HARGAYSA SOMALILAND AYAA LA IIGA KENAY HAN AAN RABO INAAN CIIRTA KULUSHO DHAQANKENA WAA QAALI

  Рет қаралды 9,000

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

4 ай бұрын

CIIRTA YAA YAQAAN YAANSE AQOON HADAADAN AQOON HADA HALKAAN KABARO ANA
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 34
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 4 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah beautiful 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 4 ай бұрын
mashallah waa haan iyo hadhuubkeda
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 410 EE VIDEO GAN DAAWADA THANKS 🎉🎉🎉🎉🎉😊
@muna3496
@muna3496 4 ай бұрын
Cool job
@samsamaxmed1454
@samsamaxmed1454 4 ай бұрын
Sifiican ayaad ugaranaysa😊
@khadijaaliwarsame2919
@khadijaaliwarsame2919 4 ай бұрын
Asc haberyare waxaan kaa codsanayaa meel aan ugu diro lacag odagee cabdinuur xade cabdi thanks
@somalimedia1669
@somalimedia1669 4 ай бұрын
Marwadi wiilka noo nashay goormaad hargeysa kusoo noqon
@Caaliya985
@Caaliya985 4 ай бұрын
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 4 ай бұрын
Thank you for teaching our culture.
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 4 ай бұрын
Good lesson waxaan sugnaaba waa inaad soo duubto adoo ciirtii lulaya. Waliba midhaha lagu heesana soo qayb, dharkii hiddaha iyo dhaqankana hadaad heli karto soo xidho It will be amazing
@somalimedia1669
@somalimedia1669 4 ай бұрын
Masha Allah
@MsRaaxeeye
@MsRaaxeeye 4 ай бұрын
Markay dhego adkaato ee subaga raajiso ayaa la habaaraa
@user-bn7yl7ce3m
@user-bn7yl7ce3m 4 ай бұрын
mms Haanta waxa luu dhigaa barkin taa oo laga sameeyo maro iyo geeka loo yaqaan jilab waxaan la ,gu lingaxaa maydhaxda lag diiro cadaada ,am geedka loo yaqnn qudhaca baa, laag diiraa❤❤❤❤❤ thanks
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko 4 ай бұрын
Han miya
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 4 ай бұрын
GURIGAAN AAD KA GUUREYSO WAA MEEQA MOBAASAAN KURI KA RABAAYE
@user-ib6es2xr1l
@user-ib6es2xr1l 4 ай бұрын
A malyuun macaan
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 4 ай бұрын
meydhax laga sameeya lingaxa
@Iphone20249
@Iphone20249 4 ай бұрын
Furka waxa lagu lingaxa mayrax lacalaalitay daloolkayarna furyar oo maro lagaliya markastood lulaysaba walaga neefiyaa 3min
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 4 ай бұрын
Malyuun maha icana laga cabey ee waxalaga wadaa ma subagiiba furta lagala baxay
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 4 ай бұрын
Haantu way wantahay mid kayar Ibso🥰🥰
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 4 ай бұрын
Waxa afka laga xidho waxa la yidhahda meydhaxa sida umaleynayo maydhaxa
@user-mn2nq6he1z
@user-mn2nq6he1z 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qi9ky5kx8j
@user-qi9ky5kx8j 4 ай бұрын
Illahay haku barakeyo🫶🫶🫶🫶🫶
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 ай бұрын
Hadhuub ama Bidhe
@MsRaaxeeye
@MsRaaxeeye 4 ай бұрын
Xodayga ayaa lagu culaa Malyuuneey
@mohamudgureyabdirahman2844
@mohamudgureyabdirahman2844 4 ай бұрын
❤❤❤ hantu ayadoo doora oo doobe labadiis leh hhhh waxbay aragtey
@cosinasim6378
@cosinasim6378 4 ай бұрын
😂
@Iphone20249
@Iphone20249 4 ай бұрын
Fuarka waxa lagu lingaxa maydha ama marax geed laga soo diiray oo lacalaalilay😂
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 4 ай бұрын
Sax ❤❤❤❤❤❤❤❤the❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤and and 3
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 4 ай бұрын
5
@MsRaaxeeye
@MsRaaxeeye 4 ай бұрын
Galoolka ayaa laga sameeyaa Lingaxa
@cabdinasircise6934
@cabdinasircise6934 4 ай бұрын
Lingax iyo cuf
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Dhil latolo arjeg markey cag uekatay dhil dhoob hadey dhulka kudhacdo eey jixanto inlagutolo arjega uisticmalnaa ragana qora shaqo nag maahin nagtu cugid xataris dhaqid biyokulul kulusho aan arkijiray sabkan kasimanahay isga mid kanahay hadi xirqan faqri nimo lagu cayo anana dhilaha tolana faqrinimo nalagu caayaa maro matolano dhanbalaha loojixjixa kabada lagusameya mana tuurno mana tolano maryo dugaa qof lacag logutola majirto muduc merix minankasto yalaa gedla aan namaheyso
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 ай бұрын
Faro kugu ma yaaliine ma furtaa lagaa dhuuqay
MACKINNON ROAD NOLOSHEEDA WAA MID AAN KU FARAXSANAHAY
8:08
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 10 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
DEGDEG VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
18:55
SHANTA TV
Рет қаралды 594
"Exploring Luxury Homes in Somaliland"
24:58
BrownBoyTheTraveller
Рет қаралды 56 М.
FARDUUS IBRAAHIN OO KABAHA LA DULMARTAY ISAAQ (3935)
1:09:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
DEG DEG Gabar Ganacsato ah oo Hargeysa Qabiil Dartiis laagu dhibaateeyay
12:58
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН