Heeska aan fanka uga baxay waxaan u qaaday Jaceylkeyga, tani waa qisadii jaceylka Hiba Nuura

  Рет қаралды 101,112

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 43
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Жыл бұрын
Hibo nuura waa fananad aad uqiimo badan ilahy cimriga iyo caafimadkaba haku barakeyo ❤
@RUKIYAHUSSEIN-d7j
@RUKIYAHUSSEIN-d7j 6 ай бұрын
Yes hibo nuura
@hakemaali5055
@hakemaali5055 11 ай бұрын
Fananad qimo badan IBa nuura❤ ilahay cimriga ha kuu dhereyo iyo cafimadkaba
@faizaislaw4976
@faizaislaw4976 Жыл бұрын
Hiba nuura wa fananada kaliya een hesaheda xafdisanahay 100% 80 alaha urajiyo cimriga
@omarabdirizak5020
@omarabdirizak5020 Жыл бұрын
Naftaydaa jecel wlhi maamadan allaha hakabarakeeye codkedana waannjecelahay oo daren gooniya bay ii sameyan hesaheedu🥰🥰
@nahawi1479
@nahawi1479 Жыл бұрын
Hiboow ilaahay ha ku Barakeeyo, Soomaalidu wey ku jeceshahay, Waxaan jeclaan lahaa in Beesha Aad ka Soo jeeddo Ee Soomaaliland kugu Deydaan. Soomaalidaa tiraa,Waalidku Ubadkooda ma kala jecla Ee iyagaa is kala jeclaysiiya.
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Жыл бұрын
Waxaan ka jecelahay hees aan xaajigayga u qaadi jiray barigaan is baranay waxaad xero Ku ledahay wadnahayga Ku xirano wan kugu xamdiyayaa ❤️❤️♥️♥️♥️
@owliyo1218
@owliyo1218 7 ай бұрын
Waaba isla iyada tay ninkeeda u qaaday
@BilanMohamed-w1c
@BilanMohamed-w1c Жыл бұрын
Maamada cimri dheer iyo cibaado Suban alle hasiiyo😊
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Edo Hibo Nuura ❤❤❤❤❤❤❤ 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👑🇺🇸
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Жыл бұрын
Maashaa.alla.waa. fa naanad.soomaaliyeed
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 11 ай бұрын
Alla hibo nuura tel keeda yaa igu Caawin karo Anigoo sweden joogo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Жыл бұрын
Yaa kanol fankii somaliyed adunka wakaaa😢
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Heesaheedu ma kala dhacaan. Halyayga wadnaha hadhsadayow hadaan isku kaa haleeyo hogaamiye ii ahaato armaad hoga iiga baydhaa hadimo ragga lagama waayee 😊
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 Жыл бұрын
hibo nuura heesaheda makala dhacaan mnsha alh❤❤
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 Жыл бұрын
Taarikhda heesta riyadii xalay waxay soo baxdey 2004tii hibo sidaasey ka wadey maaha 2014
@owliyo1218
@owliyo1218 7 ай бұрын
2014 weye 10 sano ku jirtaa khadka
@Janno190
@Janno190 Жыл бұрын
Hibo nuura illahay ha barakeyo
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
Ragganimo lasoo xulay Oo aan xisaab laheyn Adaa lagugu Xoojeee ❤ Ku xurmeeyay sidii waalid Ku xafiday sidii ubad Waxaad xero ku leedahay Wadnaheyga kugu xidhanoo Waan kugu xamdiyayaaa ❤ .......... Deeq ❤
@kaltuunmuktarkaltuun8388
@kaltuunmuktarkaltuun8388 Жыл бұрын
Hesta hesahedha ugu jeclahy
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia Жыл бұрын
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Habaryartey hibo nuura
@RUKIYAHUSSEIN-d7j
@RUKIYAHUSSEIN-d7j 6 ай бұрын
Keelyla Hooyo macaan
@AbderzakeAli-xu1zf
@AbderzakeAli-xu1zf 10 ай бұрын
M.a hoyoo❤
@HaniJacfar
@HaniJacfar Жыл бұрын
Soo dhameestira wareesiga hubo nuura maxad noogu kala geesen
@AbdulFatahMohamedHussain
@AbdulFatahMohamedHussain 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RUKIYAHUSSEIN-d7j
@RUKIYAHUSSEIN-d7j 6 ай бұрын
Number 9
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 Жыл бұрын
habo shaef badan❤❤❤❤❤❤
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 11 ай бұрын
Hibo magucibu ideq sharaf
@RUKIYAHUSSEIN-d7j
@RUKIYAHUSSEIN-d7j 6 ай бұрын
Hibo nuura
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
xitaa markii taarikhda c/kariin jiir iyo heesaha uu laxameeyay la tirinayo heeskasta fanaanka qaaday abwaanka sameeyay iyo laxanka c jiir baa lagu soo qoray heestaa ha fakarin booska abwaanku markasta wuu banaan yahay ........markaa waydiiya abwaanka sameeyay kuwo la wada garanayo ha waydiine
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
MAHAD SANID MAAMO HIIBO IN AAD UMADA TARIIKHAHA IYO QISOYINKA HEESAHA SI RUN AH UGU SOO GUDBISO. FANANITA IYO ABWANADU SIR RUUN AH HA UGU SOO GUDBIYAN QISOOYINKA IYO TARIKHA HA SUGANTA SIDA MAAMO HIBO OO KALE MARKA LA WAYDIYO! HADI KLE YAY WAX WARAYSIYA BIXIN .
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 Жыл бұрын
Wah aniga lee miyaa cod maleh😊
@aadirie4
@aadirie4 Жыл бұрын
Geel maxuu indha kuul ka kasaa… hada waa wayeel waayo waayaheeda maxaa u arki waysay
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Faduno, intii aadan ilbixin ayry codkeedii macaanaa lagu soo raaxeystey, hada waa hooyo da'a joogta zanuuna kaga dhacay hunguriga oon heesi karin mar horena wey ka baxdey fanka laakiin, dadka hada noloshu u cusub tahay mamo hibo nuura iney cod xumi ku sheegaan waa iska uun dhalaankii hooyadii ilmaha barey.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Hibo nuura hadaad la kulanto waxaad waydiisaa walaal heesta ha fakarin naftaydaay erayada abwaanka sameeyay waydii c/kariin jiir 2 jeer oo la waydiiyay wuxuu yidhi anaa laxameeyay lkn abwaanka sameyay ma garanayo hibo ayaa ii dhiibtay buu yidhi e hala waydiiyo iyada
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Жыл бұрын
Hibo nuura maxay qurux la gabowday!!?
@samsamcabdi4069
@samsamcabdi4069 Жыл бұрын
Sheer
@odaykee4342
@odaykee4342 Жыл бұрын
habartani miyaanay fankii ka gadhiisan awal anigu waligayba dadka taageera codkeeda maan ahayn
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Hadana taageero kaagama baahna cunsuriyow googo'ay, hadey fanka ku jirto iyo hadey ka baxdaba adiga howl kuu taal maaha soomaali kaa badan baa jecel. Cimri dherer iyo cibaado suuban ku waar hooyo Hibo-Nuura, mamo sharaf leh oo codkeedii macaanaa soomaali ku soo wada raaxeysatey.
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Hiba Nuura shalay iyo maanta
3:08
Mohamed Horseed
Рет қаралды 96 М.
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 265 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН