NIN KAAN WAXAA LADHAHAA MAXAMED BULXAN WAA ABGAAL WAA REER MARKO MOUNGU KENYA AYUU KU DHIBANYAHAY

  Рет қаралды 29,515

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

14 күн бұрын

NINKAAS QOFKII GARANAYA REER KOODA HALOO GEEYO VIDEO GAAN HOOYADIISNA WAA HABARGIDIR CAYR WUU DHIBAN YAHAY REER KIISIINA MA OGA MEEL UU KU NOOLYAHAY
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 147
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 11 күн бұрын
Waa cayr hooyadii allaha u gargaaro❤dhiiga somalida waan jeclahay aan iska kaftamo❤😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 11 күн бұрын
Bulxan iyo abgaal isma laha😢allaha caafiyo waa wiil somaali caawi illaahay haku caawiyee😢
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 11 күн бұрын
Ma adigaa go,aamiya, Soomaalida iyo magacya yada eey la baxaan?😮
@edityy141
@edityy141 11 күн бұрын
Haa wllhi 😂
@edityy141
@edityy141 11 күн бұрын
Laakiin ayaantaan hawiye waa ilbaxeen calasow iyo culusoow waa iska daayeen daroodka iyo isaaqa ay kuubi kareeyaan 😂😂
@edityy141
@edityy141 11 күн бұрын
@@user-sc6ze1bz7bruntiis waaye maxaana
@hooyoali8142
@hooyoali8142 11 күн бұрын
Waa hartigii hore oo harti daarood kasolumen harti abgal waa warsangali darod badankod bulxan halkaa buu kakeenay 😅😂😂
@Vaan333
@Vaan333 6 күн бұрын
Mama malyuun qeer allah ku siiyo ninkaaan. Waa la yaqanaa. Maxamed bulxan dhoore. Waa. Nin. Mareexaaan ah waye. Abgaal ma ahn. Hooydii. Xalwo cali waa rrr marko cadey hooyadiis ehelkiis waa la garsina. Nin inuu dhinty ku maqlay
@luulshire1152
@luulshire1152 12 күн бұрын
Ajir alaha kaasiiyo inta aad caawisay asagana alaha u sahlo dadkiisa 🤲
@farhiyomohamed9030
@farhiyomohamed9030 6 күн бұрын
Allahu Akbar Kheyr Allaha kusiiyo Maama Malyuun
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 8 күн бұрын
Allahu Akbar Illaahow u gargaar oo dhibaatada laguma waaree ka saar yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@hamdimohamed4544
@hamdimohamed4544 5 күн бұрын
mamo waan kuu xisnay tiktok ❤️
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Күн бұрын
Hooyo Malyuun Cali walahi qof nool ayaad tahay illahay haku xifdiyo❤illahay ilmahaga iyo dadka aad jeceshay haku xifdiyo habo raga meelaha ku dayacan aad naxariis iyo walaalnimo tusayso hadana aad soo baafinayso walahi qof aad u wanaagsan ayuunba sameeya guulayso habo illahay hakugu amaansado kenya❤
@Sarta100
@Sarta100 11 күн бұрын
Mama mayuun shaqadaa waa tan ugu wanaagsan ajar baa la helaysaa.jasaaka laah qeyr
@shacabwen1613
@shacabwen1613 8 күн бұрын
Abaayo malyuun waamahadsantahay ee maxamad bulxan waa seedigeey ee intee kalaxariiraa
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 11 күн бұрын
Abgal bulxan lama baxaan haku haynine ninka dadkiisa u radsha qofku magac kasta lo bixin kara mrku dhashee alle ha u sahlo dadkisi alle ha caafiyo
@zayaamad3080
@zayaamad3080 11 күн бұрын
Bari bay gabadhii igu tidhi a gaal Fosiya lama naxaan. Hadana waa arkay Fosiya abgaal ah .
@aamina864
@aamina864 10 күн бұрын
​@@zayaamad3080bisinka waa been abyo waa la baxna magac walbo foziya warkedaba daa
@faisakasim2138
@faisakasim2138 11 күн бұрын
❤❤ Ilaah hakaa ajarsiiya aduun iyo aaqira. We miss you 😘.
@Calibiid-jn6gp
@Calibiid-jn6gp 8 күн бұрын
maasha alaah my sister aad ayaad imahadsan tahay ajir alaha hakaaa siiyo
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 11 күн бұрын
Bulxan waxaa inta badan labaxa Daaroodka shaasatan mj ilaahay ha usoo iftiinsho ishaa allaah 😢
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 11 күн бұрын
Jah dhiiga mj baad u tahay❤😂
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 12 күн бұрын
Cidiisa Allaha u sahlo aamiin Yaa Allaah
@nadhifoqaran4479
@nadhifoqaran4479 12 күн бұрын
Ilahay ayar ha kaa siiyo waa runtaa in laga samraa laga yaabaa. Pls share gareya.
@kadardahir301
@kadardahir301 11 күн бұрын
Mansha allah mama khayr allaha kusiiyo Lkn maamo waa see fantadan kokada isu badashay
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 11 күн бұрын
Malyuney wiilka caawi telkagana so dhig ❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 12 күн бұрын
Wiilkaan waxaan umalayn inuu cabdicaziis really mar baafiyey hadaanan khaldayn ilaahay ha u sahlo ehelkiisa
@zayaamad3080
@zayaamad3080 11 күн бұрын
Abdiaziz ma u sheegin karta
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 10 күн бұрын
@@zayaamad3080 walaale meel aan kala xiriiro ma hayo KZbin kiisa baan daawadaa in shaa allaah waxaan isku deyayaa inaan kaamantiska uugu dhex qoro meeshiisa
@maryannnnn942
@maryannnnn942 12 күн бұрын
Ajar Allah ha kaa siiyo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 12 күн бұрын
MashaAllah Tabaraka. Thank you ❤❤❤❤❤
@Vaan333
@Vaan333 6 күн бұрын
Maxamed bulxan dhoore. Waa ninkaan daroogo mariixaan ah. Dhiman laga galas ku malayy. Ka did suu dhinty la dhahay. Hooyadiis. Chelsea biyaha degen. In la garish rajeyna
@AaminaAbshir-z3n
@AaminaAbshir-z3n 12 күн бұрын
Ilaahay haku xafido mamo malyuun Ali ❤❤❤
@maslah345
@maslah345 8 күн бұрын
AMIIN YAA RABI
@khadiijosheikh117
@khadiijosheikh117 10 күн бұрын
Wiilasheena ilaahey ha U gargaaro meel walbo wey ku dhibaateeysanyihiin
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j 12 күн бұрын
Maansha Allaah
@user-vt8ni6pc3e
@user-vt8ni6pc3e 11 күн бұрын
Malyuun ajaar xaasad alle haksayo cawi wiilkas somalid waxa kamuqat diif kamuqat
@bongasasa3895
@bongasasa3895 8 күн бұрын
Macoow hadii dhahi laheed Abgaal dhan wa sheegan lahayeen! Kabtan Ayuub raadi he might know him
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 12 күн бұрын
Koley Abgaal Bulxan lama baxo, ee Illaahay dadkisa ha u sahlo
@halima-md1tl
@halima-md1tl 12 күн бұрын
Haday hooyadii ula baxdayna
@user-um3lv3nj5r
@user-um3lv3nj5r 12 күн бұрын
Abgaal xaayaoow culuzoow maa.dhalsho ku noqdaan
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 11 күн бұрын
Aniga waan isdhahay amey wax qaldan yahiin.
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 күн бұрын
"Bulxan & Dhoore" lama baxaan Abgaal !!!
