Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 19aad

  Рет қаралды 168,608

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

16 жыл бұрын

Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Xareedo Ismaaciil "Duniyo". Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Haredo Ismael "Duniyo".

Пікірлер: 37
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Legend Xareedo Ismaaciil Duniya ..Waaberi1. .Allah Yaa-Raxma Aamiin...thanks .
@ahmedmire7600
@ahmedmire7600 2 жыл бұрын
Heed taama Waxaa laguqabta Tv sudaan 1976.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto intii dhimatay
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
MAAMO DUNIYO ALLAHA KUU NAXARIISTO. AAMIIN
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Xareedo Ismaaciil Duniya , Waaberi legend, luuqdeedii, muusiqu waa Reer Suudaan waana Khartuum
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
25/3/2020 Mogadishu Degmada hodan M. Fanaanad qaali duniya
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Manta kampala ayaan ku dhagysanays heestan
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
fananad wayn xareedo ismaciill duniya waan gabadhii labad ee tiyatarka qaranka kaheestay waxan arkay dadbadan oolleh way dhimata waynoshahay waxynjoogta London xiliga xagaga timada dalka gaar ahan dhulaky kaso jeedo puntland posaso
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 4 жыл бұрын
wow....who is listening 2020....
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Majeerteen haddaad siyaasad uuun aad Ku baratay sugaantana Ku baro. Cigaal, Xareedo, Bagaag, AUN Cabdiqar Xassan Laari,AUN Dhabarlow, Xalwayste iyo in kale OO aanan xasuusan, waana fannaaniinta heestaan OO qaxii ka horreysey
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
xalwayste majeerteen goormuu noqdey hahaha fanaaninta aad tirisayna wax layaqaaan maaha xalwaystana mj maaha
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
hhh Xalweyste waa Sacad
@Rageedii
@Rageedii 5 жыл бұрын
Xalweyste waa sacad
@makalaango
@makalaango 10 жыл бұрын
waaw xareedo afkaaga caano lagu qabay waa hees macaan
@OoO-vl8dj
@OoO-vl8dj 5 жыл бұрын
jebiye kabe
@abdullahi1988
@abdullahi1988 16 жыл бұрын
zuugaan, sxb waad asiibtay waa runtaa NAGEEYE asagaa la qaadi jiray asagaana sameeyay hees aad caan u ah ayay ahayd!!!
@cabdixasangacal4466
@cabdixasangacal4466 5 жыл бұрын
haye
@axamedyucub6122
@axamedyucub6122 4 жыл бұрын
Xamdali
@captainnaaji849
@captainnaaji849 7 жыл бұрын
guuleed hurdaw
@muuminyaasin3223
@muuminyaasin3223 4 жыл бұрын
hello
@toghdeer01
@toghdeer01 15 жыл бұрын
mahad walaal wax war ah ma ka haysaa inay nooshahay iyo halka ay ku nooshahay,waa fanaanad qiimo leh heeso badan oo caan ahna qaada inkastoo dadk inta badan u aqoon inay heesahaa leedahay.
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
way nooshahay waxyna kasoojeda posaso xagaga ayay dalak timada
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 10 жыл бұрын
dadkaan qabiil baan ku nacay. majeerteen waa naago iyo niman. fanaanada waa qof qaaliya cid dan ka lehna maleh qabiilkeeda waxayna la qabiil tahay qof walba oo fahmaya waxay ku heeseyso.
@mandhere
@mandhere 5 жыл бұрын
Sahra Abdulle kinsi xaaji
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 5 жыл бұрын
Sahra Abdulle salan huno
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 жыл бұрын
Qoftan maa Noshahay imikaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Nasra Hussein waxey London UK ku dhimatay /1/05/2021
@mohamedhussein58
@mohamedhussein58 11 жыл бұрын
sow madan garan
@boodhari2000
@boodhari2000 14 жыл бұрын
maxaa halkan ku soo galiyay ??!!!!!
@OoO-vl8dj
@OoO-vl8dj 5 жыл бұрын
Hakim Irro
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Waxa musica tumayo somali mliya
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 жыл бұрын
Hussein Abdille kkkkkkkkk kkkkk kkkk
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 жыл бұрын
Waaxan kuQosalay walal dadkan maa SOMALI Baa
@MahdiMohamedMAHDIGA
@MahdiMohamedMAHDIGA 10 жыл бұрын
Majeerteen naago
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 31aad
8:38
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 371 М.
Xareedo Ismaciil Duniya Ahun  & l Guleed Hurdo
3:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 54 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 104 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 12aad
5:49
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 139 М.
Bogsadee anoo Howl - Ismaaciil yare
10:24
Bartamaha
Рет қаралды 447 М.
Cabdi Bile oo Heesaaya
2:59
Bartamaha
Рет қаралды 220 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q8
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 106 М.
Faynuus Sh Dahir oo Minnesota si heer sare ah loogu soo dhaweeyey.
7:25
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 221 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 17aad
5:24
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 29aad
6:37
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 227 М.
*Xareedo Ismaciil "Duniya" Ahun |
6:58
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 68 М.
Khadiijo Foodey
3:54
VivaSomalia1
Рет қаралды 200 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН