MAXAA XUDDUN U AH BANNAANBAXYADA DAGAALKA QAZA EE JAAMACAHA MAREYKANKA?

  Рет қаралды 33,146

HBN Online TV

HBN Online TV

19 күн бұрын

MAXAA XUDDUN U AH BANNAANBAXYADA DAGAALKA QAZA EE JAAMACAHA MAREYKANKA?

Пікірлер: 31
@waabarijama8389
@waabarijama8389 17 күн бұрын
Cimri&cibaadowaaro eebbeweyne haidiinsiiyo aamiin
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 16 күн бұрын
Cunsuriyadii qarsooneyd.ee.mareykanka.wey.udhamaatey.qashifantey.qaza.kadib...gumaadaha.uhu.weyn.caalamka Xaasidnomada.ugu.xun.mareykan.taatiikhdaa.qortey❤❤❤❤❤❤
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 17 күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA UMULA DOOXA AH AAMIIN YAA RABBI
@leilaali331
@leilaali331 17 күн бұрын
Amiin amiin
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 17 күн бұрын
Hadii Afrika ama Asia iyo Carab eey sidaa sameeyaan reer galbeedka iyo mareeykanka waxeey leeyihiin xuriyatul qawlka ayaa lagu tuntay lkn iyaga markii eey sameeynaayiin waa caadi
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 17 күн бұрын
Allha lajiro xamaas guul allha garsiiyo
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 17 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin allahayaw
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 16 күн бұрын
Yuhuud.dilku.waa.aflagaado.falastiin.dilkeedu.waa.sax.dimuqraadiyada.mareykan...yaab ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i 17 күн бұрын
ASC ASXBTA IYO SUXUFIGEENA IYO NUUR CADE WAA BODHARI BATALALE BARBARA
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 17 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤asc
@yassinmohammed8949
@yassinmohammed8949 17 күн бұрын
Salaan m m cade and waliid
@waabarijama8389
@waabarijama8389 17 күн бұрын
Asc,waxaa burburaayo waxbarashadii mareykanka waxaana xigi doona in falaago hubeysan ay isu bedelaan oo lagula dagaalami doono ciidamada usa
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 17 күн бұрын
Xaqa ayaa hiiliyey
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 17 күн бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan,Israel iyo marekan madaxdooda iyo ciidamadooda ilaahey masiibo haku rido iyo uduro aan dhamaad laheen
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 17 күн бұрын
Dimqradiyadiyadii reer galbeedka xaal qaado
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 17 күн бұрын
Manta lama jogo wakhtigi reergalbeedku mamulayeen warbahinta tasa Ketay kacdoonka aduunka k asocda insha Allah guul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 17 күн бұрын
Dabysha xoogan ee isbadal doonka allha kadhaliyo latin America iyo ree galbeedka
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 17 күн бұрын
Sahuuniyada israil dhulka allha lajaro yada iyo xulfada marykanku horkacyo
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 16 күн бұрын
✅❤️♥️🇵🇸🇸🇴nice
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 17 күн бұрын
Shacabka xorta ah ee maraykanka alle ha Soo hadeeyo gunta carbeedna alle diinta islaamka haka saaro oo haku celiyo waxay ahaan jireen asalkoodii hore
@feyslf1226
@feyslf1226 17 күн бұрын
Please xayeyeiisyada. Codka kareeba Ama soogaabiya please
@NimcoCabdi-uv3he
@NimcoCabdi-uv3he 17 күн бұрын
You good man lkn og reer hargaysa aad kugu xidhane warkaga somalida somaliland na so badi
@gohe5529
@gohe5529 17 күн бұрын
Mareykanka iyo reer galbeedku waxay heshiis Ku yihiin , Aduunyada inta kale waxay sameynayaan / fulinayaa in at u sheegaan , laakiin waxa at iyagu sameynayaan in aaney u sheegin
@Dhabarfiiro
@Dhabarfiiro 17 күн бұрын
Waxaas yuhuuda kamasuula
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 17 күн бұрын
Dimuqraadiyadii dhalanteedka ahayd ee ay sheegan jireen reer galbeedku xoriyada hadalka waxba kama jiraan way fashilmay ha iska xoreeyàan reer galbeed yuhuuda tirada Yar ee xuurtada ku haysata
@kamaalusmaan3002
@kamaalusmaan3002 17 күн бұрын
Waxay sheegan jireen Reer galbeedku waa been, wajigooda Runtaa ah, waa ka Hadda La soo baxeen.
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 17 күн бұрын
Xuutiga war ka keena
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 17 күн бұрын
Indhaha layska qoryayn fursada bay ka faiidaysan iiraan iyo shiinuhu beentu dadka ugu shekayn jiray maanta isagay haysta shaydanka wayn ee americanka loogu yeeroh
@seadwarsame10
@seadwarsame10 16 күн бұрын
Been toodii. Way soo. Dhamatay 🎉
GO'AANKA SINWAR BAA LEH | AARGOOSI | ISRAEL - HAMAS WAR
20:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
The World's Fastest Cleaners
00:35
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН
Monster dropped gummy bear 👻🤣 #shorts
00:45
Yoeslan
Рет қаралды 13 МЛН
Askari Boolis ah oo Weeraray Hawl-Wadeeno ka Tirsan HCTV
6:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 428 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 72 М.
ترور در جماران | ترور رهبر انقلاب چطور شکست خورد؟
49:20
Movarekh Podcast پادکست مورخ
Рет қаралды 80 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 12 М.
Can You Draw The PERFECT Circle?
0:57
Stokes Twins
Рет қаралды 63 МЛН
МҮГЕДЕК МАХАББАТ/ KOREMIZ
46:56
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 253 М.
Hello Neighbor Clay Art #sculpting #plasticine #helloneighbor
0:10
PlastilinStory
Рет қаралды 7 МЛН
A kidnapper hiding in the house?🥷
0:34
Yoshipapa / よしパパ
Рет қаралды 17 МЛН