Alle ha u naxariisto Faadumo , maanta ayey geeriyootay ehelkeeda , asxaabteeda iyo dhammana umadda Soomaaliyeedba Alle haka samir siiyo .
@abdikadirmohamudabdi70713 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto maamada maanta ayey magaalada muqdisho ku geeriyootay😢
@SPharaoh Жыл бұрын
Waa Wariye yaqaan heesaha iyo taariikhda fanaanaddan weyn oo iska soo baadhay. Waxaa wariyaha ka muuqda deganaan, xushmad, edeb, aqoon sare iwm. Maashaa Allaahu.
@cadilraashid98436 жыл бұрын
Wlhi waa wariye dhameestiran wayo xaaladii jirtay Asagoo da, yar aya LA moodaa inuu joogay maa sha Allah
@shukriibrahim16705 жыл бұрын
Mamo nagruuma runta ayey iska cadeysy ninkeyga aan watay walalkeyg by kkkkk caadi ma ahan
@maxedbaari41074 жыл бұрын
1964 aan fanka ku soo biiray 56 sano ka hor alaha cimriga kuu barakeeyo maama NAGRUUMA
@happyqueen51583 жыл бұрын
Wey dimTy lkn hada😔allah hau naxaristo😭
@ahmetoismael40343 жыл бұрын
Maanta Ayuu Xaqii Helay Hooyadaan Faadumo nakruma 21 /2/21 Sacadu waa 1:45 duhurnimo ilhay Hooyo ha kuu naxariiisto 😪😪😭😢😢😭😢😭😢😭😪
@MastarAadan-23 жыл бұрын
Allah swt u naxariizo Faadimo Nakruuma maanta ayay ku geeriyotay mugdisho😭😭😭
@jabibabaa40223 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@xaqiiqochanel37063 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@nasyadeuanyeong87073 жыл бұрын
Dadku waa isku men d Marka qof dadkuwada garanayaa geeruyoodo waxa lagu soo wadabyaacaa wixii hees iyo hadalka kaydsanaa
@nasyadeuanyeong87073 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariisto waxan kula talinayaa fanaan ka hadha oo xaga cibaadada xoogaa saara waxaynu jecelahay heesahooda laakiin Marka ay geeriyoodaan waxanu la jecelahay janno janadana dabcadaa la Ina yidhi
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
❤❤❤❤ cumar seerbiya waa walaal aan jeclahay runtii oo soo jireenka ama taariikhda somalida aruuriya. Mahadsanid walaal ❤❤❤❤
Alle ha u naxariisto. Mom qalbi furan ayeey ahed. 🇸🇴.
@superlula26747 жыл бұрын
waxaan ahay askari amarkii la iidiro anigu waan adeecaa ileen askriyad ayaad aheed sidaad ayaad wadaniyad sax ah ku tahay love you mum nagruuma
@Abdifitahabtidoon4 жыл бұрын
Waa beri 80% askar bay ahayeen xasan baa isahoo koros rushka ah lolqadilahaa buu dhanka ganka xooga saray
@ridwanahmed95397 жыл бұрын
Hhhh mamo fadumo wallhi waa honestly mam i like u
@zakariaali88437 жыл бұрын
Waan qiirooday wll
@Aisha-yn3gf Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Faadumo Cali Qabrigeeda ha u waasiciyo
@hoobaan86745 жыл бұрын
Maanshalla waa Qof soo shaqaysay maamo hada chance fiican ayaad haysataa Cibaadada badi inshallaah khayr hele
@caasholikeyou84346 жыл бұрын
Habaryare nagruumo qof qalbi wanaagsan hooyad mardhow dhimatey caasho Allah u naxaristo qof baari aha qofki reer Toronto waaye ku dheertahey
@Falis.Faraax Жыл бұрын
Cabdukhaadir muuse lugeey iyo edo nagruumo ilaahoow unaxariisto
@muxamad80223 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@edabbdansidiih23723 жыл бұрын
Inaad Video dawan donta wa macquul pleas aan uduceyna Mamo Faduma Allh Swt ha unaxaristo manta inaga noo bahan tahy kitaab keeda gacnta midig allh ka siiyo
@allaayahdeek73243 жыл бұрын
Qabriga allaha u waasiciyo maama fadumo
@hamzaabdi53203 жыл бұрын
Amiin
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto Waraysigan ka dib Sanad wax kar ayay nooleyd Nakruuma.
