2019-2020 aa aniga iyo asxabteyda oo iskaabulo ah oo schooley ah baa qadada ku qorna mid kalana cashada midka sadexadna quraacda mid kastaba wuxu daaran jiray heestan iyo hees kle oo farmaajo lo qaaday oo ay qaaday deeqo afro hadda markaan daaro waxan dib u noqda ila 3 sano iyo qababac xusuus wlhi 😊🥰😒 labadeda sxb isku magac bey ahaayen cabdixakiim yaal iyo anigo aha maxamed gobonimo goobtu waxey aheed garbohaarey, gedo, somalia intan hada so garatay gobonimo 🤩
@abdulahiahmednur31625 жыл бұрын
Dhagahu sifeeyaa hadalkaagu simanee ❤❤❤❤ like iisaar
@abdiwelimohamedmohamed14455 жыл бұрын
Mashallah. Wankusaray. Like
@cimaanismaaciilfaarax16344 жыл бұрын
Str
@cimaanismaaciilfaarax16344 жыл бұрын
064969252
@cimaanismaaciilfaarax16344 жыл бұрын
S
@zeynabyasin4612 жыл бұрын
Subixi lajogaba waaxan sadinaya ano sow jadada adna seygi an rabay 🥰🥰🥰🥺❤❤❤wlhi xasus an ilobikarin runti🥺
@cali2119 Жыл бұрын
Waxaa tahy qalbiga suran ❤ ha igoybin seedaha haygu xirin sil adag oo salaanta guud iyo subaxiilagaa raba anoo sow jadaada ah sadirkay wuxuu qoray ina seejin maaye ubaxsaaran geedaha ayuun baan salaad hore suradaada ka arkaa ❤
@haldorduumar72464 жыл бұрын
Heestan waxa ay igu ledahaye xuusus gooni ah wayo waxa ay soo baxdaye marki igu horeysaye ee an xiiriix jecel oo dhab ah sameyo waxa jiiraye Wiil an jeeclaa asigana ii jecla lkn anigu waan qarsadey asiga geesi aha oo isoo bandhiigtaye waan ka aqbalaye oo waba sida rabaye waxan ku dhahaye ha i goyinin seedaha ha igu xiriin silsilad bira hada waan soconaya suun jecel haigu diliin anigoo ula jeedo hada waan ka ladanahaye jecelkeda oo la,anta waa jogi kara hada dhiib ha ii galiin 😪lkn ugu danbeyn wiilkaas aniga aya gacanteyda iskaka fogeyaye anigo uga shakiyaye naag kle in uuw ila shukaansado wlhi marka soo xasuusto hada qalbiga aya ii xanuuno anigaba waa jecle ee sheydan aya ii been sheegaye wiilkaas magaciisa waxa la dhihi jiiraye maxamuud hada hadaa arki laha wlhi cafiiis ayan weydiisan laha 🙏🙏
Ubaxsaaran geedaha ayaan uyuun suuuradaada ka arkaa salaaad hore ( the best song Somalia and best all music
@cameyofficialchannel7952 Жыл бұрын
Inta dhagysanysa 2023👋
@ahmedcumar833511 ай бұрын
Inta 2024 dhagey saneysa ❤ saara
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
👍👍👍👍❤ hees shidan❤❤
@hamdahaaji41964 жыл бұрын
Ha igoynin seedaha haygu xirin silsilad bira hada wan soconaya sun jcl hagudilin😢😢
@khadarmahadsamow914 жыл бұрын
Waad mahad santahay
@khadarmahadsamow914 жыл бұрын
Oky
@cabdiibraahim53613 жыл бұрын
Swirkaagu wey nolol iga gadan waleee🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomali song
@raxmoaxmed115011 ай бұрын
Ha igoynin seedaha Haygu xirin silsilad bira Hada waan soconayaaye Sun jacayl haygu dilin. Ubax saaran geedaha Ayuun baan salad hore Suuradaada gaarkaa Salaama adigo maqan. ❤️🥺
@aniismohamud24064 жыл бұрын
Descriptive words with rythm and beautiful voices. This shows love isn't about material and easy as people say. The use of language is acceptable with accurate meaning. I ranked this as one of the century.
@@Farhiashire2019 mhdsanid abaayo qli 💞 laakin Cabsi cabsi dareemoya wayo magaranayo Inan ku guleeysan doona mise guuldaro...
@Aishhaabdull562 жыл бұрын
The best song🥰😇🤩
@zahramohammed43145 жыл бұрын
Axyaa heeeeeees qalbigay tabanaysaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@t-barwaaqotravelcargoagenc30825 жыл бұрын
ababay wax kale
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
25/3/2023 qofkaygii
@abdikafihussein92235 жыл бұрын
Heesta Ereyo nuxurleh aya kujira
@Abdillahi.110 ай бұрын
Old is the best😢😮😊
@crisaaqmaarmaar33392 жыл бұрын
Keep going.
@rooblecabdideeq80622 жыл бұрын
2022
@lakisaid10964 жыл бұрын
Ha i goynin sedaha 👌
@colowmedia15183 жыл бұрын
Heestan waxay i xsuusiay wayahan jclaa gaber lkn igu adkaysay markay iga dhooftay africa qof joga marabo ee byyyybyy ayay wlh igu jwbtay Waayo waayo Salaan sare 8ga gudoon habeen ayaan dhigta saran jiray radiyaha la ima ogalayn hees airphone ma jirin Aduuunyo Subax walba wadadaan isla mari jirnay schoolka ayaan iska mari jirin ano ka dhigaan inay ilanjogta oo kale
@homeofquran71343 жыл бұрын
Sxb africa haday kugu nacday hada xage jogta adiga
@MohamedDahir-d6o4 ай бұрын
Old is gold❤
@adeshkubayaaofficial17544 жыл бұрын
Wow beautiful song
@xudefiyjr56683 ай бұрын
Old is gold 😢
@MaxamadGuray-c4q4 ай бұрын
2024 yaa ila daawaday😂
@mohamedabshir34683 жыл бұрын
Hees jcl dhab ah ika dheh dad jcl wax ka yaqaan Ayaa kudhaqma