Tap to unmute

Buugaagta sixirka ugu waaweyn.

  Рет қаралды 46,408

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 157
@yusufdahir3738
@yusufdahir3738 4 жыл бұрын
Buugaagtaas wax walbo oo aduunya ah ay kuusahlaan dhimashada kaama celin karaan kadibna ahlu naar aa naqonee allahumma najinaaa
@sakariyeahmed2833
@sakariyeahmed2833 4 жыл бұрын
Walaalo Sixirka nagadaa ilahaybaan kugu dhaarshee ilaahay kabaq like Mhd 😱😳😨😨☻
@mxkids5238
@mxkids5238 4 жыл бұрын
Sxb somalida waa dad wax tijabinta jecel fadlan xataa ka qari magac yada bookgagtan sixir ka mahadsanid
@kaldeeq5918
@kaldeeq5918 3 жыл бұрын
Wlhi been maad sheegin dad caqligoodu aanuu ku filnayn ayaa waxan isku day is odhanaya markaasay ku halaagsamayaan
@shinuuriofficial4932
@shinuuriofficial4932 4 жыл бұрын
Tani wxy ka dhigan thy inaad tixgeliso dalabka ka yimaada aszaabtaad mahadnaq gaar ahaaned ayad iga mudan thy madama aan anga dalbadey......
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Ninyw abdi Rashid waxan halkaanka codsanayaa inaad nagu bararujisid cabsida illhy ooo welba aad ugu cataabtid sidiii aad nogu bari lahayd tariiqada islaamka aad ayan u jeclhy channel ka anaga production aad iyo aaad ayan u jeclhy waxan rajynaya inaad igaso jawaabi donto inta igu tageersan like plz si loo arka inta qof oo daneynysa arinkaas ☝️☝️☝️
@apdirahmanrakatic2719
@apdirahmanrakatic2719 4 жыл бұрын
Muuqaalada waxay xambaarsan Yihiin faaiidooYin balaaran wlhi thnk u ❤✌✌
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 4 жыл бұрын
Thnks teacher hore u soco wlhi ma arag youtube adiga oo kle ah oo soo gudbiya waxyalaha xaqiqda aha oo dadka sifcn u xiseyan
@hamzemahamedhashi6995
@hamzemahamedhashi6995 4 жыл бұрын
Acudu bilah, boowe sixirka iyo qurafadka xoog ayad uga danbaysa. Wa Docmenterigi imisa sixirka kaso diyariso. Subaxanalah bro iska dhaf waxan
@FatimaAli-dc9hf
@FatimaAli-dc9hf 4 жыл бұрын
Buuga shamsul ma'arif al kubar Tariikhdiisa noo keeeen
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
شمس المعرف الكبري miyaa rabtaa inaad ogaato abayo
@cumarlaki884
@cumarlaki884 4 жыл бұрын
Acuudubillahi mina sheydhaani Rajiim Subxanallah
@体育频道-h1b
@体育频道-h1b 4 жыл бұрын
Wlhi danbi wey ayaa ku jirtaa ogaaw hadi qof inta ga daawado uu bugaagtas sixirka barto wa galoowdey diintane waka baxeee mar Adig is ogeen ina galoowdit wa shey aad u xun mar iska jooji bataatanba
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
M.a Ustaad mhdsanid
@suadoahmedwarsame9749
@suadoahmedwarsame9749 4 жыл бұрын
Wlla naga dhaf sheeko kale na so dhiga aniga wan cabsanaya 😭wihl marka dhageysta wihl hadd guriga qof ma ila jooga cabis cabsi ayan darmeysa wihl😭😭😭😭
@ayubabdulkadir1437
@ayubabdulkadir1437 4 жыл бұрын
Hhhh talo fican aa kusina hda rabto cabsi Oo dhan Ina iska Sarto muqalad cabsida Ah iyo wax yabaha cabsida kashekeyo Badso kadib cadi eyey wax kasta kula noqonayan
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
Sixirka Waa Wax Jira Alle (SWT)Qur,aankiisa inoogu sheegay Lkn haddane Waxaaa Alle WAYNE( SWT)Uu inaga Xarimay in Ay dadka Islaamka Ah ay Adeegsadaan AMA Ay Qofkale Ku dhibaateyn AMA aya Aaminaan
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 4 жыл бұрын
Kutub waxaa jiraa intaan oo dhan ka daran oo aadan kusoo qaadan warbixintaada waana shamsul macaarif sababta neh ma garan karo aaadan ugu soo qaadan
@kamilyare1639
@kamilyare1639 4 жыл бұрын
Waryaara gaalnimo ha u bareerina, walal somalida fudaydka ayaa ka batay mid a an horey u aqoon buugaagtan haduu raadiyo oo ku camal falo so adigana dambi kaa raaci maayo, ileen adaa u sheegay. Waxaaba ka sii daran shamsul macaarif ninja hada kaa dalbanayo, allaahuma najinaa mina Shari Wa shaydaan
@abdidahir9365
@abdidahir9365 4 жыл бұрын
Run🇸🇴😢😢😭🥰
@xamdacali3286
@xamdacali3286 4 жыл бұрын
Balayada lama sheego khayr aya marwalbaa laku hadla malaHa wanagsan aya fiican
@fadxicali3660
@fadxicali3660 4 жыл бұрын
Kaliya in layska.ilaaliyo oo cog laga hayo ayuu usoo bandhigay wll Dadka buigta akhriyaa haday la kulmaan buug noocan ah si ayna ugu kaadsoomin uunbaa laga wadaa wl. Mida kle wll qofka buug sixit ah taadsanaya kolka horeba iimaan celiya muu lahyb oo qaflo ayuu ku sugnaa
@zakiyar2097
@zakiyar2097 4 жыл бұрын
Acuudi Bilaa mina shaydaani arajiim
@hamzeabdisamad5954
@hamzeabdisamad5954 4 жыл бұрын
MAHAD SANID USTAAD👍
@aminalfa7782
@aminalfa7782 4 жыл бұрын
Dad ba dhahaayo inaga daay in aan wax walba fahano ayaa fcn wax waliba waayo bugaag qaar ba jiro inaa iska aqrio adoo aqoon u leheen marka hadaa hada fahanto waa ka digdoonaane waayo markaas fahan baa uheesata bro wax waliba cilmi ina fahansi oo jahilimada inaga ilaali💪
@mawjama831
@mawjama831 2 жыл бұрын
Asc. Walaal waa kuu naseexaynayaa ee ha ii qaadan nin iska weeraraya. 1- yaa kuu banneeyey in aad kitaab sixir ah, akhriso?! 2- Yaase kuu banneeyey in aad kutubta sixirka magacyadooda ummadda ku dhex faafiso?! oo aad noocyadiisa ka faalleyso? 3- maxaad ka faaiiday, in aad dadka bartay, magacyada kutubta sixirka kuwa ugu waaweyn? 4- ma waadan ogeyn, in haddii aad kutubta sixirka akhrido oo kaliya in aad ku gaaloobeyso (bil-adillah)?! 5- ma waadan ogeyn, in hal sadar oo quraanka ah, uu soo koobay, suaalaha aad jawaabtooda raadinayso, iyo kuwa aad dadka weydiineyso?!! وَمَا كَفَرَ سُلَیۡمَـٰنُ وَلَـٰكِنَّ ٱلشَّیَـٰطِینَ كَفَرُوا۟ یُعَلِّمُونَ ٱلنَّاسَ ٱلسِّحۡرَ. Daliil:- Suaal: yaa kufritey? Jawaab; shayaadhiinta jinka. Suaal; sababtee ku kufriyeen? Jawaab; dadka bay sixirka bareen haddeerna wali baraan. Suaal: yaa ah macallinka sixirka? Jawaab: shayaadhiinta jinka ah. Suaal: yaa arday ah, oo wax la barayaa?! Shayaadhiinta Banii-aadmiga ah ama dadka. Sidaas awgeed qofkii bartaa waa gaal iyo kii baraabana waa gaal. Marka Haddii aad akhriso kutubta sixirka waa gaalnimo, waayo akhrisku waa waxbarashada qaybta ugu muhiimsan, niyaddaad doontid u akhri, kolleey diinta waxaad uga baxaysaa ficilka akhriska oo kaliya. Marka Haddii quraankii kuu jawaabey, ma loo baahan yahay in la is weydeeyo, yaa kutubta sixirka qoray?! Qoraagu magaciis?! Goormuu qoray?! Xaggee ku qoray?! Yaa u yeerinayey Kolkuu qorayey?! Ma cidlo buu joogey Markii loo meerinayey?!!. Middeeda kale ogsoonow ma jiro, qof kutub sixir akhriyey, oo Jin iyo sixir ka badbaadey, xittaa haddaad quraanka soo akhrisato, WALLAAHI in aadan ku badbaadeyn, waayo adiga islaamnimadii iska burburiyey, oo waxaad la mid tahay qof inta quraan soo akhristay khamri cabaya, oo isu qaba in quraanku uu ilaalinayo. Ugu dambeyn, war ilaahay u toobadkeen video-gaana meesha ka saar. Haddaad gaal saaxir ah, oo sixirka faafinaya tahayna, ilaahay ha kugu sallado shayaadhiin indha aragooda iyo maqalka dhegaha kaa qaada.
@psycho7.7
@psycho7.7 2 жыл бұрын
Sixirku waa furaha nolosha! 🔥🥺😍😌😎
@jaamacjoofiyoislamka1092
@jaamacjoofiyoislamka1092 4 жыл бұрын
walalow maxad mar walba sixirka uga hadashaa ma dadka caamada ah baad u xayaysiin si ay halaag ugu hoobtan kuwaa hada halagsane wll sidan wax kabadal please
@kadiskacaalamka2973
@kadiskacaalamka2973 4 жыл бұрын
Bandhiga bugaagtan dadbadan ayaa Kulumaya wll Marka joooji plz
@newmusicofficial3897
@newmusicofficial3897 4 жыл бұрын
ZHP WAXAN DHALINTA INEY SHIRKIYAN KU KALIFAYA RIZAQ HA KA RADZAN PLZ👍🏿
@jumhiibrahim9205
@jumhiibrahim9205 4 жыл бұрын
Naga aa aminsan waxa niig aaumafu waxtikaa sheydaan wuu udhowyahay ayaga suuratun jinne 1000 sheydaan wuuku imana aa ladhaay mugdi aa dhaxfadhiistey sheydaan Nin arko rabo suuaalkaadoona leysh kafarta cinda rabak aa dhihilahaa never show up
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Masha Allah waan faiìdnay weliba siwacn hase ahate waxanka cabsanaa inaan damaanteen sxiriin noqono 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️ wayo aad iyo aaad ayad oga hadasha danka sixirka sxbw halkaas nogu ekeeh 🙌
@elmiisma2528
@elmiisma2528 4 жыл бұрын
Pro janal kale miyaad leedahy oo Kanoo kala
@maaajidcabdalla9354
@maaajidcabdalla9354 4 жыл бұрын
Wan ku taagerna horey u socda🙏
@abaadiriajajar4970
@abaadiriajajar4970 4 жыл бұрын
In muda ah waan Ku xidhna chanelka ,waxaana iiga dhex muuqda inbadan oo ka mida videoyadaada hadalo aan u qof muslim ahi si dhibyar u odhan karin, bal u fiirso Waxad leedahay kitaab sixir ayaa Kula xidhiidhsinaya malaigta,,,,,oo goorma ayaa shaydaan iyo malaigta Alle ee dhawrsani xidhiidheen
@jumhiibrahim9205
@jumhiibrahim9205 4 жыл бұрын
Waxaan nagadaa manaqabto sixor kabalaha aa nagudiriwaaye
@halmansomali8912
@halmansomali8912 4 жыл бұрын
اعودبالله من الشيظان
@kittygod7070
@kittygod7070 3 жыл бұрын
Plz book kaan xafada ii yala oo gabar Christian ka so qadey magacisan wa THE MISERABLE MILL plz walashada ahy ika jahil biixi adigo raali ah abowe qli💞🙏
@qalbidaacadofficially434
@qalbidaacadofficially434 4 жыл бұрын
Arimaha sirdoonka ina moduuc ka so jeediso jeclahy
@abdiaziizmohamed2596
@abdiaziizmohamed2596 4 жыл бұрын
Go forward ustaad
@abdimlk7044
@abdimlk7044 4 жыл бұрын
Waa barnamij xiiso leh so badi wll
@Ali_Hakimi
@Ali_Hakimi 3 жыл бұрын
Subxanalaah yaa rabbi
@Asadliban
@Asadliban 4 жыл бұрын
Mulxid nimada umada kadhaaf sxbow Gaalnimada kadhaaf🙏🙏🙏
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Mulxid kaaga was ee wax faaid nio umadda mulxid iyo gaal hakula soo boodin
@michaelbile6888
@michaelbile6888 4 жыл бұрын
Manshalleh Thanks Bro waxa jira dada badan oo muslim ah hadan andinta sifican uu aqoon hiska jiiran inya radiyan
@capitanopusquets6522
@capitanopusquets6522 2 жыл бұрын
Shaydanku melwalba ayu joga oo fudno lkn anaga islam hadanhy waxba bugatasi nagama qadi karan oo kutub laqoro ki ugu cajibsanaya ayan ku afuufynaa quranka aya nog filan sixirka
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
buuga shamsul macaarif barnamij noga so samee
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
yahye cabdul youtube ku qor wad heli.3 chennel Somali ka hadashay wll
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
@@Norwey000 mahadsanid abaayo
@mohamedhillowle9250
@mohamedhillowle9250 4 жыл бұрын
Masha Allah
@SaidAhmed-bd5bs
@SaidAhmed-bd5bs 4 жыл бұрын
Yaa dawaday filimkaas muqalka ku jidha JAZAAM
@abdirahmannooribrahim3578
@abdirahmannooribrahim3578 4 жыл бұрын
Keep going bro
@xamsexuseen1417
@xamsexuseen1417 4 жыл бұрын
Cabdirashid Axmed sheekh Brother saln sare
@asmaa-kader8414
@asmaa-kader8414 4 жыл бұрын
Thanks bro
@cumarahmed7694
@cumarahmed7694 4 жыл бұрын
Usaame bilaadi niga soo samee barnaamij mahad zanid
@BCGChannel
@BCGChannel 4 жыл бұрын
Sxb waxad kaso hadasha #Suxuunta duusha tusaale nin ba hada ka hor wuxu iga sheekeyay isago meel baadiye ah jooga inay arkeen wax iftiin badan oo u wareegsan sidii saxanki iftiinkisa dartiis xoolihi ay la joogen wa ay suuxeen sida geela oo kle
@mxro_8439
@mxro_8439 3 жыл бұрын
Hore usoco walaal
@maankaisma2401
@maankaisma2401 4 жыл бұрын
Yaarab in u sixirka barto hadii ad rabto ila soo xirir
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 4 жыл бұрын
Ba bavanga wiilkeedii..bugaagtan dadka ka daa..🙂🙂🙂
@aniso8807
@aniso8807 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 4 жыл бұрын
mudane arimaha sixirka inaga daa waayo dadkenu juhalo qaar badan ayaana isku dayi doona inay bartan
@armaandaud8304
@armaandaud8304 4 жыл бұрын
Waxaad ka hadasha shamsul macaarif
@faadumomacalinaxmed502
@faadumomacalinaxmed502 4 жыл бұрын
M.a 🥰
@abdirahimshiremuudeey9543
@abdirahimshiremuudeey9543 4 жыл бұрын
Wll maxaa uga tagtay buuga alshamsul macaariful kubraa
@shortvideos-qt1vf
@shortvideos-qt1vf 4 жыл бұрын
Kuwanu waa kuwo waaweyn lkn shamsul macarif waa legend
@aaryan_poi2730
@aaryan_poi2730 4 жыл бұрын
@@shortvideos-qt1vf hhhh !!!
@nabiilyare5434
@nabiilyare5434 4 жыл бұрын
Aad baa umahadsanthy sxb aniga sxb waxan ubahanahy inan barto aqonta sixirka waayo xariif buuxo ayad naqaneysaa wax kastana xal ayaa uheleysaa cajiib best news
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
ZHp aakhiradada utudh waxba kaama dhina imikabe iiMaankagu yu daciifin
@ayoubmohamed4937
@ayoubmohamed4937 4 жыл бұрын
Szp dhacdooyinka noo soo bade szp
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Walaal Abdirashid ahmed shiikh What's Up kaaga isii ama inst Pls isku majaal ayaa nahey waxyaabaha aad ka hadasho ayaa jeclahay xataa Yurub ayaa jooga
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 4 жыл бұрын
Asbuucii ugu yaran labo habayn ba ku riyooda anoo duulaya xalay ba igu danbysey riyada ya I fasiri kara
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 4 жыл бұрын
*Wallaahi sxb anigana mudo kabadan 10 sano ayaan kuriyoonayay lkn anigu marmar baan kuriyoodaa wanaay igu soo noqnoqotaa iigatag halkan lambarkaaga*
@abukarali3665
@abukarali3665 4 жыл бұрын
Lkn buuga la dhaho shamsul macaarif isagu ka mid mahan miya
@abukarali3665
@abukarali3665 4 жыл бұрын
Waa cajiib 🤔
@maryanmaxamed4327
@maryanmaxamed4327 4 жыл бұрын
Shamsul macaarif Al kubraaa Kaas maxaad ugu soo Dari wayday macalin
@shafkaidiris9380
@shafkaidiris9380 4 жыл бұрын
sxb waxa naga daa sixirka somalida waxa walipa waa kaa wara keena
@maxamedcabdillahi7216
@maxamedcabdillahi7216 4 жыл бұрын
Macalin sideen ku baran karaa luuqada English ka
@yaxyeibrahimmoha4059
@yaxyeibrahimmoha4059 4 жыл бұрын
Hadii aad dadka wax la wadaagaysid waxaad lawadaagta wax na anfacaya
@cabaasmohajr751
@cabaasmohajr751 4 жыл бұрын
Cashirada sixirka noso badi zxb plz
@axmedkhader1391
@axmedkhader1391 4 жыл бұрын
Malaaigta in lala hadlo xaaraan miyaa🤔
@sadiyomohamedhassan7331
@sadiyomohamedhassan7331 4 жыл бұрын
Mahadsaniid walaalo
@qaloociyeman805
@qaloociyeman805 4 жыл бұрын
Shamul macaarif ayad ka ilawday iyo qaar kale
@kittygod7070
@kittygod7070 3 жыл бұрын
Xiita isha + ah ku qoran waliba sida star flag cml😭😭😭😭
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 4 жыл бұрын
*SOOMAALIDA XAMAASAD BAA ISKA WADA HAYSA WAXAY ISKA WADA LEEYIHIIN KASOO HADAL (SHAMSUL MACAARIF AL KUBRAA) WAR NIYOW BUUGAAS MAGACIISA UUN BAAD MAQASHEENE ISAGA FOGAADA, WALI SUUDAAN GUDEHEED BAYDAAN ARIMAHAAS ISKU DHEX GALIN*
@mursalmaxamed7983
@mursalmaxamed7983 4 жыл бұрын
Inta jecel chanelkan like dhac ku sii
@abdullahisaid9534
@abdullahisaid9534 4 жыл бұрын
Walaal waxaan kaa codsanayaa in barnaamij dhamaystiran oo sixirka ku saabsan
@sawdaqorane2076
@sawdaqorane2076 4 жыл бұрын
شمس المعارف الكبرى. mee
@anisoyarey4519
@anisoyarey4519 4 жыл бұрын
Mahadsanid wallaalkeey
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 4 жыл бұрын
Synpolic maxaa loola jeedaa Waana luuqadeee ? Yaana isticmali jiray?
@jabriil.xasanfariid6921
@jabriil.xasanfariid6921 4 жыл бұрын
Symbol wa calaamad ama calaamado tilmaamayo waxa ku qoran buuga
@abdorizak
@abdorizak 4 жыл бұрын
Like Saar Mahadsanid ❤❤
@gelaato7960
@gelaato7960 4 жыл бұрын
Buugga yamaniga soo turjumo
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 4 жыл бұрын
pullet ayoung hen which younger than a year rather waraa kalay
@aisha-bihi
@aisha-bihi 4 жыл бұрын
Bugaagtan hadan Google karadiyo oo helo mabanaan thy ina aqriyo🤔mise wa danbi
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Hadaa barato sidaasaa ku gaalowda Adiga iyo shaydaanka waa siman tihiin
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
Talent yaa leedehee baro ............................ kkkkkkkk
@gr1285
@gr1285 4 жыл бұрын
Shamsulmacaarif kubra maxaad ugu soo Dari weysey
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha.ka Dawo
@Saygabakaaro
@Saygabakaaro 8 ай бұрын
Isreal baa buugaagtaan ku qaraabato, palestine quran ayee wadataa. Allahu Akbar
@shaadilasad8995
@shaadilasad8995 4 жыл бұрын
Sxb waad mahadsantahy
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 4 жыл бұрын
Asc asxaabta
@muna2378
@muna2378 4 жыл бұрын
Wcs👍🏾
@sakariyehajiomer391
@sakariyehajiomer391 4 жыл бұрын
Sxiibow suaal ma ku waydiin karaa
@allaaaminmaiisho3360
@allaaaminmaiisho3360 4 жыл бұрын
soobadi yaakhi
@slmansaylici3784
@slmansaylici3784 4 жыл бұрын
Like kugu gabimaayo saxib halkaa kasii wad thanks
@abaadiriajajar4970
@abaadiriajajar4970 4 жыл бұрын
Waa yaabe tolow miyaan Layla arkayn waxa iiga kaa muuqda ,,,,cajaa'ib
@yuunazaddowofficial3422
@yuunazaddowofficial3422 4 жыл бұрын
Keep going pro m a hore usoco
@samatarismail1718
@samatarismail1718 4 жыл бұрын
Talent sixir wa leedey ba bavanga da Somalia noqo 😂
@berya-samo5227
@berya-samo5227 4 жыл бұрын
Ba Vånga😂😂😂😂
@cabdilaahicabdixakiim7145
@cabdilaahicabdixakiim7145 2 жыл бұрын
Subxanalah
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 4 жыл бұрын
Buugaaas BGM halke laga hela
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 4 жыл бұрын
Yaad is jeclaysiin lahayd
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
War hooy joog WAR HOOY HA GAA LOOBIN
@abdirahmaanak1275
@abdirahmaanak1275 4 жыл бұрын
Tik tok Kasoo hadal
@5.minute.craftstiktok607
@5.minute.craftstiktok607 4 жыл бұрын
KKK Kan ma laa ikta ayaa lagu wacaa ayaa iigu Saran been 😂😂😂😂
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
ما هذه القراءة من كتاب خاطئ؟لقد رأيت الكثير من الروابط بين الصوماليين أي منها يمارس اليوغا يتجنب كتابًا آخر هناك للمساعدة في مواصلة القراءة سيد شمس الحمد لله على قراءة هذا الكتاب الخاطئ ..... Video waan dhamaYstaY lkn kitaabka ugu khatarta badan dunida شمسل معارف الكبرا Kumaadan soo darin mana garanayo sababta....!! Kitaabka saxarada iyo shaydaanka... waa kitaab loo nisbeeyo qoristiisa shaydaan lkn waxa la dhaha waxa qoraY axmed albaani......
@capdimohamed7671
@capdimohamed7671 4 жыл бұрын
Shamsul macaarif kasoo hadal
@kaabemedia
@kaabemedia 4 жыл бұрын
Sxp Ilaa hada kumaan fahmin anigu, wax yaabo badan ayaad soo gali saa oo diinta io dhalinta wax yeelayaa kana baxsan akhlaaqda io dhaqanka sida 1-thumnail kasta waxaad ka dhigtaa inta bdan NAAGO QAAWAN 2-WAXAAD inta bdan kasheekaysaa sixirka io buugaagta Sabab ileen waxaan nay dad islaama manihin mana noqon rabno? 3- wxaad ku dartaa background music kaas 00 xaraam ah deenteena 4-waxaad kashee kaysaa qaybka 0k faaliye maatahay mise waad aamintaaa yaab? 5-xataa waxaa jiray Video aad kaga waraymysay Erayo hadad Google grayso aad helayso wax cajiiba waxaan u baahanay inaad jawaab iga sii sid wllo adoo mahad san wa waxaa lagayaaba inaad ku doodid waa alayga dalbay Iwm 0k hadhow may kaa soconaysaa markaad alle hor istaagto walaa waxaan kugu la talin lahaa inaad 1 joojisid background music oo ugu yaraan ku badashid background nasheeda 2 thumnail kadaa naaga qaaqaawan io video clip yada 3 in aanad kawaramin waxkasta oo lagaa dalbado hadii kale ! 4 inaad dib isugu noqoto Adoon dhibayn dadka dhalinta diintooda,dhqankooda
@xoogsademussa898
@xoogsademussa898 4 жыл бұрын
Subxanalaah
@huseinliipan3139
@huseinliipan3139 4 жыл бұрын
Waxa raba in nu sheegti iqsada qeeys layla
@maxamedcabdi4901
@maxamedcabdi4901 4 жыл бұрын
intii kaheshay like isara
@kadosoboy2452
@kadosoboy2452 4 жыл бұрын
Waa maxay saybolik
@CabdimligM-fj6lj
@CabdimligM-fj6lj Жыл бұрын
Sobadi sxb mahad sanid
Sirta ugu wayn ee aduunka waa sanduuqii yahuuda halka uu yaalo.
9:25
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 236 М.
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Siddee qof loo sixraa, Saaxirka siddee ayuu u shaqeeyaa?
18:54
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 187 М.
HAWEENEYDİİ SHARTA AY KASOO BİLAABATAY.
12:09
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 39 М.
HABEENKA UGU WAYNAA DUNİDA/Maxaa dhacay?
9:54
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 63 М.
Nolasha saaxirada ugu wayn ee dunida Baba VANGA-2
11:08
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 183 М.
TRUMP WUU SOO NOQDAY 2025 MAXAA XİGGA? SOMALİLAND/ DARBİ-KABOOD
28:13
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 25 М.
Wiil sixir baran jiray oo qisa layaab leh uu la kulmay.
10:40
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 111 М.
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН