Q4aad waxan idin kula wadagenaa Diyaraddi kulmisay Ahmed Madobe iyo Ahmed Gudane iyo dhacdooyin kale

  Рет қаралды 13,624

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@libanaliabukar4336
@libanaliabukar4336 4 жыл бұрын
Dalsan TV shaqo wacan ayaad heysaan laakiin plz Muuqalada taxanha ah cinwaan gaar ah u yeela ama playlist-ga geliyo iyaga oo is wata. Thanks.
@bashiirkhayrre9473
@bashiirkhayrre9473 4 жыл бұрын
Ugu horreyn waad ku mahadsan tihiin inaad fadhiga noogu adeegteen ood isku hawsheen raadinta dadka xogta ka haya dhacdooyinkii lasoo maray, Thanks Dalsan TV. Tan kale barnaamijka magaciisa inaad ku qortaan ayaa aad u qurux badnaan lahayd, waayo waxay qofka danaynaya u sahli lahayd inuu barnaamijka search.gareeyo. MAHADSANIIDIIN
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
Asc. Rabow Cabdulaahi Yuusuf Axmed janada FARDOSA ah gee. Aamiin Yaa Allah. Aamiin Yaa Allah.
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 4 жыл бұрын
Dalasan Tv mahadsanidiin waxaa inka codsanaa inaa barnaamijka magac u bixisaan Qayb walbana lambar raacisaan
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
Asc. Dadku waa isyaqaanaa iyo xigaalo weeye muxuu ka'wadaa?
@mudimocow4223
@mudimocow4223 4 жыл бұрын
Wariyahaan wuxuu kusoo celceliyay ereyga "Xagjir" isagoo ula jeeda Abu Zubayr Allaha u naxariistee. Meeshaas war baa iiga baxay.
@abdulahimohamed2839
@abdulahimohamed2839 4 жыл бұрын
Xagjir khawaarij ah ayuu ahaa ina godane naarta allaha ku fogeeyo wuuba ku waari doona Insha-Allaah
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
Qabyaaladii lagu dhex qarinayay Shareecada Islaamka iyo qaranimada beenta ah baa banaanka usoo ifbaxday.
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 4 жыл бұрын
Waan ku wareeray aaway 1,2,3 ? 4 iyo 5 le arkaa some one help me?
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Aways sxp hargaysaan kaa soo salamaya waxad wadaa barnaamij fiican wanan ku hanbalyanaya adiga iyo bahda dalsan tv lkn midbaan idinka codsanayaa qoraal usameeya 1 2 3 4 ilaa 5 si loo kala garto laguna xisaab tamo
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 4 жыл бұрын
Tuugo dhiiga Somalida lagu banesanayey ayey ahayeen
@zakidahir
@zakidahir 4 жыл бұрын
Wareysigii hore iyo kan wuu kala hadlayaa qof walpow so daawo kii hore
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
Waxaa lagu mujaahidayaa waa DAAROOD miyaa?
@hardertheneve8614
@hardertheneve8614 4 жыл бұрын
Sowdinkii xaarka idinka dhamaaday
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
@@hardertheneve8614 Maxaa kadambeeyay? Runta ka'sheeg sxb!
@yuuraayuuraa9088
@yuuraayuuraa9088 4 жыл бұрын
aweys coodey waa mahadsan tahay waxaa diib uu weydiisaa xagjiirinta uu ka tilmamay muqtar rabow oo hada gacanta dowalda ku jiiro iyo hassan dahir aweys labadaas qof in dowlada ee xirto ama uu xiirnadan maku saxaan tahay taas weydii
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
Qorshaxumo hadaad wali ku'jirtaan.
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
MAXAAKIIMTU WAXAY AHAYD KOOX AY KU SHAQAYSTAAN CIA,MI6,NOW YOU KNOWS. SHARIIFKUNA MARKUU SIFIICAN ULA SHAQEEYEY CIA,MI6 AYEY MADAXWEYNANIMO KU ABAAL MARIYEEN. WAXAANA MARQAATI IIGA AH HAWEENAYDII MADOOBAYD EE MARAYKANKA U QAABILSANAYD SOMALIYA EE LADHIHI JIREY "JANDAYER VRESER'.
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 4 жыл бұрын
Kuligood tuugo ayey ahayeen iyo double agent
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 4 жыл бұрын
Doorashada cusub daawo. kzbin.info/www/bejne/f4q5iKZ4edGbidE
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 4 жыл бұрын
From what I understand the Somali government is wasting time in fighting shabab, from what I understand from this interview they are politicians. I believe they want to be part of politics and can be easily solved with good strategy and risk mang without war, if you read political philosophy some battles are won without war. In the case of Somalia and international community they have been trying years to abolish this group, it shows they know politics and are part of the government in some cases, hence, why they are able to attack highly secured places.
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
USC iyo SNM waa fashilmeen.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 жыл бұрын
Sow kuwa wadanka ka saaray kaakuma iyo dhadhaab wadaadii habaar waalid ku mariyaay haad geed waayaay ka dhigay qaxooti
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
@@abdirahmanlibaan5850 Sxb runbaad sheegtay laakiin qaxii DAAROOD mid ka'foolxun baa HAWIYE iyo IIDOOR kudhacay oo lama iloobaan kunoqday QALUUBTOODA!
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 sxb ila hada haad geed waayaay ka tahay somaliya snm waqooye ayada xukunto ka baxday waxii soo maray koofurta hawiye ku awood badan inan layaal baad ka tahay qaxooti foqal qaxooti 5 bilood ka dib waxaad tahay banaanka
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 жыл бұрын
@@abdirahmanlibaan5850 Looooool. Hawiye dagaal waa iska maanicay maaraha Siyaadbaa maati caana leh kadhigay. Waa tix kamid ah gabay uu tiriyay Khaliif Sheekh Maxamuud. Rabi Janada Fardowsa ah hageeyo. Aamiin Yaa Allaah. Aamiin Yaa Allaah. Aamiin Yaa Allaah.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 kkk sxb waxaa ka dambeeyaay xadka iyo xawaaraha siyaadka musqul Nigeria magaalada Lagos ku dhintay qaatumo xumo galkacyo 1000 hal maalin sacad ku dilay taariikh dagaal kuma haayo laakin mid tuugo haa 2020 harti waqooyi isaaq gumeeysta away laascaano away warsangeli
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 23 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 52 МЛН
SIZE DOESN’T MATTER @benjaminjiujitsu
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 6 МЛН
عسير: التاريخ غير المكتوب | بودكاست فنجان
3:43:37
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 11 МЛН
Waayaha qurbaha with jamal ali husein
1:00:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 19 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 23 МЛН