Saaxirka labaad ee ku xiga ayaan kaa sugaynaa ustaad waa macluumaad inaad iska ogaato un fiican lkn waan og nahay sixirka halka ay diinteenu dhigtay insha allaaah waan ku sugaynaa
Ananiga production sxb aad ayaa kuula soconaa horay u soco
@Farxad14 жыл бұрын
Baba baanga waxaan u arkaa inay thy midkamid ah shydaamad aduunka uwayn 🌏
@abdiciirr28214 жыл бұрын
Waaa mawduuc muhiim u ah soomalidu inay wax ka ogaato hawshaa gal ustaad
@hanadhadraawi6594 жыл бұрын
Aduunyada xiliga ay dhamaaneyso Allah oo kaliya ayaa og makhluuq haduu ogaan karo nabi Mohammed SCW Ayaa ogaan lahaa 3797 kulahaa aa aduunya u danbeyso😜duqdaan way nagu baashaaloysaa🤣
@haki6174 жыл бұрын
😂😂😂😂
@amiiraadan30174 жыл бұрын
waxasi waa been ilaheY baa wax og oo ka WEYN 🙈🙈🙈🤦♀️🤦♀️🤦♀️😪😪😪
@cabdlmaalik66334 жыл бұрын
baba Vanga 😂😂😂 wa marki aan ku taxmay barnamijyada aad samesid ✌
@AhmedIbrahim-he2ux4 жыл бұрын
Allah ayaan kamagalay sixir iyo saxiriinta ku shaqaysta waa dambi weyn sida owgeed uma codaynayo wax ama shay Allah kaxarimay muminiinta Allah aaminay in Allah cilmiqaybka kalidii uu ogyahay cidina lawadaagin cilmiqaybka
@zakihanad764 жыл бұрын
ومن كان في هده أعمى فهو في الآخرة وأضل سبيلا
@xareed14 жыл бұрын
waa ryn
@CAWEYS.4 жыл бұрын
Codkeeda cabsiya wlhi ala wadnaha😂😂😂
@talisonaasir80384 жыл бұрын
hadan habeen arko video geeda maba daawado amaad hadhow ku riyootaa camal 😂
@CAWEYS.4 жыл бұрын
@@talisonaasir8038 😂😂😂😂
@barrehassan69904 жыл бұрын
Soo diyaari barnaamijyada nuucaan ah mahadsanid sxb
Yaa rumeysan yaana rumeysneyn aniga labadaba waxba ka dhahayo ya ila mida like taan ka ogan karnaa
@aniwaaikan53014 жыл бұрын
Shaydaamad wayn warkeeda been ayuu ubadnaan doonaa insha allah
@abdullahimahmoud4874 жыл бұрын
Noo soo bdi wllky🤗🤗🤗☺
@mahadsaalax48784 жыл бұрын
Soo badi sxb barnaamijkaan sxb waan ku sugeynaaa
@malyuundhoore4872 жыл бұрын
Suxannallaha allow naga ahay sixir roolayasha
@alaymani60024 жыл бұрын
Fadlan waxaan codsan lahaa science ka iyo sixirka waxa ka dhaxeeya iyo barnaamijda adoon dadkaba waydiin soba gali waayo waba la huba inay dadku rabaan oo aanu aan kow ka ahy marka bila calayk dadba hala sugine goortaad waqti u hesho so dalaq sii hh allah yabaarik akhi
@mahamedyare60204 жыл бұрын
Saaxir io waxn naga daa allah aamin hana rumaysanina .thanks
@BigBoy-wt3fe4 жыл бұрын
Barnaamijyadaan noo Soo badi ustaad horay usoco mahadsanid
@Elhedawi4 жыл бұрын
sixirka iyo seyniska nosoo gudbi macalin
@ladanhappyy39694 жыл бұрын
Plz soo badi sixirka iyo sida ooow u shaqeeeyo balaaayada.
@boramianvella60114 жыл бұрын
Mahadsanid soona badi adoo raaliya zhp
@Comedic-d9l4 жыл бұрын
Lkn sxb ilahaybaa ina og intaas hubso ogoow ilaahay inuuuu maamulo koonkan isaga uuni ogyay wax walba
@aqoonchannel14384 жыл бұрын
Anaga production Like
@ahmedabdullahi68764 жыл бұрын
Carabeey Allaah ka baq oo waxan iska daa walaal dadku waxaa ku jiro dad run moodo ee shaqo kale raadso walaal
@xidigyare98674 жыл бұрын
Masha allh sxb horumar wcn ayan kurajena dadka wax magaratada ah an diinta iyo madiga waxba ka aqon wa jahil jahilna wa qof indha la warkisa haqadan keep going ani ahan cilmi bdn ayan ka faaidey wn kga mhdcelina bro
@mohamedkhalid38124 жыл бұрын
keen saxiib please waan icodeeyey 💙💙💙💙💙💙
@yacquubbakal67274 жыл бұрын
Masha Allah Hadalkaga waa faliinbo oo kale Masha Allah alla aqoonta kuusiyadi
@najaadmuose59034 жыл бұрын
Qaybtii 3aad ku soo dar wll 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@ardoali42464 жыл бұрын
waa been allah ma la wadagin xabikena mohamed scw Goorta la rogayo aduunka marak side gal futo cad u ogaday . allah oog gorata iyo wax dhici doono
@caliyare61474 жыл бұрын
Waan kutagersanhy ugs halkaa kasiiwad🙏🙏
@wadanihuubaysan11424 жыл бұрын
siixirka iyo sayniiska so gud bi wll
@awilgeedi57434 жыл бұрын
So badi wllo barnaamijka noocan ah, mahadsanid
@ubahofficial41664 жыл бұрын
MUQALKII HORE AYAA KA XIISO BADNA MIDKAAN👍
@ABDIRAHIMO24 жыл бұрын
Sixirka iyo Sayniska ayaan kaa sugynaa Ustaad.
@mohamedxaajiabdi8704 жыл бұрын
Macalin no so diyaari wan ka sugyna🥰
@nacimomohameed60884 жыл бұрын
Soo gudbi barnamijyan wa muhiim mhdsanid.
@mohamedcade1434 жыл бұрын
Qeybta 3 aad noogu soo dhakhso
@abdirizakmohamed95264 жыл бұрын
Haa sxb noo soo badi saxirinta dunida walay si aan wax oga ogaano
@Axmdeq4 жыл бұрын
Soo diyaari zxb barnaamijyo ku sahabsan sixirka iyo saaxiriinta......MhDsanid
@mahadguray42414 жыл бұрын
Sixirka iyo saynisku waxa uu ka qabo waanu kaa sugaynaaa
@Englishfudud7774 жыл бұрын
Sxbow qaybtan waxba noomaad sheegin waxaan ka ahayn wixii hore oo aad soo celisay. Taasina waa doqoniimo iyo fashil ku imi diyaarintii qaybta labaad. Ustaad iga raali ahow waayo waan qarin kari waayay dareenkayga
@kimabdulahimedia97824 жыл бұрын
Soo badi ustaad
@Truthmoi4 жыл бұрын
so badiya barnamijyada sixirka wuxu yahay sxb
@herozacki11784 жыл бұрын
Saxirka iyo seyniska kaa sugeynaa sxb mahadsanid
@axzaapgeedi744 жыл бұрын
Broda waa kaa shakiyay ba codkeeda maxaa dhagaha noogu sii deeysay 😂😂😂😂😂 mana turjun tid oo kaliya 😂😂😂😂 luqad aanan fahmeen dhagaha u ma roone 😂😂😂😂😂😂 hore u soco bro wax badan kaa sugeenaaa
@amiira53824 жыл бұрын
10:11 xiligu aduunku dhanaanayo ilaahy oo bas baa og wll
@rabiilecabdinuurciise77754 жыл бұрын
Wall soo badi arintaan ayaad ayaan uxiiseeynaaa
@caligaiidchannel12544 жыл бұрын
Soo badi oo yuhuudiga dawada haya kuso dar well mahasanif
@naemasaid54904 жыл бұрын
saxirii Allah naag xafido
@ApdallaRassaas4 жыл бұрын
Noo soo badi wll
@IndhalOfficial4 жыл бұрын
sxp sixirka iyo siduu ushaqeeya soo badi
@baabiyare7134 жыл бұрын
Masuul wan rabnaa habka sixirka bini'adanka usaameeyo👏
@@muhamuudbille9158 sxb hadalka mesho usocdo fiiri aniga kaliya sixirka waxo yahay ayaa raba ina ogado magaca sixir ayaa iga bad bade mana aqaN micnahiisa magarade😉😁
@mohamedabdulahiabdi92284 жыл бұрын
Noo soo badi legend videogan oo kale
@maxamedqadarayuub8864 жыл бұрын
Sixirka iyo seyniska waan rabnaa no sodaa sxb
@laylalayuun86194 жыл бұрын
Asc walaal walaahi wa shaydamada ugu wayn ilaahay ayaa quraankisa ku iri ولا يفلح ساحر حيث اتي
@TimTok1144 жыл бұрын
UsTad Ugu Horen Aad Baad Ugu MhdsnThy MacLumadka Cajiibka Ah Ee Aad NaLa WadagTo Had iyo Jeer Noo Soo Badi Waan JecLan Laheyn inaaN Wax BdN Ka Ogano
@anfacgamal67034 жыл бұрын
Muqalda ad so galisy Kan ayan ugu jecla dadalka no badi wll
@bashka65244 жыл бұрын
Haa wll noso dig saxirka adunka ugu weyn
@harshad16074 жыл бұрын
Sixiroolayaasha caalamka waa yahuuda hubaal
@ayuubyare65074 жыл бұрын
Wow wan la soconaa
@craxiimaxmedmaskax12394 жыл бұрын
Waan kaa sugaynaa Zhp qli
@abdiaziizmohamed25964 жыл бұрын
Sixirka iyo sciencekana waanka sugayna ustaad
@mohashariif48444 жыл бұрын
Waan kaa sugeenaa sixirka iyo mac luumaad kale waa kusugeenaa wll
@cabdikariinminisoto54304 жыл бұрын
zhp qali sixir danpe hanagu turjumin yaysan dad bdn rumaysane✋
@abdiazizchannelofficial30384 жыл бұрын
Soo badi bro sheekooyin kaan cml
@axmedosman9804 жыл бұрын
Nokeen bro wallah waan iska jeclahy waxwalbo inaa ogaado naagtan marar badan ayaa maqlay calamka naga daba keeey