LYRICS-HEESTII DADKA ILA HADLAAYEE~CABDI TAHLIIL WARSAME🎸🔥👈DAAWASHO WACAN

  Рет қаралды 260,042

DAYIB QOODH TUBE

DAYIB QOODH TUBE

4 жыл бұрын

CABDI TAHLIIL WARSAME HEESTU MA DHAMA FADLAN CIDDI HELAYSAA ILASO SOCODSIIYA WHATS APP:634589317●FACEBOOK:DAYIB NUUR QOODH ✔SUBSCRIBE✔SHARE✔LIKE✔MHD✋

Пікірлер: 50
@abdulrahmanibrahim4523
@abdulrahmanibrahim4523 9 ай бұрын
2023 September south Africa Aya heestan kaligeey ku dhagaysanayaa saqbadh habeenimo anigoo kaligeey ah oo murug badan I hayso, ilaahay ha ii fududeeyo amuuraha aniga iyo inta Muslimka ah
@abdukhadirak2928
@abdukhadirak2928 Жыл бұрын
Xasus wllkey igaweynaa aan kuxasustaa allha unaxaristo kitabkisa midigta Allha kasiiyo marti lajecelyahy Allha kadhigo
@ayaanleabdiayanle9929
@ayaanleabdiayanle9929 4 жыл бұрын
Dhegaysanaya 6 June 2020 3:30Am . Indonesia Jakarta ciputat . Listening alone thinking about nothing . Iam just feeling music and great words from great singer tahliil
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 4 жыл бұрын
You have taken good time bro♫︎
@bilan131
@bilan131 Жыл бұрын
March 4 2023 10:33 Pm at Houston Texas. Listening alone reminiscing the good old days of Somali music revolution an era I wasn't even born.😅
@CabdikaafiMaxamed-yx3vc
@CabdikaafiMaxamed-yx3vc 9 ай бұрын
​@@ABWAANDAYIB-QOODH1:10
@mohamedabubakar742
@mohamedabubakar742 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Cabdi Tahaliil Warsame. Waxa uu nooga tagay dhaxal faneed waari doona inta ay dunidu jirto. Codkiisii aan wax loo dhigo lahaan jirin ayaa mar kasta dheggehayna soo xasuusin doona inuu dunidaan soo maray Cabdi Tahaliil.
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo cabdi tahlil warsame wuxuu fanaan qaran
@fireflytechnology
@fireflytechnology 2 жыл бұрын
Inta safwaal halac kasooo maqshay 2021 like
@soomaliboybooy7902
@soomaliboybooy7902 2 жыл бұрын
Heestan horan aqany lkn safwan aya hda ikenay
@missom100
@missom100 3 ай бұрын
April 9,2024 habeen ciid soo galayso canada Alberta ❤ team adkaatay Abdulqadir Royal baan kasoo maqlay. Horay uma maqal heestan 💕
@garaadali1463
@garaadali1463 4 жыл бұрын
IHUN marxuum cabdi tahliil warsame
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 4 жыл бұрын
𝕒𝕞𝕚𝕚𝕟 𝕒𝕞𝕚𝕚𝕟
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 ай бұрын
Wow! Heestan hooyaday ayaan in badan ka maqli jiray waagii aan yaraa.
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett Ай бұрын
Hees waa dhaaftay waxan ku dhagaysanayaaa heestan isbenia oo ah Border u dhaxeeya Tanzania iyo kenya, waxan erayada heesta kamida ha ku arkay App. Tiktok. Dumin maayo reerkaan Horey ugu dedaalee.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto legend fanaan cabdi tahlil warsame.waa xusuus hore iyo waayo waayo
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 11 ай бұрын
Ha ku daalinee daya waxaan diiday waa hore inaaban doonayn
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 12 күн бұрын
Raxmaanku janooyinkiisa hakugu irsaaqo 😢
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 10 ай бұрын
Manshallah daacadi ma liicdee ❤
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Madhibaanku sababta ay dad kale uga cod macaan yihiin iyagu way isku daweeyaan heesaha halka qolyaha kale wax kale dhiirigeliyo sida lacag ama caannimo. Nimankan tolkood baa 1000sano dulmi aan dhammaad lahayn ku haya. Bal fiirsada Cumar Dhuule, Xasan Diiriye, Maxamed Saleebaan adigu wad uun liisku wuu soconayaa.
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 2 жыл бұрын
Madhibaanku waa kuwee ninka duduble inuu yahay baan maqlayee ?
@yahyahaji6215
@yahyahaji6215 7 ай бұрын
Qisada Heestan isoo tagareyaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso AUN Tahliil🤲
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 4 жыл бұрын
Allh haku nxriisto fanankygii
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 4 жыл бұрын
𝙰𝚖𝚗 𝚊𝚖𝚗
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Amin
@hanimaxamed3978
@hanimaxamed3978 2 жыл бұрын
Waaw hees waa tii here iyo baa bah
@yuusufcariif3908
@yuusufcariif3908 2 жыл бұрын
Alle janadisa haka warabiyo fanan weyn
@abdikarimmohamedmohamoud9246
@abdikarimmohamedmohamoud9246 4 жыл бұрын
Dadka leygu dirayee ii filaya doqontee waaye ii dilaaya maahan.
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 4 жыл бұрын
sifiican bro
@abdullevra
@abdullevra 18 күн бұрын
June 20, 2024 Denver CO 🇺🇸
@duamohamed
@duamohamed 11 ай бұрын
21/07/ 17 PM New Zealand what a beautiful beautiful voice ❤❤❤
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 4 күн бұрын
❤❤🎉Wan Kula Dhageysana iminka
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Жыл бұрын
17-8-2022 Hargaysa Alaha unaxariiisto Cabditahliil warsame
@abdurrahmankhaliif6560
@abdurrahmankhaliif6560 Жыл бұрын
Waan la qiirooday heesta.
@user-xb2ry6ym4p
@user-xb2ry6ym4p Жыл бұрын
a yaa qaraami aallaahaweyn hakuu naxariisto❤😂❤❤
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 2 жыл бұрын
Tahliil Allah unaxariisto
@malabeeyemedia1404
@malabeeyemedia1404 4 жыл бұрын
Axyaa hees halka kaga hay sxp
@hassandhere4267
@hassandhere4267 4 жыл бұрын
Illahow qabriga unuuri
@aadanabdirhmn8388
@aadanabdirhmn8388 6 ай бұрын
Ii filaaya doqontee weeye iska sax
@user-kt1su8fx6n
@user-kt1su8fx6n 6 ай бұрын
7/12024 gaaalkacyo mudug Somaliya Habeenimo isniina 12:25 jawi🎉
@wsy3251
@wsy3251 Жыл бұрын
30-11-2022 Muqdisho somalia
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Alle yarxama raaximiin😢🤲
@mohamedyusuf5934
@mohamedyusuf5934 2 жыл бұрын
Hees good100000
@NaasirRaajaa-yh6lz
@NaasirRaajaa-yh6lz Ай бұрын
15/5/2024 day 1 adkaysi ama qoomamo labadasa cawa ku horyala mid dooro
@abdirahmaanhassan5481
@abdirahmaanhassan5481 2 жыл бұрын
somali maxamed heestan sababta loo qaday halqof ha iisharxo
@maryanganeey5429
@maryanganeey5429 4 жыл бұрын
Heestoo dhameystin wll
@dayaxhayaan6657
@dayaxhayaan6657 Жыл бұрын
Dhagaysanaya Friday 9 December 2022.
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 4 жыл бұрын
Dab la shiday inaan Galo Ila daydaayoo
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 11 ай бұрын
Dhib Lee and dhamaanayn
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 451 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 453 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
KA TASHADA CADAAWAHA  ||   HEES WADANI AH ||  KABAN
5:43
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 828
DADKAA ILA HADLAAYA | CABDI TAHLIIL | hees lycics oo mcn
8:14
tiktok heroes
Рет қаралды 150 М.
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 74 М.
HEES | Saaqa | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
13:01
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,2 МЛН
UGAASO||GABADHII CABDI TAHLIIL LOO DILAY@BULSHADA CUSUB
9:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 43 М.
CABDI TAHLIIL WARSAME | GAARAA BIDHAAN | With Lyrics
8:33
Himilo Media
Рет қаралды 148 М.
Sida Faras Bulaalo
8:13
Zaki Official
Рет қаралды 528 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 982 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 47 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 593 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 37 МЛН