Xaaskiisa ayuu furay si uu ugu gado saaxiibkii oo Maraykanka ka yimid kadib maxa dhacay yaab

  Рет қаралды 136,188

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 335
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 Жыл бұрын
Subhan Allaah Aloow noo naxriiso Aloow waladiintena u dambi dhaaf Aloow nagu dar kuwii loo dambi dhaafay ameen ameen ameen
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Жыл бұрын
❤❤Aamiin YAA ALLAH ❤
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Subxanallah walahi waqiso yablehe qiyanada mawanagsano allow imanka iyo islanimada nagusug adigaboqor ah Amiin yarabi jazakallahu qeer walal cabdicasis
@Qoolaaf
@Qoolaaf Жыл бұрын
Farriintii laga rabay gabadhu iney gabdhaha kale udirto meysan dirin danbigana waxbeey ku lahayd iyadu Marka ay ledahay dhinaca iimaanka ka fiirsha ragga meey dhahdo dumarow qofka aad jeceshiin wax uusan awoodin haku xujjeynaha si aanay wax qaldan ugu fakarin
@shamsohappy6898
@shamsohappy6898 Жыл бұрын
You right absolutely! Danbiga wax bay ku leedahay oo way ku raacday goaanka Balse Alle ayaa kashifay
@Joya11
@Joya11 Жыл бұрын
Oo haduusan Awoodin Ma awoodo muu dhoho iska fasaxo yaa qasbaaya dumar kale miyu weynaa 😏 waxba ha u qiildayin isagaa lamid tahay adiguna
@marwoasiim9574
@marwoasiim9574 Жыл бұрын
Arintaasi micno wayn male oo waxaa ka micno waynaatey ninkii dhamaa ee masuulka ka ahaa ee dhihilaa naa ragu yaanay ku arkin ee aqalka masoo dhaafi kartidi intaa ii fadhi ama shaqo xalaala inoo raadi ee wax alle raali ka yahaan raali kaaga ahee samee oranlaa haduuba dhahay nin kac guurso hoo waraaqdaadiiye gabadha yar waa miskiin wax biila abaal bee ku qabtaa oo inay gurigoodi ayadoo garoob ah ku laabato waxay ka jeclaatay in meel nolosheeda mariso ninkan danbe na inay la heshiiso kuma qaldana waayo guurku waa calaf ninkii furyna waaba fury oo waa fasax ayada shardiga ay wada galeena wuxuu ahaa xaaran waxaana diin ahaan ka qiima badanaysa qoyska ay dhisatay ee cusub inaanay dumin oo aanay ilaahay ka cadhaysiin markan iyadaa midida daabkeeda hayse ninka danbe wa ka adkayd lkn ilaahay be ka cabsatay hadda adoon iyo ilaahay in ilaahay laga cabsadaa khyr badan alle qoyska danbe inuu dumo ma jeclayn iyana waa is fahntoo runtay sheektay iyado go,aansaty inay reerkeda danbe ku fara adaygto ninkii furay sidaa ku ilowdo waanay ku saxnayd madaama ay ciiddo tirsatayna waa u xalaal markaa ay ciddo tirsatay baanay qorshaha degetay ayada waayo nin loo laabto inuusan ahayn bay ogayd isna allaah haw booga dhayo oo iimaanka haw so cesho xaas khyrle uu kudego aanu dub ugu ciyaarin hawgu deeqo risiqana haw furo kuwana allaah haysu barakeeyo dumarku waa aduunyo marka la leeyey waa sidaas shaluu xaas lahaa ogol suu cidla is dhigay subxaanallaah shaydaanka ka tan badiyey ilaahow wax khyrle sii waxaana anu dubu samayn anagana hana fitnayn yaa allaah aamiin walciyaathubillaah subxaanallaah
@nimoabdi1872
@nimoabdi1872 Жыл бұрын
Wlhi waa qiso Aan waligeey Aan maqal Subxaanallaah iiman la'aan iyo xoolo raadis muu shaqeysto uu wax qabsado bisinka ilaahow Hana ceeybeen Aduun iyo Aakhiro😢
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp Жыл бұрын
Waa balan ciid mubarak cabdicasis guleyso ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@nasroali2077
@nasroali2077 Жыл бұрын
Ciid mubak c/casiis Waxaan jeclahayy in aad milliom gaarto insha Allah wallaahi qof kaa mudan majiro.
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Thanks sxb qisada no.sheekty waa qiso yaab ah subxanallah
@marwosaid7990
@marwosaid7990 Жыл бұрын
Eid Mubarak ❤jir oo joog habo adoo kale allaha noo badiyo ❤❤
@deeqacilmi3842
@deeqacilmi3842 Жыл бұрын
Xasbiyalaahu wanicmall wakiilan
@user-uj1ji1zz6v
@user-uj1ji1zz6v 6 ай бұрын
Walalala waan ku rabaa intee kaala soo xiriiraa
@cagadahabilasaco2146
@cagadahabilasaco2146 Жыл бұрын
ASAXAABTA Ila mid ka sh jiifka ku Daawane like isaara😀🤟
@hindadahir6894
@hindadahir6894 Жыл бұрын
Sabanta oo ah midna wuxuu soo cadsaday guur waqti yer ah, kuna xaaskiisii buu u furay iimaan la'aa!!!! In yer oo aad kamid tahay maa hee Raggii Soomaali saas bay noqdee Khayr Allaan ka sugaynaa 😔 😟 🙁 😥 😞
@maslah345
@maslah345 11 ай бұрын
Waa shaydaan
@Kingnasser7
@Kingnasser7 Жыл бұрын
Keep uppdate bro ano kale hanoqon caajiz bdan🎉👋🫡
@samiramohamed8893
@samiramohamed8893 8 ай бұрын
Subxaanallah masha Allah xafidullah
@s.h.fashionandtailor
@s.h.fashionandtailor 11 ай бұрын
Subxanallah wa qiso xanuun badan runtii
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Жыл бұрын
Subxaanallah gabarta Allah u gar gaare
@Abdifatah-co9up
@Abdifatah-co9up Жыл бұрын
Allha akbar
@abdinasirmaalimgedi1815
@abdinasirmaalimgedi1815 Жыл бұрын
Allahumma inni asalukal cafwu wal cafiyah fidunya wal aakhirah Allahumma iini asalukal cafwu walcafiyah fii diini wa dunyaya wa ahli wa mali Allumma astur cowrati wamin rowcati Allahumma axfidhni mim bayni yataya wa min khalfii wacan yamini wacan shimaili wamin fowqi wamin taxti. Allahumma rabbana atinina fidunya wal akhirati xasanah waqina cadaba nar. Aamiin
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 11 ай бұрын
Maashaalah guuleyso walaal shaqo badan ayaad bulshada u heysaaye👍👍👍
@rodaali4961
@rodaali4961 11 ай бұрын
Layaab weeye
@usghxhdhdh2290
@usghxhdhdh2290 11 ай бұрын
ماشاءالله👍
@mohamedabdiosman4707
@mohamedabdiosman4707 Жыл бұрын
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير. Masuul sare .
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Inaaal ilaahi wa inaa ilaahi rajucuun
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Akhlaaq xumo iyo waxaan loo joogin baad ka hadlaysaa. Allah swt ka yaab. Faafinta anshax xumada iska daaya.
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 Жыл бұрын
Wallaahi waa runtaa, faafinta ayaaba ka sii dahan oo dad badan ay ku dayan karaan waxaani foosha xun oo musalsalaatka laga soo guuriyey, wax jirana maba aha ee waa musalsal
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
Eid Mubaarak dhamaan ❤❤❤❤
@marianyusuf1768
@marianyusuf1768 11 ай бұрын
Waa sheeko cajiib ah somali tii hore ma aha mindhaa filim but jilayay
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Gabar aqli badan bay ahayd Maashaa AllAAh Aniga nin africa jooga ban heshiiny aadna iiga weyn naagana qaba ha yeeshee aniga guur baan ku heshiinay Laakiin wax badan sheekaysanay waxaa iiga muuqdy inuu lacg radis yahay oo aanu future ku weynyn weliba aad baan ugu kalsooaa laakiin marwalba xisabinaya inta year kii soo gelaysa waxan gartay inuu guurkiisu lacag yahay wana iska dhaafay rag badan damacooda haadan ka tuuraya
@madingakok
@madingakok Жыл бұрын
Aamino😂 so sorry! Hada maguursatay mise weli?
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Ilaahay❤ba ku jecla oo ku fahansiiyy rag badan waa noca lacag iyo hungry bay raban
@Guulguul
@Guulguul Жыл бұрын
Qalad uma arko ani in uu yearkii lacagta soo galaysa ku xisaabtamo waayo mustaqbal buu ku xisaabtamayaa Maxaa dhiba ma mid guriga kuu fadhiistaa rabtay walaal .
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Gulgul qofka watow walaal waxaa ka horaysa inuu Incomeka year ka xisaabo inuu ka fekero mustaqbalja saasaynu samayn doonaa oo uu anigana xisabta igu daro laakin nin tiisa keliya ka fekerayaa waa danyste gabdho aad u badan baa inta lagu yimi laga tegey waana qeyra masuul nimo aad u wayn xataa ma gartan cuquubo iska du
@madingakok
@madingakok Жыл бұрын
@@aminaali4566 Qofku marba hadii uu dhaqaalo iyo lacag ujeed noqdo ruunti mustaqbal malahan. Guurka iyo noolashu waa dhib iyo dheef wadaag ee ma'aha dhaqaale doonimo.
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
ciidmubaarik abdiaziz
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi Жыл бұрын
Subxanallah Astaqfurullah yahu Damac ku qaad waa balaayo !!! !!! !!! Ilaahay iimaanka ngama qaado .
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b Жыл бұрын
Maah maahdaa icajiwisay ❤
@isseelmifathia5676
@isseelmifathia5676 Жыл бұрын
Mnsh allh
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Waa doqon ninka gabadha waa miiskiin
@intisarjofle5961
@intisarjofle5961 11 ай бұрын
Thanks for sharing
@ikraamabdiwali6383
@ikraamabdiwali6383 Жыл бұрын
Xasbunallaah
@xaawomahamedsaalim9122
@xaawomahamedsaalim9122 Жыл бұрын
Subxaanallaah allaha soo hanuuniyo 🤲
@souhaylaabdi7993
@souhaylaabdi7993 Жыл бұрын
Subhanallah 😭🤦‍♀️ waa aduuni macankii kaa dhamadey
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 Жыл бұрын
Mash Allah waa qiso xanun badan
@kiinahmed7292
@kiinahmed7292 Жыл бұрын
Wllhi waa fajac oo waliba somali ah
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Somali waxay ku maah maahday (wax badso wax beyl bey leedahay)
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Жыл бұрын
SUBXAANALAAH iimaanka ilaahay nagama qaado
@hawamohamed884
@hawamohamed884 Жыл бұрын
Kkkkkk walahi wan yabay
@abdimusse9360
@abdimusse9360 7 ай бұрын
Asc subxabxaanallah waa aakhrusaman
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Muqdishu waa Dacar, Noloshey ku urtay masariigtaan. Waa waxa ilaa maanta ay laqiiqeyso. Allah Meeshu Sharbadanaa.
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Iimaan kaa ku yaraa subxaan Allah Ilahay in uu baryo ayuu ahaa oo aamino
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s Жыл бұрын
Kaas yaahuu
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr
@ubaxayaan9890
@ubaxayaan9890 Жыл бұрын
Eid Mubarak ❤❤❤
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci Жыл бұрын
Xasbunallah
@halimowali7056
@halimowali7056 Жыл бұрын
Eid mubarak my brother
@nimcoaxmed1484
@nimcoaxmed1484 Жыл бұрын
Masha allaah❤ walaal. Mahatsanit
@UmuSudais
@UmuSudais Жыл бұрын
Subaxaanaallah kaas non Lama dhihi karo waa nacas damiir ĺaheyn
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Nacas ku waaba qof garasho leh kani waa dayuus duli ah. Lkn iyadu see uga yeeshay🧐 maxa ka fahantay.
@UmuSudais
@UmuSudais Жыл бұрын
@@Halkaynoomaraysay waxaanka fahmay in mesha marka horeba jaceyl Yaalin oo qof walbaa dana gaara lahaa🤔
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Subxaan Allah
@caanogeel3705
@caanogeel3705 Жыл бұрын
cajiib ile balo badan buunaga hayaa
@ashahassan3869
@ashahassan3869 Жыл бұрын
War cabdicaziz maxey tahey mantana war war kale qisadan ❤❤❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Subxaaana Allah
@abdullahicarab4936
@abdullahicarab4936 6 ай бұрын
Adiga kuwarey so umada hortoda wll ajarka alle hakuziyadiyee hada wa 40tansano mel iskumashegan
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Жыл бұрын
Subxaanllh wale imaaan la aaan baaa qaaaday
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 Жыл бұрын
Subxanallah Allahuma najeynaa xasbullah wanimca wakiil walahi imaanka waa diinta Islam barkeen nin an iman la hay wa qatar 😢 wa qiso xanuun badan
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Subxaanalaahi wa sheeko cajib shiib iska dhah 🥰♥
@Aishah-
@Aishah- Жыл бұрын
Emaan la’antu xumaa Subhanallah 😮
@user-fc3jr1pk5c
@user-fc3jr1pk5c Жыл бұрын
Waa Dhaqanka Reer Xamarka iyagaa Diin iyo dhaqantoona Lahan
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 Жыл бұрын
Laakin asagaba sanad inu qabu rabay. Wow
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Ciid Mubarak walaal Abdiaziz
@duniaali6691
@duniaali6691 Жыл бұрын
Eid Mubarak ❤🎉😊
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Thanks Brother
@Missionreaders
@Missionreaders Жыл бұрын
Filmkii Humraaz ayuu daawaday baby deol iyo abay reer xamarku filmaantay is raaciyeen 😂😂😂😂😂
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 Жыл бұрын
Waxbadso waxbeelbeydhashaa subxaanallaah imaankiiba xadhka goostey😮
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Waa dayuus iimaan la aan ilaahay xaqa ha natuso
@hhg7287
@hhg7287 Жыл бұрын
Xisbiya allh wanicmal wakiiil
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
astaaqfurallaha
@xamdisalaad5734
@xamdisalaad5734 Жыл бұрын
Subxanalah qof qayanola ma faido inu qasaro mahane
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Subxaana Allah.
@googleinternet9168
@googleinternet9168 Жыл бұрын
Aduudu bilaah, ilaahoow iimaanka hanaga qaadin
@user-hl7bq5fp2y
@user-hl7bq5fp2y 4 ай бұрын
Wll lanbarkaga
@nimoali601
@nimoali601 Жыл бұрын
Eid Mubarak ❤
@miirismayoowxasan5665
@miirismayoowxasan5665 Жыл бұрын
Yaa huu dheh😮😮😮😮😮😮
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci Жыл бұрын
Illahow na badbaadi
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 Жыл бұрын
Cabdi casis really wa ninka sida ugu fcn uga faa'idaystay baraha bulshada.
@amranamana7375
@amranamana7375 Жыл бұрын
Subxanallah 😢😢😢
@saarasiman6627
@saarasiman6627 Жыл бұрын
Alleh kaas oo kale nama tuso waa qiso xanuun badan wlhy
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
CIID WANAAGSAN SXB 👋🐎🦁🇲🇵🌴🚘🏡🌴🐎
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 Жыл бұрын
Xasbunallah wa nicmal wakiil, inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajacuun
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 Жыл бұрын
SUBHANNALLAH
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
Wey dhici karta
@shukrinur5747
@shukrinur5747 Жыл бұрын
Subxanalah kaas Waa Xoolo
@fooshassan1379
@fooshassan1379 Жыл бұрын
Maahmaahda cusub waa ka helay wax gadgadi wax ha kula gadoomaane waa ka helay habo
@doubleclashestar8050
@doubleclashestar8050 Жыл бұрын
me too 😂😂😂
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Wa dayus
@xaalishire8041
@xaalishire8041 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Inaba caadi maaha. Qisaska Aad soo gudbisid. Casharo ayaa ku jira.
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@aminaabdi9933
@aminaabdi9933 Жыл бұрын
Subhana Allah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Subxallah
@ashoabdisahalhaji6279
@ashoabdisahalhaji6279 Жыл бұрын
Doqon nasiib leh ayuu ahaa Allaah ayaana ka qabtay
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b Жыл бұрын
Xaqa ma duugmo haba soo daahee iimaanka waa Door weyn 😢😢
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Subxaana laah inaa ilaahi wa anaa ilaahi raajucuun ma wax dhacay baa
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Waa arin yaableh naagtiisii uu jeclaa sow lacag u dhaafsanaa wuxu damiir la,aa waa yaab
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Waa arina xanuna ah walaba wuxu aha danesata imana ana lahena
@sbrothers1144
@sbrothers1144 Жыл бұрын
God walaal ha qodin imaan la aan .
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc Abdiaziiz habo waa ku salaamay waxaa followed kaaga ahay mareykanka, maxaa habo qisadaan.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA
21:37
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
Shacab ka carooday baracinta dadka deb damiska.
4:26
Sky Soomaali Tv
Рет қаралды 15
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН