No video

Sida aan uga soo baxay (Break up ) igu dhacay !

  Рет қаралды 23,210

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 101
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. t.me/XaliyeAli
@FeisalAbdalla-tr1sl
@FeisalAbdalla-tr1sl 7 ай бұрын
Macalin xaliye 🥰🥰🥰💓💓💓💛💛
@daniolmo4432
@daniolmo4432 Жыл бұрын
*Xasuusin!!* 1: jiimka aad🏋️‍♂️ 2: horey usoco🚶‍♂️ 3: dalate social media contact🚨 4: asxaab cusub sameeyso🤹‍♂️ 5: hobby cusub raadi🛀 6: kelinmada yareey⛷️💔 7: stylkaga wax ka bedel👤 8: baro naago kle oo iyada ka shidan😌😁 9: waqti sii🕛 By dr xaliye ali
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
Thanks
@MohammedAK24
@MohammedAK24 Жыл бұрын
Xaliye wants Somalis male to become a MAN OF VALUE
@jibrilaliadan
@jibrilaliadan Жыл бұрын
Xaliye Ustaad wllhi dadku waa 3 Nooc. 1- Qof waxgarad ah, oo garan karra Walbo oo xita an loo sheegin. 2- Qof baraarugo Marka wax loo sheego. 3- Mid aan waxba garan xitaa hadii wax loo sheego, Dhoohan, Daanyeer, Nin daalan, Looser. Ustaad Awal ayaaba dhisnaa hadana, waad isii dhistay Allah haku karaameyo, kuma ilaawi doonno, dadka aad so Saarto ayaana mustaqbalka so bixi doonna.❤️☝️
@tiktokqaboze4579
@tiktokqaboze4579 Жыл бұрын
number 3 me
@cabdicasiis1276
@cabdicasiis1276 Жыл бұрын
Ustaad ani waxaan qabaa Markaad Broke noqoto, marka ugu horeyso alle unoqo oo salaadaha hagaaji, quraan akhriskisa bilow ama Joogtee kadib howlaha aduun wey is furfurayaan, kadib Adduunka camal kayeelo oo wax qabso. Lkn waliga Haku fikirin daremahaga sbbto ah mel xun ayay kudhigayaan
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 Жыл бұрын
Haa San aa kaficn❣️❤️💞
@abdilahiarashid7584
@abdilahiarashid7584 Жыл бұрын
Maasha allah
@podSnippets_10
@podSnippets_10 Жыл бұрын
Aduunkaba cid aan hooyada io aabahaa ahayn oo ku danaynaysa majirto. Dadka ha daba ordine horumar samee oo ciil kudil. Legend wn ku salamayaa
@zamiirboy3510
@zamiirboy3510 10 ай бұрын
7/17/2023💔 Lkn hada waa bogsadey alxm Xaliye macalin vediogan markaad soo dhigeysay waan kula yaabanaa markii hore lkn hada fahmey😢😊
@apaasadam3795
@apaasadam3795 Жыл бұрын
Super professor ,professional and Great,s of all human right person baaba xaliye 🙏mi Idol man respect 🙏 and I learn more about you thanks maclimo you deserve more than this 🥹🥺👋🙏🙌
@hussemabshir3872
@hussemabshir3872 Жыл бұрын
Macalin xaliye. Video yadada si taxane ah ula socda😁 Shaley ayan jaray naag aan xiriir la laha kadib marka ku caajisay😁 Yadna halkan iyado calaa cal ku haysa blocked isaga aamusiyay😂👌
@MohamedXajjiozmuhumed-ry3zx
@MohamedXajjiozmuhumed-ry3zx 4 ай бұрын
Wlhi waan so dhaweyay qabka bulshadu u kala duwan tahay sida ad Uga wrnty. Wado qaldan ayay dadku somalidu ku socoden .qarnigan anjogno la isma sugayo thanks xaliye
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Dumarow dhageysta sidaad iga bixi laheed Marka lagu ganbiyo hore usoco xaliye huuno tageero buux
@muste123
@muste123 Жыл бұрын
Rag iyo dumarba u ku socda video.
@abdihafiddek5262
@abdihafiddek5262 Жыл бұрын
Xalimoyinaw dhibka naga dhaafa xaliso radsada😅👋
@khalidbadar4696
@khalidbadar4696 Жыл бұрын
Aniga maba ka helo inan gabar ucalacalo mid ban jecla weyna iga tagtay mana daremin xanun jilec marki horeba niyad uma haynin dhanka jecelka
@Abdulahihassen-ml3zp
@Abdulahihassen-ml3zp Жыл бұрын
waxaba moda inad aniga iga hadleyso thanks wll xaliye
@haretdediamond8881
@haretdediamond8881 Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee muqaalka dawada
@40Durkiya
@40Durkiya Жыл бұрын
Wlhi qaacidooyinkan xaliye waa qaacido waligayba aan is ticmalo markay naag iigambiso legend waa runta 😅
@realtrendingtreasure
@realtrendingtreasure Жыл бұрын
Mahadsanid Dr xaliye !!
@ibrahimbuale8595
@ibrahimbuale8595 Жыл бұрын
Mr xaliye waan kugu racsanahay midaas
@user-vm2fy3sd5x
@user-vm2fy3sd5x 5 ай бұрын
Macalin xaliye waan ku salamey🎉
@abdihashimmohamed8486
@abdihashimmohamed8486 Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin juhdiga kubixineysid labaxininyoodka soomaaliyeed. Waxan u bahnahay coaching gooni ah lkn telegramkeyga waala ban gareye. Platform kale oo coaching gooni ah ku sameyso miya Jira?
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
Waa kanaa lama ban gareen awoow; t.me/XaliyeAli
@osmanabdurrahman1508
@osmanabdurrahman1508 Жыл бұрын
Good motivation bro thanks
@CabdiwasacMaxamuudxasan
@CabdiwasacMaxamuudxasan 4 ай бұрын
Thanks
@badrishakaal5103
@badrishakaal5103 Жыл бұрын
Xaliye nin aan waxbadan aan kafaaiday
@user-so3ht4iz7w
@user-so3ht4iz7w 2 ай бұрын
Inshalah mcn
@CabdiwasacMaxamuudxasan
@CabdiwasacMaxamuudxasan 4 ай бұрын
Thanks Techer ❤❤❤
@abdihakimereg
@abdihakimereg 9 ай бұрын
Breakup breaks a broken man into pieces and builds him again stronger!
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 Жыл бұрын
Woow waa .wax ficn aa I shegty
@ahmedabdilahiahmed517
@ahmedabdilahiahmed517 Жыл бұрын
Mahadsanid libaah , waa horumar wacan ,.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
War nio Nin Somali ah baathee Nagadaa ingiriisigan madhaxa ah maaha inaanaan fahmeyn lkn luuqaddeenna dhulka halajarin Terminology yada cusub intaadan la iman soomaaligoodii raadi talo wll uun qudh
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Жыл бұрын
Guulayso ugaas. Afkaago waa in aad danjire u ahaato. Waad ku mhdsn thy sida aad wax ugu bidhaamiday
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
@@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Adaa mudan wll mcne waxa ina dhibey luuqaddan ajaanibka ah haddii sidan lagusiisocdana qarnigan soosocda afkeennu inuu gaadhi waayo ayaa lagayaabaa. Cidda ugu badan ee dhibka iyo Yasidda ku heysaana waa Saxaafadda iyo youtuberska badhkamida sida xalliye iyo CK iyo ereyo afkale ah ayay keenna kulaaqaan daawadayaashuna waaqica iyo magaaladey lasoo dhexfadhiistaan. Heer ninka yaqaanna afkaas ajaanibeed Aqoon yahan iyo nin chrisma leh loo arkey. Waan kusalaamayaa zxp kana raalli ahow waqtigaan kaa cuney mahadsanid
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Жыл бұрын
@@mascuudabdi9401 Ilaahay ha kaa raalli ahaado wll. Si la mid ah ayaan kuu bariiday jaalle. Af shisheeye aqoontu ma aha af soomaaligana Carabi ka soke isaga ayaa ugu hodansan afafka ifkan jiro wuuse inoo muuqan. Aynu ilaashanno
@amiinanta188
@amiinanta188 Жыл бұрын
Firs one
@KHADARINHO22
@KHADARINHO22 Жыл бұрын
Iga halee Macalin wllhi wax badan baa fahmey
@ROONETV
@ROONETV Жыл бұрын
Tnkz ustaad 💯/💯
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Жыл бұрын
mahadsanid macalin xaliye
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
Tankiyu macalin 🙏🙏🙏
@user-gi8cm4wm3f
@user-gi8cm4wm3f Жыл бұрын
Mahadsanid mclin
@abdulahidheere3048
@abdulahidheere3048 Жыл бұрын
Xaliye aad uguxumahay runtii video Lasoodaahday hadda alx Dhowr bari kabogsaday
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 Жыл бұрын
Wan ku salamaay Rijaal DR Xaliye
@iam_farhaan3
@iam_farhaan3 Жыл бұрын
Ader naag tagtay maxaan ka kasbanayaa macnaha kuwa ila jooga baaba iga badane 👍😄
@muste123
@muste123 Жыл бұрын
Video daawo
@Ckariimcmc
@Ckariimcmc 10 ай бұрын
Hada igu dhacday video gaan soo Raadiyay
@mafahow67
@mafahow67 Жыл бұрын
Caawadan ayaan wlhy heartbreak ku jira 😥
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo Жыл бұрын
Ustaad xaliyey
@captainshakra004
@captainshakra004 Жыл бұрын
Planes ka dha ka dumarka hala badsado like : Plane A Plane B Plane C Weliga ha isku deyin raali gelinta shaqsi soo waxan leyhy qofna ha qancin ee samey waxa aad adiga farxada ku daremeysid waa iga talo dahlinyaro 🤞
@somalione6703
@somalione6703 Жыл бұрын
Wlhi xaaladaan hadda ayaan ku jiraa Mahadsanid ustaad XALIYE
@siciidcllaahi4784
@siciidcllaahi4784 Жыл бұрын
2 month kadib zxp ma ilowdayyNa ✌️
@252commando
@252commando Жыл бұрын
Thanks 😊 🙏 Teacha
@ezmailchannel9997
@ezmailchannel9997 Жыл бұрын
Macalin casharkan waad la daahday waan soomaray waxaa aad sheegtay oodhan hda lkn waan bogsaday
@moqadarpigpro2730
@moqadarpigpro2730 Жыл бұрын
Thanks teacher 🙏
@khaalidibraahim1447
@khaalidibraahim1447 Жыл бұрын
Macalin xalie salamullah ✌
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Episode cusub iisoo geli macalin spotify
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 9 ай бұрын
Legend
@kariwan2482
@kariwan2482 Жыл бұрын
thanks
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Ustaad good job 👏
@jabradaaud378
@jabradaaud378 Жыл бұрын
The first
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo Жыл бұрын
Thnk
@zakarieabdullaahi2527
@zakarieabdullaahi2527 Жыл бұрын
My teacher xaliye 👋👋
@salahade114
@salahade114 Жыл бұрын
Keep going xaliye
@abdialpha
@abdialpha Жыл бұрын
Thank you awoowe
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
What about cabdi qasare haduigatago💔💔
@cabdirsaaqmaxamed581
@cabdirsaaqmaxamed581 Жыл бұрын
Masha laah
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Mr xaliyeee dhirigeliye
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 Жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
Thanks teacher 98.9% ✅
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
100% right
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Een macalin wan kusalaamay marka hore adiGa iyo laba xiniyodlayasha kuGu xidhan runti abaal wYn banu kagahyna dhisitanga ad nadhisisd tan kLe ZhP hAl xirfAd ban ubahnA inad vedeo nogasosamysid xirfadasina waa xirfAda communicator ka adigo maadsan walipA insha AllAh marka codsigayga inad iitixgalisd ban rajeyniyA aad ban kusalamiya
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
M .allah
@apdikaniahmettosman1236
@apdikaniahmettosman1236 Жыл бұрын
cashar wacn ka fa idey macalin
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Жыл бұрын
Goat
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 Жыл бұрын
Libaxa gobolka geeska afrika prfs xaliye
@iammunasir8187
@iammunasir8187 Жыл бұрын
Macalin aad ayaad umahadsan tahay
@shuaiprapdelfatahwarsame7386
@shuaiprapdelfatahwarsame7386 Жыл бұрын
The big macalin
@same-sidemedia5657
@same-sidemedia5657 Жыл бұрын
😁😁😁😁 xalliye ma xaaladaydaa la socotaa nio
@fadumowarsame8084
@fadumowarsame8084 Жыл бұрын
It's obvious that you have been hurt. Sorry 😞
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 Жыл бұрын
Awoowe waanu dhawnahay kusoco
@khadarmohammed1
@khadarmohammed1 Жыл бұрын
Xaliyaw daanyeernimo ma dhaafi karo mana daalani bro 😉
@CabdiwasacMaxamuudxasan
@CabdiwasacMaxamuudxasan 4 ай бұрын
❤❤😘
@kaahgarowekaah7225
@kaahgarowekaah7225 Жыл бұрын
labo xaniid yood noqo awoowe
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
dumar maba gambiyaan in loo gambiyo maahan aniga iga qor arrinkaaa, ilaahoow ha ii qaban hadalkaan
@mustafejamac1099
@mustafejamac1099 Жыл бұрын
Sida daanyeer looga Rito soo duub awoowo mid baan ka ridaaayaye hhhhhh
@amiiramohamed1463
@amiiramohamed1463 Жыл бұрын
Xaliye mxa I blocktay TikTokga
@mustafexasan26
@mustafexasan26 Жыл бұрын
❤❤
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Xaliye libaax libaax dhaley ayaad tahey aniga Uuba kudaremi Kara Naag Wxba kamZo qado
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 Жыл бұрын
Ninyahow halyey nosoo kacay bad tahay hadan raga somaliyed nahay nio sidaad u timid dumarkii habdhaqankoodii waxbey kabadaleen dumar hadey yihiin wexeyba u heystaan in masuuliyad kasta ninka saarantahay oo uu ninka dameeer cml wixii lasaaro uu qaadan karo maba oga badankood inuu ninku dareen wax dhibsada leeyahay filimkaas beenta ah dhaqankena ayuu kujiray somalidu intey jirtay cid horay miiska soo saartana majirin lkn nio sidaad u timid is badal ayaa jira cida ugu badan ee ka’faiidayna rag kaliya mahan dumarka xitaa weyku jiraan mowduucaan cid horay ugu dhiiratay majirin wad naga soo daahday macalimow🙏🙏🙏😁
@abdirisaaqsiidii4652
@abdirisaaqsiidii4652 Жыл бұрын
Maclin Allaha ku xwfido
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
M.a
@munomaxamed2304
@munomaxamed2304 Жыл бұрын
Bala ku xalqadaysey tag khaniis yahow
@4everything868
@4everything868 Жыл бұрын
Awoowo Ragu kuma Rapaan Okio b**ch 😂🖕🏿
@maanalta2484
@maanalta2484 Жыл бұрын
Tᴇᴀᴄʜᴇʀ xᴀʟɪʏᴇ
@maxamedahmedisma2740
@maxamedahmedisma2740 Жыл бұрын
Keep going xaliye
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 45 М.
Casharada aan ka bartay Fashilka Nolosha !
20:22
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 24 М.
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 45 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 38 М.
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 52 М.
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 66 М.
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 111 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 87 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 221 М.
Jooji qancinta Naagaha ! EP#39
50:00
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 14 М.
Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10 #Xaliye
23:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 118 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.