@nabilhoussein50837 жыл бұрын
Wariye waxan ku taagera fanaaniinta waawayn ayuu wareysta ee waberi
@ibrahimhassan82394 жыл бұрын
Masha Allah maamadaan kaftankeeda ayaan jeclahay
@nawaalnalka52655 жыл бұрын
Wariye mamoyinka marka wareysa neyso xushme o ku dheh mamo
@farahfarah36047 жыл бұрын
Mashalah mamo nakruumo tariikh somaliwayn aad isku jecleed iyo wadamo ajnabi aan ka badinay ayaa ka sheesay balse hada dad xanuunsan qabiil amisan waliba ajnabigaas kaa jecel iyo dad qabiil amisan somali neceb Ethiopian uraayo jecel ayaa hada jiro balse tariikh qofkii somali jecel uu ku farxo ayaa ka sheekesay wariyaha waa shaqsi qaaliya tariikhda haayo wariye badan oo isagoo kalaa u bahanahay somaliwayn
@ahmedcabdirisaaq24022 жыл бұрын
Allaha u naxariisto qabrigana ha u nuuro wixii dambiyee ay gashayna ilaahay haka cafiyo qof qalbi wanaagsan oo somaalinimada jecel bay ahyd rabboow cafi oo u naxariiso
@farhiabeautychannel46126 жыл бұрын
Mnsha allh eedodey MCN Fadumo cali weecshe ku jecli 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞💞💞
@mustafebulshaale26483 жыл бұрын
Allaha u naxariisto maama Nakruuma oo xaqii u yimid. Waxay u geeriyootay xanuunka safmarka ah ee Covid19. Fanaanad wanadiyad ah cadal qurxoon iyo qof bulsho jecel ayay ahayd.
@HajjiWarsamah245 жыл бұрын
Eedo Faadumo Nakruuma allaah ha ku daayo. Xaragadeeda ayaan wax loo dhigaa jirin.
@Falis.Faraax Жыл бұрын
Asc cumar seerbiya aniga wax iga wdydii faarax guuleed samatar
mom maaasha allah jiliddeedan ka helaa mom allahayow ku xafid
@chuchujaybaz10167 жыл бұрын
cabdi Aadan .
@mohamedabdulle80473 жыл бұрын
Allaha u naxariisto 21.2.2021 bay ku dhimatay Martini Hospital
@MaxamedibraahinbuuleАй бұрын
Allaha unaxaristo
@abdishakurabdi51907 жыл бұрын
Nakruuma taariikh wayheysaa hadey lakulantey Stevland Hardaway Morris wuxu xiligaas ka qaadey Lagos heesti caanka ahayd I just called you to say I love yuu, considered to be one of the finest musicians in 19th century libaax
@munisaidris42996 жыл бұрын
Steve wonder... .. Was there to. Well done hoyo macaan ..
@rahmaabdi21835 жыл бұрын
Màasha allah allah ha ku xafido
@waberihassan78673 жыл бұрын
Illahay ha unaxaaristo samir iyo imaan qoyski iyo asaabtii ay kaa baxdeey 😭😭
@nadifahassanaddow34143 жыл бұрын
Hooyadii fanka xasuus waykatagtay Allaha unaxariisto debigeeda Rabi ha dhaafo caruurteediina samir Allaha kasiiyo gadeesheed Illahay mana fidneeyo .
@Abshir2523 жыл бұрын
Ina lilaahi wainaa ilaahi raajicuun. May Allah grant you highest Jannah 🙏 ♥
@abdiwalwaal88917 жыл бұрын
subxanallah fan ma wax lagu fanaa war diinta islaamka barta
@qaradd42657 жыл бұрын
gabdhaha askarta miyaa cali naasa weyne la dhihi jirey nimakaan la yaabey meelasta waa nagu durahayaan waryaaya anagu hormuud baan nahey
@yaveeyadams54694 жыл бұрын
Fatima is role model and has a large family and fun who love her. The larger family, some have never met with her.
@abdimagan34823 жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto Nakruma
@cismomohamed1964 жыл бұрын
Seerbiya nin culus waan ku salaamay adigiyo faadumo cali nagruuma
@farahaden94013 жыл бұрын
Alle haw naxriisto
@ahmedmohamedguleid33233 жыл бұрын
21-2-2021 Maalin Axad Alle Naxariisti Janno Howgu Deeqo Waxa Magaalada Muqdisho Ku Geeriyootay Alla Wayne Fanaanadii Waynayd Ee Faaduma Nakruuma Waxaan Ka Tacsiyaynaya Qoyskeedi Qaraabadii & Bahda Fanka Iyo Guud Ahaan Ummada Af-Soomaaliga Ku Hadasha Oo Dhan Samir Iyo Imaan Alle Haka Siiyo.Aamiin..Aamiiin
@keyfmacalin15377 жыл бұрын
Mama nakruuuma aad ayaad kuu jecelnahay Allow cimri dheer ku siii mama💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Alle ha u naxariisto waxa jiri doonto malin uun in lagu yiraahdo Hewel alle ha u naxariisto 😭😢
@diamondmohamed14683 жыл бұрын
Tacsi teeraanyo fadumo cali jaamac alaha u naxarees jana far doowsa ala geeyo haldoorkii soomaaliyeed bey aheed
@MubYus5 жыл бұрын
Faaduma cali nakruuuma... salaaan sare.
@yaxyecabdulqaadirxassan88503 жыл бұрын
Ilaahy ha unaxariisto wy geeriyooty😰😰😰
@ikraanmonour83937 жыл бұрын
ax qalbi adaga anigu wllky ban kaxysan laha wllhi
@nafisahassan36776 жыл бұрын
Qosol walhy mamadan wa qosol midhan waligay ma qoslin hamayn dhawayd on waraysigeeda uu libaam show ka wady dawaday qosol xataa wariyihi waraysnayay wa qosol is hayn wayay
@abdiwalwaal88917 жыл бұрын
subxanallah yaa rabi hal diin unbaa jirta uu allaah subxannahu watacala noo soo dajiyay waana tan muslimka ma mid kala jirta waa maya ee fananimada hatageerin waxa ahay walalka muslim ah wanaga kula jecel si allaha aqira cadaabta kaga kugbiyo musica iyo fananimada waa xoolo shaydaan hadan maanta ogaan malin unbaad ogaan dontaa hooyadan sonaliyeed allaha maskaxdeda kamadooweeyo heesaha iyo fananimada allaha nawada hanuniyo aamin aamin
@jamalwarsame87075 жыл бұрын
Walaahi faadumo waa nasab aad baan ku jecelahay nakamura
@adelsaeed17297 жыл бұрын
Isteif Wonder Haddaad La Kulantay Khatar Ayaad Tahay
@ahmadabdi11243 жыл бұрын
Allah yarxam mum
@bilkheyrmohamed63043 жыл бұрын
Ilahow unaxariso
@Jar_javoo2 жыл бұрын
Afkagoo guran kuma dhalo geelaagoo guran waa kuudhalaa
@khadraali37613 жыл бұрын
Alaah yaraxma momo😭
@haboonmahmoud12583 жыл бұрын
Ilahayo unaxriso ya rabi
@MindfulMedia073 жыл бұрын
This is painful, ilaahey ha ha ku naxariisto❤
@nuuro83363 жыл бұрын
Laga yaabee ayadoo bool iney duugeen kadib markay neeftu dhagtey oxygen malaha meshaas alaha u naxariisto mam nakruuma
@jabibabaa40223 жыл бұрын
Allh unaxaristo maamada🤲😭
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Mama nakruma jir oo jook
@nasramohamed49723 жыл бұрын
Allah Unaxariisto 🥲🥲
@kushish27497 жыл бұрын
Mobile da dhulka maxaa loodhigey ?
@kungabdhoodkaroon80007 жыл бұрын
Waxan filayaa Ninkaa ay walaalked uga tagtay waa Fanaan Cabdi xassan dige walee nin wll looga tago wuuyahay😂
@nafisahassan36776 жыл бұрын
Kun gabdhood Karoon hhhh kingaroon hh malaaha ee. Ma isagaa qabi jiry walee inaanu anigu wallkey ka tageen haduu xtaa indhaha biya kakeno
@yaziryare23886 жыл бұрын
Aniga Maad igategi lahayd hadaan wllkaaa ahaan lahaa
@nafisahassan36776 жыл бұрын
@@yaziryare2388 adia wllky haday noqyo xadaa hamalysane iskaba oggow inan kaa tagi lahaa wayo nin walahelaa lkn wllo lama helo aabo ama hoyo mar danbe ii dhli mayana magrty