#farxiyotawakal

  Рет қаралды 16,131

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@muhiimmahad4532
@muhiimmahad4532 2 жыл бұрын
Wllhi waa runtaa habo farxiyo ano shan bilod ah aya habaryartey dhimatay waxan aday balcad tacsidi ano jogo ayaan dibiray cuno oo dhan wan cuni wayay meel iiroon male koko xita wan cabay is badal male gabadha waxey idhahday arjeeg alagu soo gadaa wa laso gaday arjeegta mamo wax ku aqriso ayaa jirto mamadi ayan utagnay waxey dhahday habenka jimcaha soo galeyso malagu aqrin karo arjeegta wan iska tuurnay waxbey igu aqrisay dhagaha iyo maskaxdana wey iga afuuftay kadib fay aan dhahay markas kadib ayey caloshi dibiryadi ka dagtay wllhi waan la yaabay
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 жыл бұрын
Areegta maxa laga wadaa
@Shire859
@Shire859 2 жыл бұрын
Allaahu mana jaynaa
@aasiyah2601
@aasiyah2601 2 жыл бұрын
Waxas waa qurafad abay coz mxy thy hbnka jimcaha wx lama aqriyo
@somaliking838
@somaliking838 2 жыл бұрын
Farxiyo abayo walahi waxa uqalanta 1 million subscribe wayo waxa noso gudbisa qisoyin ad iyo ad loga cabro qato sidokale taloyinkagga asiyo ad aya uga faidesana sidokale wana dhrigalisa marka abayo ilahey waxan kaga barya camri dher iyo cafimad tam ah iyo cibado suban walahi hadi subscribe lagado 1 million ayan ku gadi laha wayo wad uqalanta abayo ilahey hanoka dhafo ilahey dartisna wakujeclahay keep going abayo
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 2 жыл бұрын
❤❤🙏
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 жыл бұрын
Wanadada.kama.marano.jasakalaha.qeyr💥💞💝
@maryanahmed8465
@maryanahmed8465 2 жыл бұрын
Masha allha habo mcn wllhi waxbadan gafaa iiday dhiragalin wacn habo allha kuxafido wayabo aan aquun gafaa iidy m.a alx allha kuxafido ciimridher iocibado suban I.a🥰🥰😍😍😍😍😍💞💞💞❤❤❤❤
@Shire859
@Shire859 2 жыл бұрын
Waan maqlaa wax u ris ladhaho inay jiraan waana waxyaalo kala duwan sida gobada u kala duwanyihiin bay dhirta la urshaana u kala duwantahay jzk wll farxiya sidaa noogu faaidaysay
@farhioahmedayanle9992
@farhioahmedayanle9992 2 жыл бұрын
Farxiyo abayo kheyr allaha ku siiyo wlhi maba ogeyn hada kabacdi wan iska ilaalinaa
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 2 жыл бұрын
Wallahi xanuun waa aragtay allahii kuugu simay intaas aa mahad leh saas maba isdhihin waligey waxyaalo badan aan aqoo aan kaa faaiiday
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 2 жыл бұрын
Masha Allah farxiyo mahadsaniid. Uuris waligey ma maqliin. Jahilnimo aa waxwalbo uu geeso daadka qaar.
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 жыл бұрын
Ilaahay intii uurka ku sida ha u xifdiyo oo ha u fududeeyo Farxiya abaayo xulbada xataa markuu ilmuhu yaryahay way soo ridaa laakiin marka sagaalka la galo waa la cabi karaa si fooshu u fududaato waaad mahad santahay abaayo geedo badan oo ilamaha soo rida baa jira laakiin ma ogin
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 2 жыл бұрын
Farxiyoy qeyr Allaha ku siiyo wlhi waxaas dhan mama is dhaheen waxe dadka u dhibaan
@naxwageele8479
@naxwageele8479 2 жыл бұрын
alaha kuxafido😚😙😗
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 2 жыл бұрын
Mansha Allah farxiya cadey dar ilahay baan kuu jeclahay from burco gobolka raga ❤❤❤
@hibomohamed8887
@hibomohamed8887 2 жыл бұрын
Alle ku jecliyaa wlh markaa shaqada joogo xataa waa ku dhageystaaa ❤❤
@sowdowarsame8554
@sowdowarsame8554 2 жыл бұрын
wow m.a🥰🥰
@naemaahamedj8579
@naemaahamedj8579 Жыл бұрын
جيت والعرض رهيب ما
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Masha allh xbbti
@shukri8964
@shukri8964 2 жыл бұрын
Masha allah abayo farxiyo wan jeclhy shekoyinkaada noso badi dhiri galinta 🥰
@xamdiadan1670
@xamdiadan1670 2 жыл бұрын
Asc asxaabta iisoo duceeyo xanuun ihaayo in uu ilaaheey iifududeeyo
@ramlaoffice7846
@ramlaoffice7846 2 жыл бұрын
Farxiyo Abyo sunta aboorka wan ubahanahy intee lagu gadaa
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍❤️💖💋💘
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 2 жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah
@suhurisse9301
@suhurisse9301 2 жыл бұрын
Xbbti wxas wax jira maha ilma ilahey riximkas ku aburay o ilahey u qadarin inu so qubto wax so dadin kara ma jiran
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 2 жыл бұрын
Waa runtaa farxiyo urisku waa khatar anigu waligay anon aqoon baa ilmahaygi curad iigaso dhacay gabdho caruur wax u xiranyihin wata oo kaamka Dagan baan kaso uriyay
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 жыл бұрын
Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going khayr allah ha kuu siiyo insha allah wa noo fa iidey sey shugran qali
@xuriyatmatbakhfaiza2625
@xuriyatmatbakhfaiza2625 2 жыл бұрын
😨subxanallaah
@fardowsaabdi1836
@fardowsaabdi1836 2 жыл бұрын
Asc farxiyo abaayo qaaliyey waan ku jeclahay ilaahay hakubarakeeyo adiga iyo qoskaaga❤️❤️❤️😍😍💕💕
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 2 жыл бұрын
Thanks abaayo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallh Allha gulinshallah abyo
@safanaseyid1711
@safanaseyid1711 2 жыл бұрын
wlhi habo mcn❤👸 wanku farxay wlhi marku iso dhacay muqalkaga wana ku jecel nahay habo mcn❤cafimad team allha ku siyo
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 2 жыл бұрын
Ha msha allah cunooyinka so rida kaso hadal Ani ilma yar ika dilmay kadib waxaba lay leyahay maxaad u risay, iyo hada kadib sanka catar marso.
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 2 жыл бұрын
Ilaahey amarkii ani xayawaanka ma jecli inaa gurigeyga keeno waa necbahay
@dekofuad9820
@dekofuad9820 2 жыл бұрын
Habo maxaa uga jedaa ha igu gajamin
@cabdilaahimaxamed9610
@cabdilaahimaxamed9610 2 жыл бұрын
Aboyo ilaahay hakufaxido
@layuzaadan3796
@layuzaadan3796 2 жыл бұрын
thanks
@husseinadan85
@husseinadan85 2 жыл бұрын
Xasbuna laah alahuma najina
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 2 жыл бұрын
Thanks farxiyoy aniga mrka guursaday ayan horay uur ku qaaday kadibe iga so dilmen waayo ma taxadari jirin Waxana aad u cuni jiray u cabi jiray timirta cabitan ayeba ii ehed cala kulli xaal baby 2aad wan taxadarayay o is ilaalinaye alla wax I ilaaliye Mrka waxybaha qaar hala iska ilaaliyo
@sahraibrahim5601
@sahraibrahim5601 2 жыл бұрын
Farxiyo abayo waan ku salamay kasohadal dhaqalaha hoyada guriga sida
@zahrodauud5411
@zahrodauud5411 2 жыл бұрын
As abayo Masha alha
@Jannahawkhalif
@Jannahawkhalif 2 жыл бұрын
Waba yaab waligay ma maqliin subhanallah walaley maxay tahay why ayaay waxaas u xidhaan hadu ba ilmaha so rido yaab wax igu cusub weeyan
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 2 жыл бұрын
Wcs wll farxiyo tawakal mahad saand
@caaishocuud1548
@caaishocuud1548 2 жыл бұрын
Farxiyo faceeda karoon
@hodancabdi4277
@hodancabdi4277 2 жыл бұрын
Wcs xbbti Allaha ku sharfo
@makoaden5640
@makoaden5640 2 жыл бұрын
Wsc 😍 😍 😍 😍
@sahranuur1432
@sahranuur1432 2 жыл бұрын
Wcs abaayo anigaaba arkay curadkeyga aan saas u uriyey arjeegtaas aan uriyey lkn gabaraa alle igu bad baad shay oo arjeegtaas iixirtay oosankana iisaartay allaha nabad baadsho abaayo
@filsanahmed1573
@filsanahmed1573 2 жыл бұрын
Wllhi aniga ayee igu dhacday arintaas
@sifiyoqalanjo7429
@sifiyoqalanjo7429 2 жыл бұрын
Asc.waadmahadsantahey.farxiya
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 2 жыл бұрын
Waxkasta oo xayawan dila ilmaha na wey dilaan iska ilaaliya dawada musqusha lagu dhaqo xitaa uma fiicna Nagaha uurka leh
@ruweidaxasan7
@ruweidaxasan7 2 жыл бұрын
M.a habo farxiyo mahadsanid marwlbo latalintada iyo dhiirigalintada🔥😘❤️
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 жыл бұрын
Asc wllo waa jirtaa waxa la uriyo lakiin dad ka dhir ta intay xirtaan dad ka ulatagaya way khaldanyihiin argeegtu waxa dhahaan waa shashatir
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 2 жыл бұрын
Farhiyoy ila hada dad isticmalo aya jiro gibar dariskeyda eh inti ay subag kudarta ayay carurta ugu masajeysa
@falisabdullahi3467
@falisabdullahi3467 2 жыл бұрын
Aniga hda hal xun haysto❤
@aishaguure9942
@aishaguure9942 2 жыл бұрын
Waxaas maxe ka faidayan ayaga mammal hoyady ilmahena dhan we u marin jirty badiyana ma aha
@hanianabdi8231
@hanianabdi8231 2 жыл бұрын
First
@خضرمحمد-م4ه
@خضرمحمد-م4ه 2 жыл бұрын
سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل
@munocali5531
@munocali5531 2 жыл бұрын
Waa wax jira hda markan ilmaha talalka u wadayo mal mal ban umarya
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 жыл бұрын
Farxiyaay waxkale cariurtasoorida kasoosheekee aniga Shan baa igasoodilmay
@sowturahma148
@sowturahma148 2 жыл бұрын
5 biloodna masoo dilmaana
@munocali5531
@munocali5531 2 жыл бұрын
Maamo ku jecliya qali
@umucamaar7903
@umucamaar7903 2 жыл бұрын
Wajiran waxas lkin quraafdwaye
@ramaas360
@ramaas360 2 жыл бұрын
Roootin aawe farxiya 🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐
@nafissahoussein5806
@nafissahoussein5806 2 жыл бұрын
Rootin aawe farxiyo 🥺🥺🥺🥺
@ramaas360
@ramaas360 2 жыл бұрын
@@nafissahoussein5806 team qiso maihi rotinkada jeclahay wlhi xaqeena aawe team rotin🤔🤔🤔
@malyuunmohamed9779
@malyuunmohamed9779 2 жыл бұрын
Asc
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 2 жыл бұрын
Abyo aniga ilam 3 bil ah ayaa ika soo dhacy ma qani waxa ika sooriday wllhi
@shukriisaaq4015
@shukriisaaq4015 Жыл бұрын
mal masha wa dawo aye dhahan carabta
@nasroosman464
@nasroosman464 2 жыл бұрын
Wlh waligey ma maqal lkn hada kadib WA Inan fiira gaara uyeeshaa lkn dadkas xasisana hadeeyba dadka dhibayaan maxay uxiriranayaaan
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 жыл бұрын
Gabar walaashay ah ayadoo uur 4bilood leh wiil 2sano jirana wadata bay bakhaar aabahay leeyahay aaday kadib maamo reer miyi ah baa wax ka iibsatay markay maamadii ka dhaqaaqday ayadiina dhiig baa ooda goostay wiilkiina matag buu kuwaashay sidii bay ilmihii ugasoo dheceen cunugii yaraana waa lala tacaalay
@qalbiluulaxassan8226
@qalbiluulaxassan8226 2 жыл бұрын
Sidee laisaga ilaalinkaraa uriskaas abaayo markeey bilaha yaryihiin malamarsankaraa
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 2 жыл бұрын
Wax badanaan ka faa iday habo
@sowturahma148
@sowturahma148 2 жыл бұрын
Farxiyoy ani dilankaas i dhibey mx iigula talin laheyd isbitaal wa tagey
@nimcoosman1944
@nimcoosman1944 2 жыл бұрын
Waxa reer soomaalilnd ma yaqaanan sidaasina way dhacdaa in ilmuhu iska soo dhoco sabab la aan
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 2 жыл бұрын
Nagaha dadka ushaqeyo xata wu uxiran yahay
@anaszakiofficially6341
@anaszakiofficially6341 2 жыл бұрын
Ano uur leh ma marsan karaa malmalka
@umuayni277
@umuayni277 2 жыл бұрын
Maalmaal is antibiotics waye walagamarman
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 2 жыл бұрын
wsc
Subaxdayda axada iyo shadayda dukanka 💕💕🌹🌹
6:20
Najmanalka vibe
Рет қаралды 1,7 М.
Masha Allah
2:19
zuzu media
Рет қаралды 1,6 М.
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
Farmer narrowly escapes tiger attack
00:20
CTV News
Рет қаралды 13 МЛН
كيف تكون من عُمّال النور؟ دليل شامل ومفاجآت مجانية! |رانيا رمضان|
47:22
DAHIR ALASOW AJ FAMILY SOQARXIYAY REER KII DHALAY
19:07
SOMALI JAJUS CHANEL
Рет қаралды 3,1 М.
QISADII CAZAAM EE QIIRADA BADNAYD!!#2@sawdamqaalib
1:01:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 49 М.
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19