Cabashiyo Caloolyow Tubeec , Cidna Eersan Maayee , Maxamed S Tubeec heesta Caloolyow , Tubeec hees

  Рет қаралды 125,668

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

Heesta: Cabashiyo caloolyow
Erayada: Xuseen Aw Faarax
Codka: Mahamed S Tubeec
Lyrics: Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Cabashiyo caloolyow
Ciil kaama bi’iyaan
Tala cayn wareegtana
La iskuma canaantee
Caqli iyo hubsiinaa
Cidhib looga aayaa
Cidna eersan maayee
Sida ciyowga aydaan
Casarkii dhawaaqaa
Ama cawsha duurkaan
Cidla duur wareegaa
Ciirsilaa anays dhigay
Iyo culuuqan gaystee
Cidna eersan maayee
Cirku nimuu kusoo dumay
Cidi kama dulqaadee
Dhulku miduu la ciirana
Laga caawin maayee
Catar kii haleelaa
Cadkii iga dhameeyoo
Cidna eersan maayee
Jacayl waa cadaawoo
Cidi kaama qaadee
Dawa lay cabsiiyiyo
Cashar waan ka quustee
Waxa cunaha dhaafiyo
Cunto waan ilaawoo
Cidna eersan maayee
#dhugmaal_lyrics #tubeec

Пікірлер: 23
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 Жыл бұрын
( CALOOLYOW ) EREYADI AUN ABWAAN CABDULLAHI CABDI SHUBE, MUSIC A. QARSHE, CODKI MAXAMAD SULEYMAN TUBEEC,, 1966.
@Wll_Ali
@Wll_Ali 7 ай бұрын
Ilahayow umuuraha sahal heeskaan waxan dhagaysanayaa 8:50. Xiliga dalka qatar 🇶🇦 anigo waqtiga isku dhafinaayo 😢 hadad iga dambayso like dhac kusii 😊
@ayanlegoni
@ayanlegoni 25 күн бұрын
21 September 2024 Mogadishu Somalia, cidna eersan maaye mid kamid ah heesaha an ka jeclahy boqorka codka Allah ya raxma.
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji Ай бұрын
❤❤cidna eersan maayee ❤ ❤❤sidaa ciiyawgaan casarkii dhawaaqaa amma cawsha duurkaan Waa habeen 3:48 /23/8/2024 Mugdisho and hargaysa 🎉
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 9 ай бұрын
Inta ku mirqaamaysa heeskan like.😢😂
@CaliCabdi-mp5es
@CaliCabdi-mp5es Ай бұрын
Ilahey baa awood is ka leh
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 4 ай бұрын
Cirku nimoow ku soo dumay cidi kama dulqadee ❤😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 28 күн бұрын
Cidna eersan maayee❤.
@cubeyd27
@cubeyd27 3 ай бұрын
Waxa cunaha dhaafiyo 😢 Cunto waan ilaawoo😢🥺 Cidna eersan maayee😢🥺 Cidna eersan maayee😢 Ax!! Yaa jacayl AUN boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec. 13/July/2024 2:11 Am
@Muchter
@Muchter 5 күн бұрын
Cidna eersan mayee cirsiga aniga isdhigey
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Ай бұрын
Allowkùunaxariiso maxamedow
@XabiibYarkadoollo
@XabiibYarkadoollo Жыл бұрын
Taageero wayn ayaan u ahay boqorka
@NaciimoCabdi-q6w
@NaciimoCabdi-q6w 7 ай бұрын
Allow unaxariiso
@HalisTa..22
@HalisTa..22 7 күн бұрын
Cabashiyo caloolyow Ciil kaama bi'iyaan Talo cayn wareegtana Layskuma canaantee Caqli iyo Hubsiimaa Cidhib looga aayaa Cidna eersan maaye🤦‍♂️ Waqtigu sirgaxanaa Allow sahal umuuraha🤲 8-10-2024 Habeen arbaca Waqtigayga oo san ayaan rajaynayaa in'aan dib usoo booqdo qormadaydan insha Allah ✍
@mukhtaar8866
@mukhtaar8866 Жыл бұрын
Ereyada sxb inaga sax heesta midhaheeda waxa sameeyay ismaaciil sheekh axmed ismaaciil cagaf
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 9 ай бұрын
Ma samayn sxb waxa iska leh Cabdulaahi cabdi shube
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 21 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
Nice song today is 31st July Milton Keynes England
@RashiidYuusuf-mn9pq
@RashiidYuusuf-mn9pq Жыл бұрын
Haa
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
31st July 2023
@abdirazakmohamud5373
@abdirazakmohamud5373 6 ай бұрын
😢😢😢
@Abshirhilaal02
@Abshirhilaal02 5 ай бұрын
2030
@mohamedlukman8806
@mohamedlukman8806 5 ай бұрын
O
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 105 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Asik - CONTROL
3:51
Asik Music
Рет қаралды 409 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - ВСЕМ САЛАМ! (MV)
3:28
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 191 М.
Davvi x ADAM, 2Pac - Zhurek All Eyes On Me (Mash Up)
6:22
Dj Valka
Рет қаралды 634 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - ҚАЛАУЫМ (official video) 2024
2:27
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 186 М.
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 255 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 395 М.
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15