FASHIL IYO JAHA WAREER SIYASADED XALAQADII

  Рет қаралды 24,721

Danguud Media Network

Danguud Media Network

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@AbdulahiNor-t9s
@AbdulahiNor-t9s Ай бұрын
thanks Mr. Guuleed. Casharadaada waa murti run ku qotanta sidaa darteed aad ayeey soomalida inta wax garanaysaa abaal kuugu hayaan
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 29 күн бұрын
Sxp dowlada itopiya hadhihin dheh nidamka fashiga ee xabashida abasiiniya dheh
@KalsoonidaNafta10
@KalsoonidaNafta10 Ай бұрын
Mudane mahadsanid
@countcryptonite
@countcryptonite 29 күн бұрын
Si fiican baa u hadashay mudane agaasime. Dowladaan waa dowladda ugu liita dalka soo maray. Xasan sheikh ilaahey ha naga qabto
@joeokieh43
@joeokieh43 Ай бұрын
Best analyste ❤❤❤
@halimohassan3109
@halimohassan3109 29 күн бұрын
Hassan ilahay ha dhaafiyo wadanka
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 Ай бұрын
Thank you so much Mr guuleed waxaad wacyi galinta somalida uga jirtaa baal dahab ah Barnaamij kada adiga & c/jaliil show marar badan ayaan u baahanahay mahadsanidiin
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 Ай бұрын
Mahadsanid mr guuleed
@TheAbdiweliheibeh
@TheAbdiweliheibeh Ай бұрын
Excellent information
@countcryptonite
@countcryptonite 29 күн бұрын
Farmaajo ilaahey ha soo celiyo aamiin
@ayaanqaasin8752
@ayaanqaasin8752 Ай бұрын
Nio Markasta waa ku arka in adtahey in wXksta fahansin wadankan in laqabsadeya wlhi waxan joga Europe waxan diyar uu aheya in aan noqodo cidankaga ycn xataa aan naftiyeda uhibibeyo wadankena walipa aniga iyo ragbaden oo ilmid ah ee sidee kuhelikarna shaqsi nahogamiya oo siyasada kudhexjira waayo aniga dhalinyaro naheya ee maheleyno janis aan ku go aamiyo in aan go aanka dalka
@Abdillaaahi
@Abdillaaahi Ай бұрын
Haddii aad Xassan gurguurte ciidan u noqoto markaas baa damiir kuugu danbeyso
@Afro.1
@Afro.1 Ай бұрын
Allah ka cabso ,,guul somalia 🇸🇴
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
Thank you Mr Guled
@hussienolow3283
@hussienolow3283 Ай бұрын
Asc. Saaxibow isma naqaan, laakiin waxa aad sheegsaa waa runtaaa. Balse wadani dadka somaliyeed ma u baahan yihiin ??
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Hassan munaafaq wa mooryan an xishoon runti ilahay umada ha ka qabto inshallah
@MuhyadinHirsi
@MuhyadinHirsi Ай бұрын
Map kan qaldan ee gadaasha suran maad naga hor leexisid. Ma sidanaa Sirdoon ku ahayd?
@AwaleFarah-v4f
@AwaleFarah-v4f 24 күн бұрын
Wan kusalaamay kadib markaan dhageestay taariiqdaadi sifiican min hungoobaydhe nasion walcan
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare Ай бұрын
Thanks guled nimanka somalia xukumaa maskaxda ayey ka jiranyihin
@AbdulahiAli-z3b
@AbdulahiAli-z3b Ай бұрын
Asc sxb wad war dheeraatay qufka hadi u war badiyo warliisa wu qimo balaa ha Dabo sxb gabso hadan Hanaan doonin waa fican ki hadal
@MohametJubba
@MohametJubba Ай бұрын
Hassan Sheiikh qof maskixiyan u caafimaad qaba maha in dalka laga qabto ayuu ubaahan yahy oo la casilo waa hadii Damiir jiro oo Dawlad somaliyed oo Damiirleh larabo Baarlamaanka somalia Shaqadooda haka qabsadaan
@MrMohamud78
@MrMohamud78 Ай бұрын
Xasan talada Allaha wafajiyo.
@kingofludostar
@kingofludostar Ай бұрын
One of the assets Somalis people have, long life.
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 Ай бұрын
umadda meel wannaagsan baa ugu jirtaa, halkaa kwad hoosha abdisallaam.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Mid la mida
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc Ай бұрын
Waa tuug Xasan sheekh ilaaahay hana dhaafiyo
@AwaleFarah-v4f
@AwaleFarah-v4f Ай бұрын
Adeer tanuu ahaatay kasa Mer xasan sheeq dani iyo axmed modoobe baa
@mohamedosmanmohamed4537
@mohamedosmanmohamed4537 Ай бұрын
bariiskaaga wuxuu galay KZbin , lkn dalkaaga aad xumaan kula soo kalahdo every morning macquul maaha
@saalaxjimcaale3844
@saalaxjimcaale3844 Ай бұрын
Afad kuhadasha melihide iskunoqo layskama hadlo
@MustafeAli-y7y
@MustafeAli-y7y Ай бұрын
Xssaan sheikh waaa fashilmay wllhi
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg Ай бұрын
Guulayso guleed
@AbdikaadirAhmed-c3y
@AbdikaadirAhmed-c3y Ай бұрын
war ani waxaan la yaabay Ethiopia maxey baxsad ugu tahay iney Somaliya imaato xasan sheikh maxamuud isma weydiiyo miyaa Ethiopia iney Somaliya imaato maxey u rabtaa maxaa Dan ah oo ugu jiro
@Ibraahimfaara
@Ibraahimfaara Ай бұрын
War masul roonaa Rabbi aa og ee meel toosan allaha na waafajiyo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Walaw cads fadlan noosheeg malinta iyo bisha aad tabisay warkaan
@liibaanabdullahi7091
@liibaanabdullahi7091 Ай бұрын
what is the right thing we can do as believe one Somalia and is have the disease sam almost all Somali have qabil
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Maya anigu hadaan u tago heshiis ayeey ila geli Somalia 🇸🇴 kuwa maanta joogaa
@ciiltirestudio5911
@ciiltirestudio5911 Ай бұрын
Mararka qaar waan layabaa siyasiga somaliga ah Asago xil misankisa inta la egyahay ayuu sirtii qaranka inu faafiyo ufurtay youtub manta hadan kaxishon waqtiga ayaa ku soqaban dona insha allah
@mustg4891
@mustg4891 Ай бұрын
Sirta? Xasan xaan cuna miyaa dowladiisa sir ledahay? Nice joke Buhahahahahahahaha 🤣😂
@Shorts-23250
@Shorts-23250 5 күн бұрын
oo yaaan xaqiiqada shcabka loosheegin miyaa leedahay sirna mahee waa wax lawada ogyhy
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Ай бұрын
ASSALAAMA CALAYKUM WALAALKEY, MADAXWAYNE XASAN SHEEKH WAA XANUUNSAN YAHAY MASKAXIYEN, EE SOOMAALIYEEY WADANKA LABADBAADIYO.
@ahmedmohamuud6692
@ahmedmohamuud6692 Ай бұрын
Kkk ar hadii shaqo la waayo yuutuoka 😅
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Ай бұрын
Aqoontiisa ayuu nooga faaiideeyey
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Ай бұрын
Aqoontiisa ayuu nooga faaiideeyey
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Ай бұрын
Aqoontiisa ayuu nooga faaiideeyey
@MustafeGaas-p8q
@MustafeGaas-p8q Ай бұрын
Asc Wll xasan maaha madxwayne soomaaliyee eewaa calooshii ushaqayste hawiyena dib loo ma aaminaayo caasimadana waa in ay soomaali iska badashaa waayo wax ay kuroon yihiin ba majirto wadan uhadhayna maji waynu iskahadlaynaa uun allaw soomaali ugargaar
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Ай бұрын
Xasan shiiq iyo hawiye maxaa iska galay
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Ай бұрын
Ayandaran soomaaliya markasta mid muqa ugaegba Adhaxda kajebiya😢 Majiro xatahadu caruuryahay Qofan ogayn inay cadawsojirena tahay ithobiya😢 Xata heshiski hore isagakamasul aha xasan xaarash Qaran .muuse bixina Maxad igahormartu kuhaysey. Somaliya allow adaykuledahay😢
@Masago2025
@Masago2025 Ай бұрын
Dalkena sikasto udhibtodo malina ka bexena insha allh ❤🇸🇴
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
maaalintaas shaqo bey rabtaaa aryaa ebow
@LHIGtatt-b5k
@LHIGtatt-b5k Ай бұрын
Somaaliyeey itoobiya dalkaan waa u cadoow sida lawada ogyahay hadafkeeduna dunida waa ka dharagsantahay ee dalka aan ka difaacanno ogaada xasan dalka malaha
@FaaraxCllaahi-g6i
@FaaraxCllaahi-g6i Ай бұрын
Adeeroow wadanka ha la badbaadiyo
@deeqmohaxaaji8599
@deeqmohaxaaji8599 Ай бұрын
Mudane codkaadu maqalkiisa waa hooseya next vedio codka xooga gor u qaad i.a🫡
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px Ай бұрын
Hassan sh intakahore ayo shegay inoosanrabin somalia in ciidan xoogle Loodhiso taaso macnaheda yoho somaliya ini cadow oo ogacangaliyo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Mw HSM iyo adigaba laba dayuus bad tihin inta Aad carab Egypt xun oo masaari ah aad my 🎤 utihiin oo idinka dhax hadlayo nacalatulahi tuug iyo dayus
@mohamedisse9986
@mohamedisse9986 Ай бұрын
Hassan waa gacan yaraha Abiya Ahmed
@yusufmaxamed7366
@yusufmaxamed7366 Ай бұрын
Mudane guulayso hadal cad oo run iyo xogba ah ayaad sheegtaa
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 27 күн бұрын
Xalane kasoo hadal iyo sirdoonada fadiya halka madaxdiirow
@zakariamohammed7750
@zakariamohammed7750 Ай бұрын
Siyasada xasan sheik wa شررُ البلية ما يضحك 😂😂
@garadmohamed9372
@garadmohamed9372 Ай бұрын
Haa anaa arday ka Ahaa addis Ababa Black lion waa naanays loo yaqaano absiiniya
@Naif-so8yk
@Naif-so8yk Ай бұрын
Madaxwanha xasan ka dnbaynbdoona war ba uyaala wareer
@AbokorMohamed-g6z
@AbokorMohamed-g6z Ай бұрын
Ma dhaleecayn bu youtube u furtay yaab 😂😂😂 hadu sixid u bahan yahay Tv kale ka hadli karayey
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 Ай бұрын
itoobiya haday qoobka soogalayso maamul xoogle inuu ka hirgalo. way kala dagaalamasaa. ogaada taas markaa. ilaa wadanka. lawada awoodo. heshiiiskasata waa. baadil
@Abdiyare123
@Abdiyare123 Ай бұрын
Nio majidhaa xal maalin walba hadal kuma jiri karnee
@deefyare5711
@deefyare5711 Ай бұрын
Wacyigaaga in aad koriso ayaa muhimadha ah.
@Kuun234-34
@Kuun234-34 Ай бұрын
Afgambi iyo xabad
@deefyare5711
@deefyare5711 Ай бұрын
@Kuun234-34 Afaganbi iyo hada? Dagaal xal mahin. Dadkani xilalka hayo maku warayaan xilka, marka dhalinyaradha waa in wacyigoo dha ladhisaa. Tasi ayaa muhiim ah. Geedka marka oo sobaxayo waa in laga taxadiraa si oo wax tar ula haadho.
@Kuun234-34
@Kuun234-34 Ай бұрын
@deefyare5711 siyasintena wala iibsada sidaa Tomato Ma waxa kula tahay in xasan an kursiga la keenin? Run ma donaysaa odaysha somaliyeed ma rabaan in ciiidan adag la dhiso sababto ah waxa ka baqayaan inu so baxo madaxwayne siyad bare oo kale Marki ciidan adag la dhiso waxa awooda waayaya odaysha Marka sxb hal mid shisheeyaha iyo cadawga uga gulaysan karno waa ciidan adag iyo hayad nabad sugid adag
@Kuun234-34
@Kuun234-34 Ай бұрын
@deefyare5711 rag america iyo carab iyo ethiopian waaba si ogyihiin qaraxa dhacaya iyo madaxwanaha 2026 dooranayp kkkkkkk
@MOHAMED-DAAHIR
@MOHAMED-DAAHIR Ай бұрын
Warkaaga oo dhan waa Negative waaye
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj Ай бұрын
Dan shakhsi ayey dabada ku haysaa u raxlaynta itoobiya iyo hor orodka
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 Ай бұрын
Xassan sheikh waa tuug waana qaain
@farxadkunollowofficial2247
@farxadkunollowofficial2247 Ай бұрын
Siyaasi youtuber noqday
@hassansalad7246
@hassansalad7246 Ай бұрын
intoo siyaasi ku noqday, xil dowladeed iyo siyaasad kala baro, cawaan aan wax baran ba tehe, go back to school now
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Jaahil baa tahay.... ninkan xildhibaan manoqon...dadna waligiis masoo dooran waligiisna dad mamatalin sidee ayuu siyaasi kuyahay....mise siyaasada iyo shaqo dowladeed ayaa iskagakaa qaldan. Ninkan shaqo dowladeed unbuu haye oo ah dhanka nabadsugida ee siyaasad kumajirin
@hassansalad7246
@hassansalad7246 Ай бұрын
@@2daysago_ cawan aan waxbaro lagu karin waa, kano kale waa waxa dalkan ka qaldan 🤦🏽‍♂️
@farhanhassan72
@farhanhassan72 Ай бұрын
Taagerayaasha xasan laga dhaadhinkaro qofkaan xasan la leeyahay in dhibaatada u dalka somaliya ugaystay aan mudo dheer lagaso kaban doonin
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 Ай бұрын
Siyaasi waxbadan usoo jogey una adkeysan waayey dhibatada ka taagan Dalka
@Axmedkaafi2113
@Axmedkaafi2113 Ай бұрын
No ,wa Itheopian
@nboss8028
@nboss8028 Ай бұрын
Asc aniga ma arkin farmaajo oo marba wadan heshiis la galaayo mana arkin arimaha dibada oo sidaan gaaray xiligii farmaajo
@qaasimZack
@qaasimZack Ай бұрын
Ilaahay dadka iyo dalkaba ha dhaafiyo ninkan baahan ee
@Labaale-t1v
@Labaale-t1v Ай бұрын
Xassan wuxuu ogyahay in hadii ethopia wadanka ka baxda al shabaab muqdisho soo galayaaan😂
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Ай бұрын
Wasaqbaa tahay AS anaa xamar ka hor taagan kaalay soo raac daciifyahow
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 Ай бұрын
Caqli Salim ah oo cafimad qabaa oo somaliyeed....
@AbdiaziziMDirir-h6z
@AbdiaziziMDirir-h6z Ай бұрын
Waxa uurkaga kujira ayuu afku ka xadaa mamulka argagixisada kulaha😮
@samir7657
@samir7657 Ай бұрын
Kan madaxwayne maahe ilaahoow somalia dhaafi. Sharafti Somalia ayu dhulka ku jiiday. Waxaan shaqadiisa ahayn ayu faraha kula jira. Shaqadiisu Naafta gadow ayay ahayde. Poletics intay isku arkeen. Reer xamar waxay dhahaam; Geel maxu indha kuul ka kasaa!
@abdinaasirhassan6922
@abdinaasirhassan6922 Ай бұрын
DOWLADNIMADA somaliya sababta looso sameyey waa ineey udaneesa danaha ethiopian kenya iyo dowladaaha shisheeye Somaliya ineey dowlad adag yeelato waxa kadhaw in somaliya lookala qeebiyo Dowlado kala madaxbanaan kuna dhisan qabyaalad
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Ай бұрын
Libaax shalay adiga iyo Nimanka manta jooga wxd Heshiis ku ahayden in meesha Laga saaro xukuumadii N&N Taaso hadan dhalinyarada Somaliyeed nahay anu ka Lahayn rajo ad iyo ad u wayn! Wxd cabadaanba wxy dhashay Hoogan iyo halaagan manta Taagan rajadayadiina bohol Dheer bd ku rideen ???
@NuurDahir-v6e
@NuurDahir-v6e Ай бұрын
@MuhyadinHirsi
@MuhyadinHirsi Ай бұрын
Mapkan gadaashada suran ee aad Ethiopian ka ugu xalaalaynayso gobolka Ogaden maad meesha ka qaadid ma sidaan baad Sirdoon kusoo noqotay? Adigu wax fahan intaadan wax falanqayn.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Aan kugu dare "black lion" waxay ahayd naanaysti boqor Menelik ee Ethiopia.
@HusseinAhmedibrahim-u6f
@HusseinAhmedibrahim-u6f Ай бұрын
Niyo aniga aadba kugu takyeraa mudine
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Halki C/lahii Yusuf Ahmet 2008 nuuracade nuura xassen xusen Bau markii uu isku cassalieya xilika ee uu ka carara xamara hassen shiikha xagebuu aadin ma warshkha misa shalanabode ?????😂 Somalia madxawayne ku xiigi doone majiiro waxa lo kale jeeraya kenya Ethiopian iyo jabaute
@jammane3880
@jammane3880 Ай бұрын
Masuul salaan sare Horta rajada ILaahay lagama quusto oo marar badan oo taariikh aan god ku dhacnay rag baa inoo kacayey lakin waqtigan markaan fiiriyey in mid waliba kan deriskiisa ah amay isugu xigaan inuu dilayo maantaan ugu rajo xumahay sabab inagaa isusoo kaxeysaneyna shisheeye siaan isu xasuuqno
@amunsheikhabdi6703
@amunsheikhabdi6703 Ай бұрын
Walaal markaad information noocaan oo kala ah sheegayso, asagoo ku hadlayaa soo dhig vidiyow, madaxweynaha wuxuu u muuqdaa in uu kali ku yahay afcaashiisa mana u malaynayo inuu ka gaarayo ama aqoon u leeyahay masuuliyada saaran. Hadii kalena waa Itoobiyaan halkaasoo baaro
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana Ай бұрын
JAAH WAREER DHEG
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy Ай бұрын
Ka waran haddan qof ajanabi ah madax ka dhigano ileen qof masuul qaadi kara naguma jiree
@hassanabtidoon5574
@hassanabtidoon5574 Ай бұрын
Waxay u cararayan lacag ayaa lagu ion saday bada Somalia waxaadna ku😂garan kartaa xasan shiikh wiilkisa ayuu ku daba daray cali balcad si u ogaado waxa la kala gosana oo aan😂xasan wax loga bangadeyn xasan dadka waa ku shaqeysta hadan ma amino meelkasta oo dhaqalo laga sameyna waa in qof qoskisa ka mid ahi jogaa
@amunsheikhabdi6703
@amunsheikhabdi6703 Ай бұрын
Sabab uu kula kulmi karo majirto, xataa marbaa lagu dili rabay
@asadabdulla6595
@asadabdulla6595 Ай бұрын
Yutuber ma isku badashay shalay markaa xilka haysay maxaa ugu hadli waysay walagu fahmay
@ABDULLAHI1964
@ABDULLAHI1964 Ай бұрын
Black lions waaba ilooway adigaa na soo xasuusiyey intee ku danbeeyey yaab badanaa!!!!!!
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n Ай бұрын
Wax afka laga yiri weeye somali heshiis ah dunidana heshiis la ah barnaamij laga soo baaraan dagay ma aheen ama qorshe cilmiyeysan leh
@abdirizaksalad8516
@abdirizaksalad8516 Ай бұрын
Adeer somali talo qaadan meyso ee yeey ku daalin 70jir qeelo masuul ah ayaa ileey qoorta no galiyay
@mohamoudyusuf8072
@mohamoudyusuf8072 Ай бұрын
Salaanta islaamka maxaa diiday intaanu wax qiima lashayn lagu badalayo.
@MacalinGabobe
@MacalinGabobe Ай бұрын
Agaasime meejaa kawad
@MaxamedIbrahim-nl1lc
@MaxamedIbrahim-nl1lc Ай бұрын
Xasansh wa qaainu wadan aan mustaqbalka somli danka laheyn una guuray wadamada shisheye asago dhigtay hantidi dalka..maxa logu firsanaya marka dalka.somli wadaciif kuli
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 Ай бұрын
Hassan is sick. Hassan wa nin xanuunsan
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 Ай бұрын
Cidanki isaga baa" biiyay
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa Ай бұрын
Marka sids hadey thy urur diimeed aan alshabaab aheyn waain lahela madaama Alshabaab dad gumaad yihiin anngana siyaasiyiintan calooshood ushaqestayaasha hana dhaafan
@Abdillaaahi
@Abdillaaahi Ай бұрын
Alshabaab haddii ay xilka qabtaan wax ma gumaadayaan, tusaale Taalibaan waxay qaraxyo lagu hoobto ka gaysan jireen Kaabuul laakiin hadda markay xilka qabteen way joojiyeen waayo sabab ay wax u qarxiyaan ma jirto maadaama ay kursigii ku dadhiisteen, Shabaab ne waa la mid. Waliba shabaab hadda urur jihaadi ah wuu kasoo tagay oo waa urur waddani ah
@cabdirashiidxasan7347
@cabdirashiidxasan7347 Ай бұрын
Codku wuu gaaban yahy
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Ай бұрын
Hawiye folxuma nacladas
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Ethiopian waa cadow baad ku celcelisaye Ethiopian hada maxaan karabnaa ma dhul baan karabnaa DDS masar bakashaqeysey iney Ethiopian qadato manta na masar baa gorgorineyso badda cas Ethiopian sineyso somali hadii derisnomo iyo nabad laga wayo badda cas iska daye somaliya oo dhan Ethiopian ayaa lagu darayaa taas weydhici inta uu carabka dayuus ka ah aad ushaqeysan oo afkiisa kuhadleysa
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 Ай бұрын
Mudane inad basaas tahay ma ogyihiin shacabka
@Abdillaaahi
@Abdillaaahi Ай бұрын
Maya lkn waxay shacabku og yihiin in Xassan tahay naag uu Abiy Axmed xaaraan ku waso.
@hanooshart7103
@hanooshart7103 Ай бұрын
Isku dirka Dariska Naar baagugalaa kuguboo xudama
@saalahmahamoud8455
@saalahmahamoud8455 Ай бұрын
Siyaasadu moofo iyo moxog toona maaha
@MohamedElmiAdow
@MohamedElmiAdow 29 күн бұрын
Belo sheeg been sheeg hawiye naceeb la fadhin la dahay nin yahoow
@hanooshart7103
@hanooshart7103 Ай бұрын
Calool waad olshe caro kudhimo caro
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl Ай бұрын
*Xasan xoolo waxaa ka daran ninkaagan u madax ahaa ama ka mid ahaa sirdoonka wadanka ee halkan la soo fariistay taanataanaynta xogaha sir aan wadanka ee aan marnaba laga fileyn inuu ku hadlo, adigoo kale, oo xittaa lagugula tiigsan karaa maxkamad.* *Waxaad tahay daciif damiir laawe ah, oo darajo waayey. Poor chap. Waxaad ka mid tahay cudurka Soomaaliya ay ka caafimaadi la'dahay*
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Total failure.
@AnasYare-u6o
@AnasYare-u6o Ай бұрын
Thanks Mr Guuled
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 21 М.
Yaa Gardaran ama Gar leh Xaalkooda wuusoo dhaafay Hodan & CabdiKariim
15:34
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
DegDeg Gaariga Suuga 40 Nin Oga Dhinteen Huwanta Buuhoodle
9:23
MADAL FURAN
Рет қаралды 22 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 671 М.
Språkfika 5/1 2025- Lär dig svenska @svenskamedmarie
1:02:22
Learn Swedish Lär dig svenska
Рет қаралды 4,3 М.