Hassan gantaal-Ayaan Dhalad official video

  Рет қаралды 2,379,801

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

3 жыл бұрын

@Waqal WStudío
Heestan waxaa sameeyay
Erayada: hassan gantaal
Laaxanka: iskalaaji
Camera: kaarshe
Music: tamasgan
Vocalist: Digriyow Abdi (super rapper )
Waxaan kadis kaga dhigay maalinta ugu farxada badan qofkasta oo nolosha yaqaana.
Qofka wanagsan wuxuu mudan yahay intuu nool yahay inaa laxuso. Waxay ku mutaysatay maalin ayay igarab istaagtay Ana ma iloobin.❤️♥️
#Ayaan Dhalad

Пікірлер: 431
@ubahahmetthassan7448
@ubahahmetthassan7448 3 жыл бұрын
Illahay amarkii heesa dhulka soomaalida lagu soo daro waan jeclay xataa meelo anan waligay arag 😍soomaalinimo 💚
@afgooyebishe2893
@afgooyebishe2893 2 жыл бұрын
Aniga kula qabo qaali
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 Жыл бұрын
Walaahi waxad modaa inaa qalbi gayga ogayd. I love my country Somalia.
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
Waa heestii shidan waan jecelahay habalaha Ogadeniy 👋💯
@dheymannuur8640
@dheymannuur8640 3 жыл бұрын
Ayaan dhalad boqorad hadey jirto adigaa ah qaligey💋 iyo fannkena xassan gantaal hore usoco ❤❤❤❤
@naimanuraa2176
@naimanuraa2176 3 жыл бұрын
Nag ogaden wax walbo wangsn way uqalanta wayo awoowyshod ba dalka uso halgamay from hg😁💖
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 3 жыл бұрын
Xageey ka halgameen dhulkay dagarna waa la gumaystaa ilaa hade
@naimanuraa2176
@naimanuraa2176 3 жыл бұрын
@@khadramohamoud4422 la isma xaqiro libinta dadka u qir sayid cabdulle Xasan ba kadhashay ,mida kle ya gumeysta dhulkoda yaga mamula mise wixi an somalia hoos taginba gumeysi utaqanan wad buktaa ee Alle haku CaFiyo
@barwaaqoabdirahmand3794
@barwaaqoabdirahmand3794 3 жыл бұрын
@@naimanuraa2176 al shabaab
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 3 жыл бұрын
@@naimanuraa2176 Sharaflee♥️♥️
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 3 жыл бұрын
@@naimanuraa2176 ❤️❤️❤️❤️❤️👸🏽❤️
@princess9205
@princess9205 3 жыл бұрын
Hagrashadu ma wacnee inantaas aroos shidan bey dhigatay naag weyn heesteedna waa loo qaaday.❤️
@niamaahmed4796
@niamaahmed4796 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kamaalmacalin9873
@kamaalmacalin9873 3 жыл бұрын
Ww hees
@caaishoahmed8160
@caaishoahmed8160 2 жыл бұрын
٩
@nasraxariir9008
@nasraxariir9008 2 жыл бұрын
Ò
@hawanadif1478
@hawanadif1478 2 жыл бұрын
Ĺuj
@kingcobra482
@kingcobra482 3 жыл бұрын
Walhi ma ogayn inuu leehayay hassaan gantaal heestan. Add ayan utagera hassan gantaal wa ku faraxsanahay inaa ledahay heestan masha allah
@ashomire5593
@ashomire5593 3 жыл бұрын
Waaaw gbdhaha somilada oo dhan may sidas oo kle wada noqdaan oo hami iyo han yeshan Masha allh wllo adiga Halka is garsiye❤️🌹🌹
@caaliyaabdi6374
@caaliyaabdi6374 3 жыл бұрын
Kuligeen waa jecelanahy allle ha nala garab gaalo😭❤❤❤❤😭😭😭
@Xalimo421
@Xalimo421 3 жыл бұрын
Muqdishoo nabadi taalo ku taamiloo ku noolow dheh.Aawey Reer muqdisho❤
@siyaaddaljir9293
@siyaaddaljir9293 3 жыл бұрын
Awaare oo tigaadaysan, 🥰 Gantaalow waan ku wataa waayadan niyow
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 3 жыл бұрын
Mashallah darood ismacilnimo waliba absame ogaden🥰🥰🥰🥰from marexaan
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 2 жыл бұрын
❤❤🥰🥰📍
@princesshoodo105
@princesshoodo105 3 жыл бұрын
Quruxdii Gabdhaha daarood Ismacil jabarti ❤
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 3 жыл бұрын
Ogaadeen iyo Dhulbahante waxaa ka dhashay dumarka ugu quruxda badan bulshada Soomaaliyed
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 жыл бұрын
Taa waa leysku raacey ❤️
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Talo wanagay ayaan dhalad tariigey markuu gantaal leeyahay siady u caaayreesaa ka helay markee heestaan soo baxday ilaa maanta kama dhargo ilahaw ku xafid ayaan quruxey❤️❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼
@abdulnajib2675
@abdulnajib2675 3 жыл бұрын
Naag ogaden ah ayaan inader iyo laandhere ogaden ah Xasan gantaal noolada like hadad duriyadi ogaden ❤❤❤❤👌👌👌👌✅✅✌💪💪💪💪
@munahassan381
@munahassan381 3 жыл бұрын
From isaaaq 🩸ogaden idinku wan idin wataa♥️
@noordrama1488
@noordrama1488 3 жыл бұрын
Jut
@faraxabdi5298
@faraxabdi5298 3 жыл бұрын
Ogaden reer isaq
@xaliimoxaamid4825
@xaliimoxaamid4825 3 жыл бұрын
fanankaan codkiisa waan jaclahy xasan gataal love much 🥰🥰🥰🥰
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Wiil reer isahaaq ah oo gabadh ree cabdile oo ina adeer tii ah u heesaya Isla maxamed subeer og🇬🇲❤️🔥
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 3 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin dhamaan tiin I love you 💕 dadkaygaan geesi ku ahay oo qiimo isiiya. Qalbigaygu Wuu idiin Mahad naqayaa fadlan subscribe Ta ha ilaawin si aad ula socoto video yada xiga
@luckyh4131
@luckyh4131 3 жыл бұрын
Legend ❤️❤️❤️❤️
@zamzamyussuf2655
@zamzamyussuf2655 3 жыл бұрын
Masha Allah gantalow wil aad uu wanagsan aya tahay Allah hakusharfo ina adeer 😍😍😍🥰🥰❤❤
@caaishacali5119
@caaishacali5119 3 жыл бұрын
L V
@nasrafaaraxxasanboqorada2487
@nasrafaaraxxasanboqorada2487 3 жыл бұрын
@@luckyh4131 xettty
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
War nin yahow talo aan ku siiyo
@ikranahmed9467
@ikranahmed9467 3 жыл бұрын
Boqorada rer warfa hablaha wax dheertahay ayan qurux from wardheer 🇬🇲🦁
@farxiy0fnny64
@farxiy0fnny64 Жыл бұрын
Ina adertey🩸mk🇬🇲❤️
@Jiilkacusubsport
@Jiilkacusubsport 3 жыл бұрын
toga joohar oo buuxa muqdisho nabad taalo hargeyso tus kii hore legend hees iyo bar hambalyo hambalyo hambalyo ayan dhalad
@maryanswety9637
@maryanswety9637 3 жыл бұрын
Naag nasab ah oo will nasib leh helay waye masha allah❤️❤️❤️
@wardanasir8240
@wardanasir8240 3 жыл бұрын
Togdheer oo barwaaqaysa farxad toos uwada qaata tunta tunta dhaantiyo hees masha'allaaah wll abidkiin saa ufaraxsanaada❤❤❤👏👏
@kaydee9766
@kaydee9766 3 жыл бұрын
Thanks Hassan! Heestani shaqada nolol maalmeed kayga ayay iga caawisaa haddaanan 20 jeer maalintii shidin iimaba aha. It makes me productive & energetic ❤️ it!
@masuuldahir9037
@masuuldahir9037 Жыл бұрын
Quraanka qalbiguu dajiyaa😊
@falanqayntadadyowgacaanka7797
@falanqayntadadyowgacaanka7797 3 жыл бұрын
Togdheer oo barwaaqaysan❤️
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
Jigjiga jarar qoraxay my dhiiga ogaadenia 🇬🇲🇬🇲
@kalthoumabdulaziz3487
@kalthoumabdulaziz3487 3 жыл бұрын
Ku talaabso guushaada Ku tayeysan magacaaga. Aadi maaha. Abwaanimada waan kuu qiray Hassan Gantaal. Guuleyso.🥰
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Gabdh dhashii Qoraxay ah u hesayo wil ina aderked jahuur ah m.zuber le iga dhe is helay ma sii wadi kare kuwi yar yara aya xanaqaye😅🥰✌🏼
@zamzamyussuf2655
@zamzamyussuf2655 3 жыл бұрын
Igaqoslise runtii hhhh
@zamzamcartan8441
@zamzamcartan8441 3 жыл бұрын
Gabadh daroood ah heesta laga garta
@queenrahma8858
@queenrahma8858 2 жыл бұрын
Waxaan aad ula dhacay wiilashoodu siday walaashood u jecelyihin ey u garab taaganyihin mansha allah qurux 🥰🥰
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 3 жыл бұрын
Woow hees iyo badh qoraxeey jano iyo jigjiga cadey 🥰
@ayanomar1596
@ayanomar1596 3 жыл бұрын
Woow hees iyo bar❤❤ og reer ayeeydey allow barkee❤❤
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 ай бұрын
Togdheer oo barwaaqaysan farxad toos u wada qata ❤❤❤
@mariabella7190
@mariabella7190 3 жыл бұрын
xasidnimadu maficna ayaan dhalad wa shaqsi an tagero waliba Heesta anigo iney ayada ledahay ban dhageysanaya dumarka qarkod heesta ma adiga leh bey leyihin lkn ayan dhalad Baayo Aad ban kutagera Allaha kubarakeyo qoyskaga masha allah🥰🥰🥰
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah. ❤️❤️💖
@gantaaltv
@gantaaltv 3 жыл бұрын
Dadkaygaan ku ahay qof qiimo leh. Idinkaan idinka dhashay soomaali waa mid qudha. Aad baad ugu mahadsantihiin taageeradiina. ARABIGU ha idin karaameeyo ♥️🖤
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Saad ugu farxisay ilahay hakaaga farxiyo walahay waxan akhriyay mesha waxa ku qortay waan la cajabay❤️❤️😢😢🤲🏻🤲🏻
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Muxu ku qoray sis
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
@@haniya_5600 abayo meesha ku qorantahay magaca heesta ku dhufo hoos usoco
@miskicabdi929
@miskicabdi929 3 жыл бұрын
Qoraxay tago booqo mnsha allh💋♥️🥰
@ladanessa9876
@ladanessa9876 3 жыл бұрын
Maan shaa Allah ayaan farxad ku nolow waliga tax taxaash😍🥰🥰🥰❤😍😍😍😍💚❤🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👸👸👸👸👸👸👸👸⚘⚘⚘⚘⚘🌹🌹🌹
@ahmedzaakin9075
@ahmedzaakin9075 3 жыл бұрын
Darooodnimo❤
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 3 жыл бұрын
Darood my people ❤️❤️❤️
@princesshoodo105
@princesshoodo105 3 жыл бұрын
Inader noolow ❤💋💉
@ahmedzaakin9075
@ahmedzaakin9075 3 жыл бұрын
@@princesshoodo105 mdxa ii saran tahy❤
@abdirahmanmohamed7177
@abdirahmanmohamed7177 3 жыл бұрын
Isaaaq forever!! Somaliland was the first Somali independent country.
