Cabditahliil Warsame 🔥Iyo Heesta "ILLAAHOW IGUMA OGID"

  Рет қаралды 45,681

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Nuur Cali Jiis
🌟Laxanka
U/ Cabditahliil Warsame AHN

Пікірлер: 32
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxtiisto Cabdi Tahliil. Waxaad noo soo gudbisaa heesaha uu abwaan Sulub Cumar u dhiibay Cabdi Tahliil waa ay badnaayeen sababtoo ah fankiisa ayaa ku abtirsada Sulub Cumar . Thanks W.W.Wacnaa.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
AHN cabdi tahlil legend weeye🎻🎻
@kaviabdilahi8676
@kaviabdilahi8676 2 жыл бұрын
Horaan u sheegay boqorka codka cabdi tahliil warsame ayaa la duudsiyey soomaali heesa oo ka cod fasiixsan maan arag dhabtii alla yaa rahma waxaana soo raaca Xasan diiriye faarax iyo qalinle alla yaa raxma raaxiimiin dhamaantood my favorite singer cabdi tahliil warsame 😮
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
waa dokhaaga sxb lkn tubeec fanaan Ka cod macanaa Somali kama dhalan Alle ha u naxariisto dhamaantood
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay tan Cabdi Tahliil
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Meel Tubeec marayo lama soo ag maro sxb wuxuu ahaa Boqorkii Fanka
@adawesaid1510
@adawesaid1510 2 жыл бұрын
Waaayo waayo waan kugu xiranahy gacantu kuma godo waaa halka fanan aaan soomali ugu jecelahy ilahay kuu naxariso cabdi tahliil warrsame
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 2 жыл бұрын
Wallahi Heestaan Waa Hees Qaaliya Sxb Horay Usii Wad Dadaalkaga Adiga iyo @Mudugboy Waxaa Tihiin Dadka Soo Noleyo Fanka Guuleuso Sxb Fanaankan Cabdi Tahliil Warsame alle Ha,unaxaristo Janada alle Ha geeyo Dhamanteen Alle Janada Hanawada Geeyo
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Nuur Jiis Waa Ninka Ugu Badan Ee Heesaha Digfeer Sameeye
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 2 жыл бұрын
ilahayow iguma ogid axsaan fanaan sidaas u heesa ama iska aamusa
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 2 жыл бұрын
Ader an ku baree Fannaankan waxa la yiraahdaa Cabdi Tahliil Warsame, Rabbi haw naxariistee
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Magac kale yaaku sheegayo aragtay bro
@yassinadan1455
@yassinadan1455 2 жыл бұрын
Allh yarxam
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 4 ай бұрын
Waxa heestan igu danbaysay 2008 wadanki anoo jooga hallo mar ayaana dhagaystay ilaa maanta qalbigayga ayay ku jirtay maanta si full ah u dhagaystay AUN Tahlil xaqiiq ayay taabnaysaa heestan mahadsanid chanalka
@khalidandsihamguled5683
@khalidandsihamguled5683 Жыл бұрын
Allaah u. Naxariisto
@abdiahmedyaasiin3373
@abdiahmedyaasiin3373 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto c t w
@dabshide3878
@dabshide3878 2 жыл бұрын
Cabditahliil warsame (AUN)legend of the legends Hees iyo badh weeye wlhi really song 🔥💯💯🤙
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
eeshqiyaasak 🔥
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc asxaabta oo dhan waan idin salaamay dhamaan Masha Allah waayo waayo qurxoonaa Masha Allah
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 9 ай бұрын
Ogahayow iguma ogid Yacnii alle ayaa ah kan wax kasta ogsidaa darteed Ogahayow(wax kastaa ogow) Iguma ogid waaye macnaha
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 9 ай бұрын
Ilahow iguma ogid Waligaa iguma ogid Oridayda moyee Haween aaminaadood Waa aar libaaxoo Ku ugaaranaayee😢😢 Intaad nin adagtahay Oo ay agtaada joogaane Waa af kula qoslaayoo Uurka kuu dabaayee Ogahayow Iguma ogid Waa ibleys hagoogane Iguma ogid 😢😢😢
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 ай бұрын
Heesaha qaar waxaan is dhahaa Cabdi Tahliil kaba cod dheer kana fasiixsan kana shuun furan Maxamed Saleebaane maxaa isaga kaalinta 1aad ka leexshay. Cabdi Alle haw naxariisto nin aad u cod toolmoon buu ahaa xaqiiqdii.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaa sxb heesta cadar ee uu qaado c/naasir macalin siciid erayada abwaankee sameeyay dad badan baa isku qabsadaye soo gali abwaankii sameeyayna soo raaci mahadsanid
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan u laxan ekaa hees oo jooqle qaado
@xamdixalane767
@xamdixalane767 2 жыл бұрын
waayihii hore aad baan ujeclahay maxaa yeelay horaa loo yiri dad waa kii hore iyo waxay dhaheen m.a
@yasinyasin4520
@yasinyasin4520 9 ай бұрын
Rag ba wuu soo jabay😂. Waleee nin naago wanaagood sheega lawaaa. Inta hore aad banaanka kala joogtaan iyo hamaamta hore wax ma dhaafsanaaa😂. Maxamed mooge na wa kii lahaa haween usamir ama ka samir
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 2 жыл бұрын
Sxb kusoo xiji heeatii tubeec e Cidna eersanmaayee Amma caloolyow
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Waa hees aad u xun kkk
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 2 жыл бұрын
mxaa laga wadaa *ogahayow* eray bixin hore oo sheegaysa aLle miyaa mise Xarafka ayaa ku haboonaaday sidan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 ай бұрын
Qof arrimaheyga ka war qaba sida sxb ama ehel kale iyo Allaha weyni midna iguma oga islaanteyda maahane inaan xabbad kale daacad u noqdo macnaha.
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 4 ай бұрын
Ogahayow waa ilaah wax walba og oo qaluubta dadka waxa ku jira
DADKAA ILA HADLAAYA | CABDI TAHLIIL | hees lycics oo mcn
8:14
tiktok heroes
Рет қаралды 155 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARAAR CAASHAQ"
10:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 202 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 462 М.
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
8:29
Rageedii™
Рет қаралды 166 М.
Saado Cali Warsame Ahun | Heesta Afgarad
12:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 20 М.
Cabdi Tahliil || Nin Caashaq Wadaa Ma waabtee
12:44
Osman Mohamoud
Рет қаралды 40 М.
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 489 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 576 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 21 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 147 М.
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 12 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 22 МЛН
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,5 МЛН