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 күн бұрын
​@@user-um3lv3nj5r Abgaal, magacyo lagu garto & weliba lahjad u gooni ah ayey leeyihiin. "Bulxan, Dhoore, Qowdhan, Munye, Edem, Frinbi lama baxaan kkkkk
@mohamedfarah1400
@mohamedfarah1400 7 күн бұрын
Xaleo Iyo Bulxan LAYAAB 😢😅
@hasnanageye4509
@hasnanageye4509 10 күн бұрын
ASC Illaahay ha ku caawiyo
@adamosman4185
@adamosman4185 11 күн бұрын
Bulxan hadaad maqasho waa reer mudug & gaalkacyo
@zayaamad3080
@zayaamad3080 11 күн бұрын
Laga yaaba in ayaydii ahayd dadka aad sheegayso
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 10 күн бұрын
Alle ha u so dhoweyo ehelkiisa .adigana alle ha ka abaal mariyo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 12 күн бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@MubarakOmar-u4e
@MubarakOmar-u4e 8 күн бұрын
Abgal mahan waa marexaan ana kasayo
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 11 күн бұрын
Abaayo waad mahadsan tahay
@hawaosman5599
@hawaosman5599 6 күн бұрын
Weligey,mamaqal,Bulxan,Aapgal, labaxayo,Lkn,wawiil,dhibateysan,dhibka,Allah, kaqado
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j 12 күн бұрын
Maamo Malyuun keer Allaha. ku Siiyo
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 11 күн бұрын
Malyuuneey qeyr allaha ku siiyo
@SameeraMohamed-kr2le
@SameeraMohamed-kr2le 8 күн бұрын
Mama malyun amu kawada cabdi bulxan aabahy wiil habar gooni jiro anaka reer bicidyahan nahay reer cabdi bulxan reer qoryoley degan yihin
@maslah345
@maslah345 8 күн бұрын
Mama malyuun waa qaf somalinimadu ku wayn tahay markay kaftamayso dad ayaa umaleeyo qabyaaladiiste lkn ma aha waa qaf somalidu usimantahay
@TeamAbiteey
@TeamAbiteey 10 күн бұрын
Wiilkan hoyadiisa waa la helay wexey dagantahay ceelsha biyahay
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 6 күн бұрын
Ma is heleen wll
@Dagan721
@Dagan721 8 күн бұрын
Mama Malyuun Waxa ahay Mudulod Magacas lama baxnee waligey ma maqlin
@user-lg5if3ek9u
@user-lg5if3ek9u 11 күн бұрын
Abgaal bulxan lama baxo ee qabiilkiisa hala saxo.
@Hariye58
@Hariye58 5 күн бұрын
Waa reer marka marka dhahdey wax kale u malayay
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 12 күн бұрын
Tiktok keen abgal ha cawiyan ama somali wayn
@MohamedAguu
@MohamedAguu 11 күн бұрын
Asc malyun shaqo fiican ayaa qabatay wan kula soo xiriiri
@user-eq3gp7go9e
@user-eq3gp7go9e 10 күн бұрын
Nagadaa ciyaartaa
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 12 күн бұрын
Habar gidir habar agi majirto ee cayr habar aji dheh
@user-um3lv3nj5r
@user-um3lv3nj5r 12 күн бұрын
Saas ayuu ka wadaa
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 11 күн бұрын
Allaha subxaana watacaala haku cawiyo
@ubahabdi773
@ubahabdi773 4 күн бұрын
Abayo malyun was Mahadsanthay❤
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 9 күн бұрын
Arcos cusub
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 күн бұрын
HABAR HIDIR CAYR HABAR AJI
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 11 күн бұрын
Ina ayihiisu abgaal uma ekee amuu ilaawey idiida bulxan iyo dhoore magac abgaalmaaha sikastaba reekiisa Allaha usahlo
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 12 күн бұрын
Habar ej wa ceyr
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 10 күн бұрын
Qurbaha sidaas ayey ugu dayacanyihiin meelaha homeless ka ayey kabuuxaan qaar waa waashen waxaa fiican iney dadka dad kamaqan tihiin in sawiradoda sodhigaan si wixii qurbaha jooga ugu raadiyan ama ugu sosheegan hadey wadooyinka ku dayacanyihiin
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 11 күн бұрын
Dadkaan oodaha loo jabiyey ee Soomaaliyeed oo dalkoodii iyo doowladdoodiiba dagaalada qabiileed lagu rogey, yaa ah kuwo qurbaha meel waliba balwadaha cul culus ku dhex dhacay,waa in dib soo uruuriyaa oo dalkoodii loo nabadeeyaa, dibna loo dejiyaa meelihii eey shayaadhiinta ka bara kiciyeen oo dhami, ayaguna dib u dhiska dalka iyo dadkooda ha ka qeeyb qaataan.
@saidcali6569
@saidcali6569 10 күн бұрын
MAMA MALYUUN NINKII AMUU KU DILAA MAXA MUNGU KA DOONTAY AMA ASAGII AYAAD ADAY 😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 күн бұрын
Ilaahow caafi
@ismailessa669
@ismailessa669 12 күн бұрын
Mama malyuun suuban waad ku mahad san tahay inaad ninkan reeerkiisa uraadiso oo abgaal harti abgaal balse waxaan layaab sa nahay magaca aad ninkan ku sheegtay oo ah maxamed bulxan magacaasi waxaa labaxa reer waqooyi
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 10 күн бұрын
Dadka bulxanki beyku mashquuleen war neynaas ayey noqon kartaa meeqa neynaas wadamo kale leh magac maaha bulxan ee waa neynaas wiilka cidiisa laraadiya
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 11 күн бұрын
Dhamaad ka video ga markey tiri Anaa Lacag ku siinayee isug waxey ku tusineysaa sida Somalidu iskugu damqato markey joogaan wadan kale. Waan ILmeeyey
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 5 күн бұрын
waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga iyo dadnimadaada...
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 11 күн бұрын
Bulxan waa naaneys baan u maleyneyaa abgaal bulxan lama baxaan
@fuadomar7831
@fuadomar7831 12 күн бұрын
Bulxan iyo Abgaal hhhhhh
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 12 күн бұрын
Maamo Malyuun sharaf badan waa kuweynay waayadan xagee ka dhacday
@MaryanHassan-lu4xb
@MaryanHassan-lu4xb 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@jannaat3007
@jannaat3007 8 күн бұрын
Bulxan dhoore iyo abgaal hala hubiyo
@Calibiid-jn6gp
@Calibiid-jn6gp 8 күн бұрын
reer magaal hore
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 11 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤mms🎉🎉🎉
@LaandhereDalal
@LaandhereDalal 11 күн бұрын
Waa run magaca bulxan Abigail ma la baxo
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibofarah532
@hibofarah532 12 күн бұрын
Ilahay howsoo. Dhoweeyo. Dadkiisi Mama. Adigana. Ilahay. Khair. Hakusiiyo
@user-mb9hm4cn7z
@user-mb9hm4cn7z 11 күн бұрын
Masha allaah mama malyuu inbadan nooloow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@monasuja6232
@monasuja6232 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤Mms 🎉🎉🎉🎉
@shacabwen1613
@shacabwen1613 8 күн бұрын
Mama malyuun wahadsantahay baafintaadii ayaanasoogaartay oodbaafineysa seedigeey maxamad Bulxan Dhore waxaan kaacodsanayaa ni aad naxariiriso waxaankutirineynay dhimasho ee walal adigoo mahadsan meel aan kalaxariirno noosoodir lambar ama giimel waamahadsantahay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 8 күн бұрын
​@@shacabwen1613qoraalka hoos ayaad galisay ee kor ku qor markale si ay u aragto
@saedasmith6558
@saedasmith6558 11 күн бұрын
Bulxan Abgaal miyuu labaxaa Nin kaan waa reer bari
@user-jd7km3vb2u
@user-jd7km3vb2u 11 күн бұрын
Maamo.malyuun..ok
@ashaoali8020
@ashaoali8020 12 күн бұрын
Abgal Bulxan maba labaxaan seewax ujiraan .
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 12 күн бұрын
Maxaa ka ogtahey. Bulxan in ay neynaas tahey... Allah u sahlo dadkiisa. Koley. Nin fool xun ma aho. Daruuf ayaa ka muuqato
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 12 күн бұрын
😂😂😂
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 12 күн бұрын
Hoyadiis ayaa hg ah malaha iyada ula baxday
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 12 күн бұрын
Allaha u soosahlo ehelkiisa malyun wacaney dad aruuriso masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimojibril7917
@halimojibril7917 11 күн бұрын
💚💚💚💚💚💚💚
@user-mn2nq6he1z
@user-mn2nq6he1z 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 9 күн бұрын
Bulxan abgaal lama baxo
@AaminaAbshir-z3n
@AaminaAbshir-z3n 12 күн бұрын
Queen mms❤❤❤
@NajmaNoor-i9e
@NajmaNoor-i9e 12 күн бұрын
asc sod afrika ma jooji jirtay ku dheh mamo
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 8 сағат бұрын
Mama malyuney inte a day wankuwaye melahan kadawan jiray wan kawayay KZbin ayan kaso radiye Mar hore ayana kugu danbeyse😢
@LaandhereDalal
@LaandhereDalal 11 күн бұрын
Bulxan was ma
@shacabwen1613
@shacabwen1613 8 күн бұрын
Lambar kusooqor
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 11 күн бұрын
Sallga nabiga iska sax
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 12 күн бұрын
Oo asagu muu hadlo
@shariifohassan4949
@shariifohassan4949 11 күн бұрын
Beenta joji abgal bulxan lamabaxo
@randomin8390
@randomin8390 11 күн бұрын
number lagag xiidho la wadaag dadka
@haniaden2700
@haniaden2700 12 күн бұрын
Bulxan darood aya la baxo ee se cml
@ftshmh4761
@ftshmh4761 11 күн бұрын
Haduu daarood noqdo xattaaa waa caadi walaal
@user-um3lv3nj5r
@user-um3lv3nj5r 12 күн бұрын
Abgaal isma caawiyaan iska dhaaf
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 11 күн бұрын
Yaa kuu sheegay?
@user-lx6tg9bw9e
@user-lx6tg9bw9e 11 күн бұрын
Walaahu waruun
@franklingohe6681
@franklingohe6681 11 күн бұрын
Habar warersan OO dhalfo radinaysa
@CalafwaaCajiib
@CalafwaaCajiib 11 күн бұрын
Nacas nin dayacan la caawin maxaa cay keenay
@ftshmh4761
@ftshmh4761 11 күн бұрын
@@CalafwaaCajiib nin ma ahan qofkaad la hadlayso 😂 ma nin ragg ah baa saas u hadlo?
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 11 күн бұрын
Dharmuuto majeerteen, adiga baa baafin u baahan. Nacaladi kugu dhacday.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 11 күн бұрын
Uuuuuuf yaa ku koriyey
@user-vy9oh8vu6m
@user-vy9oh8vu6m 9 күн бұрын
nacalad kugu dhacay
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 11 күн бұрын
Meeqa jeer buu ku alaabeeyey, dhilo derbi jiif ah.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 11 күн бұрын
Uffffff lacnad kugu dhacday
@saidmussa6461
@saidmussa6461 10 күн бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZbinR BULXAN ABGAAL LAMA BAXO WAX KALE MAHEYSA
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 119 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
WIILKAAN DHAGAYSTA WAXA UU LEEYAHAY DADKA MARXALADAHA ADAG GALA QAAR BAA
8:53
CALAQAD MAMA MALYUN OO GONDHOLO GAALWAALIYE SIINAYSA CADOWGOOW CARAR
11:48
VLOG:  HOOYO AA MAANTA KA SOCOD SIIYAY
10:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 39 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН