allah wll qali wankuda lena inshallah
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 3 жыл бұрын
Mashallah inshallah hada Ayaan bilawa
@mansurali4474
@mansurali4474 3 жыл бұрын
M.a allaha ku bara keyo
@Faadumo143
@Faadumo143 2 жыл бұрын
Mansha allah mahdsnid
@najmaadey
@najmaadey Жыл бұрын
Anigooo dhameesan video gaaga ayaan soo cabay thnks
@bonafartuna9385
@bonafartuna9385 3 жыл бұрын
Maasha Allah
@amaalsaciid8320
@amaalsaciid8320 3 жыл бұрын
Masha Allah🥰
@abdirizakabdulkadirabdulla3906
@abdirizakabdulkadirabdulla3906 3 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsan tahay wll alle hakaa abaal mariyo
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 жыл бұрын
Thanks brother
@sucadabdi8516
@sucadabdi8516 3 жыл бұрын
Asc wll jasakallahu khayran ma lagu dari kara liin dhanan
@qalbiqaali6738
@qalbiqaali6738 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@bukbaxhaa5975
@bukbaxhaa5975 3 жыл бұрын
Masha allah sificana nogu sharaxdey alle haka abal mariyo
@omusudeysis414
@omusudeysis414 3 жыл бұрын
Masha Allah caleek jazka Allah khayr wallo
@israa15saba52
@israa15saba52 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayran walaalkay qali mashaallah
@maxamamedadan8473
@maxamamedadan8473 2 жыл бұрын
Ok
@natureandmotavatinochanel9009
@natureandmotavatinochanel9009 3 жыл бұрын
allh ku dhowro walal qali
@user-bt6wt3ks2e
@user-bt6wt3ks2e 3 жыл бұрын
Masha alha tabaaraka lah
@xayatiqurux8306
@xayatiqurux8306 3 жыл бұрын
Wcs wllo husen waxan kaa codsanaya wllo ina kasohadasho pcos am pcod coch somali oo kahadlayo arkin nofaide fadlan shukran
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 3 жыл бұрын
Asc Usraad waa iga su,aalee biyaha kulul in lakariyo miyaa mase kan tuubada kulul waa la isticmaali karaa
@axlaamofficiall7116
@axlaamofficiall7116 3 жыл бұрын
Mashallah
@alihanash9726
@alihanash9726 3 жыл бұрын
Adeer khayre qabe Biyaha waa la cabaa Caanaha waa la dhamaaa
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
Wan soo radiyey❤❤ MAHADSNID walalo❤❤
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 2 жыл бұрын
Thnks🥰
@makoshikh3198
@makoshikh3198 3 жыл бұрын
Mashaallaah
@aimaabdirahman5068
@aimaabdirahman5068 3 жыл бұрын
Masha allah walalkey
@drzellaqueen9541
@drzellaqueen9541 3 жыл бұрын
Thanks wlal hussein
@maslahabsh5372
@maslahabsh5372 3 жыл бұрын
MaashaAllaaH Sxb Allaha Kaa Abaal Mariyo
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 3 жыл бұрын
Jazskalahu qeer walaal
@user-tw4tr7yl4c
@user-tw4tr7yl4c 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abuuyaasir11
@abuuyaasir11 3 жыл бұрын
Asc wll aniga waan isku dayay lkn wee ii surta gali wesy wll biyo dira hadaa cabo aashitada calosha ayaa igu kacday marka wll oof wareg amaba hawada gudaha gasho.axaa u dawo ah waxn kala so hadlayaa somalia
@xamzamaxamuud9265
@xamzamaxamuud9265 Жыл бұрын
ماشاء الله
@hodancumar3494
@hodancumar3494 3 жыл бұрын
Mansha Allaah
@umuabdullahi4783
@umuabdullahi4783 3 жыл бұрын
Ascww Maanshallah waxaa diley Sadex nin waxaan kala ahaayeen muljim iyo shabiib iyo wardaan labo weybaxsadeen hal baa laqabtey 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺 jzkhayar
@osmanm6672
@osmanm6672 3 жыл бұрын
Shukran
@ayanabdi8445
@ayanabdi8445 2 жыл бұрын
Thank you
@saidjama750
@saidjama750 3 жыл бұрын
mashaALLAH
@user-fg8he3jp8r
@user-fg8he3jp8r 4 ай бұрын
Barakalah
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 6 ай бұрын
MASHA alh shugran
@aminaalow4139
@aminaalow4139 3 жыл бұрын
Wow Good
@aytamohamed8860
@aytamohamed8860 Жыл бұрын
Mansh Allah apowe
@maxamedxasan9882
@maxamedxasan9882 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ismahanaadan3774
@ismahanaadan3774 3 жыл бұрын
Asc walal qali Allah ka abaal Mariyo
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 жыл бұрын
Jzk qayer jzk qayer jzk qayer 🥰🥰🥰💯❤
@cabdibaasidxaajiaweys8641
@cabdibaasidxaajiaweys8641 3 жыл бұрын
Asc sxp wa ku jaclahay lakiin nashiidada kugu nacay wax kale saro
@aliabdikaahiye5408
@aliabdikaahiye5408 2 жыл бұрын
Wll waxan kuweydina hooyo uurleh maistic maalikarta biyaha kulul ado mahadsan
@maxamedsaadiq3211
@maxamedsaadiq3211 Жыл бұрын
Keep going
@xasanyare6982
@xasanyare6982 3 жыл бұрын
Asc wll mcn Wxaan rbaa FAA,idoo yinka yogurt please
@yuusufabdullahi8132
@yuusufabdullahi8132 3 жыл бұрын
Asc sxb waxban kaa rabay ee intee kala soo xariraa wa iga cudsiye
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 614 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 201 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 12 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 16 МЛН
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 188 М.
AJAKIS IYO NAAGTIISA BAASTO BARILLA ISKU DAGAALAY QOSOLKA ADUUNKA........
16:41
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
14:59
Razeen Training Center
Рет қаралды 27 М.
I SIMULATED THIS EURO 2024 GAME.. 🤯
0:12
Celine Dept
Рет қаралды 8 МЛН
Ronaldo vs. Messi Workout Challenge🏋️
0:29
Free Kick
Рет қаралды 8 МЛН
❌🔴🟡 WHO DID WIN!? | SPEED CHALLENGE💨
0:13
ag_soccer team
Рет қаралды 2,7 МЛН
Mike Tyson vs James Smith
1:01
Music Workflow Academy
Рет қаралды 9 МЛН
When Family Watches Your Game 😍
0:18
Fearron
Рет қаралды 7 МЛН