Heestan waxan ka qaday aroos miyi inadeerkay ah xusuus iga dheh wale
@hooshbanadir2214 жыл бұрын
Balwo Lyrics aad baad u mahadsantahay sxb. Ninyahow waxaan kaa codsanayaa heestii Alle ha u naxariisto Saado Cali iyo Cabdi Baadil ee ahayd, "Beerkaad iiga taallaa" iyadoo Lyrics ah. Mahadsanid mar kale sxb.
@Newheesocusub4 жыл бұрын
Heestan erayada iyo laxankaba waxa sameeyey cabdale y hanuuniye wuxu u dhiibay oo qaaday Cabdirisaaq Gaadaco 1989 Aun daauud cali masxaf mar Danbuu qaaday lkn heesta waxa ku caan baxay maxamed himilo
@khalidcarap544 жыл бұрын
Waxaad aqoon u leedahay uun Ka hadal
@bushaarmaxamuud57724 жыл бұрын
May, walaal. Heestan waxa laxameeyay Masxaf oo isagaa afkiisa ka sheegay, waraysiguu ka qaaday Abiib Iimaan Xasan.
@axmedcsalaan6005 Жыл бұрын
@@bushaarmaxamuud5772 Laxamada qofki yaqaanno ama fahmaayo ayaa fahmi karo Laxankaan iyo miraha labadabo hanuuuniye ayaa lahaa gaadaco ayaana qaaday 1987