Waxa ay ka fakatay ninkii qabay oo qali rabay carurteeda iyo ayada wa baxsad sabab tana wacel in ayt

  Рет қаралды 64,675

Illintir

Illintir

6 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 320
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 6 ай бұрын
ilaahayoow adigaa wax walba awoodee oo nebi yoonis kasoo saaray caloosha xuudka yaa rabbi kurbada ka fayd miskiintan abaayo samir Allaa kula jiree
@shamsoali4540
@shamsoali4540 6 ай бұрын
Gabadha Astaaqfuruka badi iyo saliiga nabiiga Scw iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah i❤❤❤
@ruqiyomacalimbaay4676
@ruqiyomacalimbaay4676 6 ай бұрын
8:29
@ruqiyomacalimbaay4676
@ruqiyomacalimbaay4676 6 ай бұрын
ذ
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Scw scwscw
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 6 ай бұрын
Ninka shiiqaalka àh ee gabadha dilay Waa in la Soo qabtaa.oo dowlàdu meel ka saarto,oo gàbadhu ay xorñoqoto.Subxaanallah
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 5 ай бұрын
😢saldhiga hadu lalush dhiibo wx uma qabanyan ayada
@caasha93
@caasha93 5 ай бұрын
Aadban ula ooyey arinta gabadhan😢 kudhacday illahow kafarxi yarabi🤲
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
ALLAHA CAAFIYO OYINTA AY QALBIGA KA OYSAY ALLAHA UGU BADALO FARXAD AAN DHAMAAN ADUN IYO AAKHIRABA
@Minnesota416
@Minnesota416 6 ай бұрын
Aamiin
@markcaa2942
@markcaa2942 6 ай бұрын
Aamiin yaarabii
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 6 ай бұрын
Somalidu haday sidanyihiin ilmahhaad soo Korsataan ha usheegina ninka guursan doona
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
@@halimjiomohamed2678 saxiix
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Amin yarabi
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 5 ай бұрын
Hooyo mcn Alle gurbada Haga qaado murugta neh farxad hakugu badalo
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 6 ай бұрын
Allaah hakuu kaalmeeyo,Allaah awooda sare u sugnaatey waxaan kaaga baryayaa dhibaatadan xanuunka badan inuu kaa saaro,waalidkaadana hadey nool yihiin inuu kuu sahlo Allaah aktiisa wax kasta wey ka fudud yihiin Allaah hakuu soo fududeeyo labadaada waalid.
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 6 ай бұрын
Haa laa caawiyo Fadlan Ilaahay dhibkaa haa kaa qaado
@ConfusedBoat-fb1ri
@ConfusedBoat-fb1ri 6 ай бұрын
Muxuu u Guur san hayay Markii hore Haddii uu saas U Galayo muxuu U guur san hayay Allaha u Gar Gaaro maskiinka
@kadragalab7621
@kadragalab7621 6 ай бұрын
Ala hooyooy😢 ilahaw hooyo walba dhibka ka qaad yaa rabi
@A.A.E93
@A.A.E93 6 ай бұрын
Dhib wuxuu haystaa una danbeeyaa labadii inta iska dhalay tuurey, abayo adigana illaahay aakhiro hakaa abaal mariyo janada illaahay hakuugu badalo.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow u gargaar kuwa dhiban aamiin
@saabir23
@saabir23 5 ай бұрын
Wlhi abdiaziz hanti aduun waxa uga muhiimsan nafteyda in lo badbaadiyo mskiinta wlhi waan ciishooday😰
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 6 ай бұрын
Ilaahey kaaga baryayaa in murugada farxad kuu bedelo Alaha kaa farxiyo walaashey Jizaakalaah cabdicasiis realy
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 6 ай бұрын
Illaahey ha unaxristo hoyada dhimatey yaa allaah aamiin iyaduna allaah u sahlo amuuraheed wllsheyda qaaliga ah😢😢😢😢😢
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 6 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw 🎉🎉
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Walaalayaalow qof tuuray inuu iman doona allaa oge haloo gurmado
@hawadahir4945
@hawadahir4945 6 ай бұрын
walashey samar cidla majoogtid oo caruur ayaa ilahey kusiiyey dadbadan ayaad kasareysaa caruurtada ayaa garab kuunoqon iyo qabeelba guuleyso
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 6 ай бұрын
Walahay this is so sad story inshallaha but alxamdululaah Allah waxa uu kuu qadaray Allah ku xifdiyo umada soomaliyeedna Allah kuu cabiidiyo inshallaha
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
illahaw ada waxwalba awoode ehelkeda uso dhawee yaa allah😢😢
@mariamanka7151
@mariamanka7151 6 ай бұрын
Qalbiga abyo anaga garabkaga ah 😢😢😢 i.a allah ha ku sahalo ehelkaga i.a abyo niyadada daji wane ku duceyneye😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@manalqalbi9745
@manalqalbi9745 6 ай бұрын
Illaahoow awoodaada ugu sahal waalidkeed 🥹🥹 raali ahoow abayo uma qalantid wlahi sorry war illaahay ka baqa gabadhaan waa hooyo u naxariista ninka ka qabta 😢😢😢😢😢😢😢
@Rahmmaaaa
@Rahmmaaaa 6 ай бұрын
Ax caloosha ee ka ooneysaa Yaa Rabi umaciin😢😢😢
@user-ng9ui4dd1o
@user-ng9ui4dd1o 6 ай бұрын
Subxanalaah 😢😢 war soomaaliyeey walhi wax laga xuumado weye hooyo macaan alleha khayr kugubadalo aamiin 🤲
@user-dr3lp5gt6h
@user-dr3lp5gt6h 6 ай бұрын
Ilahyga arimahan qadary umbaa kuugargaari
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 6 ай бұрын
Yaa Allaah Falastiin caawi iyo Muslimiinta Dhamaan
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 6 ай бұрын
amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin ya rabi
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Amiin yarabi
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 5 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto walee axsaanka wax loo dhigo lama arko
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 6 ай бұрын
Yaa rabbi ilaahayow garabsii gabadhaan aadaa daadil ah
@hodanmuse3632
@hodanmuse3632 6 ай бұрын
Ilaahay murugada ha ka dulqaado gabadha walaasheen ah
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 6 ай бұрын
Illhey ha u sahalo dadkeda dhibatadana Allah ka saarayo
@sihaamosman873
@sihaamosman873 6 ай бұрын
Subxanallah 😢kaas wana cebeyay wllhi 🥺 bisinka Habo mcn rali noqo😢 insha Allah 🤲 habo adoo faraxsan inaa ku arko rajeynaa😭😭
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 6 ай бұрын
4:44 okay abgaal mother raised u by customer n culture u are abgaal n we welcome as sister ❤️❤️❤️ forget anyone said u one of us full stop
@ftshmh4761
@ftshmh4761 6 ай бұрын
People are y
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 6 ай бұрын
@@ftshmh4761 what u mean
@aminhashi1333
@aminhashi1333 6 ай бұрын
Markaan is iraahdo quraan aqriso oo youth aad mucjisay ayaan araa adiga oo ka hadleysid base adiga masuul kama tihid waxaa oo dhan waa xagrabi 😭😭😭😭😭😭
@fartunnur2656
@fartunnur2656 6 ай бұрын
Waxaan marag ka ahay qoyskii koriyay ma aqaan lkn wanaagey kasheganeyso iney gob ahaayeen illaheyna yaqaaneen qasatan hooyadii korisay ee dhistay mustaqbalkeeda ee biileysay illahey waxaan uga baryaayaa labadii waalid ee sookorisay inuu janada ka waraabiyo una danbi dhaafo waalidkii dhalee tuuray illahey hasoo hanuuniyo hana usahlo waalidkeed ninkaas kadhalay ilmaha na shartiisa illahey haka haayo qeyrkiisana illahey hasoo xijiyo ubadka illahey ha ukariyo baari Allaha uga dhigo wiilka ka xanuunsan illahoow ucaafi rabiyoow ugargaar hooyadaan somaliyeed rabiyoow
@issehassen4203
@issehassen4203 6 ай бұрын
Ilaahey ha u saqiro ehelkeeda aamiin
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 ilaahay Faraj khayr qaba haku furo
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Amiin yarabi
@aliarte4508
@aliarte4508 6 ай бұрын
Huuno anigaa walaalkaa ah , i.a waad guulaysan.
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 6 ай бұрын
Ilaahey dhibka hakaa dulqaado
@fadxiabdi1577
@fadxiabdi1577 6 ай бұрын
Allaah haku gargaaro walashay
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 6 ай бұрын
Caawaiya Allah idin caawiyee
@celimataan4923
@celimataan4923 6 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA IYO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN
@anascabdiqani
@anascabdiqani 5 ай бұрын
Abaayo ilaahey haku caawiyo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 ай бұрын
Allaha ka qaado dhibka haysto. Aamiin.
@xamdixirsi603
@xamdixirsi603 6 ай бұрын
Naagaha somaliyeed ee intay nin xaal ah guursan lahaayeen intay raaxaystaan banaanka dhigaya ilmahooda inkaar alla idinku rid oo wax ha dhalina
@nafisobarre2340
@nafisobarre2340 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 Alle waxaan ku weydiinayaa in uu murugada farxad kuu gu badalo mcnto
@moussabarkat7885
@moussabarkat7885 3 ай бұрын
Allaha hakuxiftiyo allaha kusihkiro
@ashawooo
@ashawooo 6 ай бұрын
illahaya ha ku kalamay rabiya umada uu gare illahaya umada caruurad mela cidal la dhiga waa arina dhibtade wadata rabi ha ku gare abaaya rabi ha ku sahala reerkaga Abdaiz ilahaya qeer ha ku siya
@user-js9sw9mh3h
@user-js9sw9mh3h 6 ай бұрын
Nimanka qar waa gun❤
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
Gabadhan waa gabar somaliyed hooya ah muxuu usheegtay bal dhaqankeedii ayuu lahaa lkn inuu dhiigeeda galo malahane aaway sharcigii wadanka ma aha inay dhuumalaysato ee waa in ay xoriyad ku noolataa tan xigto ALLAHA USAHLO ABAHED IYO HOOYADED IYO INTII EHEL U AHBA AYAGOO NABAD QABAAN
@user-dr3lp5gt6h
@user-dr3lp5gt6h 6 ай бұрын
Guulayso wll c.casis really
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 6 ай бұрын
Malin walbo mid ti kale ka xanuun badan aya maqlaysa illahayow adan wax ka qarsonayn e ugargar
@yasminhashi2392
@yasminhashi2392 6 ай бұрын
Meel aadan ogeyen illahay wax khayr qaba oo aad ku faraxdo illahay ha kaa siyo mamadii ku soo korisana illahay ha u naxaristo adiguna dadka somaliyeed ayaa walaalada ah oo garab kuu ah somaliyeey aan cawino walaashen calosha aayaad i hurisay abaayo samir insha allah adigoo faraxsan illahay ha na tuso❤
@luulyusufabdulle3929
@luulyusufabdulle3929 6 ай бұрын
Allaha ha u gargaaro inshallah
@AbdiganiIbrahim-ot6uq
@AbdiganiIbrahim-ot6uq 6 ай бұрын
Asc jisa Allah khayr
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 6 ай бұрын
Allaahu Akbar allaha hakucaawiyoo Abdulcaiiz Allaha kuciseyoo soomaali haqa allaha tusoo gabadhaa Allaha uyasiyroo yaarab yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 6 ай бұрын
Abdiasis calool xumo tii ugu weaned
@user-ld9rp8cu1r
@user-ld9rp8cu1r 6 ай бұрын
1​@@ashakenadid8002
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 6 ай бұрын
Hooyoyinka caruurta ku tuurayo jidadka dan bige galeen waxa,kasii ween dayaca iyo dhibtada ay marayan caruurtas 😢😢balfiiri sey ugu hamuun qabto ine hesho hoyadaas tuurty 😢 Yaarabi ka farxi oo qulubta uqaboji adi adoontada tahay walhi barkinta kujifo ilintayda garty waxna uma qaban karo😢
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali 6 ай бұрын
Abaayo myrugada allaha kaadulqaado abaayo illhygii owlaada kusiuyo ayaa mahad leh
@shaaribkaariye8088
@shaaribkaariye8088 6 ай бұрын
Alaha kaa farxiyo aqiro iyo adunba aamin yaa rabi
@NastehoHassan-fi9ez
@NastehoHassan-fi9ez 2 ай бұрын
Ilhay ha csafiy dhibkana alha kaqaado
@khadarrashidibrahim6967
@khadarrashidibrahim6967 6 ай бұрын
YaAllah amuraheda usahal
@anabhassanchanal4880
@anabhassanchanal4880 6 ай бұрын
Walaaleey hal qabiil ku biir ama habargidir ama abgaal labadaasaa garab ku noqonayan insha allah ilaaheey haka qabto cadowga
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 6 ай бұрын
Ma qabiil baa lagu biiri karaa ilaa y baa la isla soconayaaye inaayahaaga
@anabhassanchanal4880
@anabhassanchanal4880 6 ай бұрын
Haa hadey u sheegato dhibaatada heesato way soo dhaweynayan ileen waa gabar muslim ah wax ka celiyo cadowga way u baahantahay
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 6 ай бұрын
Allaha subxaana watacaala haku saqiro yaa rabi 😢😢
@user-pg7ey8zg3z
@user-pg7ey8zg3z 6 ай бұрын
Ilaheyow hoyadan karabasi
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 6 ай бұрын
Abaayo soomaali oo dhan baa wallaalahaa ah ayagaana ku garab taagan weeyna ku kaalmeeyn doonaan nolol wanaagsana waad heli doontaan adiga iyo ilmahaagaba hooyadaana hadeey nooshahayna alle ha ku tusiyo si degdeg ah dadka soomaaliyeed ee wax haaystana waxaan leeyahay wallaalayaaloow gabadhan hala soo kaalmeeyo waayo dad aan adinka aheeyn ma.laha waana wallaalahiin
@anasmaxamed5841
@anasmaxamed5841 6 ай бұрын
Tas hoyo mahan abayo samir allaha ku siiyo anaga walalaha eh abayo tasbiixda badi astaQfaarta badi wad libaney alle ku dhag
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 6 ай бұрын
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 ай бұрын
Qalbiga ayay ka ooyaysaa gbdhaas yaa allaaah illaahow adaaa gargaare ah😢
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 6 ай бұрын
Wadan aan sharci lahayn sidaana udanbaysa caruurta iyo haweenka. Wasiirka arimaha qooska muxu qabta marwalba waxan isweydiiyaa Wasiirkas wuxu qabto musharka uu ku qaato in uu uadeego bulshada. Caruurti Somalida waxay noqotay in loobaryo dadka sababto ah mahaysatan dawlad iyo sharci difaaca.
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 6 ай бұрын
Yaarabii 😢😢😢alle faraj alle ha ufuro walbigaa hurayo abyo saliga badi iyo istiqfaarta❤
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 6 ай бұрын
Ha wel welin inshalaah
@hamdiabdullahiwali5400
@hamdiabdullahiwali5400 6 ай бұрын
Alle ha ugargaaro
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah ❓ Allow u soo dhawee ‼️😭 yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭😭
@user-dr3lp5gt6h
@user-dr3lp5gt6h 6 ай бұрын
Ilahygi ku aburty umbad ledhy ubadkan marku ilhy kusiyayna waa kunimceeyay
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 6 ай бұрын
Gabadhaan qalbigey ka oynee ilaahow u hargaar
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 ай бұрын
Asc walaahi waa calool xumo illaaheey hakuu soo sahlo ,Dhibkana hakaa qaado.Ilaahoow ugargaar .C/Aziiz adna illaaheey hakaa ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba.
@Anzal222
@Anzal222 6 ай бұрын
Ilaahayow qalbiga u qabooji waa aduuntaadii allah 😢😢😢😢😢😢
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 6 ай бұрын
Gabadhaan xeryaha qaxootiga kenya ama itoobiya hala keeno meelkale ku amaan helimayso ilmheeda ehel aan ahayn malaha ee haloo badbaadiyo
@fardusismaciilnuur691
@fardusismaciilnuur691 6 ай бұрын
Murugo badanaa ilaahy faraj hakuufuro
@illintir
@illintir 6 ай бұрын
Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin
@user-lw8ug8to2m
@user-lw8ug8to2m 6 ай бұрын
Waxwalba waynaga mudantahy lkn codsi ninka halasoqabto reer xamar hadad toltihin cawa wana ina agdhawayne forforayankuturi lha
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 6 ай бұрын
Fiiri adigu umadaad isku diraysaa wax aad qarinayso Malahan waar shoqo caadiya doono .markastaba wecel baad lasoo taagan tahaye
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 6 ай бұрын
Aabo iyo hooyo ❤ waad leedahay mashalateeen la aantood waa imtixaan inay kurAdinayaanbaa lagayabaa Haquusan
@user-qo8rr3dh4l
@user-qo8rr3dh4l 6 ай бұрын
Yaa rabi awood adigay ku suugnatay waa malin jimce ah ugaar gaar walasheen 😢😢🤲🤲
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 6 ай бұрын
Waxaan soo qoro maaaqaan 😢 wlhy khlaas Aakhara maxaa dad badan war sugaya
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 6 ай бұрын
Musiibo Allah haku rido maangaabka miskiintaan sidaan ugu oohiyey
@Saarah184
@Saarah184 6 ай бұрын
Allow kurbada ka fayd😢😢😢
@farhiahaji7946
@farhiahaji7946 6 ай бұрын
Xeryaha qaxootiga hala geeyo gabadhan si unka isoo qaado
@diibmohamedomar8144
@diibmohamedomar8144 5 ай бұрын
Ilahayoow ninku cadawsanaa Ilahayoow ugargaar oo ilinteeda farxad badan ugu badal😢😢
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 6 ай бұрын
Ilahow ugargaar maskiintan😢
@hamsamohamedhussein4703
@hamsamohamedhussein4703 6 ай бұрын
Allah iyo nabimaxamed akulajiron iyo muslimiinta walalahaaga ah ee sabar
@sacdiyomuuse9337
@sacdiyomuuse9337 6 ай бұрын
Aaammiin❤❤❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 ай бұрын
ilaheyow hoyadan murad keda usahal yarabi ilaheyow usahal walidkeda iyo ehelkeda ilaheyow cafi walashey yarabi abayo hadey argto qoralgeyga iney isdajiso aduyada wa itixan ey ku sabarto inshallah wa gulesa donta wan kabixi donta dibka inshallah ❤majiro qof wacal ah qofkasto hoyo iyo aba aya dalay 😢❤Love abayo macato
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 6 ай бұрын
Rabbi ha ku xafido abaayo, adiga iyo caruurtaada...
@maysuunofficial
@maysuunofficial 6 ай бұрын
Alle culeyska kahaysto hakaa dulqaado wllo Farxad warata Alle ha kuugu badalo insha Allah
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 6 ай бұрын
subaxanllah allah ka bed badsho shertiis allaha ha ugar gararo🤲
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 6 ай бұрын
Yaa rabi ilahow unaxariso gabadhaan hooyo waa hooyo😢😢
@user-ky1dx4me8h
@user-ky1dx4me8h 6 ай бұрын
Murugta allaha kadulqado hoyadan
@user-cq1gt3bw8g
@user-cq1gt3bw8g 4 ай бұрын
Kenya. Haa lasodiro
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 5 ай бұрын
Dad saalixiina bay ahaayeen
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 6 ай бұрын
Subxaanallaah raga soomaaliyeed illaahey ka cabsada shaley midi maa lagu haayey markuu guursaayey lix ciyaal intuu ka dhalaayey wuu ogaa maxaa hada is bedeley yaab.
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 6 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه Walaahi waa wax laga Naxo SOMALIYEY.XAQA XAGUU NAGA MARAY UMADEENU GORMEY XAQA GAARI DONTAA
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Barakallaah jazakumullaah kheyr walal 😭🤲 Ameen 🤲 yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 6 ай бұрын
Allow gargaar gabdhan la ciil nasriga deg deg SII abaayo anigo dhan insha garab SII nö insha
SABABTA MAAHIR LOO QAATAY
30:55
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 24 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 7 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 40 МЛН
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 683 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН