Cabdi Qaadir Sanka Safar Baa La Baxayaa

  Рет қаралды 625,958

HCTV MUSIC

HCTV MUSIC

4 жыл бұрын

#HCTVMUSIC #HCTV
Heeso Iyo Majaajilooyin Aad U Macaan Kala Soco Horn Cable Tv Music

Пікірлер: 330
@abwaankaarsheade3379
@abwaankaarsheade3379 Жыл бұрын
Heesta Waxa ay ka Hadlayso waa Safar Aakhiro Insha allah Dhawaan Waxaan Gali doona Safar aduun haddi alle idmoh Ii ducee Walaal Hadaad Fariintayda Aragto😢🤲🤲🤲
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Allah hakuu fudeeyo meel walba usocotid hadii alla ku sama geeyayna meel aad ku fidnoowdo allah makaaga dhigo halka aaday meel aad wax ka qabsato oo allah na kuugu ilaaliyo hakaaga dhigo
@fitaaxali
@fitaaxali Жыл бұрын
Allah ku fududeyyo aduun iyo aakhiro ba wll janada no balan ah
@salmanmahamed8533
@salmanmahamed8533 11 ай бұрын
Alle wax walba hakuu fududeeyo
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan Ай бұрын
Wllo hada ayaan arkay waxaan rajeynaayaa inaad soo kaabatay adoo nabad ah hadiii aad nooshahay ❤❤
@diazparomedia
@diazparomedia Жыл бұрын
Fanaan wayn alla Wayne heesti ugu dameysay uu so qado oo ku dhehantahay xasuusinta geerida iyo in loo tabaabulaysto run ahanti isagi ayaba safarkas galay halka aan inaguna ku xigno aan uwada ducayno fanaankena danbigisa alle ha dhaafo iyo dhamaan inti dhimatay oo islaam ah ameen🙏🙏🙏🙏🙏.
@aadamciise5822
@aadamciise5822 6 ай бұрын
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan Ай бұрын
Ilaahayooo u naxariiso qabriga u waasici 😓😓🤲🤲🤲
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Ай бұрын
2024/5/23 .maalin khamiisa illaahy hku naxaristo Abduqaadir sanka🤲
@MohamedCali-ff8zg
@MohamedCali-ff8zg Ай бұрын
2024/5/29 arpaco school 🏫 ma aadin 😂
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Ай бұрын
​@@MohamedCali-ff8zg macalinka hadnaa kgu dirin😂
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
يقول.. ((بل اسئلكم ياناس.. ايش عندكم من العمل الصالح.. يوم القيامة يسئلكم ربكم..)) الله يرحمه... كان رجلا صالحا🇸🇴❤️🌹❤️🇸🇴🌹
@You.m685
@You.m685 3 жыл бұрын
If people get to understand thro songs it says all what the qiyamaha waiting for us ya Allah make it easy for this fanan all of us amiin ya rabi 😢😢😢🙇‍♂️
@AminaAmina-qh8mq
@AminaAmina-qh8mq 2 жыл бұрын
Amiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲😥😥
@AminaAmina-qh8mq
@AminaAmina-qh8mq 2 жыл бұрын
My Allah forgive him and all of us😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@faayaadan.237
@faayaadan.237 2 жыл бұрын
Really micna kujiro
@yandel7092
@yandel7092 Жыл бұрын
The guy who wrote that song made a great joke... he told Mr Sanka to sing this song specially during the "somali peace summit" in Arta (in Djibouti)... He knew this summit was useless for somali people...
@cabdifataaxcawil430
@cabdifataaxcawil430 Жыл бұрын
Absolutely true
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 4 жыл бұрын
Waxan Hore u maqlay heeskan iney eheyd heeskii ugu dambeyay uu qaaday wxey eheyd Waano Iyo Dardaaran uu umada somaliyed kaga tegay alle ha u naxariisto😭
@buyaka6926
@buyaka6926 3 жыл бұрын
Wa runta , it's Last show
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
@@buyaka6926 Saffar baa lagu jiraa
@Cawaale131
@Cawaale131 3 жыл бұрын
Hhh maheesbaa waano noqota
@btsarmygirl9694
@btsarmygirl9694 2 жыл бұрын
@@Cawaale131 haaa Wll Wey noqota why waxey kahadlesa waa wano oo qiyamaha udiyar garowa cml
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@SzoolaSzoola
@SzoolaSzoola 4 жыл бұрын
waa wacdi hadii lga reebo muusiga alow unaxariiso
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Ilahow aamiin
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
amen
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 3 жыл бұрын
Safar aan so noqod leheen allah no wada naxriisto dhmnteena
@jacfarcarab8087
@jacfarcarab8087 4 жыл бұрын
Akhirooy nololi taal aduunyo Waa imtixaan janadaaada ilaahow nagu casuum
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Ilahow amiin
@abdirahmaansuufi1138
@abdirahmaansuufi1138 4 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi
@ifraaxbintuosman5849
@ifraaxbintuosman5849 3 жыл бұрын
Aamiin
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 3 жыл бұрын
Aamiin insha allah 😭
@cabdirisaaqcabdidaahir7695
@cabdirisaaqcabdidaahir7695 3 жыл бұрын
Amiin😭😭🤲🤲🤲
@abshirc.laahiamiin6015
@abshirc.laahiamiin6015 4 жыл бұрын
maku iloobi doono ustaad c.qaadir sanka qoyskaaga waan kaga tacsiyeenayaa geeridaada waliba si gaar ah waxaan ugu tacsiyeenayaaa xaajiyadaada wllshey muna cumar xasan
@cumarsomalinaaji4387
@cumarsomalinaaji4387 4 жыл бұрын
Ale haw naxariisto waan kaa tageera lknse heesi hiisa markaan dhegasto waan ilmeeya wlhy
@user-hz1gr4kb8b
@user-hz1gr4kb8b 3 жыл бұрын
@@minemine5169 wllo su Ku dhintay maxa helay goormu se dhintey
@naimo133
@naimo133 3 жыл бұрын
Wadnahaa istaagay qof kale aa laga yaabaa in ey hooyadaa kawado alah unaxariisto
@aminmuhudinosman
@aminmuhudinosman 3 жыл бұрын
@@minemine5169 kan gaariga dilay waa beer dilaacshe allah unaxariistee
@thiogoalcantara2599
@thiogoalcantara2599 3 жыл бұрын
Heestan wllhy markaan dhagaysto cabsi iyo khushuucid xasuus sanka xaqiiq ah
@hanadaxmed7138
@hanadaxmed7138 3 жыл бұрын
Ax ax waa heestii u danbaysay ee c/qaadir alle naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii dhimatay waana dar daarana cidii wax fahmaysa
@abdirashidlaadirka
@abdirashidlaadirka Жыл бұрын
Old is gold abdulqadir sanka R.I.P 😭💔
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf Жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto😢
@abdirashidlaadirka
@abdirashidlaadirka Жыл бұрын
aamiin
@user-vr3ti3vo8k
@user-vr3ti3vo8k 10 ай бұрын
Old is gold
@najiibabtidoon7396
@najiibabtidoon7396 3 жыл бұрын
Allow unaxariso hestan Dardaran o inoga tagay aye Noqotay Allow qatumada wanagsan inagu Hanuni insha allah
@deeqabdulahi4935
@deeqabdulahi4935 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Run Ahaanti umada soomaaliyeed saad iyo sahan wuu uga tegaay jaceyl walaltinimo dardaaran dareen umada ku reebay wlhi Allow janatul fardows ugu bishaarey marxuumka Allahuma Amiin 😭
@hassanabdirazhid9133
@hassanabdirazhid9133 7 ай бұрын
2023 dhegaysanaya😢
@janaayoyarreofficial167
@janaayoyarreofficial167 2 жыл бұрын
Saheydeedu meesha supag iyo zaLiid maaha iLahy hakuu naxariizto🤲🥺😢
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 4 жыл бұрын
Horta maila aragteen inuu dad akhiro ubatay somaliyey..
@herzamandamutluolsunzaidda9147
@herzamandamutluolsunzaidda9147 3 жыл бұрын
Heez aanku waqano doono insha Allah cawa laga bilabo way isamysy wlhy ilhew janan ku waydiisty
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 4 жыл бұрын
2020 heeski iigu horeeyay dhageyso waa sanka ala yaa raxma fanankeenii
@eyshaa1775
@eyshaa1775 4 жыл бұрын
Khaalid Duuroow so 2020 safar ba galesa😂😫
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 4 жыл бұрын
@@eyshaa1775 xagee u galaa hee meel jma socdeee hhhhhhh
@eyshaa1775
@eyshaa1775 4 жыл бұрын
Khaalid Duuroow 😂😂😂😂😂kkkkk
@AliAydarouzy_69
@AliAydarouzy_69 4 жыл бұрын
Alaa yarxamu
@asadabdi2881
@asadabdi2881 2 жыл бұрын
2022 ihay waxan kabaryay jano iyo cimri dheer iyo cibado suuban adna inad noshahy ban rajayna i.A
@ahmedtacbatacba8688
@ahmedtacbatacba8688 Жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويجعل قبره روضة من رياض الجنة يارب
@zahro510
@zahro510 9 ай бұрын
Amiin yaarabi
@user-oy7db6ox7q
@user-oy7db6ox7q 5 ай бұрын
Ammeeen yaa raabbi aplow unaxriiiso
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 2 жыл бұрын
10/1/2022 Legend SANKA RIP old but gold wlhi 😍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Hees xusid mudan allow kuu naxariiso Sanka
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Legend cabdi qaadir sanka alle haw naxariisto 😭
@abdikadirzurich7368
@abdikadirzurich7368 3 жыл бұрын
3/may/2021 Sanka is gold Waano ayuu noogu tagay Ugandha kampla ba ku dhagesanaya
@abdirizakabdulkader3571
@abdirizakabdulkader3571 Жыл бұрын
Sadexda bisha shanaad waa dhalashadeyda. Laakiin maalintaas waxaan jeclaan lahaa inaa dhageysto Sanka.
@hassanabdirazhid9133
@hassanabdirazhid9133 7 ай бұрын
2023 dhegaysan😢
@cheraden1546
@cheraden1546 2 ай бұрын
2024 dhegeysan😢
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 8 ай бұрын
Safarki isaga inaga hor galay inaguna Waa ku xigna ilahay haku naxariisto 😢
@abdifatahabdilaahi4312
@abdifatahabdilaahi4312 3 жыл бұрын
Abdiqani zanka alle haa uu naxrisTo angan haa noo naxrisTo dadku waa wad socod😥😥🤲🤲🤲🤲
@xassanrichman7641
@xassanrichman7641 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto cabdiqaadir sanka 🤲
@umumaahir7870
@umumaahir7870 3 жыл бұрын
Maanta inta jeer aan dhageystay tiro mlhn allow unaxariiso waaa adonka Ma qaldame waa allah
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 5 ай бұрын
MUXUU KA QALDAMAY NACLAD YAHAY MARXUUMKA BEEN HAGA SHEEKIN AWLIYO ALLAAH SOO DIRSADAY BUU AHAAYE HEESAHANA WAA SUGGAAN ALLAAH BAA GARAAMEEYEY
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Safarkaas bu kutagey sanka Allow kunaxariiso anagana nooga daba naxariiso😓
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 4 жыл бұрын
2020 majogta lke......... ❣🙏
@nimcobille4708
@nimcobille4708 3 жыл бұрын
Yaaahuuu🤣
@haabiildtt3792
@haabiildtt3792 2 жыл бұрын
Alloow ku naxariiso abti mcn hadii aan awoodikaro muqaladada oo idin ayan meel waliba ka saari lahaa 🥲🥲🥲🙏
@mohamedshaikh1717
@mohamedshaikh1717 3 жыл бұрын
Ilaaheey naxariistii janno haka waraabiyo kulu nafsi daa'iqatul mowt
@amiinosman9623
@amiinosman9623 4 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso Abdi-qadir sanka
@cabdirisaaqcabdidaahir7695
@cabdirisaaqcabdidaahir7695 3 жыл бұрын
Amiin yarabi😭😭🤲🤲
@mullermohamedgarane405
@mullermohamedgarane405 10 ай бұрын
Allow ku dambi dhaaf safrki bu rurumey u aady😢
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
Waa maalin ay dhiillo colaadeedi jirto, dhaawaca iyo dhiiggu na caadi noqday. Cismaan maxamuudkii reer qardhood & iyo waxa is-hayya Dawladii A. Laahi Yuusuf ahmed (Allah Ya raxmo), Innaga oo badan aya gaari nala saaray si aan uga hor tagno ciidamada madaxweyne Abdi laahi Yusuf (AUN), Waxaan gurada dambe usaaranahay gaari noo sida goobta iyo jiida degaalka, marki laga yimaado in naloo daad-guraynayo goob degaal, cabsidu ma weyna oo ragu waa badan yahay oo sheekaysanaya iyaga oo waliba qeybtoodu dhoollacadeynayaan oo qoslayaan. mid qeyr qaba ayaa heestan noo billaabey 'Safar baa la baxaya, Iyo socota dheeroo...' Hal mar ayaan la wada qaadney marki danbe ayaa Ilaahey waxa uu iga yeersiiyay : " Alla maxa meyd qoslaya heestan qaadeen." Oo aan ka waday in rag badan oo imika heestan qaadaya iyaga oo dhoosha-bidhaya ay mar dhaw xabadi leefi doonto. Sidii ayaaana dhacdey oo saaxiibo badan ayaan halkii ku waayey. Ilaahow idiin naxariiso, inahu calaa kulli shey-in qadiir. 🙏 WAXA XUSID MUDAN: Qofka sheekadu ku dhacdey aniga ma aha ee adeerkay oo ah qofka iiga sheekeeyay ayaa ay ku dhacdey waana maalinki iigu horeysay ee aan heestan maqlo. ❤🥀🥁🎻
@farxiyocabdiraxmaan7018
@farxiyocabdiraxmaan7018 Жыл бұрын
Wllhi wa dhiib ax soomlia illhy hakasaro dagalo sokeeye iyo qaraxyada
@marianuuh7868
@marianuuh7868 Жыл бұрын
Maxaan dagaalkaa xasuustaa oo deris badan aan jeclaa iyagoo qori wata aroor Na dhaafay Maalintii Labaadana Maydkoodoo naxash geedo laga sameeyey lagu wadey lasoo celieyey Ilahay Ha u naxariisto danbigoodana ha dhaafo
@omarionxb2967
@omarionxb2967 4 жыл бұрын
allow ku naxariiso abdulqadir sanka xiligaas wax ahaa 12jir heestaan wax xasusto dad badan meel isku imaaay tv ka fiirsanaayo qaar iska qiirooday oo dhahay hees ma aha wa waano iyo wax ku qaadasho wax ka tagtay dar daaran lkn maanta 31jir ahay 2020 wax wali arka wuxu wagaas ka hadlyay allah ku naxristo aamin
@ramlamaxamed9103
@ramlamaxamed9103 4 жыл бұрын
Maalintaan dhageeysanayey da.daan jiray ma ogeeyn lkn adaa iisheegay 33 sano jiraa hada taa waa inaan 14 jiray
@ramlamaxamed9103
@ramlamaxamed9103 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto fanaankeena
@drhassanoudin7014
@drhassanoudin7014 Жыл бұрын
Abdiqadir sheikh Ali Osman allah ku naxaristo 💔
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Rabiyoow u naxariiso
@caydaruuscali9512
@caydaruuscali9512 3 жыл бұрын
Ilin ayaa i qabata markan heestan dhegaysto. Maanta wuu inaga hooseeyaa walalken c/qaadir. Illaahey naxariistii jano haka warabiyo
@thiogoalcantara2599
@thiogoalcantara2599 3 жыл бұрын
Aamin dhamaanteen
@xamdahaaruun9962
@xamdahaaruun9962 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto wllken yaarapi yaaraxman yaaraxman udambi dhaaf
@muscababiib1072
@muscababiib1072 4 ай бұрын
STILL Listening in 2024 , hEez darEen leH 😢
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 3 жыл бұрын
Alla yaraxmaa 2020/11/11/Cawa kii iga dam beyo uu ducey
@Somali1970
@Somali1970 3 жыл бұрын
Alle hawnaxaristo
@zalwadjama3037
@zalwadjama3037 2 жыл бұрын
Allow ku naxariso , amiin!
@Salimsagar202
@Salimsagar202 6 ай бұрын
❤May Almighty Allah grant him janatul firdows Ameen
@alaleabdirahim6593
@alaleabdirahim6593 13 күн бұрын
Aamin
@jamalmohamedabukar9794
@jamalmohamedabukar9794 3 жыл бұрын
Heart touch song 💔
@jacayalbalaadhaa3756
@jacayalbalaadhaa3756 3 жыл бұрын
Alle haku naxariisto 😭😭😭😰😰😭😭😭
@Connect_with_Yourself
@Connect_with_Yourself 2 жыл бұрын
I dearly love my Somali people
@esseismail5236
@esseismail5236 2 жыл бұрын
Raxmaanku ha ku raxariisto Cabdiraxmaanka Sanka Fan aan dugoobayn baad nooga tagtay!!
@deeqokhadar4752
@deeqokhadar4752 4 жыл бұрын
Illhhw janadadi ugu raxmad hees mahan tani 😪😪😪😫😫😫
@abdiqani9530
@abdiqani9530 2 жыл бұрын
Musica bes lee hadii laga saaro waa digniin diini ah alla yaa raxma
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Illaahow Safarkaa Kuwii Ku Guulaysta Naga Dhig Cabdi Qays Ayaa Heestan Sameeye
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Жыл бұрын
Sangub baa sameyey heestan jibut 2000 ki iska eeg aakharo safar lagu guuleysto mayaal baa karka uu jiriraankaagu dhamaado uun welwelkale majiro
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 6 ай бұрын
Cabdi qeys baa sameeyay waa run
@abdullahiyare8158
@abdullahiyare8158 3 жыл бұрын
Allah hawnaxaristo waxaa halkaas geertarka tuma fanaanki wayna daud cali masxaf dhamaantod Allah hawnaxaristo
@abdimooge3469
@abdimooge3469 2 жыл бұрын
Garan maayo waxan ku sifeeyo, weedhahan laabta gilgiley ee ka burqanaya afka marxuumka. Aduunyaduba wax lagu daalo maaha khaatumada alle kheyr ha inogu khatimo insha allah. Marxumkana alle ha u naxariisto.
@moktaryacin1272
@moktaryacin1272 Жыл бұрын
Really Old is gold 21/10/2022 🥰😭😭😭
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 жыл бұрын
Illaahow inoo fudeydi siraadul mustaqiimka anaga inti muslmin ahba sanka-na illaahey naxariistii jano hasiiyo.🤲
@CabdiQani-sw2kr
@CabdiQani-sw2kr Ай бұрын
2024/6/4 malin talaada illahey ha unaxariisto ❤😢 cabduqaadir sanka
@yaxyefarxaan6803
@yaxyefarxaan6803 Жыл бұрын
Old and gold❤🎵🥺
@nizzythebeast4659
@nizzythebeast4659 2 жыл бұрын
Old is gold ... legend allow ku naxariso
@Abdikarimm
@Abdikarimm 2 жыл бұрын
Intana ma joogtaa😂😂
@duranhassan6456
@duranhassan6456 2 жыл бұрын
Muxaadarooyinka qaar ayay ka fadli badantahay heestani. Waano ku dhan. Eebbe ha janneeyo Cabdulqaadie Sheekh Cali.
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 2 жыл бұрын
Dambi ha galin muxaadiro iyo hees ma wada galaane.
@siciidmaxamed8240
@siciidmaxamed8240 4 жыл бұрын
Allalh haku naxariisto sanka heestan waa hees qiimo badan qiyaamaha jidka siraad iyo qabriga sanka heestan markuu qday buuu dhintay alllah hakuu naxariisto al faanan sanka ananah hanoo naxariisto aduunka lagu warinaya haloo sahay qaatto aakhiro allew janada nage aamn aaamn😢😢😢😢
@deeqogoodax2015
@deeqogoodax2015 2 жыл бұрын
Still i am listening 18 november 2021 legend 🤴💖💯💥🎻🎧🎤📻🎵🥁
@ismailali-nd5dp
@ismailali-nd5dp 2 ай бұрын
Abdikadir sanka legend man . May u get peace and forgiveness of Allah
@abdikafiali9103
@abdikafiali9103 2 жыл бұрын
Naxariisti jano allaha kawaraabiyo 🤲
@aidrousmohamoud4278
@aidrousmohamoud4278 3 жыл бұрын
Allah hownaxariste cabdiqadir iyo intii dhamatayba
@tigerak2190
@tigerak2190 2 жыл бұрын
Safar ayaa lakalaa iyo safar dheer oo sonoqd laheen Waa manta tan ayu jiro ilhay haa ku naxaristo♥️
@soumayaabdourahman3601
@soumayaabdourahman3601 2 жыл бұрын
Legend from🇩🇯
@footjer
@footjer 3 жыл бұрын
Illaah Naxariistiisa Ha Ku Waafajiyo, Dambigaaga iyo Kii Waalidkaaba Ha Dhaafo. Isagaa Qafuuru Raxiim Ahe.
@husseinmohamedmohamud1854
@husseinmohamedmohamud1854 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abdulkadir Sheikh Ali
@alphacade167
@alphacade167 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo janatu firdowsa kawarabiyo kitaabkisa gacanta midig ka siiyo Cabduqadir Sanka
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 2 жыл бұрын
Waa Wacdi iyo Baraarujin dhamaystiran. Rabbi Jannooyinkiisa hakuugu casuumo.
@mohomedali5087
@mohomedali5087 4 жыл бұрын
Ilahy haku naxristo cabdiqadir sanka
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 3 жыл бұрын
Allh yàa raxmak clqadir sanka😭xilka sahal hamoodine
@kplzakiikaziz3637
@kplzakiikaziz3637 3 жыл бұрын
My allah granted jannah
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
الله يرحمه....الشيخ عبدالقادر سنكا.. 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 2 жыл бұрын
Magaca sheikh haku dheelin fanaanka allaha u naxariistee
@suhaybchampro9267
@suhaybchampro9267 3 жыл бұрын
Reall hees xaqiiqatan ka hadlaysa zanka Alle haku naxariisto
@abdiqaliqmohamedelmoge1555
@abdiqaliqmohamedelmoge1555 Жыл бұрын
Has someone else heared this? My dad told me sanka died 1 week after this song in car accident
@dkaransuraj1555
@dkaransuraj1555 2 жыл бұрын
cabduqadir zanka allah haku naxaristo 😭😭😭😭😭
@abdullahiafi2493
@abdullahiafi2493 3 жыл бұрын
ALLAH ha u naxiirsto.
@saidkhalif4871
@saidkhalif4871 18 күн бұрын
WAAGUU FANKU QIIMAHA LAHAA. NAXARIIS WAARTA IN SHAA ALLAAH
@MowliidIbraahim714
@MowliidIbraahim714 Жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso abwaan ibraahin gadhle iyo cabdi qadir
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 3 жыл бұрын
Waa heeskii iigu horeeya eendawado balse iyadoo bilaa music malahelaa tolow 2020 August 11
@cabdicasiiscumar1100
@cabdicasiiscumar1100 3 жыл бұрын
Walaal sheekhad miyaad tahay?
@abdulmajidsheikh7817
@abdulmajidsheikh7817 2 жыл бұрын
Allah ya rahma My Almighty Allah forgive his Sin
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aamiin
@alaleabdirahim6593
@alaleabdirahim6593 13 күн бұрын
May Allah grant him Janatul Ferdousa.
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 3 жыл бұрын
Heesta waxan raadiinayay abwaank sameeyey eryaad laxanka yaa saareey Sandkeey soo baxadey haye soo sheegto ciid garaneeyesa
@mustafemuhumed652
@mustafemuhumed652 3 жыл бұрын
waaxa sameeyay.cabdi.aadan qayas oo hargaysa jooga 2000 aaya soo.baxaday waax laguula dadarmaay madaxad somaliyeeda shiirkii cartee.DJIBOUTI 2000
@mohidiinabdulkadirbulus6057
@mohidiinabdulkadirbulus6057 3 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey abwaan sangub Aun waxaana la xameeyey Aun Sanka waxaana laga qaaday shirkii carta
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. Ай бұрын
Alle ha ku naxariisto
@Somalia5
@Somalia5 4 ай бұрын
🪽🇸🇴🪽 JUMLAA JID FURATA…. Soomaaliyeey Midoowa oo hooyooyinkiina dal nabada haniigu noolaadaan❤ qofki hooyadiis jecel dalka nabad ha uugu dhigo yuusan qaxooti kadhigin qaraabadiisa oo dhan. 😢
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
R.I.P Legend 💔😢
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Erayadii cabdi aadan Qays
@user-io5im8vu8b
@user-io5im8vu8b 4 ай бұрын
Wan idin salamay rer 2024 👋😂😂😂😂
@zeiruqadan6145
@zeiruqadan6145 4 жыл бұрын
Allahyow unaxriso jannatul firdowsa ka warabi
@asadaxmed3079
@asadaxmed3079 3 жыл бұрын
Allow noo gargaar maalintaa
@zerabdi1216
@zerabdi1216 2 жыл бұрын
Rabi naxriis tii jano haka waribiiyo Inta ila dawanay sa 2022 is muuja
@mohamedabdishureshurie8907
@mohamedabdishureshurie8907 5 ай бұрын
Still I am listening 2024❤ when I hear this song I fear more than other times ,Allah forgive him Abwan sanka Amiin yarabi
@kakaadimatopeni7850
@kakaadimatopeni7850 12 күн бұрын
Aamin
@abbasdahirshiekhahmed3283
@abbasdahirshiekhahmed3283 2 жыл бұрын
Waaw ash cala aanan horre masha Allah shugran malaya Rama Rabin Amin yarabbi allow Amin Ex sanka
@IdirisHusen-gw9bm
@IdirisHusen-gw9bm 4 ай бұрын
Wale hestan ani aad bay ii soo jiidadtay❤❤❤❤❤❤😂😂
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
Sidee loo jidmarayaaah?¿😢
@mahdiyoussouf2260
@mahdiyoussouf2260 Жыл бұрын
Illahay haku naxariisto Cabdi Qaadir 🤲
@alaleabdirahim6593
@alaleabdirahim6593 13 күн бұрын
Aamin
@huseinho2826
@huseinho2826 2 жыл бұрын
Allaha ha unaxariisto Amiin
@asmahasan7245
@asmahasan7245 2 жыл бұрын
2022.01.29 Habeen axada 10:36 Allh haku naxariisto danbigaga allh ha dhaafo
Abdulqaadir Jubba Safar
7:30
Somali Top Songs
Рет қаралды 547 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Heesti dhawac baa igu yaalo
6:48
Nimo Abiib
Рет қаралды 1,4 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Jacaylkeenii
10:01
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 78 М.
Cabdi Qaadir Sanka Dumarkoo Dhan Taan Ka Doortaay
6:10
HCTV MUSIC
Рет қаралды 287 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
abdiqadir Sanka Sahra Ceeblaay
8:37
jufa
Рет қаралды 504 М.
Garab Ba Maalin  Dubato {DIGFEER}
6:36
Tixraac
Рет қаралды 3 МЛН
Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014
8:14
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН