Barnaamijka Waayo-Arag Ee Codka Bariga Afrika.

  Рет қаралды 53,162

CBA TV

CBA TV

4 жыл бұрын

Tv: Codka Bariga Afrika
Soosare : Axmed Xuseen Warsame
Camera : Cabdirisaaq Cismaan

Пікірлер: 29
@saiddubed
@saiddubed 4 жыл бұрын
waxaanu codsanaynaa in dadka sidan xogogaalka u ahaa uu noo raadiyo barnaamijku idinkoo mahadsan dadkeenu war mahayaan waxii dhacaye
@fosiaabdiwali2912
@fosiaabdiwali2912 4 жыл бұрын
Abti allaa maalin kale kuu dhigtay alxamdulilah iinolow abti intay nololi jirto
@saabdullah483
@saabdullah483 4 жыл бұрын
Wllo ma abtigaa rumaa
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 4 жыл бұрын
Ma ciise muuse abtigaa 😀😀
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Waa nin cisamuse ahban filayaa cidagalana dhalay
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
@@ismailaymankuulismo6313 waa isaxaaq sxb
@abdirahman2340
@abdirahman2340 4 жыл бұрын
Faqashtu tariikhdii dagaalkii 1988 ilaa maanta way qariyaan wixii dhacay xataa askartii ku dhuwaacmay waxay ku shegaan ilaa maanta kuwii ku dhawaacmay dagaal1977 ee xabishida iyo somalida adigoo arkaya dadkaa in ayna dadoodu u dhaweyn kuwaas.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Abdi Rahmaan weligoodba haqariyaan dadkii dadkooda lagu laayay gardarada iyo kibirka miyay ilaawayaan? waa maya, haqiiqdo ilaa qiyaamaha, waa dugaag faqash waxa kasii xun shicibkooda,waa jidh xun dadka reerkoonfurka hakala reebin, waa isku dhaqan somaliland dadka u dhashay hadaad dhaafto dad waad ka tagtay dugaag baad u gashay sidii aad dugaagaa isaga celin lahayd ku feket
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 4 жыл бұрын
Ilaa wali shariifkaan ku qoslayaa. Ninkii gaadiidka xamar looga soo dhiibay. Maxamed siyaad muxuu Cadnaan soo lug gooyay.
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034 Жыл бұрын
Faqash uskagbay ahayd
@cabdiqanimustafe6805
@cabdiqanimustafe6805 3 жыл бұрын
Cba tv fadlan qaybti 2aad soo daaya
@saiddubed
@saiddubed 4 жыл бұрын
barnaamijyada loo baahanyahay waa kuwan waxan baa dalkaka dhacay cidina ma sheegto
@khabyduaeto6310
@khabyduaeto6310 4 жыл бұрын
Warasigan axmed aadan qaybti 2aad nose data fadlan
@sofiablexa5984
@sofiablexa5984 4 жыл бұрын
ninka korneylka ee burco ka kaxeeyay ina biixi baa ladha wuxuuna ahaa nin u shaqeynayay dowladii siyaad bare ilaa intay kadhacaysay taariikhbadan oo xaga ciidamadii xaqashtana haye maxaa yeeley nin aysiwacan u aaminsanaayeen buu ahaa markaa waxaan kugula talinlahaa ninkaa inaad wareysi kaqaado wariye burcuu joogaye
@hamzemohamedosman2077
@hamzemohamedosman2077 3 жыл бұрын
ninkaasi basas ayuu ahaa xagyy joga hada
@hamzemohamedosman2077
@hamzemohamedosman2077 3 жыл бұрын
ninkaasi basas ayuu ahaa xagyy joga hada
@muumindaacad1896
@muumindaacad1896 4 жыл бұрын
Nacasnimo waxay tahay kii sidaayeelay inuu maanta taliyo farmaajo yaanu haadku kula tegine aqoonsiga soomaaliland ku dhawaaq
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Waar ninka burco ka kaxeeyay soo warayso isna waayo wxay faqash samaynaysoo dhanbuu ogaa markaa
@maxamuudsiciidxasan4543
@maxamuudsiciidxasan4543 10 ай бұрын
Okx
@gaadhhayegaadhhaye3694
@gaadhhayegaadhhaye3694 4 жыл бұрын
Barnaamij ka wa ka helay
@gaadhhayegaadhhaye3694
@gaadhhayegaadhhaye3694 4 жыл бұрын
Zax
@ismaciilcade3916
@ismaciilcade3916 4 жыл бұрын
Habarjeclo faqash wad nahay u gashay jidgooyo ku laayen iyo haawud
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
slm waxad kacabanysaaan sidii laidin galay daaroodna isaguna idinkama yaraysan eeee cuqdada iyo calool xumada iska daaya wixii sidaas idin galay inta badan weydhinteen
@abdirahman2340
@abdirahman2340 4 жыл бұрын
Tani waxay niyad jab ku tahay kuwa u olaleeya farmaajo ee yidhaahda somali wey iswada dishay ee aynu raacno somali. Inaga xasuuq buu ahaa at dowlad ku sheeg geysatay qabiil keli ah ahna fasax u siisay in la xasuuqo siduu inoo sheegay ninkaa sheegay in askartii Isaaq ee ku jirtay xooga dalka ku sheega Somalia lawada gumaaday.
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 4 жыл бұрын
Waxba layskuma baadh baadho waana runtii ninkaasi hadduu saa yiraahdo soomaali waa is wada dishey, waayo adiga hadda caadifad baa ku qaadday laakiin ogow waxani wax joogsada maaha, waxbadan baa ka danbeeyey oo haddii umadda la wada waraysto waxa aa doonaysid wax aan Ahayn oo Badan baa Soo baxaya markaa cidina isku soo hadhi mayso afarta aa is leedahay waa isku magac laftoodaa Kala guranaya haddii dhib layska waraysto iyo kuwa kale oo iyaguna derisnimo isu keentay, qof kasti meel buu ku ekaanayaa, marka ha la Kala gurto ma joogsato waa wax sii socda ilaa xaafad xaafad laysugu fiirsado
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 3 ай бұрын
Somali nacainb bad yagleysan ee waxaad kaheshan wax haigasina
@taartog
@taartog 3 жыл бұрын
Ma rumayn karno ninkaas waayo xogtu kol walba waa laba dhinac dhinicii kale hala helo waayo markhaatiga waxaa loo raadiyaa in arinka laba dhinac laga eego .SNM wax bay dilayeen ee maxaa iyaga looga warami waaayy ? Icdiluu . Maan inkiyaro wixii dhacay lk laba gees bay ahayd mid uun baa warami tii kale meeday . Wariyahaau ha u tago Morgan waa noolyehee hana warsado wixii dhacay !
Waayo Arag: Q 2aad Aasaaskii SNM & Dhaqdhaqaaqyadii Lixle
40:04
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Waayojoog : Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 3aad.
43:38
معركة مع القضاء الأمريكي | د.سامي العريان | 139
2:45:17
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 642 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 313 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН