Hees Shirkii Carta Imtixaanka Nagu Dhacay Anagaa usabab ah

  Рет қаралды 34,677

Nawad Hassan

Nawad Hassan

Күн бұрын

Dalku siduu ahaan jiray iyo maanta siduu yahay, Muuqaalka aragiyo Maqalkaba ukala roon,,

Пікірлер: 27
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 4 жыл бұрын
Muuqaalkaan daaraha bur bursan waagii la duubayay waan xusuustaa waxa ay aheyd maalin Khamiis ah Xili Galab ah waxaana ku xusuusan karayaa in gaarigaan Market2 ah ee mar lagu xoomayay dadku ku tuursanayeen uu nawaaxiga Arbaca Rukun igu soo dhaafay sidookalana 2 gaari ee NISAN ku qorantahayna ay iyana igu soo dhaafeen Agagaarka Sarta Jirda Xuseen ama Hotel Safoy Center ama ama Bangiga dhexe ee Silsilaweyne. Wlhi waan jiriracooday markaan arkay muuqaalkaan waayo Kaamirada baan ka gadaaleeyay mar waliba oo ay duubeyso daaraha bur bursan waxaana ka baqeynay aniga iyo wiil ina eedadey ah oo aan wada soconay in aan ka soo dhex muuqano Ruwaayad inta bada xiligaas Muqdisho waxaa lagu duubi jiray Muqdisho Ruwaayadaha Xamariga ah oo laga sii deenjiray Shineemooyinka sababtoo ah waxaan ka baqeenay in ay saameen nagu yeelato dugsiyadii iyo goobahii kale ee waxbarasho, Aniga waagaas aaxaan ahaa Arday wax ka barto Kuleejyadii Xero agoonta Alxarameyn fasax baana ahaa galabkaas oo duhuradii baan ka imaaday kuleejka galabkii baan markaas lugo baxsi ilaa iyo Geel laq u soo aadnay wlhi waa taariikh xaqiiqdii. Xiligaas Muqdisho cidlo bey aheyd Suuqa Bakaaro mooyee iyo Xamar Weyne oo Sanbuus meel waliba lagu dubo iyo Suuqa Kaaraan oo Xiligaas isna ahaa Suuqyada ugu waaweyn Xamar inta kale suuq yare yaal baa ka jireen cajiib kama sheekeen karo Xusuus baan wax ku dhaw 20 sano maskaxda dib u celiyay Waxaan fadhiistay galabkaas sidaan xusuusto Aargada ku dhaw xarunta Fiisha Taraafiko oo ay ka soo horjeedkeeda daganeed Hey'adii Xuquuqul Insaanka Dr Ismaciil Jimcaale Cusuble wlhi wadada hor marto xarunta waxaa dacaladeeda ka bixi jiray geedaha la dhaho dharkeenta !!!!!!!!!
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Mashaaalah cimri dheer Allaha kusiya anu wan jeclahay Xamar oo nabada inan arko mar une Allaha nabada noga dhige reer jabuuti ahan markaste somalii oo midowde ayan rajenayna inshallah
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Walaal Allaha ku xafido Anaguba hadii aan nahay Dadka Soomaaliyeed waan jecelnahay walaalaheen Soomaaliyeed ee Jabuutiyaanka, waxaana idiinkaga abaal heynaa kaalintii Dowlad Dhiska aheyd ee aad nagu caawiseen oo adinka la’aantiin maanta Dowlad ma ahaaneen hasa ahaateen maanta waxaan ku jirnaa xili kabasho iyo Kor u kac dowladnimo Inshallah waan midoobi doonaa mustaqbalka Inshallah.
@abdisalanadanmohamud7925
@abdisalanadanmohamud7925 5 жыл бұрын
Maxamud cabdullahi ciise singub ayaa leh miraha heesta ale ha u naxariisto
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis Жыл бұрын
ABWAAN CABDI YUUSUF XASAN (CABDIDHUUX) AYAA LEH SAXIIB
@sadebashir1165
@sadebashir1165 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 alle mahad leh nagasooo gudbiyay waqtigaan adag.
@GareenMedia
@GareenMedia Жыл бұрын
Heestan ilaa maanta waan dhagaystaa. Ninkii jiir damqada leh uun fahmi kara!
@mahamedabdilahigaboobe3529
@mahamedabdilahigaboobe3529 4 жыл бұрын
Masha allah waa xusuus qaaliya
@abdidhere4752
@abdidhere4752 4 жыл бұрын
Waa waqti murug badan
@mowgayare916
@mowgayare916 6 жыл бұрын
Yamyam baa erayada heestan leh
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis 2 жыл бұрын
Abwaan cabdi dhuux yuusuf baa leh walal
@haneenalhatimkatib7827
@haneenalhatimkatib7827 Ай бұрын
Makaweenaado heestaan 😢
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 7 жыл бұрын
Imtixaanka nagudhacay innagaa usabab ah !!
@abdidhere4752
@abdidhere4752 4 жыл бұрын
Walaal sababtu waaqabiil wasax anagaa isyeelnay allaa kariim waliba waa faanoole farigamaqodna
@suuriyaansomali7061
@suuriyaansomali7061 4 жыл бұрын
Emotional song💔
@Qaanuuni
@Qaanuuni 4 жыл бұрын
Markii igu horese aan dhagest waxay ahed 2000 maqayad aey kashitnet waxan ku ruyonaye dolad somalyed oo loodhayahay lakin madhicin
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 11 ай бұрын
Waa Darren goodnight ah leh
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Intaa baan ku saaray maqal Kenyaa aad ii maqal Walah. Weight transfer will do well by challenges take it as complimentary go sir readfull me
@ayyemanen9311
@ayyemanen9311 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@biidaaye
@biidaaye 8 жыл бұрын
yaa alah nabat
@kuluchurre7288
@kuluchurre7288 5 жыл бұрын
Walhi been mahan anig waxan jir 12 ayan jirye
@ahmedmahamed7784
@ahmedmahamed7784 5 жыл бұрын
Wlahi waan.qiiroday.markan hesstan aan dawday dallku.sidu...ahyn jira.iyo.manta sidu.yHY..mulka araga iyo.mQal u kala.roon
@jubbadahoose6932
@jubbadahoose6932 4 жыл бұрын
Xasuus
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
I do smile full time at on one eye not two eyes sir I am those I am too too sensitive surprise ssurprise
@adenadan8472
@adenadan8472 5 жыл бұрын
War anagu saanbaan kukornay maba rabno doowlad
@abdidhere4752
@abdidhere4752 4 жыл бұрын
Laaxawla walaaquwatu illaa bilaa
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Social science read more I am those Somalia blood highly cross breed blood take care sir
Max'ed Gacal Xaayow   Shirkii Djibouti.flv
7:08
Xildiidtv
Рет қаралды 14 М.
Hees Shirkii Carta BULSHO DAALAN WEEYAAN
5:40
Nawad Hassan
Рет қаралды 212 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.
oktobareey adigaa lahaa
4:44
Ffirdhiye2
Рет қаралды 67 М.
Mustafe SH Cilmi 1
59:06
abdi qani
Рет қаралды 86 М.
Godob jaceyl  riwaayad
2:15:26
Waaberi News
Рет қаралды 797 М.
Abwaan M.C. Sangub & Somaliya vs Aduunka
3:10
Hashim Awad
Рет қаралды 485 М.
shirkii Carta iyo abwaanadii kaqeeyb galay
10:09
NABAD TV
Рет қаралды 93 М.
DARAJA IYO XIL
1:51:39
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 128 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 438 М.
Maxaan Xabeykunacay 3.wmv
10:48
abdifitaah hasan
Рет қаралды 29 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН