Waxa nasiib daro ah in maalin kasto laso bandhigo dhalinyaro la qalday dowladiina ey waxba ka qaban karin shariif xasan iyo farmajo midna wali meel uu ka saaray majiraan xaalkaan waa sii soconaa ilaa laga helayo dowlad qorshe sax ah la timado si dhalinyaradan u badbaadiso