Xasan & fiqi waa in la soo xiraa, waana qaa'imiin. Dalka wey ku cayaareen, maadaama Dalka uu horey u baabi'iyey wax la yiraahdo Maamul Goboleedka, taana wA in la baabi'iyaa.
@IslaashboyКүн бұрын
Horda . Yaa . Sin .dona . Cidanka . Itoopiya Lacag . Wa . Sual !!!🤔
Somali doolad mahaas taan iyo shacab allaha unaxariisto
@abcbc40082 күн бұрын
Asc somaliya waa Dowlad buxda oo Adunkoo dhan laga yaqaano ee waxaad tahay cadowga umada somaliyeed .xasbunAllah wanicmalwakiil. Cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.aniga Ma Qabo in loo ongolaado in Ay Etobia jogto dhulkeena.Allah is suficient for us
@MaxamuudMustafCali2 күн бұрын
Ma waxad umalaysay in ay shacabka Somaliyeed ogeen ethiopian adiga cml ah o afka Somaliga bartay ino jiro ? oromo waaxid lkn ku nax wax kasto o dhaco iyo xaalad kasto GuuL Dowlada Somalia🩸🇸🇴 ❤🫡
@abcbc40082 күн бұрын
@@abdirahmanosman7646 Asc hana cunin sharkaaga iyo carabkaaga adiga Allah dib ha kugu celsho.waxaad Tahay Cadowga umada somaliyeed .xasbunAllah wanicmalwakiil. Somaliya Dowlad wey ledahay umada somaliyeed iyo Dowladooda Allah ha garabgalo Amiin yaa Rabi.Allah is suficient for us he will protact Us for everything in this World Amiin yaa Rabi. Bay bay Etobia has to go there Homeland .cadowga umada somaliyeed dhulka Allah hala jaro Amiin yaa Rabi
@Dalmar-r6gКүн бұрын
Waxa laga yaaba inay itoobiya iyo Burundi ay hoos ahaan isa la ogaayeen arintan iyada ah.
@truecomment36502 күн бұрын
Ciidamada Itoobiya loogama baahno dalkeena. Hasan beenaale iyo dowladiisa sooma lahayn ciidamada Itoobiya waa laga saarayaa.. M.Xasan waa KHAA’INUL QARAN
@MeriMohammed-g7mКүн бұрын
Madxada somali haday ogaalato waxaan war madax ma qabno waliba waxey leeyihin wiliba waxay leeyihin
@GgGff-mc6wq2 күн бұрын
Asc waxay ila tahay incidamada uthopianka joogitanka gudaha soomaliya ay marnaba kaabayn amni qowmiga soiomaliya iyado lagu fududay marki horaba in at ka mid noqdan cudamada safka horein ay soomaliya soi galaan xitaa maba aha in saraakisha cidamada ithopia ay fariistan goloyasha amniga e loga hadlaayo soomaliya taas ayaaba caqabad nogu filan sharuda ay hada soomaliya keentay wa mid laciif ah run ahaantii si kastaba waxaan ognahay gobolada ay joogan 20 sano ugu danbeysay eBay bakol iyo gedo xitaa dhaqankodi bedelmay o wilki ku dhashay ayago jogo dhaqankodi qatey iyo luqadodi bartey sida darted waxan arkenay sanadki LA so dhafay magaloyinka cudur iyo wajid ay ka dhacayen bananvaxyo lagu taagerayo jogitanka cidamada ithopia taso na tuseyso inay noogu samayn badanyihin degmoyinkas iyo baydhabo o hesaha ka shidan maqayadaha yihin heeso ithopian dolow o an arkeynay dhalinyaro ku faraxsan una sacbinayo so gelitanka cidamada ithopianka isku soo duub ogolasho Mar kale loo ogolaado in cidamada ithopianka sii joogaan mamulka koofur galbed gar ahan xadudaha cudr wajid iyo ceel barde qurac joomo Balaban doolow luq vaardhere garbaharey diinsor wa dhiibis iyo ku dharis goboladas lagu darey dhul weynihi hore e soomali galbed e ithopianka xooga horey ugu hasteen maxa burundi o an kuwada jirto dalada shacabka geeska africa loo sii LA ayahay 2000 askari madama gesiyaak daacad ah yihin walee xaqa na qaban doono o an ka galeyno walalaha burundi o ah cidamada kaliya e si daacad ah no garab istaagey xaqa allaha na tuso guul soomaliya asc
@GelleWarsameSabriye2 күн бұрын
Horaan u sheegay in 360 degree ay HSM uu sameyn doono.hadalkiisa shalay & kiisa maanta bal isku eega.
@baashiabdi98822 күн бұрын
Dawlad aan go aan lahayn faido malaha
@CabdullahiDheere-ik5ew2 күн бұрын
Ciidamada itoobiya xad danbo lageeyn maayo ee naga dira kuligoodba
@xaajia22192 күн бұрын
Cali Balcad ma Somali baa?
@MaxamedJaamac-s5b2 күн бұрын
Dawlad dhan oo xataa,kaneecooyinka iyodirxiga miiska u garaacaan .
@rukiamohamed66992 күн бұрын
Somaliya dawladeeda war kale duwan ayey ku hadlaan way baxaan way joogayaan dad aan dawladnimo ama Saida’s lahayn 💔💔💔💔💔🛑🛑🛑🛑😡
@abdirahmanosman76462 күн бұрын
Afrikada kale badankooda wee iskabixiyeen faransiika maxaa dhacey somaliya iskaga sariweesay ciidama shisheeya
@habibakediye33642 күн бұрын
Itoobiyan ma rabno hadey dowlada qaadato Itoobiyan wax jora maha
@iqrayasin6904Күн бұрын
Xagee lloo joojinayaa inla saaro ayaan rabnaabee
@SaidYusuf-d7zКүн бұрын
Dhulkena itoopiya malaha somali baa leh weli waxaa itoopiya nagaga maqan dhul somaliyed ka fiirsada khiyanada itoopiya hadii kale waa laga qoomamayn doona farah ka qada itoopiya
@MaxamedSanka99-qm6mg2 күн бұрын
Waxaasi arin màha ee madax weeyne itoobia haka baxdo dalka ama talada ayaga udhiiba ileen mamaqli karno dheg ximo koogta aha waxan ognahay mg iyo itoobia waxa kadhexeeyo waxan ognhy alshabaab iyo itoobia waxa kqdhexeeyio hadaba ama nadhiiba ama nagsaara nimankaa
Etiopien xoog ayay ku haysata somalia mana baxayso
@Nasteexo-h4j2 күн бұрын
Burundi waxay lashaqaysay Ethiopia saas tar teed bay uga baxday si soomaliya jiq ugu noqato oo uyeesho Ethiopia.
@cirjiidh77Күн бұрын
Ninkan waa iska hadle waligiis ilaa iyo Hornafric sidaas ayuu wuxuu jecel yahay usoo sheegi jiray war ethoopia ayada baryootan ku jirta waxana lagu yiri Febraayo marka la gaaro ayan kawada hadlayaa ciidamada markan helno heshiis aan ku qanacno
@mukhtaraxmed-x8jКүн бұрын
This is complex issue Made by villa somalia!!
@somaliasomalibaleh78222 күн бұрын
Waryaa xasan cadde aay imaanayaan maxeey tahay 20000 kun ee gedo jooga miyaa kuwo kale imaanayaan. Dalkaan kubbadda lagu ciyaarayo maa laga daayo.
@Dalmar-r6gКүн бұрын
Tiktok iyo cali balcad ba ha la eryo,weliba maxkamad ha la soo taago.
@faadumoxaashi3420Күн бұрын
Itobiyo qaado somaaliya
@afgmasafg7764Күн бұрын
Ethiopia saw nagama dhamman? Ciidankii Afrika looma baahna
@SalmaHussein-tu8wjКүн бұрын
Ma dooneyno Ethiopia government dowladeenana wixii raacsan Somaliyeey aan ku bananbaxno dowlada dhan waa rideeynaa iney Ethiopia hoos ku wadato oo wali dadkeena bananada ku baa bi ineyso war maxa qaldan dowladeena ma xoolo coows loo daadiyaa hadey Ethiopia dowlada hooskeedii sii say anaka coos ma cuno Ethiopia government dalkeena uma ogolin mana u ogaalan doono wixii u ololeeyana waa raacsiineynaa waba dad la wato dowladeena oo ilowday Ethiopia waxa naga dhaxeeya mida kale dowlada hadey la heshiin weyday dadkeeda gaalada ma lacag ayay ku raacday oo rabtaa iney Somalia oo dhan u gacan galiso yahuud wana og nahay Ethiopia yahuud ayaa wadata Xasan sheikh waxan leeyahay dadka hadaa fahmi weyday ogow dadkalana inaadan fahmeeyn oo wax walba oo yes yes leedahay adiga oon garaneyn ee please dadka dalkaga aa masuulka ka tahay Allaah Subxanahu Watacalaa na ku weydiin doono anaka dhan Somali hadan nahayna aan aqiro kuwada heysno barakaca iyo baa bi inta aa dadkaga ku wado ha noogu darin inaa na dhahdo Ethiopia dalka wax bey u qabatay waxay u qabatayna waa iney dadkeena gumaato ilaa hadana ay gumaadeyso xoolahoodiina ay dhaceyso waxay noo qatay Ethiopia noo cadee madax weyne ku seexo hadaa hadalka Ethiopia naga joojin weydo inaa raaceyso hada kor xataa asagaa madax weynaa ayaa Ethiopia lagu bahdilay ma iloobay waxay ku dhigeen hadaa ilowday anaka ayan iloobin ee hadal dadkaga Somaliyeed oo heshii oo u tanaasul intaa yahuud gacanta ka dhunka laheyd madax weyne hana ceebeen Somalia waa isku filan tahay lakiin kalsooni ayan jirin ee kalsooni yeelo please.
@saidahmed7268Күн бұрын
Cali Balcad ninka iska hormiriya oo eedda isaga dhiga waad ogtihiine maa kaas marka hore la dilo
@husenabdimohamed8943Күн бұрын
Aabay kuwii garguurte tageeray ka xaa xaabiya naagihiina iyo gabdhihiina waa kaa niigula hor cunaayo. Somaliya waay dhimatay
@SahroDheeraad2 күн бұрын
This the best decision my government mashallah. Well done Mr.president
@xaajia22192 күн бұрын
Burundi hadeey baxday Eretaria Maa lagu badalo? Eithopia ayadaa u baahan in ciidan eey Somaliya u dirto cawaanta is xasuuqaya oo kab kabka ah! Dowladeena arintaas haka fakarto
@SaidYusuf-d7zКүн бұрын
Ciidan itoopiyan ah uma bahin
@XuseenMaslax2 күн бұрын
❤😂😂
@IslaashboyКүн бұрын
Madaxda . Somali Wa . Fuleey .yaal Wey . Ka . Cabsata . Itoopiya Sikama . Reebi . Kard
@ناصرمحمد-ي6خ2 күн бұрын
itoobiya wana xasuqday waa isku keena dirtay shababka iyada takuleso doowlada haka firsato itoobiya joogideda hadan nahay tageerada xukumada dan qaran wan ka niyad jabany doowlada itoobiya hadey kuso labato waa fashilantay taageradenin waxa waxay mucaradka shegayen aya saxa
@shibis1002 күн бұрын
Soomaliya Ethiopia waxay ku heshiiyeen inay weligood is lu gooyaan shacabkooda uu horseedaan abaar iyo dagaal aan dhamaad lahayn madaxdoodana quutaan shacabka dhiigooda.
@ناصرمحمد-ي6خ2 күн бұрын
itoobiya hadey ciidankeda la bixi weedo wax doowlada uaqonsanena ineey beenale tahay cidan aan itoobiya ahen hala keeno
@mohamedabukar95612 күн бұрын
Wariye ruug cadaa ayaad eheed lkn sidii uu mahada salad madaxda kaaga galay hada ka hor ilaa iyo maanta saaxiga ma aadan keenin ee inta aan dhaqtar xabeeb lagu geeynin is si soo baar
@saidahmed7268Күн бұрын
War axmadoow guushu maxay tahay
@somaliasomalibaleh78222 күн бұрын
War yaa naga qabto dadkaan. Waryaa xasanow.fiqiyow.cali balcadow.xuseen macallin.dadkaka ethiopia jawaasiista u ah ethiopia ha nooga baxdo dalka. Maxaa nooga dabawaddiin ilkahay juff ha idinka dhigee.