Hees: Wehel Caashaq|| Sahra Axmed|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 377,889

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 116
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Allah yaraxma mamo sahra Ahmed markan maqaly geerideda anigo safara ayn ka maqly bbcda oo gaadhigan saarna u shidnay waxna iguso dhacday heestan waliba markay leedahy wehelkyagn cashaqa la wadagi jirayban wali u yeedha😭😭 cawa oo taarikhdu thy 2021/6/24 haben khamisa ayn dib uso raadiyay dhibato jcyl dartii hadad iga dabayso is muuji ehelo jacyl ayn la hadlayaa 😍
@jaambiir8
@jaambiir8 Жыл бұрын
Maqalka, waxaan kaala simanahay in aan gaadhi saarnaa, waa gaadhi dhayne ah oo aan ku shaqaynaynay, markaas oo uu dirawalku dhagaysanayay BBC da, waa xilli duhur ah wana labadi duhur nimo. Heestanbanay ahayd, taarikhduna waa 2018 kii. Waxan dib u dhagaysanayaa caawa 16/11/2022 arbaco, haben khamis so galayso. Alle ha u naxariisto mama Sahra Ahmed Jaamac. Thanks sister
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
😂😂 gaadhiga kaa danbeeya miyaanu soo saaranaa
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 3 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 11/6/2024 habeen arbaca soogalaysa 11:00 habenimo goobta hargaysa xafada faluuja allo sahal amuuraha
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariiisto Hooyo Wxn ilahay kaga Baryaya inanu jidhkaga Cadabta Tusin Kuna Naxariiisto Hooyo Soomaliyeed ayaad Ahyide 😭😭😥😥😥
@mustihaji97
@mustihaji97 2 жыл бұрын
Ma Sahra ayaa ku dhashay allah ha u naxariistee
@munnamoha7831
@munnamoha7831 2 жыл бұрын
waqtigii i dhaafiyo habeenkii wacnaayee iweydaartay baan weli xasuustaa 😢
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Ruwaayadii nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa Erayadii Cabdi Cali Wayd Codkii hallaasiga ahaa ee Sahra Axmed Jaamac Allah swt naxariis waasaca iyo dambi dhaaf ha ugu deeqo labadoodaba iyo muslim oo dhan
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 5 ай бұрын
Walal ma abwaannada baatay Jamaad
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 9 ай бұрын
Evergreen Song Unforgettable time s..Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin Marxuum/Zahra Axmed Jaamac!!....thanks.
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 8 ай бұрын
Alla yaa raxma hooyo Sahra Axmed Yaa salaam never like this legend generational talent
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 3 жыл бұрын
Wehelkaygaam caashaqa la wadaagi jiray baan wili u yeeraa. Maama Sahra naxariis ku led.
@abti232
@abti232 2 жыл бұрын
AUN dhamaan fanaaniinti hore ee geeriyootay, Habaryar Sahrana waa ay ka mid tahay.. Adigune saaxiib waad ku mahadsan tahay Af-Somaliga saxda ah ee heestan...
@sahraaxmed8688
@sahraaxmed8688 3 жыл бұрын
Markii loo walqalayee Waa wiil la yidhibaa Ana lay waxyoodoo I wareen jacaylkuye One an only ❤️.. But still searchi.. 😂 Jacylka la sheego waan ka shakin lahaa hadaan kalaamka alle lagu sheegin 😞😘
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
I'm here 😂😍
@abdulkadirgure28
@abdulkadirgure28 Жыл бұрын
waxaan xasuustaa heestaan inaan maqli jiray anigoo aad u da' yar. allah ha u naxariisto maamo Sahra Ahmed Jama
@samriyebubaal5366
@samriyebubaal5366 Жыл бұрын
Habeenki wacnaaye iwaydaartaybaan wali xasuustaa😢 Mama sahra axmed jamac AUN
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 ай бұрын
Alla ha u naxariisto 😢maama sahro ahmed jamac heestana hooyadee mcn ka maqli jirey 25/6/2024 daawnayaa ❤
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 5 ай бұрын
Ilaahow u naxariisto qabrigana u nuur
@siciidmaxamed8116
@siciidmaxamed8116 Ай бұрын
ilaahay haw naxariisto sahra axmed aamiiin heestani waxay ka hadlaysa habeenkii wacnaaye aynu xoriyada qaadanay ee aynu xabaasha ku rdnay
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Waana Riwaayadii Nin Qasbaaya Jaceyl Ma Loo Quudhi Karaa_1975👍🙌🌹🌹
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Cabdi Cali Weyd, mu'alif heersare ah buu ahaa AHUN.
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 3 жыл бұрын
Hooyo alle haku naxariisto adiga iyo umadda islaamka ahba 😥😥😥😥😥
@antibot3982
@antibot3982 2 жыл бұрын
Reminds me of you, Xamdi! Thanks for the moments, the memories. Wishing u the best!
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 11 ай бұрын
Xusuus. Filsan Tdott Jane & Finch I'll never forget xusuus wacan mahadsanid she was reer wuqooyi galbeed heestan isoo xasuusisaa
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw hees wax badan haysatay barnaamijkii salaamaha ee Imaqashii imadadaali dhamaadkii 70dii ilaa bilawgii 80dii.Heestana magaceedu waa WISIISI. Mahadsanid Balwo lyrics.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waa run, magaca heestu waa Wisiisi. Laxanku waa heer sare. Heestan iyo “Wuu i daadaheeyaa” baa isku waqti dhowaa.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@roblemaer4834 haa walaal waa sidaa. Thanks
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Waa runtaa, maalin BBC barnaamij heesaha dalabaadka ka socday baa annaga oo dhawr qof midba hees ku nasiibsaday, heestan baa ii soo baxday, oo markaa jaceylkayga baa Yurub ayaamaha galay, alhamdullihai waa is helay
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 kkkk Mansha Alaah nin nasiib leh baad noqotay.
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Yaa rabi unaxariiso Mama Sahra
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi 😢😢
@ahmedabdirahman-zs4vs
@ahmedabdirahman-zs4vs 5 ай бұрын
Abwaanka heesta sameeyay waa abwaan cabdi cali wayd
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Wehelkayga caadhaqa la wadaagi jirey baan wali u yeedhaa. Yaa salaam Ilaahay haw naxariisto Sahra Axmed iyo Abwaan Cabdi Cali Weyd
@SamiiraFaYax
@SamiiraFaYax Жыл бұрын
❤❤❤❤illaahay.ha.unaxariisto..aaaah❤❤❤❤❤
@maxamuudibraahin5814
@maxamuudibraahin5814 Жыл бұрын
Ax ax allaha unaxariisto maamo Sahara axmed jaamac
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto, marxuumada. Heestan oo ay tu yari silcinayso ayaan arkay oo aan halkan u soo galay si aan dhegaha uga safeeyo.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
hablaha cusub waa inaan dhiirri gelinaa illeen kuwii hore soo noqon maayaane, plse give them a respect they deserve
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 Жыл бұрын
Maama SAHRO sidaan u jeclahay iyo kabadan Alle Wayne ha u jeclaado. Waa noo Hagar baxday ee Alle meel sare ha ku geeyo.
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 4 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha allh axyaa cod sahra armed Jaamac
@munnamoha7831
@munnamoha7831 2 жыл бұрын
wehelkaygaan caashaqa weli u yeedhaaa ❤️‍🔥
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Keep going Balwo Soo hor heesaha qaraamiga
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 5 күн бұрын
Allow ku naxariiso
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 2 жыл бұрын
Sida wagan gamaan oon la mirin Waaga tiigsadaye Wayraxa kalgalkan La wisiisi goohaa Wadnahayga dhiiga waydaaranayo Waaxyaha jidhkaygana ma warabinayee Wakhtigi idhafiyo Habeenki wacnayeee I waydartayban Wali xasuustaa Wehelka, wehelkaygan caashaqa La wadaagi jirayban Wali u yeedha One of Best somali songs❤
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Riwaayadii nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa waxa alifay AUN abwaankii Cabdi Cali weyd waxay ahayd Hargaisa 1975 kii
@dr.jamaal21
@dr.jamaal21 Жыл бұрын
Waayo waayo iyo xasuus allow isku kaaya beeg gabadhan u yeedhayo
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
Sida waqal daruureed Aan di'in weehday kaligayee Dhagaheygu waanadu Umaa weecaneysee AUN mom sahro ahmed jama
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
WAAXYAHA JIRKEEYGANA MA WARAABINAAYEE , wow
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy Жыл бұрын
Axey ax codkano kale miyaam mudaba maqlay 🥹😭
@hoodoali5088
@hoodoali5088 4 жыл бұрын
Rabi naxariisti jano haka warabiyo sahra axmed jamac
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi😢😢
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto eedo Sahara axmed jaamac
@saabiriincabduqaadir5762
@saabiriincabduqaadir5762 Жыл бұрын
Waqtigi idhaafay Habeenki wacnaa weli Xasuustaa😭😭Ax
@adammohed5416
@adammohed5416 5 ай бұрын
Sida wagan gamaan Oon la mirin. Sidaa ayay sax ku tahay
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
yaa salaam erayadoo keliya ayaa I qanciyey.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Ereyadii abwaan cabdi cali wayd
@sakiawilpro
@sakiawilpro Жыл бұрын
When i watch this song i crying aaaaaaah
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
Heestan waxaa la yiraa Wasiisi. Waxaana allifey Abwaan Cabdi Cali Weyd.
@djilaniosman1211
@djilaniosman1211 Жыл бұрын
Heestan waxaan ka qaadaa dareen jacayl oo xanuun badan
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sahra axmed jaamac
@khayrowali4909
@khayrowali4909 2 жыл бұрын
Mama sahra Allah haunaxaristo Heestan xasus gooni igu leedahay marwalpa aan ubahdo dib baan u tube oga Soo raadiyaa💔💖
@shoombe2148
@shoombe2148 4 жыл бұрын
Heesta magaceedu waa wisiisi waxay ku jirtay riwaayadii nin qasbaaya jaceyl ma loo quuri karaa 1976 waxaa dhigay kooxda janeraal daa'uud ee hargaysa sahra axmed way soo kireyteen heesaha riwaayada waxaan ka xasuusta
@aliismail8799
@aliismail8799 4 жыл бұрын
Waxa wadda dhigay kooxdda waberri iyo kooxdii xooga dalka qaybtii 26 ee hargaysa fadhigoodu ahaa laba odhan jiray G/daauud. Laba kooxood ayaa wadda dhiagay Cid la keraystaana ma jirtee oon gaadhi ama guri ahayne hadal kaaga asluubee.. Waraysi laga qaaday cabdiraxaam dheere wuxuu sheegay Wax badan iyo mahad naq uu sahra u celinaayo .bal dhageyso kaana Riwaayadaa iyo lasoo celiyay horaantii sedeetameeyadii ayaan dhowr habayn galay
@aliismail8799
@aliismail8799 4 жыл бұрын
Shoo Mbe iska hubso halkaa
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@aliismail8799 heessaheeda kale waxaa ka mid ahaa, Suuldhabaale waa hadal, sahra iyo abdiraxman dheere
@yaasiincabdi8626
@yaasiincabdi8626 11 ай бұрын
Hees macaan weeye
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 Жыл бұрын
Iyado idamqaysa hadana Kama daalo dhagaysigeeda
@quenmalabo942
@quenmalabo942 3 жыл бұрын
29-12-2020 wakhtigii corona jiro an ku dhageysanaa wadan ka Sweden gbg
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 2 жыл бұрын
Haben baan gabadhan isjeclayn xusus galnay aan iri goormaynu isbaranay say igutiri marki loo wanqalay waa wiil layiri baa Ana laywaxyowdoo bay ku heestay ooyin Anan ogyn bay ilmo igatimi allah noloawsha nagu midii xuusus aan ilaawin
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 4 жыл бұрын
Aad iyo aad Balwo Lyrics. Salaan sare sxb.
@guledabdi4646
@guledabdi4646 Жыл бұрын
wakhtigii idhaafiyo habeenkii wacnaayee iwadaydaartaybaan wali xasuustaa waa heesaha muusiga dabacsan ee lagu raaxaysto. radio. hargaisa almaxaan in badan kadhagaystay
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso maama sahra axmad
@abdiraxmanabdicasiis9521
@abdiraxmanabdicasiis9521 3 жыл бұрын
Wakhtigii i dhaafiyo Habeenkiii wacnaayee iwaydaartay baan wali xasuusta.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
ERayadii Aun Abdi cali weyd
@nastehomohamed5343
@nastehomohamed5343 Жыл бұрын
sanadka 2023 baa kow ah ban heestan dhagaysanayaa❤️
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Waxaa min aqsal
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii c.c.weyd laxankii xaaji gujis codkii sahra axmed jaamac
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Frid 21 April 2023 Habeen Eid❤
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 3 жыл бұрын
Anna lay waxyoodoo maaha Anna lay wax-yoolloo weeyi Yaa u waxyooday 😂
@mohamedjama9654
@mohamedjama9654 3 жыл бұрын
Wax-yoolloo ma maqal....waxyoodoo baan heesta ka dhex maqlaa🙏
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 3 жыл бұрын
@@mohamedjama9654 Haa lkn waxyi macquul maahaba Gabadhu markay dhalato xoolaha loo qala ayaa wax yool la dhahaa
@amanahmed8371
@amanahmed8371 Жыл бұрын
Dhegeyhayga waanadu uma weecaynayso weeye, halkaas naga saxa ah Kuma weecanayso....
@DonKako
@DonKako 4 жыл бұрын
”Wisiisi” weeye magaca heestu. Mahadsanid.
@nurabdi4969
@nurabdi4969 2 жыл бұрын
wagan/Wegen = 100 fardo ah
@mohamedAhmed-ci2bh
@mohamedAhmed-ci2bh 2 жыл бұрын
Axxx sahra axmed
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Жыл бұрын
sida waqal daruureed aan di in weehdey kaligeyee dhagaheygu waanudu kuma weecaneysee markii loo walqalayee waa wiil la yidhi oo ana lay waxyoodoo i wareen jaceylkiyo waqtigii i dhaafiyo habeenkii wacnaayee i wey daartey baa weli xasuustaa wehelka wehelkaygaan caashaqa lawadaagi jirey baan weli u yeedhaa
@RashiidAar-hu8zo
@RashiidAar-hu8zo 11 ай бұрын
Hees iyo badh
@mohamedadan3848
@mohamedadan3848 3 жыл бұрын
HEESTAN WAN KU GARAD SADAY YADO LAQADO MARKASTANA HADI AN ARKO MEEL AY KA BAXAYSO WAN ISTAGA WAN DHADHAGAYSTA
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus gaara mudan
@jamacaxmed5823
@jamacaxmed5823 2 жыл бұрын
Sida waģan gamaan oo lamee wagar tiigsadayee ax yaa sahra azmed jamac yaa arxma raximin
@gouledmoussa5590
@gouledmoussa5590 2 жыл бұрын
Heestan waxa laxamka saaray Abdirahman dheere AHN(hodan abdirahman aabaheed).waraysigii u danbeeyey ee uu bixiyo ayay ku jirtaa,markaa xuquuqda heesta ka fiirso sxb .
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Waana actor-kii ruwaayada ee ay is jeclaayeen Walaalkii maxamed iyo tiriig xaashina actors-ka labaad ahaayeen
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
❤❤❤wadaaga📊📊????)📊📊📊
@amoorecio362
@amoorecio362 Жыл бұрын
❤❤
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 Жыл бұрын
30/4/2023❤
@djilaniosman1211
@djilaniosman1211 Жыл бұрын
Ax ax
@hassanabdinasir3543
@hassanabdinasir3543 Жыл бұрын
🤔
@nimoabdihassan2508
@nimoabdihassan2508 3 жыл бұрын
😭😭😭
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
❤❤❤❤wadnaheygaaaaa❤❤waaaxyahaaaa❤❤❤jidhkeyga🪅🪅🪅🪅🪅🪅🕸️📊📊📊📊📊📊📊📊📊📈📈📈📈habeeekiii📈📈📈📈
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
🥰😶
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Hadi sacudi safaradi basabor neyrobi geeyay itoobiye kusodagayan qaxoti yurub wadankod toos uimankarin keenya amar la aan xudud soomali soogashay turki calanki calan soodulsuray melihi taariqdina turki dumiyay calanki iyo inkiris kuqoray carab muslim miyaa nala dagalesa mise mid muslim turkiga ruuxis mid mulin iyo mid galo leyahay xukun ahaan galadisa talisa wadan kis ilen qurbaha kugursadan sababaha utagi wayan wadankod xukunka kajira kinya muslim iyo gaaloledahay itoobiya sidoo kale kuwe awal uyeraten hadana kabadalaten wadanka iyo diinta maisdidan
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 Жыл бұрын
🥹🥹🥹🥹💔💔💔
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 205 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 146 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 268 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 14 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAHRA AXMED  MA NAXO JACAYL  BEST HEES WAAAAAW
8:17
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 2,8 МЛН
Sahra Axmed - Badda Caashaq Lyrics
9:25
Barisamaad
Рет қаралды 50 М.
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 57 М.
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 525 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,2 МЛН
sahra axmad jamaca |hees caro edeg
6:35
Dhaal Media
Рет қаралды 219 М.
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
Hoyga Fanka
Рет қаралды 1 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 146 МЛН