Sidaa Waxaa yidhi Cabdiraxmaan oo ku Magaac dheer Cabdi Burco Wixii ku qaasbay iyo Codsi-shadasi Sidii laga yeelayna isagaa ilaa fadhiyo aan weydiin oo inoo sheegi Waayahay Cabdi bal kaa jawaab arintaan Heesta Micnaheeda yaa Cumarow way Wanaagsantahay inaan Heestaan aan ka jawaabo Micnaha aan u Sameyeey Ereyada inaanti aan u Sameyeey inaan Ruun-ahaanti Deeqa Layiraahdo Ruun-ahaanti Hablaha Soomaaliyeed Markaa ujeedisiid Codsigaan oo kale badanka aan Ogoolanayniin Sidaa ahaatee Aniga laygu War diidaay Codsigii inaantaas Waa layga Ogooladay
@kaiobi3559 ай бұрын
Heestan cumar dhuule ma laha lkn waxaa sameyey heesta nin cabdi burco la dhaho oo reer burco ah sxbtiibuna kagaga codsatay wana laga aqbalay waxaan dhegaystey iyoo alban dhan ah 2003
Istaqfuranlah waa sex caadi ah 15 sano kayar ma dhegaysan karaan heestan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@warfaalifeshow75843 жыл бұрын
Kkk waad iga qoslisey raga romantic maaha soo nalagama badin kkkk
@abdirahmanhassen41302 жыл бұрын
Like
@canabcudon84603 жыл бұрын
Kkkkk fanan hada jooga waxas hadii uu ku heeso waxaa la oran waa wasaq bulshada waxuu soo badhigayo eega baal kaan ma xadiisabaa 🤔😎😎😎
@abdisalanhassan26803 жыл бұрын
hhhhh
@RudwaanMohamed-bo7xb4 ай бұрын
Sd
@trumpppl20242 жыл бұрын
Heestu waa nin inan u Jecelyahay heestan u sameeyey Omar dhuule ii qaad yiri qaybta dambe dhamrystito.. FANKA IYO FANAANIITA KA XISHOODA. IDINKUBA KA BADAN BAAD SAMEYSAAN RAG IYO DUMAROW.
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Waa xaqiiq heesuhu ma wada quseeyaan fanaanka lkn heesahaan oo kale doqon ma garto mana soo raadsho nacas dad garaad lahaa hada comments ubadan😊❤❤❤allahayoow udambi dhaaf unaxariiso cumar
@kaiobi3559 ай бұрын
Heestan waxaa sameeey nin réer burco ah oo la dhaho cabdi burco marka codsi bay ahayd
@bootanmagamed95153 жыл бұрын
Waxaa sameyey nin abwaan aha o reer burco ahaa ola odhanjiray cabdiramaan burco
@hassankhadarmohamed5843 жыл бұрын
kaas abwaan ma ahayn runti romantic bu ah qarnigiisa ka horeyay
@haboonhoodo26633 жыл бұрын
@@hassankhadarmohamed584 Abwan mahayne nin qooq waalay bu ahaa
@samiofficial84103 жыл бұрын
Omg 🤣🤣🤣
@khalidxuseen58413 жыл бұрын
Ok
@calaydhchannel25413 жыл бұрын
Abwaan Garac Garac dhalaya ayaa sameeyay oo Afsomali ku sinaysan jiray maxuu ka tagay sawka dhan walba ka cantuugay Inanta kkkkkk🥰🚑🚑🚒