Xikmaddii, Xikaayaadkii iyo Xalladdii Abwaan Hurre Walanwal

  Рет қаралды 1,861

Raandhiis Media

Raandhiis Media

6 ай бұрын

Allah Ha U naxariisto dhammaantoode, Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame oo ku magac-dheeraa Hurre Walanwal waxa uu hadal ka jeedinayaa kulan-suugaaneed ay ku wehelinayeen Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), kaas oo ay u qabteen Ardayda Jaamacadda Hargeysa bishii July, sannadkii 2011-kii.
Abwaan Hurre wuxuu kulankaas kaga xog-warramay suugaantiisa, gaar ahaan silsiladda heesihii caanka noqday ee dhexmaray Cambaro Nuux Maxamed oo ka bilaabantay Koofurta Gobolka Togdheer sannadkii 1967-kii.

Пікірлер: 5
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 6 ай бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto
@maxuur9588
@maxuur9588 6 ай бұрын
Aqooyahan buu ahaa allaah ha u naxariisto
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 6 ай бұрын
WAA KA KHSAARISEEN NAXWIHII ABWAANKA OO WAXBA KAMAYDAAN FAA_IIDINE BUUQ, QOSOL IYO SACABA KU KHASAARIISEEN NAXWIHII ABWAANKA. ILLAHAYOW U DANBI DHAAF.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 6 ай бұрын
SACABKA AA U TUNTEEN WAA KII FAQASHTA. ISTAAHILNA MAHA ABWAANKA IN WAXAA U TUNTAAN.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,3 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
BARNAAMIJKA WARAYSIGA MUJAAHID IBRAAHIN ISMAACIIL DHEEG ILKOOLE
36:06
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 632 М.
HADRAAWI IYO HEESTA HABLAHA GEESKA SHARAXAAD KOOBAN1
22:21
HARGEISA TUBE
Рет қаралды 10 М.
Siyaasi Fashiliyey SIR ka Fakatay Jabuuti iyo Somalia
26:28
Raandhiis Media
Рет қаралды 2,8 М.
Gabaygii Cabdi Gahayr iyo Qawdhan
11:54
Tuurta Channel
Рет қаралды 27 М.
abwaan suladaan timacade
6:32
Sakariye Midiile
Рет қаралды 136 М.