Cumar Maxamuud Cali (Cumar Dhuule) 🔥Iyo Heesta "ISHA BIDIX"

  Рет қаралды 49,957

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxankaba
U/ Cumar Dhuule Cali AHN 1966

Пікірлер: 26
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 6 ай бұрын
1986 anoo burco ka tegay ayaan muqdisho tagay tv qaranka soomaalyeed ayaan ka daawaday heestan oo kaban cuud qudha loo tumayo cumar mahdi ku laafyoonayo ilaahay naxariistii jano Haka Waraabiyo
@abdirisakabdullahi6466
@abdirisakabdullahi6466 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 3 жыл бұрын
Origanalkii Heeskan waxa lahaa AHUN Axmed Maxamed good (Shimbir). Lakiin Cumarbaa ku caan baxay. Alle naxaristii janno ha siiyo idaylkoodba.
@sumyo6548
@sumyo6548 3 жыл бұрын
Nayaa hooy maku darayaa masuul goodkaasi heestaas hhh
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@sumyo6548 hhhh naa hooy necbidaa sxbey
@faysalali5223
@faysalali5223 2 жыл бұрын
@@sumyo6548 qq
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
عمرطولي علي ( عمرمهذي ) ربي يرحمك ويعفوعنك ويدخلك الجنة من غير حساب
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 3 жыл бұрын
Cawa hezta iigu horeysa Ismana lahayn hees qaramiya oo anan maqlin ayaa jirta
@zakiizmail7587
@zakiizmail7587 3 жыл бұрын
Isku mid nahaY zhp
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Heestaan waaba caan. Williba waxay aad u macaan tahay markey kooxda shareero u tumeyso muusiga.
@Hargeysa
@Hargeysa 3 жыл бұрын
Lool heestani qaraami iyo qaaci toona maaha saaxiib; laakiin malaha heesihii horaad ka wadday
@azlmcl198
@azlmcl198 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 Ii tilmaan markaa ay kooxda shareero qaadeyso.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@azlmcl198 saxiib hadda meel kuma ogi laakiin album dhan oo si casri ah loo tumay ayuu ahaa.
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto cumar dhuule cali cumar mahdi runtii fanaan dhibaato badan la mariyey ayuu ahaaa
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 2 жыл бұрын
isha bidix ayaa i ooyeeysoo ... kan jacayl waa dhaafay waa uurkutaalooyin... waa jacayl qaras iyo dasantariyo ku dhacday
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 3 жыл бұрын
Aun cumar mahdi qalbigeena kama baxeysid
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Axdiga beena aramidisii baa Naayaa hooy Ooftii wadnihii i ololeenee
@nuurcali1232
@nuurcali1232 2 жыл бұрын
Waajacayl waaliya
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Runtii cawada ayay i haysata qisadaan mid aan is dhahay way isku egyihiin Dumarka mararka qaar garab kuma siiyayaan
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 ragg iyo rafaad ayaa horay loo yiri niyahow nasiib wacan . Nolashu Waa mid is badalaysa
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 3 жыл бұрын
Aduunku soowka isbad badalaya aniguna gabadh aan waa ifka ugu jeclaa ahna qofkii ugu horesay an jeclaado baan hada nacay oo layga soo taagay xisabta kudarso 13jir markaynu ahayn sxb beynu aheyn hadana 30ki waynu sii dhaafnay labadenuna mid guursaday weli majiro
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@saidjamaali2528 isku yaaca
@sumyo6548
@sumyo6548 3 жыл бұрын
Hhh sxp heesta Nabsi ee Cumar dhuule u dir iyaddoo ooyeysa wllow maxaad saas u lee dahay ku haysa ku so waycaysaaaye lool
@mohamedadanhussein2443
@mohamedadanhussein2443 2 жыл бұрын
Walle wa hees cajib ah
@xasanadanismacil9824
@xasanadanismacil9824 3 жыл бұрын
ERAYADA Cllaahi diiriye soraan
@kayseismail6935
@kayseismail6935 2 жыл бұрын
A. M. Good no mulaxan and music
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 261 М.
Cumar Dhulee Heesti gardaro iyo Xuman Dhageysi wacan asxabta
9:10
WAYAARAG MEDIA
Рет қаралды 11 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 291 М.
Duufaan Ku Qaadiyo Waa Sahal Hees Macaan (Original)
8:19
ADDE JAMA
Рет қаралды 8 М.
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Abdifatah ahmed
Рет қаралды 42 М.
MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS
11:14
Qaraamyahan
Рет қаралды 31 М.
HEES "HARAG SHABEEL" Heesaa Cumar Dhuulle Cali.
11:43
Bashiir Maxmud
Рет қаралды 18 М.
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "LAYGAMA HOREYNINE"
6:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 12 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 1,9 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН