Gaas iyo xanuun walba caloosha kujira Banaanku imaan Sirtan Samee Liin Cusbo iyo Sonkor isku Darso

  Рет қаралды 82,783

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

4 ай бұрын

Gaas iyo xanuun walba caloosha kujira Banaanku imaan Sirtan Samee Liin Cusbo iyo Sonkor isku Darso

Пікірлер: 267
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 4 ай бұрын
40 qof ducadoodda waa la aqbalaa ee isoo duceeya walalayaal waa xanuunsanahee❤❤
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 4 ай бұрын
Allaah ku cafiyo cafimad deg deg ah ku siiyo
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e 4 ай бұрын
Allaha ku caafiyo caafimaad taam eh wll
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 4 ай бұрын
Allow ku caafi
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 4 ай бұрын
Allaha kucaafiyo abaayo
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Allaah ha ku caaafiyo wllo aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 4 ай бұрын
Jazaka Allahu kheyran Aljizaa walal
@user-ls2km6yu2p
@user-ls2km6yu2p 4 ай бұрын
بارك الله فيك
@nuroducale7302
@nuroducale7302 4 ай бұрын
Masha allah mahadsanid .
@Ramla-st2xr
@Ramla-st2xr 4 ай бұрын
Shukran xabiibti
@HassanHonest1
@HassanHonest1 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 4 ай бұрын
Waaba cajiib sonkor iyo milic allow intii istic maasho daaw ugu dar
@user-lp8po2yb4t
@user-lp8po2yb4t 4 ай бұрын
Jazakalah walashey mcn Allah cumri der iyo cibada hakusiyo
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 4 ай бұрын
Mahadsanid wall
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 4 ай бұрын
Jazaak allaah khairun allah ku xafido
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 4 ай бұрын
SubhanaAllah this is the worst advice I’ve heard plz don’t try this!! This is dangerous ❌
@user-fk8lv3ys9u
@user-fk8lv3ys9u 4 ай бұрын
Walal qali Lin dhanant qubkeda miyan kularjara
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 4 ай бұрын
@@user-fk8lv3ys9uhaa
@user-vp2zu5td1t
@user-vp2zu5td1t 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك
@lulmohamed-rz4xt
@lulmohamed-rz4xt 4 ай бұрын
Mashaallawalahi ilfisey waxaadsheygtit warun waxbadan oo adnakeynti wankuguleysti mashaallah waxan kamid ah alabti baran baradhi catarki iyo star softi quuleyso walashey thank you🙏💯♥️
@sacdia1238
@sacdia1238 4 ай бұрын
Abaayo khaar allaha kugu badalo aniga calosha ayaa ifadhida ilaa yaraantaydiii thank you so much for advice sister ❤
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 4 ай бұрын
Mansha allah ❤
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 4 ай бұрын
Masha allah alleh ha kubar keeyo Inshallh
@ifrahmohamed4462
@ifrahmohamed4462 4 ай бұрын
Masha allah walaalo jazaakalaah ❤❤❤
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 4 ай бұрын
Jasaakalah khayar
@AsmaMaxamud-un2td
@AsmaMaxamud-un2td 4 ай бұрын
Masha allaha allaha kubarakeyo wallashay
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 4 ай бұрын
Mansha.allaah ab
@user-lq6fu5rj6r
@user-lq6fu5rj6r 4 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@saadoadan5009
@saadoadan5009 4 ай бұрын
asc dacarta iyo sibirtu waa is ku mid allaa ha ku barakeeyo
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu 4 ай бұрын
Masha alaah walaashay ilfis i iaahay ha ku barakeyo ajir iyo xasanad ilaahay hakaa siyo macanto aad ban oo ladhibanahay gaaska iyo caloil istaga
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 4 ай бұрын
Mash allah❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 4 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤
@Wolfpack479
@Wolfpack479 4 ай бұрын
Subbanalah allah is ga deyya Mafiixno
@aminahalane6673
@aminahalane6673 4 ай бұрын
Jazaakal
@idilgamadid8515
@idilgamadid8515 4 ай бұрын
Masha Allha
@munahussein9687
@munahussein9687 4 ай бұрын
Masha Allah abayo 🎉🎉🎉🎉🎉
@ceeblacaydiid3922
@ceeblacaydiid3922 4 ай бұрын
Mansha allh ❤
@IstahilIsmahan-hh2hj
@IstahilIsmahan-hh2hj 4 ай бұрын
Jisallah wll
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Masha allaah
@user-zu3fs4dj8j
@user-zu3fs4dj8j 4 ай бұрын
Shukrn abyo meeqo waqti ayaa lacabaa
@mariannoor8675
@mariannoor8675 3 ай бұрын
Maanshaallah tabarkallah illahay ha barakeeyo wall wax ffiican baad noo sheegtay jsk qayr
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g 3 ай бұрын
Masha allah allaha kuxiftiyo wll
@user-vf5fh4sc6l
@user-vf5fh4sc6l 3 ай бұрын
Allah kuxifdiyo wllshey qali
@user-xw1zt7or7s
@user-xw1zt7or7s 4 ай бұрын
Mashalaa
@armiqueenchannel
@armiqueenchannel 4 ай бұрын
Shugran xabibti
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 4 ай бұрын
Wakhtigee ugu haboon? subax, habeen, cuntada ka hor mise ka dib.
@user-zu3fs4dj8j
@user-zu3fs4dj8j 4 ай бұрын
Shukrn abyo meeqo waqti ayaalacabaa
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 4 ай бұрын
Alle haku caafiyo wllo Bidmilaahi karim
@user-ex7rj9sb7y
@user-ex7rj9sb7y 4 ай бұрын
Allah ha hakubarakeyo wllo ❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 4 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashaye Allah ha ku xifdiyo amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@CabeyabdirahmanSanbuur-fi8pd
@CabeyabdirahmanSanbuur-fi8pd 4 ай бұрын
Mashaa alaah
@asliinaabdulahi6818
@asliinaabdulahi6818 4 ай бұрын
Masha alalh walhi Ben kuma shegayo ani aya gaas ii dhibey calosha ii dibireyso Wlhi ilahy haku xifdiyo ❤❤
@niciimaali4149
@niciimaali4149 4 ай бұрын
Mashaa Allaah walalo mahadsnd
@armiqueenchannel
@armiqueenchannel 4 ай бұрын
Wax halmar ah umamaleynayo iney wax ku dhimayan
@Xaliimoxasan198
@Xaliimoxasan198 4 ай бұрын
Abaayo allaha kubarakeeyo
@fatitub3673
@fatitub3673 4 ай бұрын
Shugrn wllo
@user-mz6hx2iu6c
@user-mz6hx2iu6c 4 ай бұрын
Mahadsanid wll waan soo tijaabinayaa insha allaaah
@FaraxCali-xm2cm
@FaraxCali-xm2cm 4 ай бұрын
Abayo maso tijaabisay
@habibabishar-ic6zb
@habibabishar-ic6zb 4 ай бұрын
Abaayo kwaran tijawadii
@user-rv6vu2xf8z
@user-rv6vu2xf8z 4 ай бұрын
Shugran wll Allaha kudhowro
@user-hn3ms4kv6z
@user-hn3ms4kv6z 4 ай бұрын
Shugran hooyo
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 4 ай бұрын
Masha allh wadmahafsantay qaali caloistag amu idhibay
@ArdoAbdirahman
@ArdoAbdirahman 4 ай бұрын
Mashalaah ilaahy hanagu caafiyo
@user-tg8lv4zm7n
@user-tg8lv4zm7n 4 ай бұрын
Maahsanid wallal❤❤❤
@MadiinoCali-pe9xf
@MadiinoCali-pe9xf 4 ай бұрын
Subxan Allah waxas waa halis
@aslahusein5148
@aslahusein5148 4 ай бұрын
Abyo aniga calosha kajiran cuntadi xita idhibto ınsha Allah wan sameyni hadu illahey daawo iigu daro wankuso shegi ınsha Allah shukran adigana
@DegganMohamed
@DegganMohamed 4 ай бұрын
No no Dr tag please
@MadiinoCali-pe9xf
@MadiinoCali-pe9xf 4 ай бұрын
Subxan Allah waxas wahalis
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 4 ай бұрын
Xiligee la isticmaala
@user-zq3lg9lv3p
@user-zq3lg9lv3p 4 ай бұрын
Maansha allaah caawa sameyna insha allaah aniga maba saxarodo gaasna waa qabaa ilaahay qeer haku siyo hadan wax is again Garton wankusoshegi insha allaah
@omaaryare8376
@omaaryare8376 4 ай бұрын
Asc walal gormad cabeysaa Curta kahor mise kadib
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 4 ай бұрын
Walalayaal anaa soo tijaabinaya ee igu soo duceeya❤❤❤
@xaawocali7713
@xaawocali7713 4 ай бұрын
See u isticmashay wl
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
M.A.
@user-ix8xb1ss8q
@user-ix8xb1ss8q 4 ай бұрын
Wiii
@saynab7503
@saynab7503 4 ай бұрын
Alle haku caafiyo
@aminamaalimdahir3693
@aminamaalimdahir3693 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-ex7rj9sb7y
@user-ex7rj9sb7y 4 ай бұрын
Dadka xanunsana rabi hakugu hacfiyo nubarkaagana nasii
@anabhassan4137
@anabhassan4137 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mumtaazali3824
@mumtaazali3824 4 ай бұрын
Ku so celi barida mahadsanid
@user-mh2mm5fx8k
@user-mh2mm5fx8k 5 күн бұрын
Allaha ha kuu gargaaro aaqira iyo aduunba
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadhirshabeele8430
@mahadhirshabeele8430 4 ай бұрын
Mahasanid.abaayo liinta iyo sonkorta iyo cusbada xiligee lacabayaa abaayo mcn waqtiga.
@kaaba134-h4g
@kaaba134-h4g 4 ай бұрын
🎉❤
@user-zw2yu2gw5l
@user-zw2yu2gw5l 4 ай бұрын
Wllo mcnto xiliga soonka badhi iyo biyo kaliya kumasoomikaro ee wll hadan suxuurto soon qado badhiya cabo kawaran walaa wa seeh iisoo jawaab
@user-fb7nb7oy7s
@user-fb7nb7oy7s 4 ай бұрын
Hbbti hooyo uurleh maye cabi karta iso jwb incha all
@user-ye3cz8cb8f
@user-ye3cz8cb8f 4 ай бұрын
Madsanid
@sahraidle2866
@sahraidle2866 4 ай бұрын
Islantanii dadbey kobiyeysa 😊
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 4 ай бұрын
Do I need laboratory to gave health advice many somali ladies are talking about this and that Body creams and herbs It could be dangerous if we misused
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 4 ай бұрын
Asc.abbaayo sidaa ugu faaiidey dadkaada waad mahadsan tahay
@abdiomar3753
@abdiomar3753 4 ай бұрын
galas macnee
@qamarosman7812
@qamarosman7812 4 ай бұрын
MashaAllah anigoon tijaabin ayaan ushergareyay dad aad ubadan
@user-of7ih3ho6o
@user-of7ih3ho6o 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤
@user-nh7cc8yn5y
@user-nh7cc8yn5y 4 ай бұрын
Wll sokorta iyo milixda iyo liin dhananta waqtigee lacabaa
@FuadMaslax
@FuadMaslax 4 ай бұрын
Asc wll qer alle haku siyo waxa inoracisa ano bahan miyan caba mise ano dhergen
@DahirAhmed-wc3mw
@DahirAhmed-wc3mw 4 ай бұрын
goormee la isticmalaa subaxii hore mise xiliga aad rabto waa mahadsantahay
@nuuraabdirahman4312
@nuuraabdirahman4312 3 ай бұрын
Ascwll hoyo urle macabikarta
@SafiyaBille
@SafiyaBille 2 ай бұрын
40farna ruux ducaadooda waa la aqabal iso duceeyo ina aan owlad ah inaan helo o alle isiyo❤
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 4 ай бұрын
Abaayo xilige laistacmala plz noo sheg adigo mahadsan
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 4 ай бұрын
Maarsar
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 4 ай бұрын
Insh waa sootijaaabinaya
@hodanmaxamed5218
@hodanmaxamed5218 4 ай бұрын
asc soomalia ayaan jooga waxan karabaa daawada haaraha iyo hooska ayaa idiley abaayo
@xamdimaxamed6219
@xamdimaxamed6219 4 ай бұрын
asc xabibtii wd mahadsan tahy qaali subaxdi mala isticmalayaa intadan waxwo cunin mida kale malin walbo mala cabayaa jawb bn ka sugayaa jazaakalaahu kheyr asc wr wb
@user-or8gu9hn2q
@user-or8gu9hn2q 4 ай бұрын
Asc wad mahadsantahay mahabenbaa masubaxbaa mamarwalbaa wiigbaa bishiimarbaa ilmaha malasknkaraa casharka soceli mahadsanid
@fartunadeed
@fartunadeed 4 ай бұрын
Abaayo haddalka soo kob
@caashacabi6526
@caashacabi6526 4 ай бұрын
qofka dhiigkarka leh masticmali karaa abayo
@user-xh8wj2ku7v
@user-xh8wj2ku7v 4 ай бұрын
🇩🇯♥️🇩🇯👍
@fardowsashariif7947
@fardowsashariif7947 4 ай бұрын
Wakala mid
@user-py2yv2dl4s
@user-py2yv2dl4s 4 ай бұрын
Abay...waba
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
Wlhi nama fogeynin wax aad u muhiim ah baad noo sheegtey oo giri walba yaalla jazaakalaah wana isku dayi doonaaa
@user-zq3lg9lv3p
@user-zq3lg9lv3p 4 ай бұрын
Haye noo shegbal
@CismaanXaaji-xg1wo
@CismaanXaaji-xg1wo 4 ай бұрын
Asc wall qali inbadana xanukan ihayi gaasiyo qaras wxili son waye afurka Maka horesiya ama wakadabesiya ilahay qeyr hakusiyo
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 71 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2
29:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 636 М.
HANI IYO NINKEEDA WAA KULANSIIYAY HESHIIS IYO XANAAQ
36:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 244 М.
Qisadii xanuunka badneed ee Faiza wadani curyaan ka dhigtay
10:00
SumayaZaciima
Рет қаралды 46 М.
9 calaamo ku garo sixirka quruxda wajiga laagaga xumeeyay
13:00
Habib Abdirahman
Рет қаралды 72 М.
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
BARAARUJIN
Рет қаралды 7 М.
Xasan Sheekh Oo Ay Ka Fekatay Caddeynta Madax-bannaanida Somaliland
8:36
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН