Walaala jira jeexeen Jabuuti idinma illaawo abaalkiinana ma gado inta aan noolahay, kooxda Gacan-macaan iyo abwaankuba way mahadsan yihiin Xabiibo Balballaaf Allaha u naxariisto
@elmiyusuf3962 жыл бұрын
ereyada heesta maxamuud qalinle good qooryare allah u naxariisto
@abdourahmanmohamed83245 жыл бұрын
Haday Somali weyne awadodi jirta Érythrée wala wadana kala na dandansaden ee allow somalii nabad nooga dhig hadan nahay reer Djibouti wan jeclenahay somali midowda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯❤
@nurabdi55214 жыл бұрын
Ruun baad shaagtaay walal ereatria jabuti kuu maa daacdaan anigo bosaso jooga baan maarkan maaqllo eretaria jabuti daagal kuu soo qaaday wallahi waxa illah s w a kaa baaryaa dagallka eegaa qaaab galli. Anigo bosaso kuu dashaay aaha reer putland waxan amiinsaanahaay bosaso iyo jabuti yaahiin doollkaaag gullystaa
@abdourahmanmohamed83244 жыл бұрын
@@nurabdi5521 inshallah one day wa midowena gumeysi aya nakala kaxeye Djibouti na wadankagi abti cidna kama xigto dhulka somaliyeed odhan somali ayale anagi hooyaday aya kaso jeeda puntland wa mj wane jeclahay wane soboqan dooona Garowe iyo bossaso ila Xamar caday
@soumeyamahamoud4792 жыл бұрын
Fanaaninti kooxdi gacan macan🇩🇯🇩🇯. HABIBA balbalaf way dhimatay Allaha janeeyo iyo moustafe Abess isaguna sido kalee. Waxa ka nool amina farax iyo fouad ilkacase.
@elmiyusuf3962 жыл бұрын
xabiiba cabdilaahi way dhimatay mustafe abeeso wuu dhintay abwaan qooryare oo heesta sameeyey wuu dhintay allaha u naxariisto dhamaantood
@elmiyusuf3962 жыл бұрын
abwaan qooryare oo heesta sameeyey wuu dhintay allah
@abdullahiiidow1497 жыл бұрын
walahi ilmada ayan ceshan waayay (waraaban kali u ahay waa eraya qalbiga taabanaya) allow wadanka noo hagaaji aan walaalaheen cadawga kagarab istaagnee allow reer jabuuti xafid cadawgana kadhowr
@elmiyusuf3962 жыл бұрын
ereyadii n qooryare allah u naxariisto
@elmiyusuf3962 ай бұрын
mustafe abees waa shamiis huruuda amma jaalaha sita allah u naxariisto ninka labaad waa fu, aad ilakcase isagu waa noolyahay gabadha ku xiga waa xabiiba cabdilaahi balbaleef allah u naxariisto gabadha kale waa aamina faarax aamina gacanla, iyadu way nooshahay abwaanka heesta allifay waa maxamuud qalinle good qooryare allaha u naxariisto sannadkii 2000 bay ahayd
@xuriyohodman437111 жыл бұрын
Illaahow daa jabuuti wa wadanka kaliye ee naga naxa marna jabuuti allow dhowr
@farahhabad88255 жыл бұрын
Walal Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed intaa ku cafi Somalia. Ogoow Sheikh Axmed Mdoowe fikradaada beey latacaleeysa Somalia Xabsi ha u yeesan walal Madaxweyne
@NabadiyoCaano11 жыл бұрын
Thanks Reer Jabuuti
@cabdishakurabdilahi91277 жыл бұрын
Walhi jabuti dadkeydu waa wadani
@MIRALUUL9793 жыл бұрын
Aamina farax wabar iyo Xabiiba c.laahi balbalaaf
@aishaahmed44283 жыл бұрын
Aamina farah wabar
@mahadabdo54513 жыл бұрын
Hees Qaran iga dheh Abwaan Afgudhiye
@deeqsiwarsame3242 жыл бұрын
philosopher Abwaan Afgudhiye waa Halyey nagabaxay Alle ha unaxariisto