@indomie7
@indomie7 2 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed7177 why are you here
@haashimahamed6986
@haashimahamed6986 2 жыл бұрын
Wiil ogaadeen keep going
@kifahabdirahman5016
@kifahabdirahman5016 3 жыл бұрын
Bes fanan cod allh siyey ayandhald msha allh duma sodhawa🥰
@hayatmaxamedxirsi6461
@hayatmaxamedxirsi6461 3 жыл бұрын
Daarodnimo❤🥰
@najmamohamett6288
@najmamohamett6288 3 жыл бұрын
Jarar taaj haku zaarto♥️dhagah bourtii wacnayd💋
@hoodoxasan3277
@hoodoxasan3277 3 жыл бұрын
Hambalyo ayaaney guurkaaga guur kheyr ina adeer hurmood baa tahya hablaha daarood gantaal inanta waa ka tuntey horey u soco ina adeer
@SadioA
@SadioA 3 жыл бұрын
Dad badan aa soo qoroyaan qurxdii darood. Walee Daahir Culusow qabil nagu soo celiyay!
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 3 жыл бұрын
Xasan gantaal Fankaa kuu baahan Erayadan iyo codkan iyo hab jilinkagaga dhamntod fanka ubahan libax libax dhaly ku aminsany Inta ila aragtay gantalka talabsaday ka muuqda 👇
@zubeyrimahamed132
@zubeyrimahamed132 2 жыл бұрын
Hassan gantal my best Musician Go forward ❤❤❤❤
@luckyh4131
@luckyh4131 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ilaahow codka dahabkaa ha kuu daayo tan hees lama dhihi karo meel ayay taabaynay
@desilvergirl6789
@desilvergirl6789 3 жыл бұрын
Qoraxay tag oo boqo jarar taaj hakuu saarto dhala boqortoyo cadku meshu ugu yaal 🇬🇲🇬🇲💋💋
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
Abaayo Qoraxaay Io goday rer cabdule aya degah sowmhaaa
@desilvergirl6789
@desilvergirl6789 3 жыл бұрын
@@mohamedcasanyo2998 qoraxay rer cabdile ba leh
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
@@desilvergirl6789 inaadeer Nin Rer Cabdile ayan ahy makala aqaano abtiyashy kudhex korey isheg intaa gopol ay degaan rer cabdule ama luqaa kalay inadeer please inaan kalabarto ubahanahay 0025377340264 igasoqapo whtsspka hno jabuuti ayan jogayeh
@naimanuraa2176
@naimanuraa2176 3 жыл бұрын
@@mohamedcasanyo2998 indr ana re cabdile Kula aah wxn dagna Qabridahar, qoraxayay, erer, nogoob, Jubbaland Wajeer Ogaden ba anaga ugu dhul BDN 😁
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 жыл бұрын
🥰😍💕💞💯
@zuhursayid1
@zuhursayid1 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo aroos wacan💐❤️💕
@zamzamdhool2268
@zamzamdhool2268 3 жыл бұрын
Congratulations our OG queen MashaAllah tabarakallah May Allah protect you from evil eyes 🤲🏻💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️
@nimcohassan5127
@nimcohassan5127 3 жыл бұрын
777t
@nimcohassan5127
@nimcohassan5127 3 жыл бұрын
77777t7778
@engkhadarabdikedir7313
@engkhadarabdikedir7313 2 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Camerada 100% Edit ka 100% Music ga 100% hasan gantal lengend
@MuhaaLoveOfficial
@MuhaaLoveOfficial 3 жыл бұрын
#AYAAN_DhalaD Gabar Boqortooyo Big Respect #Hassan_GAnTaal
@khadraismail8150
@khadraismail8150 3 жыл бұрын
Masha allah best wedding ever dumar iskuma jire waa tarig dhalada
@aminaahmed5534
@aminaahmed5534 3 жыл бұрын
Abwaan Gantaal waad noo dhuumatay mashalah what a song 🔥🔥🔥🔥
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 3 жыл бұрын
Mansha Allah Queen hanbalyo ayaan Janno😘😘😘
@hassanadow1164
@hassanadow1164 3 жыл бұрын
Hees iyo badh weeye💕💓
@iqraajdahir2712
@iqraajdahir2712 3 жыл бұрын
Kunjer hambalyoh tarma oo dhaqma abid lamanaha jecelka🥰
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 2 жыл бұрын
Tmasgan musician-ka ah waa nin adag e heesaha soomaalida aaad ayuu ugu soo baxayaaa. Inantaa arooska ah allah habarakeeyo qoyskeeda
@sofiaabdullaziz3774
@sofiaabdullaziz3774 3 жыл бұрын
Ina adeer hassan 😍😍waad Ka tuntay
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
🤚❤ from hargeysa
@Salma-bm9ii
@Salma-bm9ii 3 жыл бұрын
Kaas yar ee ilkaha cas baa iga dhaex baxay iso qabta 😁😁😁😁😁😁😁koley waa ina adeerkey gabdh reer warfa from america
@nasrinahassan5649
@nasrinahassan5649 3 жыл бұрын
Esh cala hees iyo fanan buxa gantal cimri dher inshallah
@zainabfahiye4750
@zainabfahiye4750 3 жыл бұрын
Gantaal wu u hagar baxay wlhi gabdhan ayaan abaalka u gad wiilka
@ismailkayse7793
@ismailkayse7793 3 жыл бұрын
Hassan gantaal Hore u soco
@yaskahachi7555
@yaskahachi7555 3 жыл бұрын
Hasasan pro keep going
@aaminsacdi5501
@aaminsacdi5501 3 жыл бұрын
Msha
@cabdiraxmaan7498
@cabdiraxmaan7498 3 жыл бұрын
Waankaahaynaa gantaalka midhaasi way naga gadantahy💯💯💯
@KaarsheProduction
@KaarsheProduction 3 жыл бұрын
Horusocod iyo horumar raaga blood✅🙏
@mohandizmohamett3239
@mohandizmohamett3239 3 жыл бұрын
Awaaroo Tigaadaysan❤Gantaalkeena
@Shamuure192
@Shamuure192 3 жыл бұрын
erayo nool kutalaabso guushaada ku tayaysan magacaaga❤❤❤❤❤tunta dhaanyo iyo heeso 👈👈👈👈 music cajiib ah🤭🤭
@sadiiqabdiofficial4967
@sadiiqabdiofficial4967 3 жыл бұрын
Teamka ali zaki iyo salah sanag ayaan dhalad hasan gantaal madaxa ii saarantihiin walaalayaa
@dhahagaladbaraledahir7167
@dhahagaladbaraledahir7167 3 жыл бұрын
Masha allah Abdiziz really ruma ahanti markasta waxad thy ruux markasta ku dadala sama falka dadka masakiinta
@faizosuuleey-ck3ww
@faizosuuleey-ck3ww 7 ай бұрын
Waa u qalaantaa ayaan
@somalitwins9681
@somalitwins9681 3 жыл бұрын
War xasan gantaalow pro eryada maad adu qoratidba abwaanka wad ka midho culustee💚🗯❤✋
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
2:30 'Togga Jowhar oo Buuxa Muqdisho Nabadi Taalo Hargeysana Tuskii Hooray Taamilo Ku Nooloow Dheh 🎉❤ From Hobyo Hodan Nin Saleebaan Reer Xirsi Ah❤
@umunajaadbeauty
@umunajaadbeauty 3 жыл бұрын
Kutalaabso guushada hees & bar iga dheh 👏👏👏👏👏👏
@xhakadaacad2036
@xhakadaacad2036 3 жыл бұрын
Walashay guur iyo bar masha Allah 💖🤩🔥💯💖💖
@maryanmahat3398
@maryanmahat3398 3 жыл бұрын
Masha Allah hore u soco brother we love you 😘
@riyazjpproduction4089
@riyazjpproduction4089 3 жыл бұрын
Wow hees la iskugu tagy iney thy hadad aragty like isar
@mukhtaarahmed4292
@mukhtaarahmed4292 3 жыл бұрын
Waan kaa hyaaaa bro Best song
@sowdabare8842
@sowdabare8842 3 жыл бұрын
Waaw Ayaan qurx❤
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 3 жыл бұрын
muqdisho Nabadi taaL my Home Allow barakeee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@badrihassen7527
@badrihassen7527 3 жыл бұрын
Wow waa hees iyo badh xaqiiqatan
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Mashallah waaaaw wa ka baxsatey
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 жыл бұрын
Wow beautiful masha Allah and keep going guys
@umymaapdallaumymaapdalla1341
@umymaapdallaumymaapdalla1341 3 жыл бұрын
Tagero qof u ahy heestan wey uqalanta 🥰
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 3 жыл бұрын
I just saw this song on tiktok! I've never heard of this guy! Added to my playlist!!
@ibrahimyusufshire5221
@ibrahimyusufshire5221 3 жыл бұрын
I just saw this song in fb another level 😂 🙈
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 3 жыл бұрын
Your gonna love his other songs especially taalo
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 3 жыл бұрын
You wanna say you never heard of Hassan Gantaal brooo 😳😳
@nesthioabdi9888
@nesthioabdi9888 3 жыл бұрын
@@Abdulahi-1 oil U jto uknow it’ll
@nesthioabdi9888
@nesthioabdi9888 3 жыл бұрын
@@Abdulahi-1 oil I
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Jawhar oo togu jiifo muqdisho nabadi taalo Ismuujiya dadkaygoow
@timoibnumahad6126
@timoibnumahad6126 3 жыл бұрын
Heestan inay gabadhu xafsatahay umalanaya sabato ah say ula socoto ikasto habalhena somaliyeed ilahay jidh iyo Qurxo udhibay one love haweka somaliyeed❤
@Thegirlgroup_havefun
@Thegirlgroup_havefun 3 жыл бұрын
Beautiful couple masha alah congratulations ❤❤
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
Mabruuk wll qli adi saygaga ubad khayr leh kala hela ✌️🌹♥️♥️🌹 Ani arooskay aawe wan maseere 😭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Wooow ayan dhalad hambalyo sxb💋💞👏
@nimcanwaliali9878
@nimcanwaliali9878 3 жыл бұрын
iga gadan wllhi 😍 Jarar taashka haku saarto
@AYsar.official
@AYsar.official 3 жыл бұрын
OGaadenimo LegenDs
@ilhanomar9862
@ilhanomar9862 3 жыл бұрын
Wow!!!!!cajiib axsan hees ayaan qurux so dhawow dumashi mcn❤❤❤❤❤
@hassanabdi9988
@hassanabdi9988 3 жыл бұрын
Xasan gantaal nin aan taageero keep going
@abdirahmanabdullahi6282
@abdirahmanabdullahi6282 3 жыл бұрын
Hassan Gantal Halgama Landhere OG oo Aan tageero.
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 3 жыл бұрын
Wah Wah action waxbaa ka dhacay way igu socotaa heestu dumaraw raga ka dambeeya hadiiba heestaa laydiin qaaday
@kowsarali981
@kowsarali981 3 жыл бұрын
Toka jowhar jano buuxa❤ my home
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 ай бұрын
Xasan gantaal nolow legend
@Kdfuber
@Kdfuber 3 жыл бұрын
Hadaa aminsanthy hestaan ina 5m+ gareyso like 👍 dhac kusii
@shuceybmaxamed6087
@shuceybmaxamed6087 3 жыл бұрын
Waw waxkle iga dheh waan kuwataa 😘😘✌
@kifahabdirahman5016
@kifahabdirahman5016 3 жыл бұрын
Oh ereyada xita waaa asaga msha allh😍
@luckyh4131
@luckyh4131 3 жыл бұрын
Erayadu ma isagaa maasha allah tabaara kalaah ❤️❤️❤️❤️❤️
@kiikofamily7856
@kiikofamily7856 3 жыл бұрын
Nice song legend hosan gantaal heestii maryan
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 152 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 14 МЛН
HASSAN GANTAAL IYO RAHMA HASSAN_ JOHORADAYDA (OFFICIAL VIDEO 2023)
3:15
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,1 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 11 МЛН
HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio
5:54
HASSAN GANTAAL 2022 | DHASHII SANAAG | DHAANTO CUSUB - MUSIC VIDEO
4:27
HASSAN GANTAAL -Markaad ila joogtid (OFFICIAL Music  VIDEO)
4:48
Hassan Gantaal
Рет қаралды 483 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 426 М.
Hassan Gantaal Iyo Shaadiyo Sharaf -Raxmadii qalbiga (Official Video 2023)
4:45
CALI ZAKI Ft SAALAX SANAAG ( HEESTA AROOSKA AYAAN DHALAD IYO JECELOW)
2:57
Ali Zaki Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 113 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 11 МЛН