Ciro Lacagtu laha cidankan uu kordhinaya mushaxarada ilay wuxu ka sugaya Xassan Sheekh Wayo dadweynuhu way is weydinayay dawladda cusubi halkay ka kenaysa lacagta ilay wax mahayse wuxu isla gumarinaya Ciro ee uga hadli wayay arimaha aqoonsiga ee wasirkisa dibaduna laha Aqoonsi cadab uma galayno War Cirow ma waxad ku wada Somaliland meesha dayaceen ee Somalia ee Ninka dilaalnimada uu washaqay haysto ayad adna ruun modday beentu la waregaysta "WaxWalba Ruun modde aya Dad ugu lita" Xassan Sheekh baqtiga xalashada ayad isku dhibi Cirow waa Ayan daro so korodhay
Garyaqaanku Waa Runtii wayo Cirro hadii u danaynayo Aqoonsiga Somaliland uma u magacaabeen wazarada Arrimaha debeda Waziir Aan lagu kalsoonaan karin .
@halimamumin36433 сағат бұрын
Somaliland soo meey dooran Cadowga gudaha ee xamar la shaqeeya.
@burjilibax14 сағат бұрын
Kkkkk Kan yari wa si kale ujedkesi heego isa so urursada nockastaba ad tihin
@halimamumin36432 сағат бұрын
War qaranka loo soo dhinte Cirro si sahlan u burburin maayo. 6 billed hadii oo ku cadeeysan waayo cida uu la shaqqeyo, oo loo arki waayo wax qabad, qaranka difaaciisa iyo aqoonsi raadin. Somaliland ka talin maayo Cirro.
@Hooda3610 сағат бұрын
Reer Somaalilandnow ciro wuu ina bahdilayaa xassan sheekh iyo ismaciil cali geele buu uniikiya ciro waa hurdaaye he doesn't care about somaliland muuse biixi cabdi meeye😂
@halimamumin36433 сағат бұрын
We should kick him( Cirro) out of the seat he got by a gift.
@abdiashkir625912 сағат бұрын
34 years been malugu noolaankaraa dalka mareeykanku uma fakro sida ad ufakareeysaan
@AshaYasin-y7u12 сағат бұрын
Mise ogyahay waqtigan aynu ku jirno in uu yahay waqtigii dhulbalaadhsiga iyo cida wood ciidan leh buqcadan aynu ku naalno mardhow dunidoo than baa isku qabsaneeysa waxa soo Social Somali yaa arkey baa dhici doonta.
@AshaYasin-y7u13 сағат бұрын
Garyaqaanka miyuu waalan yahay mise Aqoonta ku Yar Bal did ha isugu noqdo sharciyaqaanimadiisa mise ismuuji buu ka wadaa dowlada cusibi mabay caga dhigane musugo 5yrs .
@halimamumin36432 сағат бұрын
Garyaqaanku waa nin aqoon iyo lix jeclo u leh dalkiisa. U aamusi maayo ninkan kursiga hadiyada lagusiiye in dalkeena god madoow ku rido. Somaliland oo dhan baa Cirro indo gaar ah ku eegeya. Wuxuu se Cirro u egyahay nin aan ka bixi kareen xilkan uu isku qaadey, isagoo cadowga dibada la shaqeeyneyaa.