Sida Jaawa Geel , Maxamed S Tubeec Heesta Jaawe Geel , sida jaawa geel Lyrics , Tubeec heestii sida

  Рет қаралды 164,280

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA : Sida Jaawa Geel
ERAYADA : Cali Canfari
LUUQDA: Maxamed S. Tubeec
LYRICS :DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Sida jaawa geeloo
Jiilaal abaar iyo
Jeel iyo haraad helay
Xalay jeleled-kaygii
Jaarkaa ku toosoo
Kaa jiifi waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo jirin
Markaan iilka jiifsado
Ee aa
Ee jahada lay dhigo
*********************
Jiqi-jiiq mareerliyo
Jilbiskiyo abeesada
Sidii aan ku joogsaday
Kala booday jaantii
Jirraad igu abuuurtoo
Kaa Jiifi waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo Jirin
Markaan iilka jiifsado
Ee Aa
Ee Jahada lay dhigo.
*******************
Sidii aan Jid dheer iyo
Soo jiidhay buuraha
Jir-jirada u dhacayoo
Jilba dhiiggu igu da'ay
Jacaylkuna Ku Daydayey
Kaa Jiifi Waayoo
Adiguna ma joogtide
Ma waxaad isoo jirin
Markaan iilka jiifsado
Eaa Aa
Ee Jahada lay dhigo
#dhugmaal_lyrics #tubeec

Пікірлер: 21
@user-qx4rz8vi4s
@user-qx4rz8vi4s
Allah ha unaxariisto boqorka codka
@dhuunkaaretible1111
@dhuunkaaretible1111 14 күн бұрын
2024 /5/24kedi aniga iyo farhaan dahiir iyo abdi xiin oo ku xayabaynah burco qasabka habeenkii habeenada
@user-qx4rz8vi4s
@user-qx4rz8vi4s
Waxaan dhageysanyaa maalin arabaca 5/6/2024 waxaan ku ceshaday inka badan 12 jeer
@Eidanyare191
@Eidanyare191 Жыл бұрын
Waa heesaha aan ugu dhagaysiga badanahay heesahan danbe heesaba ma moodo wlhi
@DiniHiloowle
@DiniHiloowle
Allaha u naxaristo talo in lo dhiso waye boqorka codka
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938
Ilahaw ku Naxariso ameen ameen ❤❤❤❤❤❤ waxuu ahaa fanaan qaran ❤❤❤❤❤❤❤
@user-lt3di1zw4m
@user-lt3di1zw4m
Cali canfar maaha ee waa Abwaan yuusuf Canfar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha xusida mudan
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018
Ilaahoow kuu naxariiso oo qabriga ku waasici abwaan sharaf kaga tagey aduunka ayaad tahay
@KhadrCismaan-bi2kf
@KhadrCismaan-bi2kf 21 күн бұрын
Malin salasa abaro
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218
Laandheere Heer Qaran oo uu Ilaahey ku Manneystay Balaago Allah yaa Raxma MST
@user-me6hy5si5w
@user-me6hy5si5w
Alla yaraxma aabaha somaaliyed aabaha fanka soomaaliyeed❤❤❤❤❤
@user-pn2qp9px1m
@user-pn2qp9px1m
Deeqa afro gabadh
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827
Khaniis khaniis dhalay oo midgaan ah oo uraaya
@user-pn2qp9px1m
@user-pn2qp9px1m
Gandhi gasman faras
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 99 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 18 МЛН
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 361 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Xulka heesaha Aun maxamed saleeban tubeec
40:40
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 36 М.
SIDA SIDA | TUBEEC & MAGOOL | HEESIHII HORE.
6:32
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 8 М.
Maxamed Saleebaan Tubeec|| Gufaaco|| Kaban| Carwo Lyrics.
8:38
Carwo LYRICS
Рет қаралды 96 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН