CUNTO DHAQAMEED MUUFO TINAAR SIDA UGU SAXSAN EE LOO CUNO | DABAYARE, MAQAYAD 40sano LAGA CUNAYE.

  Рет қаралды 17,592

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 73
@moolcaliyow
@moolcaliyow 8 ай бұрын
Maqaayadan waxaa la tartami kara maqaayad kale oo ku taal NAIROBI Eastleigh masaajidka SIX-ka line-kiisa una dhow DHL. Dabaqa 2aad. Waxaa la yiraa BOLEY. 450-500 Kenya Shilling. 45 cisho oo aan Nairobi joogay waxaan muufo ahayn ma cunin. MashaaAllah, hal mar ayaan caloosha ka buuxsan jiray; BERRI waqtigaas oo kale ayaan ku gaari jiray; inta kale shaah iyo biyo ayaan dal-dali jiray. Waxaana dhihi jiray ILAAHOW gacmihii sameeyay KHAYR sii!!
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 Жыл бұрын
I miss mogadisho. last time I was xamar 1991. Xamar cadey waan kuu xiisay
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum maashaa, Allaah quruxeey xasuus aa nagalisay mahadsanid nabadeey 👌💯
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Masha allaha abayo drs
@xamaadaqalbi6937
@xamaadaqalbi6937 3 жыл бұрын
Masha allah
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Mufadan sida lo sameyo noso gali abyo Ani waba kahely muqdisha na waligy matagine uurna wa leyahye hada ya kusiyba iqabaty😄 mashaalllh alle hayni daweyo
@sanaaaxmed7934
@sanaaaxmed7934 3 жыл бұрын
Walaca aad aye u anfaceesaa wallahi ani marka walac noqdo ayada iyo soor waxan ahayn igu socdan maraqa iyo hilibka adigaa samesan karo lkin mufada tinaar aye ubahantahy
@MonaMona-qd1ft
@MonaMona-qd1ft 3 жыл бұрын
Masha allh ❤️❤️✔️🇸🇴my Love ❤️❤️
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 3 жыл бұрын
Masha allah wlshey
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 жыл бұрын
Maasha allaah allah niidaweyo
@Salmaannoor704
@Salmaannoor704 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ilmoaqoonchannel5231
@ilmoaqoonchannel5231 3 жыл бұрын
Masha Allah keep qurux. ❤️❤️❤️
@arwachannel8332
@arwachannel8332 3 жыл бұрын
Mansha allah horumar wacan wll
@nooribrahim89
@nooribrahim89 3 жыл бұрын
masha allaah
@umusafa8926
@umusafa8926 3 жыл бұрын
Maasha Allaah cfmd ku canna
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 жыл бұрын
Lkn abayo qofwalbo gacantisa maxu ugu qasan wayay hada gabadhaas waxey gacanta kurifaqday macuntay 🤮
@haaliabdi2993
@haaliabdi2993 3 жыл бұрын
Mashallah dr Aisha waa gabar qaali ah isku meel ayaa ka shaqeyn jirnay salaan gobeed Aisha 🤝
@abdullahinur6380
@abdullahinur6380 2 жыл бұрын
Haa mashalah anigane waa dumaashideey ilaahay ha ii xifdiyo
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah Fagax wan u xiisay Aisha Ali Ahmed waxan so xasuustay Alfajri xasuus ayan galay
@cattykitten579
@cattykitten579 Жыл бұрын
Waayo waayo wlhi❤ muufo maraq mood iyo macsaro caadi mahan aad ban u jeclaaa
@wow9317
@wow9317 3 жыл бұрын
Ruuxii ku ash asho asaga ayay u taalaa abaayayaal waax hore ayaa isoo xasuusiseen aad ayaad u mahadsan tihiin horay u socda.💕💕💕💕💕💕💕💕❣️❣️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💋👍
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 3 жыл бұрын
M.allah daba yre waligay ma tagin wa tagi insha allah
@xamdiabdulle5820
@xamdiabdulle5820 3 жыл бұрын
Mansha Allah waan ka helay
@aliayamaxamed225
@aliayamaxamed225 3 жыл бұрын
Wwwww masha Allah jecliyaaaa
@mohamedhasanali4760
@mohamedhasanali4760 3 жыл бұрын
asc huuno macaan intee lagaa helaa wlhi gabar wanaagsan aa tahay ninkii ku guursadaa ENERGY waaba ka dharjineesaayee malagu qabaa imika walaaleey illaah haku daayee thanks
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 3 жыл бұрын
Mida aan loo jeedin kaliya hadlayso waa Marwo weliba carruur haysato balse mida muuqaalka ka muuqato war kama haayo. Mhdsnd.
@sanaaaxmed7934
@sanaaaxmed7934 3 жыл бұрын
Masha allaah allaah haidin daweyo wa jeclahay mufo iyo macsaro wana habka an u isticmalo qofki cunay un baa kasheken karo😋
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 Жыл бұрын
Sidee loo sameya huno ☹️
@sagalubax
@sagalubax 3 жыл бұрын
Our idil💪🏽🧡
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Bahashas taaiikhda idin kala qabsate wan maqle hh
@malyuunmacalin7593
@malyuunmacalin7593 3 жыл бұрын
alla maxaan uxiisay
@faaisonur1130
@faaisonur1130 3 жыл бұрын
Qofkasto saxankisa in ku cuna fican abayo
@user998-q3s
@user998-q3s Жыл бұрын
Waax lagujajibiyo hausameyan oon aheen gacanta😭😂
@malaakChannel
@malaakChannel 3 жыл бұрын
😋🥰
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 3 жыл бұрын
Waxyaabahaa uxiisay eey kamid tahay muufo tinaar🤤🤤 6 sanoo wadanka kamaqnaa marka uhoreesoo bakaro aado inaa daliiqo waaye😋😋 insha allah
@falisbashir1548
@falisbashir1548 3 жыл бұрын
Markii igu horaysay aan muufo arko wye
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 3 жыл бұрын
Telefonka noo soo qor mcnto
@shankaroon8172
@shankaroon8172 3 жыл бұрын
Dabayare🤣🤣🤣 waligeey ma maqlin magaala joogna waan ahay Caasha alfajri ceelasha biyaha hhhh Markaan arkey waxbn soo xasuustaa
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 3 жыл бұрын
Muufadaan qofki an dhadhamin asimaaba cunta cunay 🤣🤣🤣 Dr. Idil aniga ayaana ku walacy aa ayada lee daily ku qadeyn jiray.
@Laluulan
@Laluulan 3 жыл бұрын
Kkkkkk waleee nima Qamiir cunin isaga mba cunta dhadhan leh cuny
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Waan uxisay walaahi muufo tinaar
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mahadsanidiin
@narmishnoor5160
@narmishnoor5160 3 жыл бұрын
Yaaak!!! What's wrong with them
@aizhasharifabdi9976
@aizhasharifabdi9976 3 жыл бұрын
Inte ku taala abyo iso sheeg bal wlh waa radinaa
@naimanalka1976
@naimanalka1976 2 жыл бұрын
Abaayo noo soo gali hawenka uurka leh ma cuni karaan kasoo hadal🙏
@falisabdi6407
@falisabdi6407 2 жыл бұрын
Haa mcnto anigaba wan uxiisay aniga hada walac ah cuntadi ka go ay wadankina majogo
@jamiilojamka1668
@jamiilojamka1668 3 жыл бұрын
Daba yare masakin urone abayooy baleystaro maka cuntay wali
@draishatohow9374
@draishatohow9374 3 жыл бұрын
My strawberry 🍓
@user-bs7ij4cl2c
@user-bs7ij4cl2c 3 жыл бұрын
Intee ku talla
@anushbbe733
@anushbbe733 3 жыл бұрын
manta igu danbeysay meshan whi wan jeclahay ❤😋
@nacimacabdicabdi1881
@nacimacabdicabdi1881 3 жыл бұрын
Inteee kutala abyo walaca ahay waka helay😋😋😂
@anushbbe733
@anushbbe733 3 жыл бұрын
@Nacima abayo waxey ku taal isgosta fagax adaba arkaye
@jowhara1000
@jowhara1000 3 жыл бұрын
xagee ku taalaa maqaayadaan
@juheyna9468
@juheyna9468 3 жыл бұрын
Masha allaah maqayadan xagee ku taalaa
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Isgooska fagax
@juheyna9468
@juheyna9468 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 shukran habiibti
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Fagax ku talaaa wan u xiisay fagax
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 3 жыл бұрын
Dr idil maqayadan intee ku talaa dad badan baan aqoonin mesha ay ku taalo rabana bal inay kasoo qadeeyaan aniga ayaa kow ka ah dad kaas
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Isgooska fagax malaga dhumaayo
@Uluufochannel
@Uluufochannel 3 жыл бұрын
Halkey kaga taala muqdisho
@xamdiaxmed3612
@xamdiaxmed3612 2 жыл бұрын
dagmada yaqshiid qasatan lamiga fagax
@ayanlehassan7445
@ayanlehassan7445 2 жыл бұрын
Abayo video manoso sameyn kartaa sida hilibkas cml lo kariyo
@asmaaxmed1988
@asmaaxmed1988 2 жыл бұрын
Sidaas uma jijibin laheen ani ma fcn sidaaas
@alkumeyribasha3148
@alkumeyribasha3148 Жыл бұрын
Esh mooska iyo waxa fajiqisay allah daweyo it's disgusting
@nooribrahim89
@nooribrahim89 3 жыл бұрын
soobadi afarahan
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Maqayada uku raqiisan xamar waye leeku dhahay 1$ ayaa laku qadeynaaa
@ruuneyabukar70
@ruuneyabukar70 2 жыл бұрын
hayee dawayare maaka soo dhacday
@rahmaisak4240
@rahmaisak4240 3 жыл бұрын
Idileeyey intaan muunfo maad cunaysaan adiga iyo saaxiibtaa. Waa idin tuuggaa ha isoo martinina. Lol kkk
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
5xabaa hhhhhh
@bahjoamiin6226
@bahjoamiin6226 3 жыл бұрын
Masha allah
Muufo Barawe iyo Maraq Malay iyo Xulbo | By Qamar Bint Amiir 👑
32:36
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 95 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 21 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,4 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 16 МЛН
MUUFO BARAAWE  SIDA LOO SAMEEYO FIIRSO ANNA JEEKEY
15:45
Anna Jeekey
Рет қаралды 188 М.
SOMALI CULTURE FOOD: part 3/ muufo tinaar
8:05
Nasteexo Channel
Рет қаралды 13 М.
WAREYSI: KALSOONI DHISIDDA DHALINYARADDA , BISHIR DHEERE,
28:50
BARAARUJIN
Рет қаралды 21 М.
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 226 М.
MUUFO TINAAR  SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food
9:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 61 М.
MUUFO TINAAR SIDA UGU FUDUD OO USAMEYSANKARTIT 😍
15:27
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 94 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 21 МЛН